Ganacsiga qarsoon ee internetka (

  Рет қаралды 62,098

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

3 жыл бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Macluumaad ⤵️
www.lifelock.com/learn-identi...
www.wired.com/insights/2015/0...
www.csoonline.com/article/324...
darkweblink.com/dark-web-red-...
www.quora.com/Why-are-Gmail-a...
www.comparitech.com/blog/vpn-...
wsimag.com/science-and-techno...
www.darkreading.com/the-brigh...
www.independent.co.uk/voices/...
www.digitalshadows.com/blog-a...
www.europol.europa.eu/newsroo...
www.forbes.com/sites/daveywin...
www.quora.com/Are-Facebook-Tw...
Subscribe. Like. Share. ♥️
Support me here
Igu caawi inaa muuqaalo Fiican soo sameeyo
/ hamadaibrahim
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
lifewithhamada?...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
📧
mieraajhamada96@gmail.com
Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
/ hamadaibrahim

Пікірлер: 472
@ZackWave252
@ZackWave252 3 жыл бұрын
The amount of time and effort that goes in this sort of videos blows me away💯
@MDXspecial
@MDXspecial 3 жыл бұрын
He is dedicated fella but our poeple don't yet understands this type pf contents , they just wanna watch a reaction videos or music . But i hope that he keeps going on no matter what.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
My bro Z thank you homie 🙏🏽♥️👊🏾. Let’s keep on grinding
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
@@MDXspecial I appreciate that ♥️🙏🏽. Thank you
@xasanfuaad5510
@xasanfuaad5510 3 жыл бұрын
Playstorka waa laga helaa somali badan baa yaaqaana 🤣🤣🤣
@abdinafimahi1526
@abdinafimahi1526 3 жыл бұрын
Ik right it’s a lot of infos 👌👌
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Muuqalka intaan Daawanaye kuna Caajisin😂😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
😱NASRO ABTIDOON MUUQAALADAEYDA MAY FIIRSATA 🤯😭😭😭?
@cabdilaahiaspiima6604
@cabdilaahiaspiima6604 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 maxa laguu fiirsan waayey nin talent leh ayaa thay oo hal abuur leh
@izammalik2199
@izammalik2199 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 zxb aw dheere vidio ka so samey waxyabaha lgu sheegayo calnkeena somalia
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Taariikhda Somali oo dhan aa rabaa inas ka soo hadlo
@ciyaaladumbuluq8096
@ciyaaladumbuluq8096 3 жыл бұрын
Intelligence ayaa tahay bro masha alla ciyaala jeddah
@kingzaki4487
@kingzaki4487 3 жыл бұрын
Ow dhere respect wllhi 😍🙏💯
@annasabdalla9965
@annasabdalla9965 3 жыл бұрын
yow thanks bro 10 sano hada kadib ma ogaan leheen maclumadkan keep it up
@hindiafsomalimovie9284
@hindiafsomalimovie9284 3 жыл бұрын
Awdheer nin aqoon la dheerady keep going brother
@guledadan6923
@guledadan6923 3 жыл бұрын
7:45 Daawade yard Rabtaa inaad dished wlhi daacad ayaan u qoslay Ustaad Waxaan mooday inaad Toos iila hadlayso
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 3 жыл бұрын
Aw dheere wa ku salamey ana😂
@agedow
@agedow 3 жыл бұрын
Love your energy broski 🙏🏽
@Kckcollection
@Kckcollection 3 жыл бұрын
Plz plz wiilkaan u share gareeya wlhi waa loo bahan yahy
@cabdiwali8205
@cabdiwali8205 3 жыл бұрын
Finally wuu imade wllka welcome back bro friend keyga dhan manta weyku yaqanan couse aniga barre lajeclade wxnka faido iney ayagana ka faidan funny io historiga thanks bro😎
@Salaad7
@Salaad7 3 жыл бұрын
Awodheere 2 minutes Ayu igaso Daahay Notification-ka Video-gan why😂 KZbin-ka Wadii SababTa😂 Ama Dark Web-ka Aan uguurNo Halkasa Deg deg Badane😂
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Halkaaas inoo rar😁😀
@inamohamud3677
@inamohamud3677 3 жыл бұрын
xog aad u wacan mahadsanid sxb guuleyso. 🤗
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 3 жыл бұрын
OW DHEERE PRO CHANNAL KAAGA LOGO USAMAAY 💕
@azlanak9952
@azlanak9952 3 жыл бұрын
MUQAALKAAN WAA MUQAALKA IGU HOREYEY EE AAN KU CAAJISIN BROTHER USAMEE CHANNELGAA LOGO KEEP GOING OWDHEERE
@akaanwadani3222
@akaanwadani3222 3 жыл бұрын
First comment💖wllhi taageero buuxa ku ahy wllkey hore usoco💞❣
@ismaaciilhalooyelo2771
@ismaaciilhalooyelo2771 3 жыл бұрын
Sxp adigaan hada kuu baqoowaa Fadlan iska taxadar keep going Bac aa iga siisay♥️♥️
@draziizabdirahman1832
@draziizabdirahman1832 3 жыл бұрын
Waaw awdheere kiib going you make my day really also some of them is enterdament
@asraawi
@asraawi 3 жыл бұрын
Awdhere legand wa ku wata wali malin waliba topic igu cusub ban ka faiday halkan thanks bro 🙏
@faraxitah3831
@faraxitah3831 3 жыл бұрын
Soo daa aw dheer, qofki kowaad aan ahy yesss
@sahan149
@sahan149 3 жыл бұрын
Macluumaad muhiim ah Zhp go forword ❤
@araweelo2947
@araweelo2947 3 жыл бұрын
Barnaamijyo noocaan oo kale noosoo badi wll hamada adoo raaliya🖐
@sagaltv2241
@sagaltv2241 4 ай бұрын
Muhiim iiii tahy dacdiiiiii
@adnanyuib
@adnanyuib 3 жыл бұрын
Msha allah hore u soco wllkay runtii waan la dhacay sida aad wax u soo gubiso. Mahadsanid dadaalka aad noo soo muujisay.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@nabadondhalingarawe7665
@nabadondhalingarawe7665 3 жыл бұрын
waw adaa uga daahay hamada sxb barmaamij yada soo badi
@ahmeddaahir1027
@ahmeddaahir1027 3 жыл бұрын
Horta wllhi saa usharaxesid waa cajiib but tnks awdheer💜
@anfacmahamed8824
@anfacmahamed8824 3 жыл бұрын
Ow dheere caaqil laga faidey bathy horey usoco
@abdulahidhurre6213
@abdulahidhurre6213 3 жыл бұрын
Awdheere waaku salaamay ayeeeyo wayfcnthy way iiisheegtay Adnan keep going 1mill sub I.A
@aishamursal1321
@aishamursal1321 3 жыл бұрын
best youtuper shalay bn kugu sobiiray muqaalada waa kuwa aan lagu caajiseen keep going bro waa ku wataaa♥️🙏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll qali
@masudogas6804
@masudogas6804 3 жыл бұрын
Yow I can't describe how much I love watching your video's I'm only wanna say you keep shining you are on the way
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Big thanks bro. I appreciate that
@hilalnor9395
@hilalnor9395 3 жыл бұрын
This the first video aan daawada anigoon hal second gudbinin. Sxb waxaad tahay qof talent u leh wax gudbinta iyo soo bandhigada. Heer sare ayaad goor dhow gaareeysaa in sha Allah. Keep going.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@mubashirchannel4036
@mubashirchannel4036 3 жыл бұрын
Bro waa mawduuc adag, 0o aanan horey umaqalin, bro isla mawduucan qeyb kalan kaa sugeyna, mid kale noo soo badi barnaamijyada noocan oo kale ah ee aan horey umaqlin Aduunkana ka jira! Sido kale wan kaga mahad celinyna waqtiga qaaliga, aniga ahaan wxn dhihi karaaa ur channel is my fav. Channel. Horey usoco bro👍
@calasoowpro2400
@calasoowpro2400 3 жыл бұрын
Owdheere waan ku salamay Salaan kadib Nio vlogs ma noo soo sameesid owdheere waxaan kaga taya doqoni kuma salaanto hadee ku salaanto kuma soo martiso hadii kusoo martisana kuguma fogaato
@mahuraan646
@mahuraan646 3 жыл бұрын
Vlog mxd ka faaida wax kaloo ogeen ayuu soo gudbinaya.. Channel wxs shaqadooda thy raadso 😂😅
@maxamuudjamac3433
@maxamuudjamac3433 3 жыл бұрын
Awdheere sxb aad noogu faidaysay thanks bro
@mahadkeysemk2208
@mahadkeysemk2208 3 жыл бұрын
Aw dheere mowducaan Xog badan baan ka faiday 🥰🥰🥰🥰🥰
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Awdheere ❤️🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤩 Please I bar #darkweb aa rabaa aada youtube ma rabo wlhi 😅😅😂
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 3 жыл бұрын
Awdheere ciyaar ciyaar maaha. Horey u soco walaal, anagana waan ku garab taaganahay.
@iamdarboweyne8926
@iamdarboweyne8926 3 жыл бұрын
hamada ibrahim waa ku salaamay keep going waa oday mohamed ali
@ahmedmayenmar3027
@ahmedmayenmar3027 3 жыл бұрын
Legend waa ku aamin sanahay👑
@tothemoon5264
@tothemoon5264 3 жыл бұрын
Awdhere wana washay wana kuwata ani keep Going😂👍
@mohameddauudciisemohamud3822
@mohameddauudciisemohamud3822 3 жыл бұрын
awdheere iga soo gar bax💯
@cabdulaahixassanmaxamuud9114
@cabdulaahixassanmaxamuud9114 3 жыл бұрын
Waan ka helay mowduucaan keep going
@aisharuz9046
@aisharuz9046 3 жыл бұрын
Finally u talk about deep web 🙏
@ayuupabdalaoffcal6421
@ayuupabdalaoffcal6421 3 жыл бұрын
Owdheere muuqalada soobadi sxp🔥🔥🔥✌💚💚
@maxamuudjamac3433
@maxamuudjamac3433 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll insha allah horay u soco
@maxamedsaciidaadan5830
@maxamedsaciidaadan5830 4 ай бұрын
Thank you sxb si farshaxan leh ayaad noogu sharaxday.
@darboweynetv252
@darboweynetv252 3 жыл бұрын
Abti this is Wa taqaanta Keep going
@liibansane235
@liibansane235 3 жыл бұрын
masha'allah sxp xamaad wlhi muqaal xiisa leh wax badan ka faaidnay sido kalena qosolkisa wata, waan kaga mahdcelinya sida wngsn oo ad xogtan muhimka ah nola wadaagty iyo dadaalka aad galisay muqaalka wn daremya
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid boqorow ♥️🙏🏽
@cabdiwali8205
@cabdiwali8205 3 жыл бұрын
Sxb arintan adiga amee kaga imada hales waad iga cabsise wlhi cawa yoo alle haku amansado bro
@abdiqaniadedmohamed4052
@abdiqaniadedmohamed4052 3 жыл бұрын
Awdheere bro wxn ka codsanenaa inaad noo soo diyaariso mawduuc ku saabsan Maa soo niyada 🙏🙏
@zupeirx9179
@zupeirx9179 3 жыл бұрын
Sirdhan baad video kaliya noogu soo ururisay alle haku sharfo brother💞💞
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid boqorow
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 жыл бұрын
Awdheere ✨ Kugu QaadaneYnaa GAR IYO GARDARRABA 💯💞
@cabdulaahixasan1
@cabdulaahixasan1 3 жыл бұрын
Awdheere waan kugu xiranahay clip-yada waa nagu yaryihiin noo soo badi
@mullinyow9897
@mullinyow9897 3 жыл бұрын
Awdheer lik ayaan ku siyee lov isii🎭
@mohammetothman518
@mohammetothman518 3 жыл бұрын
Owdheere updatekaga soo badi masoniyada nh hdaa ka soo hdli kartid ka soo hdl iskana ilaalil waa halis mowduucaan zxp 💀👍
@abkisse8438
@abkisse8438 3 жыл бұрын
Waan ku salaamay Mr nopel
@abdiqafarmohamd
@abdiqafarmohamd 3 жыл бұрын
Mashllah walaal hamada horumar wacan iyo guulo badan kuu rajaynaya
@amiinkeyy
@amiinkeyy 3 жыл бұрын
Underrated asf✊
@Yislim91
@Yislim91 3 жыл бұрын
Ustaad wllhi dar alle kuu jeclahay
@suheypYarre88
@suheypYarre88 18 күн бұрын
Sxp talent ayaaaleedahay horay usoco
@saskeycade1688
@saskeycade1688 3 жыл бұрын
Ustaad m.a wax bdn kafaidanay Ayeeyna nagu salaam🥰😂
@yahyebisharhasan3838
@yahyebisharhasan3838 3 жыл бұрын
Hory u soco libaax waa xog ficn oo waqti la so gashy
@Squasar-g2x
@Squasar-g2x 3 жыл бұрын
😢😢wllhi caawa cabsi Awdheere. Adigu weli ma gashay?😂😂🙏🙏
@abubakaromar6522
@abubakaromar6522 3 жыл бұрын
Aw dheere manta information fcn aa i siisay parnaamijkaas dada ka an kow ku tijaabi naayo aa ka mid tahy haduu chanel kaga sanad kaan inta ka dhiman aad ku gaarsiin weyso 10k ku bishareyso sxb 😋😋
@atoabdurazak633
@atoabdurazak633 3 жыл бұрын
Zhp wiswis iyo cabsi fara badan ayaan dareemay runtii alle haynaga nabad galiyo
@taygaonline1059
@taygaonline1059 3 жыл бұрын
Aw dheere salaam bro I’m Elman
@mohaali1567
@mohaali1567 3 жыл бұрын
Muuqaalkan intaan daawanaye wxy ila ahayd sida anigo fiirsanaya film horor ah cabsi cabsi... Any way I already subscribed the channel.....
@aamiinetoo9668
@aamiinetoo9668 3 жыл бұрын
#awdheerow in lanaga kaa afduubtaan ka baqayaa maxa mawduuca xasaasiga Ku galiyay😂 side roobku u samaysmaa maa iska sii wadid #we_love_you_so_mach_bro🙌😍
@user-fh4pw1re1d
@user-fh4pw1re1d 4 ай бұрын
Your are best fovarite youtuber ❤
@hamdanazer724
@hamdanazer724 3 жыл бұрын
Muuqaal naxdin badan subxana allah
@madhax1270
@madhax1270 3 жыл бұрын
Awdheere 3day inte ku maqnayd 😔
@aadansomali
@aadansomali 3 жыл бұрын
Aaw dheere waan wareeray
@gulledhassan5225
@gulledhassan5225 3 жыл бұрын
Hambalyo 6k👑🎖✌
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 3 жыл бұрын
Thanks brother wlhi I don't know waxaa kudhoho but marwalbo aduunka naga dabageey hadaa Somali nahay.🥰🥰🥰🥰 peace and love
@muzakamara5121
@muzakamara5121 3 жыл бұрын
Thanks macluumaadka
@abdimaalikmohamuudmohamed860
@abdimaalikmohamuudmohamed860 3 жыл бұрын
CANOW adaa books bdn aqriyee Calanka Somalia kaso hadal😁
@queen_________sellamoha93
@queen_________sellamoha93 3 жыл бұрын
Hamada ibrahim wlh sxp iga qosol siisey ku wataa 🤣🤣
@hamseali4326
@hamseali4326 3 жыл бұрын
Awdheere ayeeyo kawrn 😁
@abdimananhassanahmed2285
@abdimananhassanahmed2285 3 жыл бұрын
BRO VIDEO TIK WAAH, HAL MAR MAA KASO HADASHID DIINTA MAASOONIYADA AYNTAN SOMALIA EE KUSO BADANOSAAH BIG RESPECT
@zakipepe2441
@zakipepe2441 3 жыл бұрын
Zxp miskiinka hagalaafan
@MahamedMukhtaar-jj2cg
@MahamedMukhtaar-jj2cg Ай бұрын
Keep going Broo 🎉
@riyaalatichannel3841
@riyaalatichannel3841 3 жыл бұрын
Thank you awdheere mawduuca xiga waxaad inoo soo diyaarisa xaqaaiq kusaabsan taiwan guushayda
@ayaanlemahamoud4844
@ayaanlemahamoud4844 3 жыл бұрын
Keep going bro
@caaqilfilms8986
@caaqilfilms8986 3 жыл бұрын
Keep going wll
@sagaltv2241
@sagaltv2241 4 ай бұрын
Muqaldaaan camal waa iii muhiiim
@faysamaxamed7721
@faysamaxamed7721 3 жыл бұрын
naftan waankuhysaa sida uuwax usheego😚
@yooniscabdulaahi8408
@yooniscabdulaahi8408 3 жыл бұрын
AY AY MADAXSUULOW WLHI WAA SIIKALA KACOOSA NIO KEEP GOING 🤣😍
@King_bulshaawi_21
@King_bulshaawi_21 3 жыл бұрын
M.a pro horey u soco
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@zakiyare4357
@zakiyare4357 3 жыл бұрын
Ustad awdheere wn ku salaamy
@suheybmohamed7073
@suheybmohamed7073 4 ай бұрын
Horay usoco wlll
@yaxya5131
@yaxya5131 3 жыл бұрын
I'M HALF SHOCKED NOW !!! 🤣🤣 owdheere masaajidka cayaarta kadaa hhh
@11stars26
@11stars26 3 жыл бұрын
Salaan kal iyo laabaha ayaan ku slmy macalin oow dheere adiga iyo ayeeyaba iyo asxbta Kanaalkeena ku xiran✋
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Hamse0
@Hamse0 3 жыл бұрын
That was amazing
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 3 жыл бұрын
Somali si fcn ugu hadla waaa waay nio owdherow thanks 100%10000
@mohamoud_8852
@mohamoud_8852 3 жыл бұрын
Awdheerow Legend Keep On✊❣
@abshirabdilaahi8245
@abshirabdilaahi8245 3 жыл бұрын
Hamada waa ku wataa waana don't worry if u remember me oow dheere ✌🏼❤
@montanaadinomnom2911
@montanaadinomnom2911 3 жыл бұрын
am among 10 first subscribers and now we are 7k subscribe so the new family welcome again
@qaadiroowjanale4316
@qaadiroowjanale4316 3 жыл бұрын
Sxb waxaan rajeynayaa inaan gaarto 1m sanadka intuu dhamaan insha allaah
@Thommack
@Thommack 3 жыл бұрын
Part two kasoo samee bro ❤
@maamgboodh350
@maamgboodh350 3 жыл бұрын
Mahad sand macalin😍😍😍
@abdirahmanmustafaking6808
@abdirahmanmustafaking6808 2 жыл бұрын
Information aan loo bahneen 😄 🤣 😂 😆 😄 🤣
Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )
15:24
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 60 М.
DARK WEB | Wajiga madaw ee internetka
8:25
Waaberi Media
Рет қаралды 65 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 57 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 8 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН
Waa Ku Jeclahay
14:53
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 33 М.
DAGAALKI 2AAD EE ADUUNKA
36:58
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 107 М.
Caadada Haweenka iyo Fahamka Ragga.
12:43
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 37 М.
Burburki Soviet Union
9:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 24 М.
Walwalka Aduunka
12:49
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 29 М.
Cidlada iyo Kalinimada
18:04
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 41 М.
Kacaanka Dowlada ( 1/2 )
11:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 30 М.
Dinosoor faraxsan
13:02
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 27 М.
Dr. Adam Grant: How to Unlock Your Potential, Motivation & Unique Abilities
3:12:22
Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay
9:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 51 М.
HE’S BACK! 😰
0:11
HeyItzPuppies
Рет қаралды 14 МЛН
Waka Waka 😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 25 МЛН