Faysal A Warabe Iyo Prof Ahmed Samatar Madaxweyne Iyo Kuxigeen ha Isu Noqdaan oo Reer SL ha Doortaan

  Рет қаралды 20,325

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 61
@mohammadmohammad1937
@mohammadmohammad1937 3 ай бұрын
الله يرفع شأن صومالي لاند
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 ай бұрын
Welkom 🤗 Nuur & Jaamac Galada, Karkariye Somaliland
@axmadshiil2253
@axmadshiil2253 3 ай бұрын
Nuur iyo Jamac galad waa Finn. Kkkkkkk.FAYSAL IYO PF.kee Hadali wayba is dilayan oo hadalkayba ku heshiinaynin.
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 3 ай бұрын
Faysal faaruqow waa nin walan 💯
@cadhiyemurshid9569
@cadhiyemurshid9569 3 ай бұрын
" mareykanka sidaa loogama dhaqmo 😅😅
@khayrfaafiye2023.
@khayrfaafiye2023. 3 ай бұрын
Kkk Nuur iyo jamacow diinku/ dean /عميد waa hormuudka waax kamid ah waax yada jaamacada ١: dean is the head of a faculty university
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 3 ай бұрын
Jaamacow maanta bidixdaad Kaga dhufatay waayo laba nin oo dabayl qabaad is raacisay !.
@abdilaahiabdi3193
@abdilaahiabdi3193 3 ай бұрын
Guul guul guuul guul prof samatar
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
muxuu ku guulaystay Samatar ma madaxuu ruxruxaayay ee lahaa Ictiraaf Ictiraaf waa cilaaj eeg siduu madaxa uruxaayo ,Ictiraafse been muu sheegin anigu naftaydaan ka hadi karaaye waan ku fekeraa jeclahay ku hadraa raadiyaa Alle ka baryaa inuu na siiyo qofwaliba waxa ka maqan wuu ku fekeraa ku ducaytaa raadiyaa ,sida xajka ,waxbarashada shaqada guurka caruur inuu dhalo ,sharciga haduu qurbaa joogo dhoof haduu wadankii joogo markaa halayaabin wax naga maqan dadkaanu kala simanahaye siduu madaxa leeyahay iyo siduu u hadlayaa u eeg qof cilaaja sibir buu qabaa xanuun la yidhaahdo kkkkkkkkkkkkkkkkk
@maxamedaadan8760
@maxamedaadan8760 3 ай бұрын
asc ilaahay wuxuu yidhi quraanka baro adiguna bar laakiin iibi kumu lacagan kaqaado kumu udhan ilaahay ka baqa qiyaame ayaa danbeya
@mahed-ly9hv
@mahed-ly9hv 3 ай бұрын
M.a😊😊
@abdikadirfarah3488
@abdikadirfarah3488 3 ай бұрын
Kkkkkkk dean waaa hogaamiyaha jaamacada qofka ugu sareeyo
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 3 ай бұрын
Jaamacada madaxweyne ayey leedahay lakiin dean waa hogaaniye waaxeed. Jaamacadu waxay leedahay waaxyo kala duwan.
@MohamedHasan-j5s
@MohamedHasan-j5s 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sarta100
@Sarta100 3 ай бұрын
Samatar waa nin fudud dal mahogaamin karo asaga muuse iyo waraabe waa dad fudud miisan maleh siyaasadeed suuqay la hadlaan.hogaaminta sidaa maaha waa dulqaad karti iyo deganaan iyo sabar.
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 ай бұрын
Ninkii runta sheego ma fudeyd ayaa jira miyaa
@CabdiqaniAxmed-r5e
@CabdiqaniAxmed-r5e 3 ай бұрын
GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUL IYOGOBANIMO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE OROMIA STATES GUUUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 GUUUUUUL KHAATUMO STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamoodMuuse
@SamoodMuuse 3 ай бұрын
Guul guul guul ❤❤❤ porf samatar hore usoco adeer jamac galad wuxuu kujiraa qolada lugaha kabriidka ah le kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 3 ай бұрын
Kkkk
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 3 ай бұрын
Faysal cali warabe. Madaxweynaha gowmaludka reer abaarso
@abdullahiali2732
@abdullahiali2732 3 ай бұрын
Prof ma bir iyo layr baa ubidhamey baad leedahay hada
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 3 ай бұрын
Maraykanka saas😂
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 ай бұрын
😂😂😂😂jaamacaw madaxweynahayaga maxaa lagaa siiyaa mise ilaa aad kahadasho kuuma noqoto
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 3 ай бұрын
Jamac galad reer shiikh isaaq wee uku baxdaaa 😂😂😂😂
@Cabdicasiis-ud1ll
@Cabdicasiis-ud1ll 3 ай бұрын
Arsenal 😅😅😅😅😅😅
@MoSoma-lz8ts
@MoSoma-lz8ts 3 ай бұрын
Hhhh God maa ku redee
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Feysal musharax maaha waa qalbi caruur cidi cod uma hayso
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 ай бұрын
Ururka hilaac fa'isa cali waraabe waxaa uu qabtaa waa kala hormarinta hagbada hablaha carmalka ah ee reer waqooyi waayo waxa ow ka hadlaa cayda iyo baryada isku darsan
@SamoodMuuse
@SamoodMuuse 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk jamac ogadeenow haqaldamin sxb hortaa ayaa wax labartay u hanee xasid nimada jooji ogaadeen dilaal iyo malaal muxuu subaxba diin keenay
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 3 ай бұрын
Prof samatar xamar waa laga soo buriyey hargeysana waa sidoo kale ee bal ha soo fiiriyo gelinka 5aad. Ama islii madaxweyne ha ka doonto
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 ай бұрын
😂😂😂
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 3 ай бұрын
Dhibta somalida haysata,qof kasta makarfoon buu qaatay,qof uu xataa sharxi karani ama qiimayan karin ayuu rabaa in uu ka hadlo,waa dhibkii laga dhaxalay dawaladii milatariga ahayada ee tir aqoon yahan waxa ka qiimo badan jaahil jahil dhalay oo aminsan kacaanka 21 oktoobar.kkkkj
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 ай бұрын
Ogadeen Maxa ka galay somaliland wa yaabe
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 3 ай бұрын
Ogaadeen isaaq waa waalaalo 😂😂😂 idoor waa laf kamid ah daarood
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 ай бұрын
Karac darood Waa karaac idoor wa somali
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 3 ай бұрын
@@jamalibrahim2472 oromo ayaa tahay
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 3 ай бұрын
@@jamalibrahim2472 Oromo ayaa tahay maxaa gaalay somali
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 ай бұрын
Oroomo ila hay ka suukoow
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 16 күн бұрын
Waxaad tihiin laba nin oo ay Soomaalinimadu ku weyn tahay. Guul.
@ahmedwarfaa3541
@ahmedwarfaa3541 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 ай бұрын
War somaliland Laayiidhahda hoyada somali tu waste somaliyad ku dawarsata Hada darood tahay Miida Kala ka sheeke ogadeenka dawakhay
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 ай бұрын
Ogadeen wa cadawga somaliland lkn wale iyaaga uu daran tahay halka ka ooy ila ka awoow awoow
@Md-waagub
@Md-waagub 3 ай бұрын
Qosal iyoo kaftan xala laah mahda sanidin
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 3 ай бұрын
🤾⚾😂
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 3 ай бұрын
Prof samatar. Labo neef oo xoolo ah Uma dhiibteen. Waa labo walaalo oo waalan dhaqtar ayey u baahan yihiin?
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
walaahi ma caafimaad qabo bal eeg siduu madaxa leeyahay kkkkkkkkkkkkkkkk
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ай бұрын
Maan barow iyo maan barey😅😅😅😅😅 isaaq Oromo ayuu weydiistay iney ogaadeen ka raraan dhulka u dhexeeya
@DiranehHassan-ie8hl
@DiranehHassan-ie8hl 3 ай бұрын
Djama
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 3 ай бұрын
KKKKK LABADIII WAALAA BAAD NOO DOORTY J GALAD
@dahirmohamed7116
@dahirmohamed7116 3 ай бұрын
War minki adakaa meeshii laga soo eryadya kulahaa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Faysal faruq wuu bahan yahay. Xasan shiekh ayuuh noqon donah Hargaysa
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 ай бұрын
Dadka baahan waa la yaqaan waa kuwii laascaano maatadii marasta maganta aheyd furtay hadana masaafuriyay ayaa bashan xurmadle xasan shiiq dhal owliya tuulo baahane wali ma tagin
@abdirahmanrashid9138
@abdirahmanrashid9138 3 ай бұрын
Qaranka maxaad ka wadaa????
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Pro.samatar.hajiro.oo.hajoogo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
samatar waxba muu odhan inaanu ictiraaf ku hamiyo oo jeclahay uun buu sheegay waana run anaa ku fekera ku riyooda ku sasa Alle barya waay waan jeclahay inuu Alle isiiyo qofwaliba waxa ka maqan wuu jeclyahay sida guur caruur wax barasho shaqo sharci sidii maxada leeyahay ee uruxruxayo wuxuu u eeg yahay cilaaj laakiin itiraaf geed sare iyo mid gaabanba waanu u kornay waananu u koraynaa Allaa bixiya ee Alle hana siiyo Amiin Amiin
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 53 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 6 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 10 М.
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 343 М.
In Honour of Dr.Hussain “Tanzani” Adam and Prof. Said Samatar. Somali week Day 7
2:18:47
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 128 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 53 МЛН