Hees: Dadka Hayska Weynayn| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 68,323

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Waxan ahay nin waayaha adduun wax uga muuqdaane
Waxyi igu ma soo dego haddana wax ima seegaane
Nin wadiifad haystaa hadduu wadi aqoon waayo
Waqtiga uu jecelyahaa kursiga laga wareejaaye
Wedna wuu jiraa xaal nafsina weyska weheshaaye
Shantan meeris ee gabayga ah heestana ararta u ah, waxa leh Maxamed X Cabdiraxmaan Jamac (Luggooyo): halka heesta "Dadka Hayska Weynayn" erayadeeda uu allifay Ibraahim Sh Saleebaan (Ibraahin-Gadhle).
***
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 46
@balwolyrics2780
@balwolyrics2780 4 жыл бұрын
Waxan ahay nin waayaha adduun wax uga muuqdaane Waxyi igu ma soo dego haddana wax ima seegaane Nin wadiifad haystaa hadduu wadi aqoon waayo Waqtiga uu jecelyahaa kursiga laga wareejaaye Wedna wuu jiraa xaal nafsina weyska weheshaaye Shantan meeris ee gabayga ah heestana ararta u ah, waxa leh Abwaan Maxamed X Cabdiraxmaan Jamac (Luggooyo): halka heesta "Dadka Hayska Weynayn" erayadeeda uu allifay Abwaan Ibraahim Sh Saleebaan (Ibraahin-Gadhle). Dadka hayska weynayn Inaad keli waxgarad tahay Hayska dhigin walaaleey Ruux waad badnaan jiray Marbaa laga wareejaa Kii shalay wacnaa baa Maantaba welwelaayee Anigaba waqtiga qaar Sida weli siraataa Warka layga guri jiray Waxse wiiqay taladii Weydeeyay ragannimo Hadba waaga joogaad La tihiin walaaloo Weji lacaga bay dumar Wacadkaba ku iibshaan Sida wabi qulqulay iyo Waadigaa xareeddee Shimburuhu ka waabtaan Weedhaadi inanyahay Waa laga wareerayoo Isla weynidaadanaa Waxad tahayba sheegtee Wacdaraha adduunkana Waxa laga waraystaa Ruuxii waxgaradee Adigoon waayo-arag noqon Cirka haysku waabine Naftan waalanaysaa Waano kaama maqashee Haddii aad maanta wacan tahay Waa inaad wax dhigataa.
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Ruux wadiifad hayn jiray
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Dhawaaqa- Ruux wadiifad laan jiray Asalka meeriska- ruux wadiifad lahaan jiray.
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 4 жыл бұрын
Ruux wadiifad hayn jiray marbaa laga wareejaa weey marwalba lkn dadku way fahmiwayan badankoodu waxayna isugu jiraan qaar wadiifada lafteedu waxay tahay aqoon iyo ku si kale erayga u fahmay Waaki tima cade lahaa nin wadiifad haystow kakale hayska waynayn
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Adiguna istihzaha sheekho ki aburay isla waynida awoda adonyada aqonta 3dexda midna horay u masheegan habka nalagoyaqano
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waxana keena xanoonka cudur an moqaal iyo meelgara. U ko xanoonta an midkodna lahay lana yirahdo al rijsi alRijzi
@youngdhegbour475
@youngdhegbour475 4 жыл бұрын
Waa ereyadii adeerkay Abwaan ibraahim aw saleebaan ( gadhle ) AHUN waa codkii halaasigaa ahaa Maxamed mooge liibaan baban AHUN
@abdirahmanjamac1315
@abdirahmanjamac1315 4 жыл бұрын
Ma adeero ayaa tiriyay ibrahim gadhle wlle ragg culus ayaa inaga hooseeya
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 4 ай бұрын
❤ibrahim gadhle iyo moogaba alle ha u naxaristo
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Wadiifad= xil umadeed qof haya noocu doonaba ha ahaadee qofku marku xil umadeed hayo ayay somalidii hore odhan jirtay wadiifad, dadkii hore hadalkoodoo kaliyaa fan iyo suugaan ahaa!!!
@hewho7993
@hewho7993 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal waan u baahnaa runtii 👍👍👍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 ай бұрын
Alaha unaxariisto ❤❤❤❤❤❤
@moremath3378
@moremath3378 Жыл бұрын
Somali music would have been incomplete without ML Mooge RIP ML Mooge the greatest
@abdirahmanjamac1315
@abdirahmanjamac1315 4 жыл бұрын
Heestan ereyada hore kuma jiraan cajaladda hore ee suuqa ku jirta, Mr balwo runtii wax aan kugu mahad naqo oo erayo ah ma garan karo sxb line cusub ayaa qaadatay dhanka yuotuberska
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 4 жыл бұрын
woooow wlhi sxb waa hees aan inaba caasdi ahayn waxaan la yaabay sida aad ula dhigtay erayada m l mooge ma ahayn nin loo gali karo ama la fasiri karo heesihiisa waayo arag wax na dheerbuu ahaa allah yarxamahu 😘😘🥰🥰🥰🥰
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Macamed mooge codkiisa lama fahmi jirin wuuna ugu talahaly in aan jiilka hada jira qaadin
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 3 жыл бұрын
Maxamed mooge liibaan hees qiima leh dadka hayska weyneyn♥️♥️♥️👍👍👍🇸🇴🎤🔥
@axmednabaddoon4726
@axmednabaddoon4726 11 ай бұрын
Maxamed mooge liibaan hees mcn weeya waalahi
@mohammedalsomali2726
@mohammedalsomali2726 Жыл бұрын
Ruux wadiifad hayn jiray marba laga wereeja.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Sixid:____ Ruux wadiifad hayn jiray Marbaa laga wareejaa!!
@abdihrasak
@abdihrasak 3 жыл бұрын
Alle naxariis iyo jano haka waraabiyo M M L B
@mohamedsuleiman8796
@mohamedsuleiman8796 Жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahad santihiin sida Isu xilqaanteen - ee miida fankeena, sida heesaha Sayid Maxamed, Aad noogu hagar baxdeen.
@abdikarinyare8398
@abdikarinyare8398 Жыл бұрын
Allh hooyo wallhi meel baa waaga ogaan
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 4 жыл бұрын
Sixid yar Ruux wadiifad hayn jiray marbaa laga wareejaa
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Dadka ha iska weynayn in aad Kali wax garadtahay ha iska dhigin wll
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Anigu heesihii hore maxamed mooge ban ugu jeclaaa
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Cod libaaxle Alle kuma cadaabo
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 ай бұрын
Cod libaaxle
@sacdiyogaciye9638
@sacdiyogaciye9638 Жыл бұрын
Heestan wax run ah bayka hadlaysaa wllhi intaan baa wllhi dhab ah hadaba waaga joogaa latihiin walaaloo waji lacaga bay dumar wacadkaba ku iibshaan
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 ай бұрын
Maxaad godoow qabtaa rag wax gal iyo wax garad.ah
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Mahadsanid kaabe
@aminoahmed4446
@aminoahmed4446 3 жыл бұрын
Waxan ahay nin wayaha Aduun wax uga muqdane Waxyi iguma soo dego hadana wax ima segane Nin wadi cad haystaa hadii uuu qadi aqoon wayo waqti ba uu jecel yaha Kurdish laga warejaa Sedna wa jiraa xaal nafsina wayska weheshaday
@heybadlow4404
@heybadlow4404 2 жыл бұрын
WAA ODOROS FOG LALANA HELAY SHIISHKA!!! WAXA U MADAX RUXAYA NOOLAHA O DHAN!!!
@mustafeaxmed1240
@mustafeaxmed1240 3 жыл бұрын
Balwo Lyrics, aad baad u mahadsantihiin lkn halka aad qorteen ruux waad badnaan jiray, waxan filayaa inay tahay ruux waadifad hayn jiray mar baa laga wareejaa, dhawaq ahaan iyo macno ahaan ba iyaday u badantahay. Mahadsanidin.
@hamdabaashe8643
@hamdabaashe8643 2 жыл бұрын
Kama caajiso codkiisa
@yusuf-nabadaxmed262
@yusuf-nabadaxmed262 2 жыл бұрын
Heestani toos bay iiga hadlaysaa.
@CiiseCilmi-vt3in
@CiiseCilmi-vt3in 5 ай бұрын
😊
@facultyofmemes135
@facultyofmemes135 4 жыл бұрын
MaHadsanid Sxp Heestas inteeda hore Dadka ma yaqaanin badanaa Subscribe like io share ba waa u qalanta
@heybadlow4404
@heybadlow4404 2 жыл бұрын
👍👏👏👏👏👏👏👏👏👍👏👏👏
@xaajichanal665
@xaajichanal665 3 жыл бұрын
Zhp hees Ah Alaa faxane ruuxi filsan loo abuuray lagu faroyareestay Heesta Link iiso dir Aan Dhegestee Meelba kasoo racaye
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Wllyaal ii codeeya subcribe hala isaara chanalkeyga pless ninba malin un hantiyaahe
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Ninka kiliya codkiisa la copy kari waayay
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
كم عد د المها ت الو منين عا ئشة عدد احا ديث
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ابليس كيف يقبل المك ويطب
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 389 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 33 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Hees: Allaa Faxan| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
4:58
Balwo Lyrics
Рет қаралды 148 М.
M.MOOGE @DOONIDII JACAYLKA
5:20
A C M PRO
Рет қаралды 75 М.
Maxamed Mooge|| Isku-shuban Qaraam|| Balwo Lyrics
5:51
Balwo Lyrics
Рет қаралды 116 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 469 М.
Dadka ha iska weynayn || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || +Lyrics
5:00
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 164 М.
Saxarla' || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || HD +Lyrics
8:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 617 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 122 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН