No video

Gugeenii Waa Kaa Samaadee || Muuse Ismaaciil Qalinle & Canab Diiriye Ileeye || HD +Lyrics

  Рет қаралды 100,220

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: GU’GEENII WAA KAA SAMAADEE
EREYADA: CABDIRAXMAAN XASAN CABDI
(ABUU RAAS)
LAXANKA: CABDIRAXMAAN XASAN CABDI
LUUQDA: CANAB DIIRIYE ILEEYE & MUUSE ISMAACIIL
QALINLE
RIWAAYADDII: MURUGO & MACAAN
(CURINTII AXMED S. BIDDE)
1973
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
Xasan Aadan : • Video
Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.

Пікірлер: 106
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Heestaan Qalinlaa ugu horreeyey Cabdikhadar gadaalbuu ka qaaday ee sidaa ogaada dadka kumetiga qoraaya sidaa ogaada
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
May walaal. Waxay heestani ku jirtey riwaayad 1975. Waxaana qaadi jirey Cabdikhadar iyo Hibo.
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 3 жыл бұрын
@@Wonderer224 may wll Qalinlaa kuhoreeyey
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 жыл бұрын
@@AhmedAli-ic1xf axmed saleebaan bide ayaa wareysi kushegay inu khadar kuhoreyay wareysiga soodaawo
@khadarcabdilahi5007
@khadarcabdilahi5007 Жыл бұрын
Abdikhadar xasan laari weeyan codkani mahaa qalinle
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 10 ай бұрын
Canab diiriye waa lajanad walo wakuu salamayaa koxdii jananar daaiid xasusto abayo
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
Qalinle heesihisa wan ka helaa waa fanan cod gooniyo rageed leh Lkn heestan kuma so bixin Abdikhadar Laari ba kaga cod macaan oo si cajiiba ugu raaxaystay asagiyo hiba nuura
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Waa runtaa walaal. Tani waa copy. Cabdikhadar iyo Hiba ayaa lahaa, waxayna ku jirtey riwaayad soo baxday 1975-kii.
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
@@Wonderer224 Adeer Canab iyo Qalinle ayaa ugu horreeyey Laari iyoHibo gadaey ka qaadeen waxayna ku qabteeb Garoonka kubbdda Gacannta ee Dedan koonis Stadiyom Muqdisha goobjoogaanna ka ahaa ha ee kaas,laakin qalinle waxow qaaday 70s Cabdi Qadar iyo Hibana 82dii saan filayo Canabta Qalinle la qaadayna waxay ku nooshahay ogaanteyda Hargeysa Qalinlena ahn
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
@@abdisheikh8042 Ninyohow horta ma fiicna waxaadan ogayn inaad sheegto oo weliba ku doodo. Anigu waxaan ahay 61 jir waxaana u xasuustaa sidii shalay oo kale markii heestani ay soo baxday oo ay wada qaadayeen Cabdikhadar iyo Hibo sannadkii 1975-kii. Iyagaa qaaday originaalkeedii, weydii Hiba Nuura haddaad rabto, way nooshahay.
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
@@Wonderer224 Adeer dood cidlaa meesha ha iman Aniguba 64jir Xamar ku dhashaan ahay Bilaajo Carab kana baxay skuul kasoo horjeeday Tiyaatarka fannaaniintana aqoon u leh da’du waxba ma kordhiso ee waayaha iyo bi’addaa wax lagu fahmaa waxaa yaableh heestaan qalinle kuma horreyn cid alla cidda aad doonto la aad heestaan orginalkeeda waa Qalinle.waxaad sheegtay 61 jir inaad tahay Kuwaa Hodka iyo Geela ka yimi oo magaalo aan arag oo da’daas iyo kabadan jira hadaad muranka somalida rabtana waa kula wadi
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 жыл бұрын
@@abdisheikh8042 axmed saleebaan bide wareysigiisa daawo asagaa afkiisa kayiri abdikhadar baa ugu horeyay cooldown fiiri wareysiga seerbiya kaqaadey 😂
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 3 ай бұрын
Heestan iyama ku horeyey qalinle io khadar laari
@suhaybcaano7895
@suhaybcaano7895 3 жыл бұрын
zxp zida aad ereyada ugu hoos qortaý wlhi wa cajiib maxan ereyo badan garan wayay markasta guul ku rajaynayaa
@samirahennabeauty780
@samirahennabeauty780 3 жыл бұрын
Markaan goonyaha jaleco Ado garabkeyga joogin ❤️
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
HEESKAN LAAAAAAARI AYAA KAGA CODFIICAN QALINLE AAD
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp Ай бұрын
Ereyad xasan cilmi Laxa ka bashiir xadi
@suldaanofficially
@suldaanofficially Жыл бұрын
Heestan maanay qaadin Hibo nuura iyo Cabdi khadar lari
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Is Qiyaasay🥰Allaha janeeyo 2Hobolba🤲 Kun jeer Mahadsanid Ugaaz #Qaaraam😍❤️
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin walaal.
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 Жыл бұрын
Erayda Heesta Waxaa Curiyey Abwaan Xasan Qawdhan Codka Qalinle Iyo Canab Eebe Hawnaxariisto
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Woof woof Heestan waxaan ku aqaaney uun AHN abdi khadar Hassan LaaRi iyo Hibo mohamed
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug Жыл бұрын
Waxaa Ooga Horeeyay Muuse Qalin Canab Diiriiye
@daganmomo
@daganmomo 3 жыл бұрын
Allah ya Raxma🤲
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@HassanMohamed-gv1ft
@HassanMohamed-gv1ft Жыл бұрын
Waxa original qaaday qalinleh iyo canab diiriye waxa midhaha lahaa ahmd saleeban bide
@suldaanofficially
@suldaanofficially 11 ай бұрын
Mahubtaa zxp
@alisaid2008
@alisaid2008 9 ай бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii bashiir xadi codka canab diiriye iyo qaliinle
@MawlidCabdilaahi-zj5ge
@MawlidCabdilaahi-zj5ge 7 ай бұрын
Walee marxalado badan ayay kahadlasaa
@abdulkarar2885
@abdulkarar2885 3 жыл бұрын
Wow u made my Day All the best
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@mawliidaadan6514
@mawliidaadan6514 7 ай бұрын
heestan waxa sameyay ereyadeeda cabdiraxman xasan cabdi [Abu raas] laxankana waa isaga uun heestan waxa ugu horeeyay muuse ismaaciil qalinle iyo canab diriye ileeye waxanay ka mid ahayd riwaayadii murugo iyo macaan oo uu lahaa abwaan axmed saleeban bidde sanadkii 1975 ayaa la dhigay
@cabdiqaadir4357
@cabdiqaadir4357 3 жыл бұрын
zxl muuse idacaduhuu ka heesi jiree muqaal uu leeyahay so raadi
@abukarnurmuse6926
@abukarnurmuse6926 3 жыл бұрын
Heestan original keeda waa qalinle iyo canab dadka waxey ku yaqanin cabdi khadar xasan xuseen lari
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 3 жыл бұрын
Waan idin salaamay marlabaad Iska hubiya laxanka heeskan waxale bashiir xadi axmed waydiiya dadka xog ogaalka u ah soda axmed salaybaan bide ilaaliya xuquiqda qofleeyahay Hana qorina idinkoon Iska hubinin imikana heeskan waxan udiray bashiir xadi
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Walaal Axmed Saleebaan Bidde oo afkiisa ka sheegaya in heestan ereyadeeda iyo laxankeedaba uu Abuu Raas lahaa, riwaayadda markii la allifayay ula yimi sidaasna ugu daray riwaayadda. Waraysi uu kaga warbixiyay baa ku jira KZbin-ka. Adigu ka daa walaal dadkan aad habaabinayso fadlan, wax aanan soo hubin in aan soo geliyo anigay ceeb igu tahay sharaftaydana wax u dhimaysaa, ee intaa aan soo dedaalay ha la isku tix geliyo waan awooday in aan heesta oo keligeed ah soo geliyo anigoon waxba ku soo darin e. Bashiir Xaddi Eebbe cimrigiisa ha u barakeeyo, mullaxam cajiib ah buu ahaa heestaanna in aad la wadaagtay sidaad sheegtayna isaga sharaf bey ii tahay. Mahadsanid.
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel Adeer run baad sheegtay inkastoonan taagney meeshi lagu sameeyey waxaan ahay Oday waaya jooga fanka aad u jeclaa xamar ku dhashay kuna dhalay kuna gaboobay waana sida aad soo qortaye somali lama qancin karo weliba somalidii dambe ee horay u soco Adeer
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
👉🏽 kzbin.info/www/bejne/haKonaeNo7qMb9k
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
somali waqooyi have had great songs
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
*Somaliland - get it right
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 10 ай бұрын
Canab walashay idoo xarira amerikan jogaa
@Ahlam1234adnan
@Ahlam1234adnan 10 ай бұрын
Hiba iyo cabdi qadar akuso baxaye
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
legend qalinle
@khadarcabdilahi5007
@khadarcabdilahi5007 Жыл бұрын
Fanaanku maanu ahayn abdikhadar xasan laari iyo hibo nuura
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 8 ай бұрын
Dibay u qadeen
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 8 ай бұрын
Ruwayadaha marka dib loo dhigo waxa dhacda in qof ku jiray dhinto ama uu ka tago shaqada oo lagu bedelo kuwa kale
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 3 жыл бұрын
Gubtaanyadu imika halkan uguma jirto geed ahaan, ee waxay ugu jirtaa markaan agtayda iyo agagaarkayga kaa waayay ayaan ciil, caloolyaw ama gooninimo dareemay. Golayna waa ciyaar. Mahadsanid wll.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
maha saxib waxay ugu jirtaa kulayl yacne maxan xanuun daremay weye markan geestayda ka wayey maxan xanuun daremay tiraab ahaan ku fahan
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 2 жыл бұрын
@@buuxciise1382 sidaa uunbaan anna idhi sxb ee waxba innooma dhexeyaan.
@qadafinuur
@qadafinuur 3 жыл бұрын
Heesti abdiqadir laari iyo hibo uunbaa ku aqaanay
@saladmuse9292
@saladmuse9292 3 жыл бұрын
Haa
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 3 жыл бұрын
Labadanbaa kuhoreeyey oo riwaayada kudhigay Hargaysa Cabdi khadarna Alle ha unaxariiste markii Koonfur lagudhigayuu qaaday
@MawlidCabdilaahi-zj5ge
@MawlidCabdilaahi-zj5ge 7 ай бұрын
Allah yar xama
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Heestan waxay ku jirtey riwaayad soo baxday 1975-tii waxaana markii hore qaadi jirey Cabdikhadar Xasan Laari iyo Hiba Nuura. Tani waa copy.
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
Si kasta oo ay tahayba Cabdikhadar aun waa looga wacan yahay heestaan iyo wiliba heeso kale oo ay wadaageen QALINLE. Waxaa kusoo baxay QALINLE AUN
@abukarnurmuse6926
@abukarnurmuse6926 3 жыл бұрын
Heestaan qalinle iyo canab aa kaga horeyay sxb laari iyo hibo ruwayadii unbey ku qaadeen
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
@@abukarnurmuse6926 Grty balse Cabdikhadar waa looga fiican yahay aun
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 11 ай бұрын
Heestan sow abdikadar xassan laari iyo hibo mar islama.qaadin teeba original ah
@abwaanumal2506
@abwaanumal2506 5 ай бұрын
Qaalinle iyo canab baa lahaa 1968 ilaa 1964
@rali8410
@rali8410 3 жыл бұрын
Qaraami channel markasta waa dookhayga iyo halkaan ka helo heeskasta oo igu soo dhacda
@Hurre43
@Hurre43 3 жыл бұрын
Cabdikhadar xasan laari iyo hibo nuuro ayaan ku bartay heestaan, qaadista heestaan ma waxaa uga horrreyey labadaan fannaan?
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
May walaal. Waxaa ku horreeyey Cabdikhadar iyo Hibo oo qaaday 1975.
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
Saas oo ay tahay QALINLE ayaa kaga wacan CABDIKHADAR aun
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@Wonderer224 qalinle iyo canab aya ku horeyey sidan maqle ma hubta saxib
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 жыл бұрын
@@shiilalle hhhh heesta khadar marku qaadayo Iney wacan tahay viewskaa kagaran, reer xamar hadaanahay cod baan macaan noosheeg
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@abdishakurabdi5190 1.3 milyan ,la soo geliyay afar sano ka hor. Waa heesta Raadiyo Muqdisho u duuban oo dadku ku yaqaannann Cabdi Khadar iyo Hibo. Sidee Hibo oo Waaberi ahayd ugu soo biirtay Onkod? kzbin.info/www/bejne/eoPcdmacnNJlgdU
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Wow🎻🎻
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 2 жыл бұрын
Ciyawgu inuu gelinka hore habeenkii Dhawaaqo ama ciyo ma la hubaa❓
@saladmuse9292
@saladmuse9292 3 жыл бұрын
Lkn tan tan waxa ka ficn tan u qaday laari
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Laari wuxuu lahaa cod mucjisaa iyo laxan cajiiba laakin ma heesa badneyn lakin top 3ga kama hooseyn cajiib buu ahaa
@saladmuse9292
@saladmuse9292 3 жыл бұрын
Haa runtii
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@abdisheikh8042 C/qadar X Laari Ayaan ku maqlay oo kaliya aniga balse tan maanta Lee igu horeyso
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 waa runtaa oo laari hadaal buu ka qaaday isaga iyo hibo maxamadba waxaa laga yaabaa in aadan dhalanin xilligii qalinle ama aad yareyd waxaa noo weli gabadhii la qaaday qalinle oo Hargeysa ku nool waxayna kawada tiras sateen Hobolladii Onkod ee Asluubta Kinsina ka mid bey ahayd markey kasoo tagtay Garaash Brogaraam
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@abdisheikh8042 kkkkkkkkk inaan yaraa Lee kasoo qaad saaxib. Mahadsanid
@suleimanweraro751
@suleimanweraro751 6 ай бұрын
Laxanka waxaa lahaa laari
@axmedmaxamed3511
@axmedmaxamed3511 2 жыл бұрын
Waxaa lahaa erayada aburaas laxanka axmed saleeban bide riwaayadiii murugoiyo macaan waxaana alifey axmed saleeban hiboiyo cabdikhadar
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah sida aad sharaxa ereyada u saarteen.
@Senaterbahdon
@Senaterbahdon 2 жыл бұрын
Dadkan maxaa ka qaldan war wa cabdi khadar iyo hibo nuura luuqdu
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
Ruwaayadii Murug iyo Macaan, Sanadkii la dhiga waa 1975kii, faantii ugu horay dhigay waa Cabiqadar iyo Hibo Maxamed, Kooxda Asluubta xilga la dhisay, Sanadkii 1973kii waxaa oranjiray Kooxda Cadceed Madsanidiin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Halkaa hubso walaal, riwaayaddii Murugo & Macaan iyo asaaskii kooxdii Asluubtuba waxa ay ahaayeen 1973-kii. Waraysi baa jira xitaa uu abwaanku kaga sheekaynayo asaaskii kooxda iyo weliba riwaayaddaas, waana kuu soo raadin karaa haddii aad u baahantahayna KZbin waa laga helayaa oo wuu ku jiraa waraysigaasi. Adigaa mudan.
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel Aniga qof da'diisa tahay 66 jir, 1973kii Kooxda Cadeed oo dhalinta kacaan waxaa madax u ahaa Muxsin Cabdalla oo ka heesi jiray Raadiyo itoobiya, waa ka soo gostay Muqdisho yimid, fanaantii lagu Asaay waxaa ka mid ahaa Cabdulqaar Xasan Nagaye, Caasho Juusto, musikada kitaarja janda loori, organka Minye, 1973kii Muuse Ismaaciil Qalinlle Waabari uu ahaa, 1975kii markii magaca Onkod Asluubta loo baxashay Kooxdii Cadceed meesha ee ka baxday, waxaa lagu xoojiyay kooxda Qakinlle, Kuluc, Hibo, Abwaan Axmed Suleymaan Bide kala jacshay, labo Ruwaayada u sameeyay Murug iyo Macaan iyo mid kale magacayda ugu wareeganayo, Heesaheyda waxaa ka mid ah, marka doonda dagayso dadka saaran dusheeda, iyo heesta kale Gacan Gacan wax siisayo u garaada yaagaran oo qaadayo Kuluc iyo Kinsi, Muuse Qalinle waxuu ku haray Onkod Asluubta Xauustayda waa sida, fadlan hadii taariiqda la qorilahaa way wanaagsan lahayd, Waxaa ku noolahay Muqdusho, Madsanadiin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
@Sacdi Axmed 👉🏽 kzbin.info/www/bejne/haKonaeNo7qMb9k
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
Waan Daawaday wareysigii Abwaan Axmed Saleemaan Bide, Asaaskii Kooxda Onkod ku sheegay 1974kii dabayaaqadeeda, Xiligii masheegen, waa siidii aniga idiin sheegay Ruwaayada Murug iyo Macaan 1975kii Aktarkii ugu horeeyay Abwaanka ku sheegay Cabdiqadar Laari, markii 2aad Aktar ka noqday Qalinle, 1973kii waxuu ku soo baxay heesaha hergalay heestii iskumaan ogeyn, sanadkii 1974kii waxuu dhigay Ruwaayadii Jacayl Boob uma Baahno, waxaa lahaa Ruwaayadaas Abwaan Cabdulqaadi Cali Cigaal, Mahasanidiin
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
@Sacdi Axmed Waa runtaa walaal adaa saxsan. Riyaayaddaa aniguba Waan xasuustaa markay soo baxday 1975-tii. Waxaan dhiganayey fasalka 6-aad. Heestan waxaa qaadi jirey Cabdikhadar Xasan Laari iyo Hiba Nuura. Waa waagii uu jirey cudurkii isnidaamis oo qof walba ku dhacay.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@najmadiamond2452
@najmadiamond2452 3 жыл бұрын
😭💔
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVETIONS
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Kkkk walal maxaa ka qaldan Axmed Saleebaan Bide baa leh
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Dhowaan waxa ay u badantahay in aan ka dayn doono xogta wakhtiga badan igaga baxdo ee suugaanta aan soo geliyo aan soo raaciyo doodda badan een salka lahayn aawadeed. Axmed Saleebaan riwaayadda buu lahaa heestanna Abuu Raas baa ula yimi iyada iyo laxankeedaba, Halkan ka daawo waraysiga uu bixiyay abwaanku oo uu kaga hadlayo riwaayadda iyo qaabka uu Abuu Raas heestaas ugu keenayba 👉🏽 kzbin.info/www/bejne/haKonaeNo7qMb9k
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel Hore aan muuqaalka u daawaday lkn heesta waxaa loo diiwaan galiyay Axmed Saleebaan Bide oo awalkii hore qurxiyay heesta. sxb Abuu Raas ma lahan.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
“Heesta waxa leh midheheeda iyo codkeeda (laxankeeda)... anigu waan hagaajiyay uun e waxaa lahaa Abdurraxmaan Abuu Raas” Abwaanka baa afkiisa ka odhanaya muuqaalkaas aan link-giisa kuu sheegay dhexdiisa ee miyaynu iska doodnaa mise muuqaalkaa kugu dheer oo daqiiqadda uu ku odhanayo baan kuu soo sheegaa odhaahdaas walaal.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Heestana waxa loo diiwaan geliyay abwaan hebel wax la dhoho ma jirto e, heesaha qofka bilaaba baa leh oo waxa dhacda in marmarka qaar ay dhowr abwaan uga dambeeyaan oo wax ku daraan laakiin lama xuso dadkii wax ku daray, oo waa sidaas xeerku. Ani laftigayga muuqaalkaas ka hor heestaas in uu Axmed S. Bidde leeyahay baa ii diiwaan gashanayd laakiin waa ii hadalka abwaanka aniga in uu Abuu Raas leeyahay oo bilaabay horena uma maqlin ee bal muuqaalkaa si fiican iila soo eeg walaal. Mahadsanid.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
Reenka Talada || Muuse I. Qalinle & Kinsi X. Aadan || HD +Lyrics
8:47
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Muuse Ismaciile Qalinle Ahun | Heestii Waan Ku Waramayaa
6:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 194 М.
Hibo Nuura & aun Cabdikhadar X  Laari | Gugeena Samadee | W Lyrics
8:19
Muuse ismaaciil Qalinle Heesta Hal La qalay Raqdeedaa Lyrics
11:34
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 27 М.
Muuse Ismaaciil Qalinle  Heesta Hal laqalay raqdeeda oo Qoran (Lyrics)
10:43
Wakiil Caashaq || Saado Cali Warsame & Cumar Xasan Rooraaye || HD +Lyrics
6:16
muuse ismaaciil qalinle HEESTII: daa,uus
5:53
jibo qaraami media
Рет қаралды 1,7 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН