Hees: Allaa Faxan| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 148,136

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Heesta: Allaa Faxane
Ereyada: Cabdi-Qays
Luuqda: Maxamed Mooge
Kabanka: Maxamed Mooge
***
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 77
@balwolyrics2780
@balwolyrics2780 4 жыл бұрын
Illeen faraaba Eebbaa Faraaba waa "farahaba" dhawaqa miisaanka heesta ayaa beddelay, si aanu meerisku mid jaban u noqon.
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Waad mahad santihiin walaal shaqo wacan ayaad u haysaan ummada soomliyeed hore u socdo ♥
@mohidiinabdulkadirbulus6057
@mohidiinabdulkadirbulus6057 3 жыл бұрын
Haku faaqin aadmiga maxaa laga wadaa erayga (faaqin )
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
@@mohidiinabdulkadirbulus6057 Yacni haku kibrin dadka.
@abwaanjidhoon7897
@abwaanjidhoon7897 3 жыл бұрын
Mnsha dhalin yar badanoo kaban ahaan u dhagaysan jirtaad u sharaxdey ereyadii
@kaderali6220
@kaderali6220 3 жыл бұрын
@@mohidiinabdulkadirbulus6057 haku kibrin
@cabdlleilkacase9605
@cabdlleilkacase9605 2 жыл бұрын
Allaa faxane ruuxii loo buuxshay faraqee caydh laga fogeeyoow haku faaqin Aadmiga haku caayin faromadhan ileyn farajka Eebaa' Marku doono furayee
@jeenicaddemedia
@jeenicaddemedia 4 жыл бұрын
Waa faysal jibriil Caawa oo aan joogo new hargaysa taariikhduna tahay 17/8/2020 Ayaan Heestan dhegaysanayaa waa markii iigu horaysay ee aan maqlo Heestan. waa murti dhaxal gal ah weeye ereyada heestani
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 3 жыл бұрын
Abwan cabdi qays iyo Mohamed mooge waxay ahayen labada qof ee aan ugu jeclahay sugaanta Walhi labadooda oo wada nool hadan lakulmi lahaa waxay ii ahan lahayd taariikh dahabiya
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Heestani waa foolaadka heesaha Maxamed Mooge liibaan
@camuuriaskar5061
@camuuriaskar5061 4 жыл бұрын
Allow.kuu naxariiso macalin abwaan kabaniiste laxamiiste fannaan cod hallaasi ah lahaa maxamed mooge liiban
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Anoo jooga dalka UK Nin aan saxiib nhy by cajilad ugu jidhy 1988
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
Yaah!!! Yaah!!🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻 😇😇😇 WAA WACDIGII WAANADI IYO WAR DEEGSIINT AADMIGU AQONSANYEY ALLOW NAGU ANFAC!!!👏👏👏👏👏👏👏👏
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM Жыл бұрын
"Haku faaqin aadmiga" sidiisaba maaha qofku inuu dadka u baano haddana waxyaaba Eebbe biyo ee adiga gaar kuu siiyay haddii Alle nolosha kuu hagaajiyay kuwa maalmahoodu soo socdaan ee wali ay u godlantahay ha ugu faanin hayntaada yar hakuna caayin in ay caydhyihiin waa xadiis heesaha Cabdi Qays sameeyay waa kuwo nolosha aadamaha si guud u tibaaxda.
@sakriyemaxamed
@sakriyemaxamed Жыл бұрын
Xaqiiqtan hesha sayidka ma kala dhacaan ilhow unxriiso amiin amiin yaa rabi
@Ragiihore
@Ragiihore 2 жыл бұрын
Cajiib waar ind heesaha m mooge kuwiisii qorsoonaa sidad noguso gudbisay alle ajarkaga qoro!!!!!!!!
@emmaomer2292
@emmaomer2292 3 жыл бұрын
Med mooge wlh waan jecly wayo waa qof laa jaclado
@yusufelmi4599
@yusufelmi4599 2 жыл бұрын
Hadad sogadhilahyd kwrn waku qabsanlahyd miiya 😁
@BaderCadhood
@BaderCadhood 4 жыл бұрын
Janalka Balwo, waan uga mahadnaqayaa sida hufan ee ay noola wadaagayaan, fanka.
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso al-ustaad maxamad mooge
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Alle yrxm fannaan wayn miisaanka culus waa hees waano ah legend
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
waa erayadii abwaan cabdi adan xaad qays laxankii cabdi aadan xaad qays codkii ale hawnaxariistee maxamed mooge liibaan
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Ereyada iyo laxankaba qaysbaa Luuqdiyo kabankii sayidkii fanka
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
Xamse and his family have 36
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
Xamse said the only thing 3he 373
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
Xamse said that 3it 3
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 4 жыл бұрын
*17/aug/2020 time kuna 11:55am wana malinti u horeysay en maqlo heesta runti muttidu isma qariso old is gold*
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 жыл бұрын
Malaha maad dhalan markaan dhagaysanayey waxay ahayd bilawgii 90kii.Laakin ma ogtahay inaan heesaha Maxamed Mooge la fahmin oo anigaygaas mudaba dheer heesihiisa dhagaysanayey inaan fahmi jirin laakin iminka turjumida ayaa noo fududaysay fahankooda inkasta oo macaankii ay ka dilayso.
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 3 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 ha wa run lama fahmi jirin lkn heso culus bu laha isaga iyo walalkiba hestana mrkasta wan so boqda an is dhaho hees ku danbaab
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 жыл бұрын
ILLAAHAW ADAA WAYN.Waar ha lays ilaasho oo halaysu naxo.Caafimaad,Maalka,Ubadka,Quruxda iwm Alllaa bixiyee yaan lagu takri falin.
@sakarienoor472
@sakarienoor472 4 жыл бұрын
Ha fudaydsan aadmiga!
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Manta hestan igu horaysa 04/05/2022 inta iga danbaysa wan idinsalamay✋
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 Жыл бұрын
Cabdi qays sxbu xigmad weeye
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Heestan markii iigu horaysay waxaan ku maqlay siidi cali wiinkey
@hassanmaxamed4059
@hassanmaxamed4059 3 жыл бұрын
Heestan xigmad ayaa ku jirta inta caqliga u saaxibka ah
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Heestan wxaa maqly sanadkii 1988
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Hadaaya ayaan dhanka KZbin ka usoo baqoolaa si aan heeso qaaci ah nafta ugu sii qabto si ay iiga nadiifiyaan walbahaarka waayaha hada heeskan oo aan waayo badan dhagaysan jiray ayaan la kulmay mahadsanid balwooy.
@abdilahifarah4048
@abdilahifarah4048 3 жыл бұрын
Quraan akhriso
@mawliidmaxamedciise7405
@mawliidmaxamedciise7405 3 жыл бұрын
Allaa faxane ruuxii filsan loo abuuree lagu farayaraysow haku faaqin aadmiga ileen faraba eebaa dharar kala fogeeyee!!
@mawliidmaxamedciise7405
@mawliidmaxamedciise7405 3 жыл бұрын
Haku caayin faro madhan ileen farajka eebaa markuu doono furayee
@shidane22
@shidane22 4 жыл бұрын
18/8/2020 Kismaayo/calanley.
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Mucjisadii fanka maxamed mooge
@guleidhasan816
@guleidhasan816 Жыл бұрын
Alla faxane ruuxii Farsan loo abuuroow Maahe filsan loo abuurow
@Geedi143
@Geedi143 3 жыл бұрын
Mahadsanid balwo
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
AX yaaa mxmedmoooge qooodhiiisoomaliwaynbuu ahaye rabawjnadiiigeeeee
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Mahadsanid kaabe
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Heeestani nadkay ka,hdlysaaa
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Faraq 3 qaybood ayaan u aqaan, 1:Faraq=geedku marku laamaha bixiyo qaybta ugu horeysa ee curdinka ah 2:faraq= marada faraqeeda cimaamad go' ama shalmada dumarka 3:faraq= caruurnimadii marka wiilasha fiican aanu isku tilmaamayno waxaanu odhan jirnay wlhi hebel waa faraq yacnii halka maanta laga dhaho hebel waa garac. Haku faaqin admiga=haku faquuqin wuxu ilaahi abuurtay u sameeyay yacnii haku takoorin.
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 4 жыл бұрын
Loo buuxshay faraqa yacni yacni akoonka ama zaada
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 3 жыл бұрын
Shaafici maxamed haleel wll alle haku dhowro wxn kuu arkaaa nin afka somaliga hodan ku ah , runtii wxd mudanthy abaal marin marka la eego halka uu maanta afsomaligii marayo , dhadhankiibaa ka lumay
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
@@sakariyedayib1491 Mayee EVC-ga hhhhh
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
@@shiilalle 😁🤣
@yeekeyool3616
@yeekeyool3616 3 жыл бұрын
Halkan waxay ugu jirta ruuxu faraqu madhan yahay macanaha aan waxab haysan ama saboola ah
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Siidii cali winkey si kaluu u qaaday heestn
@mohamoudabdi6210
@mohamoudabdi6210 4 жыл бұрын
17/August/2020, 15:55. Ayaa aan Hargeysa ku dhegaysanayaa iyada oo channelkan 15 hours ka hor la soo geliyey. AHUN M.M.Liibaan.
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
GEESIGU MA DHINTO
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
❤😂❤❤❤❤
@Somtiktok252
@Somtiktok252 2 жыл бұрын
07/may/2022
@cabdillahidiriye3026
@cabdillahidiriye3026 Жыл бұрын
11/3/2023
@ahmedwarsame5325
@ahmedwarsame5325 4 жыл бұрын
Asc team balwo sxbayaal Waxan idinka codsanayaa heesta Sow sow ee AHUN maxamed mooge
@kaderali6220
@kaderali6220 3 жыл бұрын
Liked song
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
😥AHN (M M L B)
@abwaanjidhoon7897
@abwaanjidhoon7897 3 жыл бұрын
4/7/2021
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 2 ай бұрын
Xamse said the 3AM 8 year and the 73
@cabdiciise3070
@cabdiciise3070 3 жыл бұрын
Hi
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 4 жыл бұрын
Ma filsanbaa mise waa firsan?
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Waa filsan , oo micnahedu tahay qurux loo abuurooow
@abdishakuurmohamed9745
@abdishakuurmohamed9745 2 жыл бұрын
Llll
@BaderCadhood
@BaderCadhood 4 жыл бұрын
Janalka Balwo, waan uga mahadnaqayaa sida hufan ee ay noola wadaagayaan, fanka.
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 389 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 469 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,7 МЛН
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
HEES | ALLAHAYOW NIN DAACADA | MOOGE YARE COD DABIICI AH
5:40
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 327 М.
Maxamed Mooge|| Isku-shuban Qaraam|| Balwo Lyrics
5:51
Balwo Lyrics
Рет қаралды 116 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Beerdillaacshe Qaraam| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
11:18
Balwo Lyrics
Рет қаралды 51 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 164 М.
Saxarla' || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || HD +Lyrics
8:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 617 М.
Hees: Madheedhaaliyo Hawd| Maxmed Mooge| Balwo Lyrics
3:11
Balwo Lyrics
Рет қаралды 77 М.
Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
7:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 729 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 749 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 962 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 61 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 425 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 93 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 127 М.