#farxiyotawakal

  Рет қаралды 17,917

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@zahranur7111
@zahranur7111 2 күн бұрын
Musiibo iyo halaag aan dhamaan ALLAHA ku Sallido Adduun iyo Aakhiro ALLAAHUMMA AAMEEN!!!!!!!!!!!
@zahranur7111
@zahranur7111 2 күн бұрын
Jaahiliin jahannamo iyo jaxiimo ALLAHA ku fogeeyo afart kufsatay iyo qumayadi ka dambeysay ALLAAHUMMA AAMEEN.
@simanmoha6064
@simanmoha6064 2 күн бұрын
Taas ilaahay aduun iyo aakhiro haku cadaabo iyada iyo nimankiiba xitaa haday dhintee alke uma naxariisto
@nanogzan
@nanogzan 2 күн бұрын
Subhanallah khadija waa la fulmay lakin marki walasheda la dilay inay carato ay ahad😢😢😢
@qalanjo730
@qalanjo730 2 күн бұрын
Somaliya waxay ladagiladahay walahi wadulmiga logesanayo dadka an isdifacikarin lkn cadalad ilahay agtisaytala subxanalalah
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 күн бұрын
Ilaahey kuwaa dhintey cadaabta haku fogeeyo kuligood alle hacadaabo
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 2 күн бұрын
aamin aamin
@xamdiaadan2894
@xamdiaadan2894 Күн бұрын
Aamiin yaarabi aamiin Allaha cadaabo ilaahay jahanabo hageeyo ilaahay xisaabtiisa sugaysa.
@Tressamaxamedcali
@Tressamaxamedcali 2 күн бұрын
Walllah waan kanaxay jiija wixii kudhacay horta dadka fican maxay. Masiibadu udaba socotaa😢 galabwanagsan dhaman soomaliyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@laylamahamud3625
@laylamahamud3625 Күн бұрын
Hakhada malinan manta aheyna hele jiijo inti kuxumeysay allaha adunka iyo aakhiro kudhibo 😢😢
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 3 күн бұрын
Farxiyo saa ku daawanayo cunug ku eg ina dhalaya umalayn😅
@AmalXurshaw
@AmalXurshaw 2 күн бұрын
Ani xta 😂😂😂
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 2 күн бұрын
@AmalXurshaw hhh
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc 2 күн бұрын
Nagtas dulmigaas gesatay allah adun iyo akhiro ha I cinqaabo
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 2 күн бұрын
Asxapta reer habo farxiyo iso duceeyaa baryahaan aad uqandha nahy busbus in ihaayo is kaga shakisanahy marka qandha aan jabanin alle ha icaafiyee
@mohamedmani839
@mohamedmani839 2 күн бұрын
Abayo farxiyo shekoyika wan jclhy
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 3 күн бұрын
Naagaha somaliyed badankod wacadow bal naagtaas firi gabdho agoon iyo rajo ah ayey midna dishay midna naman kadalbatay cadowsana qumayada Jiijo hacafin mooryanki aad Baydhabo kuaragtay ee kukufsaday Farxiya sheekada waadnagu xumeysay isla maanta sigeli waa codsi Inshallah
@Kawsar-r9x
@Kawsar-r9x 2 күн бұрын
Asxabay biliis isoduceya muraad baleyahaye😢😢😢😢😢
@nanogzan
@nanogzan 2 күн бұрын
muradkaga oo macsiyo lahan Allah SWT haku sahlo
@Nihaaley
@Nihaaley 2 күн бұрын
Subxanallah 😢😢😭
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 2 күн бұрын
Allaha uga aaro daalimiinta saas yeelay
@mohamedmani839
@mohamedmani839 2 күн бұрын
Jafita ka sohadal❤❤❤
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Күн бұрын
Cadaabta allh haku fogeeyo naagtaas
@xamdiali-c5v
@xamdiali-c5v 2 күн бұрын
Ax 😢😢😢😢😢
@aaaaaaaa7928
@aaaaaaaa7928 3 күн бұрын
Mashallah abayo farxiyo qaali quruxey Barik Allah fikh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadmaqaali4373
@fadmaqaali4373 3 күн бұрын
Wcs ❤❤❤love
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Күн бұрын
allow masiboyinka naga hay yaa rabi
@mohamedmani839
@mohamedmani839 2 күн бұрын
Wa hooyo 3 cunug
@SumayaAbdiqadir
@SumayaAbdiqadir 3 күн бұрын
Assalamu calaykum rer farxiyo tawakal Mel walba aad joogtiin ilahay ha idinku amaa sado Waa idin jecelahay❤
@aaminacabdiraxmaan1997
@aaminacabdiraxmaan1997 2 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 2 күн бұрын
Ree farxiyo tawakal xan idin hayaa😂😂😂
@maryamamohamedcabdimaryama4616
@maryamamohamedcabdimaryama4616 2 күн бұрын
No sheek he maxa waye xanta😅
@FarhiyoYonis
@FarhiyoYonis Күн бұрын
😭😭😭ax
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 3 күн бұрын
Subxana allah nagta balayo qabto wayw
@XaawoXaawo-c2c
@XaawoXaawo-c2c 3 сағат бұрын
Wcs❤❤🥰🥰love🥰
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 күн бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤🎉
@Maaido-b8v
@Maaido-b8v 3 күн бұрын
Wcs habo mcn ❤❤❤ aad abaan kuu jeclahey wllhi mamii❤❤
@niciimaali4149
@niciimaali4149 3 күн бұрын
wcs. walalo. Fadxiya Alla. ha ku xafido Adiga iyo qoyskaga. aamin aamin yaarabi
@fatxiya8881
@fatxiya8881 3 күн бұрын
Habo jafitan awaye wllhi dhirgalin ayan ka qadaa
@Aniisa-r7g
@Aniisa-r7g 2 күн бұрын
Wlhi waa qiso cajiib ah😢😢😢😢
@سامسونجسامسونج-ه8د
@سامسونجسامسونج-ه8د 2 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 3 күн бұрын
Jijo maz gaduday dhipato waa Argtay. Miskiiiin wlhi waan ka. Xumady waxa ku dhacy inantaaaa
@ashar1053
@ashar1053 3 күн бұрын
Wcs farxiya qurux ❤❤ ❤❤❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 күн бұрын
Laakiin Jiijo maxaa kugu dhacay naagta markii isbitaalka lagu geeyey oo adeerka naagta qaba iyo umada ilaahay ku hortaagnaa maxaad runta u sheegi wayday oo u oran wayday naagtaa dishay walaashay ninkaas baana ii dhaartay waxaan aaminsanahay inuu adeerku wax ka qaban lahaa kadibna waxaan oran lahaa adeer gurigaaga ha igu celin laakiin naagtii walaashaa dishaybaadba gurigeeda iigu soo noqotay iyo mooryaankii ina adeerkeed ahaa hadaysanba nafta ku dhaafin alxamdulilaah
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 3 күн бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 3 күн бұрын
Subxanlh naga cadawsana 😢
@AbdirahmanMahamad-b6t
@AbdirahmanMahamad-b6t 2 күн бұрын
Wcs wallashy abayo alxm adiga sathy
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 2 күн бұрын
Adoo qof ku caawinaayo aad heysto inaa qarsato ma aheyn ninkaagane gabadha inuu dhibaatadaas u geysto ma aheyn inuu ayada ku sameeyo
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 3 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@rahmajamac7669
@rahmajamac7669 3 күн бұрын
😊😊😊😊
@Nintendo_mushroom
@Nintendo_mushroom 2 күн бұрын
😢😭😭
@malyuunmohamed9779
@malyuunmohamed9779 3 күн бұрын
Wsc❤❤❤❤
@JuweriyoJeylani
@JuweriyoJeylani 2 күн бұрын
😢
@Haboonmohamed934
@Haboonmohamed934 2 күн бұрын
Alla kuqaad dheh qumayada😢😢
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j 3 күн бұрын
Masha allah❤
@RisaaloBashiir
@RisaaloBashiir 3 күн бұрын
Walaley farxiyo shekada wadqaladey sababto ah qebti kabad meshay kudhamaty mad kabilabin ee dib udhageso
@MurwaadDarod
@MurwaadDarod 2 күн бұрын
Miskiin talo is kuma kaa sheegtee hadad mamdi sodohda kuu noqotay raaci lahayd malinki ale ma qorine
@AshoMahad300
@AshoMahad300 3 күн бұрын
Ala farxiyoy la antaba ya shaqo qabankaro❤❤
@zamzam5255
@zamzam5255 7 сағат бұрын
NAAGTA MOIRYAAN AYEEY AHEED DOFAARTA
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 3 күн бұрын
Alla ha cadapo kuwaas
@SaidoHassan-y1m
@SaidoHassan-y1m 2 күн бұрын
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 күн бұрын
Subxanalah 😭😭😭😭
@SacdiyoMohamed-gg1hu
@SacdiyoMohamed-gg1hu 3 күн бұрын
Wcs farxiyo sethy
@اممحمدابراهيم-س7ل
@اممحمدابراهيم-س7ل 3 күн бұрын
Walhi waa xanuun somaliya dhiiga waa xalaal
@JuweriyoJeylani
@JuweriyoJeylani 2 күн бұрын
Scw
@MunoSiidcali-e2x
@MunoSiidcali-e2x 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤m.a
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 3 күн бұрын
Supxaanlaahu😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 3 күн бұрын
Wsc
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 күн бұрын
Ilaahey ha cadaabo naag taa malcuunada ah
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 3 күн бұрын
Wcs
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 күн бұрын
Xasbiyallah wanicmal wakiil xaaraan ayaa lagu kori
@Fahmo2030
@Fahmo2030 3 күн бұрын
Nagtaas dalimda Allah ku cadaab
@NasteehaMuhammad-dg6kb
@NasteehaMuhammad-dg6kb 2 күн бұрын
Ninkaa rer bedhabodka ah ibrahim yarow miyaa😂
@KhadraYusuf-mw7rv
@KhadraYusuf-mw7rv 2 күн бұрын
Bisinka
@umumuscab1706
@umumuscab1706 3 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@zamzam5255
@zamzam5255 7 сағат бұрын
DAALKEENA WUXUU UU DAAGII LAA YAHEEY MASAKIINTA DIILKA LOO GEESAANAYO
@MunaHassan-h1h
@MunaHassan-h1h 2 күн бұрын
Sheekadan ciil ayay igu dishay naag xun oo walshed dishay siday ku aamintay markuu odaygu baxayba may cararto
@Aniisa-r7g
@Aniisa-r7g 2 күн бұрын
Reer beydhabo walibo reer RRA aabahey waxaa ladhihi jirey hassan RRA jiijo intaan kaa saamaa
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 күн бұрын
Salaamu caleykum ww Waan ku salaamay Farxiya Erey cusub baad keentay maanta: ( Uur wadarreed iga dheh) kkkk
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 3 күн бұрын
Ŵsc abyo
@MunoSiidcali-e2x
@MunoSiidcali-e2x 3 күн бұрын
Asc
@MunaMuhidiin
@MunaMuhidiin Күн бұрын
Asxabey labo jer dawanaya marna walashey marna aniga farxiyo waxi la idhaho nagtan ha dhagesan hada walashey kale aya ka heshay supcreb kaso dhahaya
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 2 күн бұрын
Ala ilahayoow idin ciqaab silic badana ilahy idin qaad😢😢
@HodanMaxamed-vj8bu
@HodanMaxamed-vj8bu 3 күн бұрын
Farxiyo codkaaga wuu gaabanyahay maxaa qaldan
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 2 күн бұрын
Balaayo alle kugu rid oo aaqiro iyo aduunba balaayo kuqaaday naagtu cadowsanaa musiibo kugu dhcdy😡😭
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 2 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedabdidiiriye9379
@mohamedabdidiiriye9379 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@FosiyoAli-l4m
@FosiyoAli-l4m 3 күн бұрын
❤❤❤
@ilhaanomar22
@ilhaanomar22 Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@SahromacalinNasir
@SahromacalinNasir Күн бұрын
😢😢😢😢😢
@FarxiyaMohamed-n5t
@FarxiyaMohamed-n5t 2 күн бұрын
❤❤❤
#farxiyotawakal REER MAANO IISHO SHALAY SANADKA CUSUB MAATANA JAFITAAN
37:55
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
DAMEERKII MURUGAYSNAA!!WAA QISO CAJIIB BADAN!!
28:51
Qisas Channel
Рет қаралды 7 М.
#farxiyotawakal  GABADHAAN JECLAA IYO HOOYADEED AYAA I QAYAANAY!!!Q.1AAD
25:24
MAYDKII GAARIGA GUDIHIISA.😱|| QISO DAMBI BAARIS AH.
31:27
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 1,9 М.
QISADII CAZAAM EE QIIRADA BADNAYD!!@sawdamqaalib
45:12
Sawda Qaalib
Рет қаралды 44 М.
DILAAGI TIMAHA CADAA WAA KIISKI UGU FAJACA BADNA!!@sawdamqaalib
1:04:04
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 12 МЛН