London - Cudurkeygu ma ahayn wadnaha ee wuxuu ahaa Vitamin la'aan,

  Рет қаралды 47,190

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 124
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 4 ай бұрын
Maansha Allah tapaarakallah. Quraanka Ilahey ha nagu xafido. Quraanka ma adko, hadii aad joogto u aqrido. Aduunkaaga iyo aaqiraadada waa isku wadan kartaa. Allahu Akbar.
@farhiyaolad3667
@farhiyaolad3667 3 ай бұрын
Masha allah doctor amiina dawadeda illah Aya igu cafiyay allaha xafido doctor amiina abuukar
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 ай бұрын
Allaha na caafiyo caafimaad taam ah inteena xanuunsan aamiin Yaa Allaah🤲
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 4 ай бұрын
Allaahuma Aamiin.
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 3 ай бұрын
Amiin yaa xayul yaa quyuum
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
These interviews have an amazing history.
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 4 ай бұрын
Yarabi cafimad isi hooyaday iyo dhaman inta xanuunsan somaliyey igu soduceya in ilahay icafiyo hooyaday
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 4 ай бұрын
Aamiin Allaha caafiyo hooyo caafimaad taam ah Allaha siiyo iyo hooyooyinka xanuunsan aamiin
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 ай бұрын
Allaha kuu caafiyo Hooyo Macaan Aamin
@Umm_HN
@Umm_HN 4 ай бұрын
Yaa Allah caafi hooyadaa iyo inta Muslim ee xanuunsan allahu ma aamiim
@Somali12222
@Somali12222 4 ай бұрын
Ameen ya rabi
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
YAA ALAAH CAAFI HOOYADAN XANUUSAN IYO INTI ISLAME XANUSAN AAAMIIIIN
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 4 ай бұрын
Aamina Nairobi Kenya imaw adiygo shaybaaro wanaagsanwatah reer Nairobi ayakubaahan
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 ай бұрын
Masha Allah. much needed information. May Allah protect you all ❤
@somaliwellbeingtime4629
@somaliwellbeingtime4629 3 ай бұрын
DHAMAAN WALAALAHA SOOMAALIYEED EE IGA CODSADAY INAAN NAIROBI IMAADO WAAN BILAABAYAA QORSHAHAAS INSHAA ALLLAAH
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 3 ай бұрын
Sis gabdhaha somaliyeed yurub dhan bey ku xanuunsan yihiine ee sideed ula xiriiri kartaa aniga sonkor bes 15sano waana jiranahay aad u caatoobey
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
Warbaahinta Hanoolaato iyo wariye Ayaanle thank you a lot.
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 4 ай бұрын
Telka wuxuu ku qoranyahay cinwaanka +44 7577 320337
@NagaadOsman-o3n
@NagaadOsman-o3n 4 ай бұрын
Asc
@Adoontialle-114
@Adoontialle-114 3 ай бұрын
Amina abukar waa qof aad u caawiyo dumarka soomaliyeed Masha Allah hiil iyo hooba la garab tagan alle ha dhowre
@FarmerLadyz
@FarmerLadyz 3 ай бұрын
AAMIINA WAXAAN KAA CADSANEEYNA IN AAD IMAADO KENYA NAIROBI DAD BADAN OO AAN KAMID AHAY AYAA XAL ULA WADNAHOOD PLEASE
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 ай бұрын
MaashaALaah ❤
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 4 ай бұрын
ما شاء الله جزاكم الله خير الجزاء
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 ай бұрын
A.S.C
@1Horyaal
@1Horyaal 3 ай бұрын
Masha allah amina shaqo fican ayay haysa. Wadankii na ka war hay ha ilawin ❤ dar illahay ayan ni jecel ahay dhamantin
@muzamilali2949
@muzamilali2949 4 ай бұрын
Yes indeed i agree this view qof adan u jedin wajigisa ama weliged is hard to believe
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 4 ай бұрын
Masha Allah waad ku mahadsan tihiin barnmijka waa wax aan aad ugu baahanahay hadaan soomali nahay
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 4 ай бұрын
Mashaa allah
@maanmohamed
@maanmohamed 4 ай бұрын
Thanks you ayaanle and two experienced girls ♥️♥️♥️
@deqoyusur4319
@deqoyusur4319 4 ай бұрын
Asc ayaale xeelag helaa daqtarka
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 4 ай бұрын
Qofkii aan kuu imaankarin oo UK ku nooleyn intee kaala soo xariiri karaan aniga cudurada wadnaha ayaan qabaa waana lugeeyaa truckana waan wadaa oo druufta ayaa igu kaliftay ayaanle mahadsanid adigana
@ashawooo
@ashawooo 4 ай бұрын
Mashallaha tabarkallah hore uu soca walaalAmina ada uu hesi umada Somalia Amina walaal illahaya ha ku siyada caafimad kaga Walaala Ayale illahaya qeer ha ku siya wanaga uu soo gudabinas umada Somalia
@RaA-l6e
@RaA-l6e 4 ай бұрын
maashaallah allaha idin barakeeyo laba amino waa ka xumahey London hada ma joogo aad baan ugu baa hanahey xarunta amina inshaallah waan imaan doonaa ayaanle adigana waad mahad santahey
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 4 ай бұрын
Allahu akbar allow kuu siyaadi❤
@nasranur1788
@nasranur1788 4 ай бұрын
Mahadsanid
@cabdulaahicabdi687
@cabdulaahicabdi687 4 ай бұрын
ASC.AAMINA WAAKU SALAAMAY.WAXAAN JECLAANLAHAA IN AAD KA FURTO MUQDISHO RUGTA CAAFIMAAD AAD AYAA LOOGU BAAHANYAHAH. MAHADSANID.
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 4 ай бұрын
Hoyoday wasida walaahiu wllo lambarkaaga nasi fadlan
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 3 ай бұрын
Koor ayu kuu qoraan yahaay
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 4 ай бұрын
Haweenow barta quraanka ilaahay swt halaga boqo
@maryamadam6932
@maryamadam6932 4 ай бұрын
Waa run waana xaqq.
@ashamuse7410
@ashamuse7410 4 ай бұрын
Dadka aan london joogin misana xanuunadaan qaba sidee ayeey u caawin karaan?
@ZaraHuss
@ZaraHuss 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ maashaa allaah anigaba aamino ayaa i daaweysay anigoo umul ah oo xanuunsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedbaasiin5637
@mohamedbaasiin5637 4 ай бұрын
Zahra wll Drs Amina Numberkeeda mahaysaa
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 4 ай бұрын
Masha allah ilaaheey ha ku xafido ayaale
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 4 ай бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@bellaxaji110
@bellaxaji110 4 ай бұрын
Part 2 please
@nasraabdi-qe2rk
@nasraabdi-qe2rk 4 ай бұрын
Gabadhan waa masha Allah hadi an helayo way ficnanlahy
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 4 ай бұрын
Somalida Waxey La ildaranyihiin Aqoon La-aan Iyo Iskuxirnaan la-aan .
@sacidadauddhimbil5667
@sacidadauddhimbil5667 3 ай бұрын
Asc, fadlan telephone ka drs aamina abukar sideen ku helaa
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 3 ай бұрын
Koor at kuu qoreey
@rukioadow6509
@rukioadow6509 4 ай бұрын
Dhaqtar wadna qalaaya soow marka hore dhiig Kama qaadayo horta?
@NadarDahir
@NadarDahir 4 ай бұрын
Waaa taa kayaaabnhy
@yasminmoha736
@yasminmoha736 4 ай бұрын
❤❤masha alllh
@salsabilsham5915
@salsabilsham5915 4 ай бұрын
masha allah sister thank u for advice and that is help me
@sadowarsame356
@sadowarsame356 3 ай бұрын
Asc halka kahlaa anigaa ubahan dawadaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Soomaaliyeey cayilka iska illaaliya waa cudur Qur aanka badsada iyo istiqfaarta saliga nabiga SCW SCW SCW ❤
@99akram99
@99akram99 3 ай бұрын
What is the address of the clinic ?
@duniyakordahab
@duniyakordahab 4 ай бұрын
Mash allah thanks wll
@JeylaniMkomwa
@JeylaniMkomwa 4 ай бұрын
Aad iyo aad ayaan uga faaidaystay wareysigan, Allaha awoodda badan leh ha Idin abaal mariyo. Ayaanlow si dareen badan baan ayaan u daawada wareysiyadaadi. Waxaad ka mid tahay wiilasha soomaliyeed aan ku faanno.
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 4 ай бұрын
Masha.allaah aron ka wan u bahanahay 🤲🤲🤲
@XussenAbukar
@XussenAbukar 4 ай бұрын
Allh haku caafiyo caafimad tamaam ah allh Ku siiyo hoyo mcn
@falismahamud3680
@falismahamud3680 4 ай бұрын
Maasha allaah idinma soogaarno talooyin nasiiya aniga waxbaan ladhibanahay
@laylaalin7530
@laylaalin7530 4 ай бұрын
MAANASHA ALLAAH, WLLO AYAANLE THANK YOU, INAN TA DUKAANKA LEH BACK GROUND AYAA WACNAAN LAHEEYD IN AAD NOO SOO RAACISO BARNAAMIJKA anyway aad baad u mahadsantahy
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 4 ай бұрын
Maa shaa allaah tabaaraka llaah ❤️❤️🌹🌹🥰🥰
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 3 ай бұрын
Maxaa keeney vitamin problems
@fnw8688
@fnw8688 4 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@linconeal
@linconeal 3 ай бұрын
Protect her at all cost … Mashallah
@shukri6142
@shukri6142 4 ай бұрын
Xanuunkan anu hada ihaaya insha Allah dhawan ban uk imanaya wa idin so boqanaya
@Daqare666
@Daqare666 3 ай бұрын
Slm.walaaly Waamo adreskaaga waaye aalkiin waxaa habooney inaad tlf kaaga laga soo xiriiro ayaa loo baahnaa
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 4 ай бұрын
Walaal xageen gabadhaan kala xiriirnaa
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 4 ай бұрын
Asc sxb Gabararta talada caafimaad Bixinaysa laxative sxb ..washukran
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 4 ай бұрын
Somalia xarunkafuro
@ShukriFarah-vs5mu
@ShukriFarah-vs5mu 3 ай бұрын
Dadka london joga bes miye dawayesa
@yuusufmaxamuud1921
@yuusufmaxamuud1921 4 ай бұрын
waanku raageeraa
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 4 ай бұрын
Taqaatiirta wax mayaqaanaan kulahaa waa sheeko kale
@s.o.6544
@s.o.6544 4 ай бұрын
Another level 😅😅
@hamdinur9382
@hamdinur9382 4 ай бұрын
Oo yaa kuyi taqaatiin ayaa wax yaqaan illhey cafimaadkaga hadowsan tusin arki mayaan
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@AminaOmar-wn1by
@AminaOmar-wn1by 3 ай бұрын
Asc ayanle halke laga hela telefanka gabadha doctarka
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 4 ай бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 3 ай бұрын
Canjelada waxa laga sameyn kara galeyda qamadiga iyo burka madow. Aya lagu darsada.burka cad waa sun xata baastada iyo rootiga cad intaasba gurigaga ka ilaali.
@sahraisse2676
@sahraisse2676 4 ай бұрын
Miyaanay dhiig kaa qaadin ukhti
@KMM1997
@KMM1997 4 ай бұрын
Numberke lagala xidhiidhaya
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 4 ай бұрын
Saliidana isticmaal zaytuunka
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 4 ай бұрын
Ayaanle xusen cabdi wadmahadsantahay sida
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 4 ай бұрын
Dadku Waxba uma fiirsadaan, wax walba waxaad iska odhanaysaan maansha allah.
@maryamadam6932
@maryamadam6932 4 ай бұрын
Maxaa qaldan ma fahmin ifahamsii wllo.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 4 ай бұрын
​@@maryamadam6932 Arimaha Caafimaadku waa private, wax media lala yimaado maaha. Ma garatay.
@Shankaroongessod
@Shankaroongessod 4 ай бұрын
Hawaryarey kenya mad nokentan
@abdullahDiriye
@abdullahDiriye 3 ай бұрын
Aaway telephonka ayaanlow waadigii yiri hoosaan ku qoraa
@abdullahDiriye
@abdullahDiriye 3 ай бұрын
Waan arkay ayaanlow thank you
@abdisalaad618
@abdisalaad618 3 ай бұрын
Sii dadaal barnamij kaga badi
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 3 ай бұрын
Cafimadka hadad dunaysan sonkarta iyo daqeqda iyo bareska jojya 3 beluud es badal wayn bad arkaysan .
@dhhol77
@dhhol77 3 ай бұрын
Ma hurdi Hurdo la,aana maxa daawo u ah😢
@abukarali5564
@abukarali5564 4 ай бұрын
Ayaanlow saaxiib barnaamijkan oo kale inoo soo Badi wax badan ayaan ka faa'idnaye.
@maxamuddiiriye8878
@maxamuddiiriye8878 4 ай бұрын
Wadankii somali xagee laga helaa
@joseantonioreyes4829
@joseantonioreyes4829 4 ай бұрын
Ayaanle ilaahey ka yaab ee wareysika codka aad ka xirtay soo sii daaa dadka neh haka faa,iidaanee
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 4 ай бұрын
Hilib iyo caano ayaa dhaqankenu ahaa caafimaadna way inaga fiicnaayeen maxaa khaldan
@awil8055
@awil8055 4 ай бұрын
Cad iyo caano marka la cuno waa la lugayn jiray. Xoolaheenana dhir kala duwan ayey cuni jireen.
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 4 ай бұрын
Gabadhan wadankaa ubaahan
@zalazala2195
@zalazala2195 4 ай бұрын
Ayanlow gabadhan telphonkeda side lagu heli Kara madama wadan kale aan joogo
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 4 ай бұрын
Wanag san oo wareyiyada noogisoo
@muzamilali2949
@muzamilali2949 4 ай бұрын
Sorry sister your surgery what tipe was an open one
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 4 ай бұрын
Gabadhan wadankeenaa ubaahan
@falismahamud3680
@falismahamud3680 4 ай бұрын
Nagu caawi talooyin
@Safiya-lm3kr
@Safiya-lm3kr 4 ай бұрын
Anaga soomaaliyaan joognaa nambar maa noo soo qortid
@caanoos
@caanoos 4 ай бұрын
Asc Albaabka ku qor xadiiskii suubanaha Caloosha waa in saddex loo qaybsho….. Cunto Biyo Hawo…meel bannaan si aad u neefsato Haddaad ku qanci waydo, Dhowr cantuugo oo gaajada iyo xajiinta kaaga filaata
@ashanur7166
@ashanur7166 4 ай бұрын
Saxiix
@falismahamud3680
@falismahamud3680 4 ай бұрын
Lafa xanuun neerfe
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 4 ай бұрын
Heart attak wax kale ka dhike dir wuxu garan waye naag waliged wax baran dawenso ma ika dhadhacine 😂
@awil8055
@awil8055 4 ай бұрын
Lanbarka lama qabanayo I think inuu fake yahay.
@Adnan-vy4yw
@Adnan-vy4yw 4 ай бұрын
😂 dhaqaatiirta mayaqaaniin in vitaminka ka maqanyahay qofka… waa qosol qosol soomaalida xataa hadee europe joogaan
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 4 ай бұрын
Daqiiq ha joojin laakiin ku cun qudaar iyo cagaar
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 4 ай бұрын
ARIMAHA CAAFIMAADKA HAWEENKA, MEDIA IN LA KEENO ILAMA QUMANA.
@Xigma_
@Xigma_ 4 ай бұрын
Ba ka faidi kara
@yuusufmaxamuud1921
@yuusufmaxamuud1921 4 ай бұрын
mahad sanid ayaanle
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 4 ай бұрын
Ee afsoomaali kuhadal kuma fahmayno ee
@Bambelmo
@Bambelmo 4 ай бұрын
SORRY WAJIGAADABA HADAANAN UJEEDIN SIDEEN KU AAMINAA HADALKAADA
@marshalparis
@marshalparis 4 ай бұрын
kan wa qosla wa ibiir wa bila aqli wax walba oo lo sheego run bu mooda waayo run iyo beeenta makala saari kaaro jaaaaahilkan
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 4 ай бұрын
Masha Allah
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 4 ай бұрын
Gabadhan wadankaa ubaahan
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 4 ай бұрын
Gabadhan wadankaa ubaahan
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 10 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 50 МЛН
Ernie Hudson (78) still looks 45 🔥 I eat TOP 5 FOODS and Don't Get Old!
8:57
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 10 МЛН