Xogo cusub oo laga helay xasuuqii xeebta Jasiira iyo goob-joigeyaal ka waramaya

  Рет қаралды 79,220

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

Xogo cusub oo laga helay xasuuqii xeebta Jasiira iyo goob-joigeyaal ka waramaya sidii habeenkaas wax u dhaceen.

Пікірлер: 163
@nimcocarab4774
@nimcocarab4774 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto dhamaantood intii ku dhimatay adeerkay abkor maxamed Yusuf diriye dhaawacii uu arinkaa ka qaaday haduu la nool yahay kolay arinkaa mar uun baalayska abaalin aduunka tii allahna waa meel
@zainaomah7102
@zainaomah7102 4 жыл бұрын
dheereeye waa adeerkay buuga uu qorayna waa run illaahay ha u naxariiste 2014 ayu geeriyoday ma ilaabi doono sida loo galay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Haduu aderka ahaa ilahay hau naxriiste Makaga shekeyay dhacdadan
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Zaina dheereeye illaahay haw naxariistee kuwa aljasiira lagu laayey kuma jirin miyaa adaa waxaad soo qortay 2014kii buu geeriyoodaye
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@gedefletv6049 Dheereeye markiiba laga dajiyay baabuurtii ayuu cararay intii aan la safin een dhibac la iskugu leexin sidaa darteed wuu babaday laakiin wuu aamusay oo shook baa ku dhacay dadku waxay ogaadeen uun inankii dhaawacmay ee maydka looga tagay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Dheereeye number 11-kii Gobolkii W/Galbeed ee Kubbadda cagta ayuu ahaa
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
Xasuuqii ceebta hazira tonight is the 19 July 2022 is almost 33 years black days inalillah wa rajuxunn 🌸 unforgettable
@munabdi9107
@munabdi9107 2 жыл бұрын
ت جيش
@saadamohamed2472
@saadamohamed2472 Жыл бұрын
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 ай бұрын
Daglakii 1994 baha Sunday bloody
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
Tuur ciise jaamac gaade burco ayaan ku ogaa u yeedha oo waraysta waa nin Axmed faarax ah oo ka sii ah( reer raage)
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 Жыл бұрын
Tuur Ciise Alle Ha U Naxariisto Waa Macalin Burco Ayuu Ku dhintay Macalin Xisaab Ayuu Ahaa Ardayadii Ka Faaiday Waxaa Ka Mid Ah Macali maxamed Somali
@MaysaFaraax-xb6ql
@MaysaFaraax-xb6ql Жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto macalin tuur ciise
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Жыл бұрын
اللهم عافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم آمين يارب العالمين.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
#QADAADWEYN waxay inaga galeen wataa illaahay ka jarayo oo ay #QARAX iyo waxkle ku madheen lkn wlhi ma ilaabi doono waa balan hdu alleh nagaadhsiuo inaanu ka goosano oo aan #XASUUQNO into laynaga dilay illaahh how naxariisto🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Kuwaasa yidhaa #WLALBAYNU NHY #MUJGODANE ayaa ka Jaray allh how naxariistee🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Hada saraakiisha hawlgalka ku jirtay isaaq waa ku jiray ee ku darso barnaamijka kuwa basaasayeyna isaaqbaa u badnaa ogsoonow
@xoriyoabdiali3264
@xoriyoabdiali3264 2 жыл бұрын
Caqligaaga ma waxaad ku faraxsantahay in koonfur qarax ka dhacayo adigu marka kabadbaad hadaad maktuubka adigu gacantaada ku haysato.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
@@gedefletv6049 ciidamada isaaq siyad bare konfur ayuu uwareejiyey si ayna dadkoda ugu hiilin kuwa wax xasuuqay daarood ayay ahaayeen
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Cidkasta oo ka qayb qaadatay bas musiibo utaalaa canjeex cabaadkiisa waad arakteen Hada tii lahayna way sugaysaa
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 Жыл бұрын
ku yar oo waxba arag o xaar kaa buuxo ayaa tahay.walahi inaad waxba iska dhabeynin. dadkii hargeisa ku laayey af dheerta ayaan ka mid ahaa. sarkaal miletiri ah o su sugan hargeisa iyo burco ayaan ahay 1987ki ila 1988. haa'dana america ayaan ku suganahay.adiga iska da'a e abayaasha iyo dadkii libaaxyada idiin ahaa ayaan dhiiga ka hooriyey adeer. walahi dhib ilahaa kuma tusin. marka aan af dheerta soo leyno, dumarka af dheerta ayaa ku raaxaysaneyney no waqtiyada hakadka .waa malmo madow o somali dhamaan falal xun ay so wada sameeyeen. xiisad xun oo jirtey waqtigaa ayaa duruufahay keentay. hadase wax xumaan ah oo u hayo af dheer ma jirto.ilaahay ha no wada dambi dhaafo.
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 2 ай бұрын
Alah.hawnaxaristo Dhamantod Intii.kudhimatay.xasuuqaa.waxa.wali.iimuuqda Ragii.habeenkaa.wajiyadoodii.iyo.suuradoodii.anigu.habeenkaa.maan.joogin.guriga.waana.labaadhay.waxan.ladoonayay.aniga.walakay.daqare Anigu.kuxdhnaa.taliskii.guud.ee.nabad.sugida.waayo.waxan.kamid.ahaa Dhaliyardii.loo.xidhay.tabshdii Kadhacay Buula.xubay.taasoo.udhaxaysay.isaaq.iyo.dhulbahante. Ragaa.habeenkaa.waxa.kujiray.cali.maxmed.diriye.ilkayre.hbr.j.samane.oo.aanu.wadashaqayn.jiray.mid.mid.ayay.ii.horyimadeen.ragaasi. Ragan.hada.watamayaa Waa.2 Gaadhi.ee.dhanaane.lageeyay
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Aad iyo aadbaan u salaamayaa Suxufi C/rsq, weriyaha, Abokor, Xasan, Fuaad, illaahay ayaa ka reebay, waqtigooda ayaan gelin
@siciidadan1323
@siciidadan1323 2 жыл бұрын
L
@qamachaaf4467
@qamachaaf4467 3 жыл бұрын
illahayha.caadabo.canjeex
@abdiraxmanfartaag2293
@abdiraxmanfartaag2293 4 жыл бұрын
markaa ma kuwaa ayay somalinimo naga dhexaysaa dagaal iyo colaad gaamurtay mooyee
@xaawahaafaa2112
@xaawahaafaa2112 2 жыл бұрын
0⁰00
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 6 ай бұрын
Walaal jacel channel... .
@ibruadan7763
@ibruadan7763 2 жыл бұрын
Cabdirisaaqow Isaaq waxba daba gelimaayaan ee iska dhaaf. Isaaq godob siyaasadeed maleh!!! Morgan baa Garoowe taxtaxaashaya..oo M/weyne isu taagay Puntland, Maslax baa isna ahaa musharrax M/Weyne!! Gaani baa Jabuuti iska laafyoonayey!!! "Eedaadki soo maray Umul baa ilowdee" Hadda nothing is too late....
@faafintadiintaislaamka2942
@faafintadiintaislaamka2942 6 ай бұрын
JAMHADII IDINKA LAFTIGIINU DAD BADAN BAA LAYSEEN QABIIL AHAAN SAA MAQLAY SXB SOOMAALIBIS GUMAADAY WAXNA KAMA DHEXEYN MA AQAAN WAX ISKU DIREE
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Dhamaantood ilaahay ha u naxariisto
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Alleh hawada naxaristo wll
@aamiindholoyare7052
@aamiindholoyare7052 2 жыл бұрын
canjeex waan dhagaystay waraysiyadii lala yeeshay waxaa halkaa ka cad in aaanu isagu fulin xasuuqaa ninkan cararay ee dheereeye wuxuu ku sheegay waraysigii sayid.fadal kula yeeshay 2007 dii canjeex isagoo u malaynaayay muuse mire ninkii kaliya ee ka badbaaday xasuuqaa
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Xaguu Ku Aasnaa Ka Aad Ku Magacawday Dheereye Mudada Intaa Leeg Ma Suxdinbuu Galay?
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Dheereeye number 11-kii Gobolkii W/Galbeed ee Kubbadda cagta ayuu ahaa
@ahmedsahal2478
@ahmedsahal2478 2 жыл бұрын
Aniga laftigaygu waxan kamid ahaa dadkii lala baxay habeenkii danbe 18jul 1989
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay
@osmansufi4066
@osmansufi4066 8 ай бұрын
Waa beentood ragaa la laayeye walaalkay baa ku jirney ragan la laayey 2 baabuurta baa lagu qaaday waxaan lagala baxday ina carab xaqiir baa xaga laamiga ugu xigtey waxa ku xigtey gudiga laga baxay 4 wiil ee ciise muse iyo inaadeerkood oo ruma iyo will uu dhalay oi xidigle ahaa oo gacan ka jabnaa iyo will ay inamada ciise muse ibnaati ahaayeen oo Arab haashim axmed cabdale ahaa oo 14 jir ahaa sekeda ku xigta waxay lagala baxday 7 nin oo garxajis ah oo uu ku jiro nin ciidagale ah oo ah diinkii kuliyada kimisteriga iyo bayoolajijs oo guunyoobe ahaa iyo xasan sandheere lataliyihii safiirka maraykanku iyo ina xaaji dahraan oo habatyoonis guriga galbeed ka xiga waxa lagala baxday 5 wiil oo habatyoonis iyo saxad muse ah oo u soo hooyey gurigii fuaad cabdilaahi oo Arab ahaa ahaan madaxa walaakaadii sahaysiinta maraakiibta oo aroos ahaa oo madi ahaa ta kale dekeda laamiga u xiga waxa laga soo saaray oo habatyoonis iyo cimraan ahaa wiilashii habatyoonis ee restuarankii shineema ducaale ka shaqaynayey iyo niman cimraan ah aden cali dheere iyo ina saciid cimraan dadka la laayey aniga iyo nin cimraan ah aden wilad iyo inan ciise muse ah oo xasan la yidhaa oo imaaraadka ku danbeeyey ayaa qorney waxay teeb ku garaacay seynab yusuuf xaji aden aw cilmi oo haysatey warshadii caanaha waxay u dhiibey naag maraykan ah oo UNDP markiiba lix 10 saacadood gudahood ayey Moscow iyo maraykan iyo ingiriisi qayilayeen snm guul siyaasadeed bay gaadheen se kuwan maanu maqal se ninka la odhan jirtey xuseen cumar xaawo oo ciidagale ahaa meel gooniya ayey ka keeneen isbitaalka madina guri ka hooseeya
@abdirahmanhussein6328
@abdirahmanhussein6328 4 жыл бұрын
31 years later from Jaziira suburban beach Mogadishu massacre in July 18,1989, there are 3 men who come forward to tell untold story to Horyaaltv media. There are 5 survivors from massacre who consist of those 3 witnesses on Horyaaltv 1.Abokor Mohamed Yusuf 2.Hassan Nuur Hersi 3.Fuaad Abdilahi Ibrahim There is only one key witness of massacre who shot on back , but he survived , but he was the whistleblower on July 18,1989. Mr. omer Musa mire was witness in massacre of unarmed civilians. Despite of first whistle blower , there was another witness who ran away from scene at Jaziira beach and never told before , then , he was traumatized and died as result of what he witnessed that night of massacre. His name was Mohamed Ahmed Ismael “ known as Dheereye” . He was a soccer player and he played inter regional soccer competition Somalia in 1984-85 in back days , he also graduated from Polytechnic college in Mogadishu 1989. Unfortunately, he was died in Hargeisa 2014. The new information about the new witnesses who confessed about the massacre is important for victims to have fair justice. Today, the second key witness was Dhereeye ,because he was escaped by foot .so far , we know that doomed regime of Siad Barre and commander who ordered to massacred killed for only one reason because it was ethnic cleansing and they are belong to Issaaq. The families of victims and survivors would never forgive the killers. Nobody can tell me that it was not ethic cleansing what happens July 18,1989. Muqdisho consisted of 16 Districts,Xamarjajab,Shangani,Wadajir, AbdiAziz,Xamarweyne,Boondheere,Shibis,Wardhiigley,, Dharkeynley,Heliwaa,Waaberi,Yaaqshid,Deyniile, Hawlwadaag,karaan iyo Hodon, but the Doomed regime raided Portion of Wadajir and another portion of Hodon and picked up unarmed civilians and shot 46 of them , so don’t F..,king tell me they were not killed their ethnicity.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Thanks warka xaqiiqda ee faahfaahsan sidaad usoo gudbisay
@InfiniteCuriosity1210
@InfiniteCuriosity1210 2 жыл бұрын
It's not even a different ethnicity it's worse they massacred them based on their clan, literally simply because they were of a particular family
@caashamohamed7902
@caashamohamed7902 2 жыл бұрын
⁰08
@YaxyeKanuto
@YaxyeKanuto 8 ай бұрын
Aniga abtigay ayuu ahaaa dheereye Allah yaa🤲 arxma wax uu dhintay Malin iida ayuu dhintay , arinka xasuuqa jasiirana uu iga waramay ilaa mantana maskax dayda waa ka guuxda 😢
@ibrahimtimocade9788
@ibrahimtimocade9788 Жыл бұрын
Somali dhiig Baa Caadi loogu maydhay Wlhi Ilahay ha u naxariisto intii dhimatay
@alimohamed2298
@alimohamed2298 2 жыл бұрын
Ninkan yuusan qof dambe wareysannin. Waxaan la yaabbanahay isagii baan sugeynnin jawaabta uu ruuxu bixinaayee. Kan cariye maahee, wariyue kale raadiya.
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
habeen illaahy baa naga bad baadiyey waxanu dageneyn iskoskii koronta ee madiina aqalkayga waxa hor istaaqey odey guul wade ahaa majeerteen ah ayaa gaadh naga hayey oo noo sheegay dad badan oo isaaqa ah la raafay oo aan wali la ogen halka la geeyey
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 2 жыл бұрын
Subxanalah waxaas oo dhibaato ah wexey u sameynayeeyn iney dowlad sii ahaadaan lkn ayagana waxba kama dambeyn dulmi meel laguma gaaro
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Жыл бұрын
When the regime of dictator siyaad barre was committing genocide against the people of Somalilland,he did not divide them in to clans,but were killed by being Isaaq the unfortunate thing is that today they are dividing themselves in to clans very sad they should stick together as one nation and one people
@abdirizakmohamoud3534
@abdirizakmohamoud3534 3 жыл бұрын
Dadkkaa daalimiintu dileen allaha u naxariisto idinkuna meel saara dadkii lagu xasuuqay boorama iyi jibaale dhulbahante iyo ciise
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Жыл бұрын
Sidani wax halaga Badalo Sheeko Baraleey weeyee 😂
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 2 жыл бұрын
Liars rasaasta maamaqlin
@AliMohamed-ng8fl
@AliMohamed-ng8fl Жыл бұрын
Watched in Phoenix az usa 🇺🇸 11/26/2022 Wuxu aha Xasuuq arxan darro ah oo dad Shacab ah o an waxba galabsan Hayb ahaan dawladi u laysay . Very sad sorry.
@saeedmohamed7810
@saeedmohamed7810 2 жыл бұрын
Intaas oo sano kama sheekayn sidii wax uu dheceen way sheegeen Canjeex in uu joogey meeshii laga qabtay mase magcaabin joogitaankiisa meeshii dadka lagu laayey
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 2 жыл бұрын
Kani wuxu ahaa cidhibtir waayo silly Muqdisho ku ma koobnayn ee Puntland dad baa laga qabqabtay, magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, dad ka soo qaxay Ethiopia aan ahayn Isxaq ayaa la dejiyey. Ganacsigii oo dhanna waxaa lagu amray Isaq inay kula shuraakoobaan qaxootiga ganacsigooda saami bixin la'aan.
@koleabdi1701
@koleabdi1701 2 жыл бұрын
xasan 6 jeer ayuu waydiiyay miyaad miyir qabtaa
@ahmedsahal2478
@ahmedsahal2478 2 жыл бұрын
May ahayn sallasa ee waxay ahayd habeen sabti soogelayso waayo maalinta mudahardku dhacay waxay ahayd jimce
@MaysaFaraax-xb6ql
@MaysaFaraax-xb6ql Жыл бұрын
Waxay ahayd salasa oo 17ki bisha ag 3 cisho kadib maalinti isku dhaca
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Waxaa hubaa nimankaas lagu laayey jaziira inay ahaayeen dad aan waxba galabsan oo loo laayey qabiilkooda ilaahay kadhaliyey
@suniyagipril9214
@suniyagipril9214 3 жыл бұрын
Maanta ayan tariikhdan iyo tariikhyihii hore ee isaaqii layay samaroonka dib uso milicsaday wlhi anu hlkan waxan folxumo ahayn maku arko anu borama ayan ahay somalay qof walba hadu boog tirsado dhaman mayso ee maynu inti dhimatay allaha unaxariisto intan wada dhahno allow xaga danbe naga hagaji un dhahno maxay tahay ilawsho la'aanta inta leeg ee ina haysta aynu ilahay ulaabano
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 2 жыл бұрын
Waxaan qabaa fikirkaa i from burco
@afardhaanoffiacl3321
@afardhaanoffiacl3321 Жыл бұрын
😅
@alimohamed2298
@alimohamed2298 2 жыл бұрын
Barnaamijkan was barnaamij xuquuqooda loogu raadinaayo dadkii lagu xasuuqay Jazira. laakiin, ninkan wariye maahee, wariye kake u raadiya fadlan.
@saidali6960
@saidali6960 Жыл бұрын
Kaa dilaalka ah kulahaa war way xanuunsanayaan, war sida ilahY idiinku ogyahay u tabiya.
@ibraahimmaxamud4128
@ibraahimmaxamud4128 16 күн бұрын
Waar yaa waxaad disheen 93 nin oo absama ah waxa disheen 20000 kun oo qaxoonti ah waxaad ku dawoonaysaa 4 nin
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Waar waxan reer Miiga ahi weriye maahee ee raggan waraysi kale halala yeesho.Muxuu ahaa jaanjaankan waraysiga loo dhiibay ma maqsin qaad ayuu moodayaa ragga inuu ku waraysanayo!
@abdimariahussein4583
@abdimariahussein4583 4 жыл бұрын
ma ila aragtay badaw aan lahayn dareen dadnimo weeye waxaad mooda inu si isu diidsiinayo inu waraystaba
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Wa ka yaabay weriye maaha
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 жыл бұрын
waa cayden 2 sano kahor yaa idinka cafinaya mantaa shalay ayaa laa asay wariye sayid
@xoriyoabdiali3264
@xoriyoabdiali3264 3 жыл бұрын
In doowladii siyaad barre ummad faro badan laysay ma diidani lkn walaalahan waxaanan fahmin markii ragii xeebta lagu laayey ninkamid ahaana meeyd ahaan looga tegey oo dadkii meeydka ahaa ku dhex dhuuntay uu kadib cararay oo magaaladii galay fahmey lkn askartii dadka laysay miyaanay dadka duugin siduu uga soo baxay qabrigii ama godkii xasuuq wadareedka?
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Wax la Duugay rasmi ma jirto, waa askar iyagiiba argagaxay oo iska cararay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Xoriyo sida nimankani sheegayaan waxaanu Ku jiraabay leeyihiin liiska xasuuqa jasiira waana noolahay markaa dadka 47 da lagu sheegayaa saw ma muuqato in tiradu intaa ka yartahay
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 2 жыл бұрын
Canjeer réer ke uu ayaa
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Maanta daalimiinti faqashta caasimadi aysida uguqooqeen ekibirkoda xata fircoon iqarsoyidhi ayalogadhaartay inay shaarubahageliyan wanaykaquusanlayin qurbajoogtodu Nairobi bay carura kula erten dhulmahaystan nafleh o Resource siga ay umadi ubaahantay uyalo way ciqaabanyiin faqash cadaabti Allaah naway udheertay Waxajirta qaarkamida daaliminti wadanka awoodakuhaystay inaynalajogan qurba habartadhashay safkahore masaajidka cidi ogamahorayso waxay uhaysata inay safkahore maqfiraditaalo weliba wax ad ubadana walagashega onan qoralkukobikarin
@hogolmediatoronto4315
@hogolmediatoronto4315 Жыл бұрын
Qisada iyo sheekadu way fiicantahay lkn kan waraysanaya waba nin mirqaansane ADO caadiya kaalay dhaha
@ubax7758
@ubax7758 Жыл бұрын
Wllo wuu dhintay iska daa
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 11 ай бұрын
50 cinquantw iyo 100 Centiquente. Vinte Quatre. Hhh italan. Wax lagu sheegay. Argente fiat. Inta gaari xamar wakhtigaad Ragaa Waxa ka maqan Isna kuwait ku ogaa ninkii Reer shiikh Cumar muuse, jamacada Gahyr isagiyo Ex wassiir Duur iyo
@abdimalikaden3820
@abdimalikaden3820 2 жыл бұрын
Mida kle snm dadkii ay kulaysay borame iyo buuhdle meel kusheega
@mahadgooni
@mahadgooni 2 жыл бұрын
Nimanka isaaqa meey wareystaan ma xeey u qarinayaan
@hodanaxmednuur2858
@hodanaxmednuur2858 2 жыл бұрын
Ax ax
@ismailyassin1281
@ismailyassin1281 3 жыл бұрын
Acww. Habeenkaas waan sigtay xog badana waan ka hayaa
@ismailyassin1281
@ismailyassin1281 3 жыл бұрын
Fadal phonekiisa ii soo dira plz
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
Fu'aad waxaan muqdisho tegey 1990 buu yiri. Xasuuquna wuxuu dhacay 1989. Bal iswaafajiya.
@asijaberger6182
@asijaberger6182 3 жыл бұрын
Fasax baan ku tegey xamar 89kii buu yidhi, xageed noo qaldaysaa!!!
@maxamuudyasiin6713
@maxamuudyasiin6713 4 жыл бұрын
Ilaahay halaga baqo.hadalkiinu masaxna
@adanelmi
@adanelmi 4 жыл бұрын
Maxa ka qaldan hadalkoda maxadse ku biininaysaa adba adigoo ilaahay ka baqaya
@maxamuudyasiin6713
@maxamuudyasiin6713 4 жыл бұрын
Aadanaw taa hada aan xasuusiyay tuka wayn umahayo lakin hadal iyo hilbaba kalaqalan adeer
@adanelmi
@adanelmi 4 жыл бұрын
Haa lkn maxad diiday oo ka qaldan nimankan ma been bay sheegayan ma borubaganday wadan bal aynu ka hadalno ta kale danigu waa xaaran in lawada hadlo ama laysa saxo ayaa ka fiican waan ku salamaya
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@adanelmi nimankan watkoodu ma shiila
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 2 жыл бұрын
Wariyaha wuu dhintay, Allaah yaa raxma 😥
@LatrineSpray
@LatrineSpray 2 жыл бұрын
Kkkk iidoor calaacal badana 😂😂😂😂😂
@LatrineSpray
@LatrineSpray 2 жыл бұрын
@@mubarigxarago6247 hooyada ana wasay xasuuqna ugudaray iidoorow 😆
@saidali6960
@saidali6960 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@saeedmohamed7810
@saeedmohamed7810 2 жыл бұрын
Sheekadan waxaan fahmi waayey Rasaas ma maqlayn kuwii wax dilay baa baabuurka nala saara oo naguma darin dadka dilka amarka bixinayey ma sheegin
@roodacismaan952
@roodacismaan952 2 жыл бұрын
Wariyuhu waa daadwararac doqon weeye adeer wey ku gudhay laalaa baad ku jirta gondohooda ayeye ka dhacday dhemaj baa gaadhay ilaa hada iny dhinteen bay isu haysteen adeer 33 ka hor ayey naftii ku soo noqotey ax ax ax waa in magtoodii la siiyo dhimasho wax ma dhaamane
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 3 жыл бұрын
Amarka dadkan lagu layay waxa bixiyey Gen maslax maxamed siyaad barre waxana fuliyey ciidan u watey coneyl canjeex alle ha u naxariisto dadka masaakinta ah ee la xasuuqey
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Ariinkan wax garadka isaaq badidoodu iyo maamulkooduba way ka gaabsadeen war hawshaas faraha halaga qaado ayay u bateen waayo dawladii wax loo tirsanayey meesha way ka baxday shakhsi dacwadiisuna meela gaadhi mayso waxaase is waydiin leh nimankan liiska dhimashada ku jira hadana markhaatiga ah ninka canjeex ku xigau xaga derejada ciidanka habaynkaa hawlgalka sameeyey wuxuu ahaa nin habarjecla ah oo ina wildan la yiraahdo isaga denbi maw imanayaa arinkan niman weriyayaala ayaa oyaguna fuyuus ku raadsada laakiin hadii arinkaasi maxkamad debeda uu gaadho arimo badan baa soo baxaya oo isaaq badan oo hargaysa iska oohiya ayaa lug ku yeelanaya ee maa laga daayo arinkaa wax badan baa soo bixi doona oo isaaq isu qabsan doonaa kadib waxaa imaanaysa in arintii awdal iyo qaxoontigii absame iyo kalshaalena lasoo bandhigo oo laysku maxkamadeeyp markaa inoo wada waa bilaw fiican bal halkay caga dhigato aan eegnee
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 Жыл бұрын
odayga gacanta go'an leh been in uu sheegayo waxaa lagu garanayaa hal shey : labada nin e kasoo horjeeda wey is eegayaan marka u hadlaayo. war meesha maxaa been socota ilaa magan.
@sulekhacabdi4910
@sulekhacabdi4910 2 жыл бұрын
Wariye dadka hadalka udaa
@NaumiMe6302
@NaumiMe6302 Жыл бұрын
😂
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Jasiira genocide in Muqdisho. Jasiira genocide in Muqdisho was worth than horishimo of Japan in second world war and first world war Jasiro. Still Somalia claims another genocide from somaliland That criminalers are still in somalia and needs to overhand their names to international humantiry investors. Ibrahim omer
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Жыл бұрын
How can u compare Hiroshima where more than 120000 people died and jazeera where roughly 46 people were killed. Stop being ridiculous
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Xasuuqii boorame iyo xasuuqii kalshale ya lo xilsaraya
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Wax ka jiraa ma jirto, keen liiskooda ama magacyadooda, ama wareysi kan oo kale ah kuwii ka badbaaday, waa Illaahay ka baq oo dadka aad ku diganayso jooji, car sheeg magacyadooda, waxaan hubaa in aabahaa ama adeerkaa ku jiray kuwa dhiigga dadka daadiyey oo aad qiil u doonayso, arrin well documented ah soo bandhig, tuug tuug dhalay
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
​@@mhassan0163 wa baqayan samaron ma shegan karan
@malikamalik5703
@malikamalik5703 2 жыл бұрын
I am one of those who survived from Dhanaane
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 2 жыл бұрын
Him interviewing them is he OROMO speciale Those called Jaarso, because we know they are our enemies, and they try to create division between SOMALI people. Why they never talk about those SOMALI people who OROMO´s has killed in ETHIOPIA?
@naturevideo1
@naturevideo1 2 жыл бұрын
War beenta Ta dadka ka daa ilhy ka baqo,,,,xusuuqaas hal nin kliya aya ka badbaaday cumar muse la yidhaa kuwait buna ku noolyhy 😂😂
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 2 жыл бұрын
Adoo waraustay gacan ku dhiig Wk canjeex maxad u waydin wayday sababata uu dadka u xasuuqay maxaanad uhor keeni wayday dadka
@muqtarahmed7457
@muqtarahmed7457 2 жыл бұрын
Waxa idin laayay mareexaan gaar ahan rag aad aabayooshid Disheyn ee Iska ilowa waxas oo horay U socda
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 Жыл бұрын
Abyashod xage ugu nimi hadi hargeisa lagu layey iya wadkoda so doontay muqdisho waa magalo hawiye
@abdiali7816
@abdiali7816 Жыл бұрын
ISAAQOW HUUHA DA NAAGA DAYE IYO BEEN TA DHULBANTAHA WAAD GUMEYSIN BAAS KA DHAHAA 😂🤣 SHEEKADAN AD NGO YAADA AAD KU TUGSATAN 😂😂
@wowmedia7264
@wowmedia7264 Жыл бұрын
Abti waad xanuusanay saaye meel dad nacayab lugu daweeyo tag maxaa been cid walba way ogtahay dadka jasiira lugu layay in isaaq nimo lugu dilayee
@hannanbashe1833
@hannanbashe1833 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo waxkale2ku odhanmayne
@xoriyoabdiali3264
@xoriyoabdiali3264 3 жыл бұрын
Weligeey ma difaacin mana difaaci doono qof gardaro iyo qabiil loo diley ama loo dhibasteeyey lkn beentana waan necbahay maadaama aynu dad muslimiina aynu nahay wof waliba xaqiisa si daacada oon beeni ku jirin ha u raadsado waayo aduun iyo aakhiroba waad ku halaagsami doontaa markhaanti beenaale cadaab adag ayuu leeyahay, soomaalina ama doowladi ha.layso ama shicib wax halaayo e lays baabi,i qof gool ku dhaliyey ama sad fiican ku helayna maba jirto xisaabi haday timaado waa lays wada maxkamadayn doonaa si daacada .
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 2 жыл бұрын
Waxaan hadalkaaga ka fahmay inaad tahay gabadh ka soo jeeda qabiilka daarood
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@craxiimmaxamed4014 qofkii yiraahda saas ilama aha waa daarood miyaa markaa cuqdad qabiil ayaa meesha taal adeer hala wada xisaabtamo maxaad ku diidantahay idinku waxarna maydaan dilin miyaa tan kale raga halkan fadhiya waxay leeyihiin liiska geeridaa nalaku daray waana noolahay
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 2 жыл бұрын
@@gedefletv6049 waar indr weligeed baa la is layn jirey ee horta inta aynaan xisaabtamin aynu laba kala saarno 1) dadka wixii shaadh dawladeed lagu diley iyadoo la isir beegsanayo sidan dadkii lagu xasuuqay xeebta jaziira. 2) iyo dadkii lagu laayay shaadh qabiil, jabhadeed Iwm. Haddii ay isla xisaabtan noqotana waan ogolahay anigu wixii aanu laynay in laygula xisaabtamo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@craxiimmaxamed4014 waa sax inader nin caqli badan baad tahay qof xaqdaro lagu dilay oo islaama oo soomaaliya qofka duudsiyaa isagaa ku dhib qaba qof gacan ku dhiigle ahna qofka difaacaa waa la.mid kaba soo qaad dawladii cid walba way lahayd ma waxaa denbiga loo raacayaa shakhsiyaadka lagu tuhmayo inay dhib tan gaysteen mise cid kasta oo jago sare ka haysay dawladaa marka la eego saraakiishii ugu saraysay xaga ciidamada meleteriga sirdoonka waxaa ka mid rag hargaysa xilal waawayn ka haya mida kale hada waxaa jira ssdf markay dagaalamaysay saraakiisha ugu badan ee majeerteen dhibta u gaysatay isaaq bay u badnaayeen sida dhega wayne iyo maxamed kaahin ragaa maanta denbi maloo raaci karaa aniga figradayda maya waayo dawlad baa amraysay dee moorgan iyo ragii la mid ahaa iyagana dawlad baa amraysay tan kale inaader qof walba oo beesha isaaqa boqolkiiba todobaatan wuxuu leeyahay sideed boqol oo qof baa agtayda lagu gawracay oo xansuuq baan ka badbaaday taa qudheeda in la hubiyo saw maaha maalin baa jirta aan cidina dafiri karin waxay gaysatay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Waxaan kaloo rabaa inaan kuu sheego arinta xeebta jasiira anigu waxaa leeyahay waa khalad aad u xun waayo dad masaakiina shacaba aan hub sidan inta guryahooda lagasoo raafo in tacshiirad la.mariyo waa khalad aad u wayn laakiin hada marka canjeex laga waraysanayo waxaa hadalkiisa ku jira maslax baa amarka bixiyey waxay ahayd in la waydiiyo maslax wuxuu amarka ku bixiyey in dhalinyarada xaafada buula xuubay la geeyo dhanaane laakiin ma wuxuu yidhi jasiira hala geeyo oo hala laayo tan labaad ragan la waraysanayo waxay sheegayaan inay ku jiraan liiska geerida jasiira hadana way noolyihiin xitaa dheereeye waa kuwa leh 2014kii ayuu hargaysa ku geeriyooday markaa dhimashada dadka is xansuuqay waxaa kuu muuqata inay tiradu 47.qof ka yartahay sxb
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Kuwan dacwad bay kaga dhegtay war ordayaoo xishood a fuyuus iyo lacag haku raadinina calaacal iyo waa nala xansuuqay cabdirisaaq cismaan fadal nabad sugida ayaa ka mid ahaa isagaa lug ku lahaa arinkan
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Odeyga been badana xabadihii dadku lagu layey ma maqaleyn kulaha meshuna agtaydii ahayd
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 4 жыл бұрын
Sxb taada ka hadal waxba haka sheegin nin aanad garaneyn ....hadaad adigu taariikh hayso Soo fadhiiso tvyada .... Lakiin nin aanad wuxuu galo iyo wuxuu gudo garaneyn waxba lagama sheegi
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
​@@adamyuusuf5097 kuli wa waxa ay shegayan wa been xasuq jaziiro ma jiro
@baylebilaal9103
@baylebilaal9103 4 жыл бұрын
Kkkkkkk been cad bay umada u soo bandhigaay waar ilaahay ka yaaba ma dadkii aakhiraa tv yada cawa soo fadhisiyeen ka dayaaya masaajidka ciyaaraha siydow
@abdirahimhusseingaaxay3394
@abdirahimhusseingaaxay3394 4 жыл бұрын
indho la.aantu waataa aad ku difaacayso nin caawaba illaahay hor jooga, waar taaduun ilaasho oo nimaanada ogayn marag haw furin
@deeqabdi6887
@deeqabdi6887 4 жыл бұрын
Habarjeclo iyo habar awal waxa ku kelifay inaay degaan garxajis baa,biiyaan dadkuna aay islaayaan ayaa waxa aay tahay mashaariic gaalku siiyo maamul ku sheegooda sidaa li,ajigeed waxa aan ku nacay ayaa waxa aay tahay wixiii diintu noo sheegtay aduunka kor kiisana aanu ku aragnay ayay garaadka kala nool yiihiin inaan dhulkayaga ka qaxno waxa usababa gaalo waxa aay noo soo adeegsadeen habarjeclo iyo habar awal maalin kasta mashaariic ayaa lagu soo qaataa sidii loo dabar gooyn lahaa beesha daarood ee waqooyi degta iyo beesha garxajis waxaan hadabo bulshooy idin waay diiinayaa ma waxaynu iska celinaa gaalka mise khaniisiinta habarjeclo iyo habar awal labadaa beelood misee gaalka uraaya, intii laga aasaasay maamulka waxa aay khaniisiin u,ahaayeen gaalo sababtuna ayaga ayaa wax siiya gaalna nin aanu dhaqan khaniis uga dhawaan wax masiiyo lamana xidhiidho waxa aan uga socdaa ayaa waxa aay tahay gaalku mandaqadda islaamka markii uu yimi labadaa beelood ee kala, ah habarjeclo iyo habar awal ayuu muddo fog kala xidhiidhaayay si, uu danihiisa mandaqadda uga fushado 100kiiba 80 uu ka fushaday hadabo waxa lagama maarmaana in meesha lagu arko beelihii uu gaalku soo adeegsaday ayaa waxa waajiba in la,gumaado ayaan ugubaaqi lahaa bulshada islaamkaa, Erayga argaggixiso bulshada islaamkaa ayaa loola jeedaa hadii cidi argagixiso tahay gaal iyo khaniisiinta habarjeclo iyo habar awal ayaa ahaan lahayd wixii u adeega ayaa argagixisaa balsee magac aaynaan samaaysan inaaynu qaadano maahan waxay ula jeedaan ayagay utaal qofkii qof islaama argagixiso ku sheega waxaan leeyahay waa midaan waxba kala ogayn iyo mid beelaha khaniisiintaa ka soo jeeda, Ciidanka RRUda gaalku mushaharka siiyo waxa loogu talagay in bulshada aaminsan diinta islamka lagu dabar gooyo dadka u ololeeya in diinta islaamka meesha aay kabaxdo dabadeedna raba inaay udhigtaan futada hadhoowna xeerkii banaaysashada la, iman doona in kastoo uu haddaba hargaaysa kajiro xeerkaasi 100kiiba 50 aan hubo inuu si,qarsoodiya uga haawl galo waa habarjeclo iyo hawar awal, Dhaqanka gaalka ayay nafta kula carareen wax ugu jiraba ayaguun ayaa og, labadaa beelood ninaawna ayaanu shaki kaa gelin marka aay dadka iskudirayaan islaamkaa mashaariicdii la siiyay ayaa heshiis keedu ahaa in dadka diinta islaamka aaminsan lagu gumaado waxa aad ka fahmi kartaa marka dhaqanka fawaaxishka shaashadaha maqalka iyo muuqaalka laga waayo ayagana waa la, waayi sababtuna waanagii ayaa saaxadda ka muuqda hadalkayga waxaan ku soo gunaanadayaa mashaariicda ciidanka RRUda la,siiyo waxa loogu talagalay in bulshada islaamkaa lagu gumaado dhulkana lagaga qaxiyo, Waxa aan beesha daarood ugu baaqayaa dhulkiina xoraaysta mahaariicda ujeedka fog xanbaarsan ee fekerka gaalka ka timi labadan beeloodna ugu adeegaayaan ayaan dadkiinna lagu laayn wixii hore loogu laayayna waxa usababa fekerka gaalka iyo labadaa beelood ee u,adeegaayay garxajisna waxaan leeyahay afarta horjooge ee mashaaricda labo caruura iyo naagta ku maasruufta inama anfacaan 100kiiba 90 bulshada garxajisoow aan iska qabanno dadka gaalada u adeegaaya ee aan dad iyo duunyo toownna inoo ogalayn 30kii sano ee lasoo dhaafayna ina mustaqbal tiray wararkan ku saabsan gaalka iyo khaniisiintiisa ka hadal koodu mahaan wax joogtaa iyo inaaynu dad kale afka la, galno ee waa inaaynu ayaga wax kasta dhakada usaarnaa Waxa inala gudboon ayaa waxa aay tahay inaaynu khaniisiinta habar awal iyo habarjeclo ee xeerarka makhdariyiinta ku qadeeya markaay awood kale waayeen ileen bulshada mandaqaddu waa istaqaane shalayna ina cabdile xasan waxa samatabixinaayay waxa aay ahaayeen beesha garxajis halka kuwa kale kala socdeen gaalka nacalaa kuyaal waa inaaynu ayaga xoogga saarna dabar gooyn tooda habar awal iyo ninka habarjeclo waa gaalkii oo kuu eeg dhulkana kula degan diinna kula sheegta ee aaynu kaa xoogga saarno sidii aaynu mandaqadda uga tirtiri lahayn, Waxa aan bulshad islaamkaa ugu baaqayaa labadaa beelood ee gobolada waqooyi inala dega halaga hortago ninkii shalay xilka wasaaradda wax barashada maamul ku sheega khaniisiinta laga casilay khaniis ayuu ahaa wasiirka waxbarashadu hadaanu wax ka bedelin wadada uu hayo asna waa lamid, Weli miyaad aragteen labadaa beelood ee kala,ah habarjecda iyo habar awasha oo gaal wax ka sheegaayaa ama ka hadlaaya ayagoo ku hoos gabanaaya mooyaane waa maya sababtuna waxa aay tahay waa la,dhaqan iyo mabda manhajka wax barashadooduna wuxuu ku saabsan yahay mustaqbalka sidii loo heli lahaa bulsho khaniisiina waxa maal geliya gaalada ujeedka aay ka leeyihiinn waa bulsho mistaqbalka dhaaw matasha dhaqanka fawaaxishka, Ee hadba afkaarta adkaata ayay inala sugayaan waxa aan hubaa ayaa waxa aay tahay 100kiiba 90 dhaqankoodu waa gaalo 10kuna waa inta aay afkaarta islaamka ku dhexnool yihiin ma,maqashay shalay ragbaa haash ku bakhtiinaayay waxa aay ahaayd dhaqan xumo lagu arkay.
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk dee wargays baadku fiicnayde maad qortid
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
kani waa Beenaale dadka subax ayaa latoogtay weliba 6:30 anaga ahayn ciidamadii diiday ee isaaqa ahaa
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Maya 6:30 maa ahayn 5:00 ayay ahyd Mrka qofku uusan si fiican wax u arag
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
hanala murmin askartii diiday ee laxidhay ee weliba Buuloburde laguxidhay ayaanu ahayn anagoo xidhana kacaankii sidii kushacay aniga iyo 3 askari oo 2 majeertaan ah iyo mid raxanwayna ka raxanwayna wuu dagaalamay oo meeshii ayaa lagutoogtay
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
@@elmiali6710 dadka islaamka ah beenta ka daa nio.....
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
@@dailyxiin caruurtii ay beenta kuwaaleen ayaan dooniya inay runta ogaadaan
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
@@dailyxiin Taliye canjeex waa la amray waxaana amray Maslax ninka kaxanaaqay ee ahaa wasiirka arimaha Gudaha waa Gen Ina saleebaan Dafle
@abdimalikaden3820
@abdimalikaden3820 2 жыл бұрын
Umada ka daaya beenta bookgii wuu jexjexay cidi idinka yeeli mayso iskadaaya cuqdada anaa hadlaynaa tobanan ader iyo abtiba noo ah la dilay hdna aanan sheeg shegine daaya sheeko yuhuudedka
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 3 жыл бұрын
Xasuuqa waxaa ka horeeyey bandow, bandowgana waxaa ka horeeyey dagaal dhex maray DHULBAHANTE IYO ISAAQ, oo wada daganaa BUULO XUUBEY, Runta halaga hadlo,
@mohamedadam4786
@mohamedadam4786 2 жыл бұрын
Waxaan shaqo Ku kulannay, muddana wadashaqeynay
@mohamedadam4786
@mohamedadam4786 2 жыл бұрын
Waxaan Ka ogaaday dhacdadan Nin aan macallimiin kawada ahayn Wajir High School oo igu Yuri waxaa qolkii igu xigay habeenkan tilmaaman ay ciidan Ka kaxaysteen will udhashay Isxaaq oo aan jaamadda Lafoole arday kawada ahayn.
@mahamedali6310
@mahamedali6310 4 жыл бұрын
Beenaalayaal idinkaa dad somaliyed laayey
@shahaabcabdilaahi8397
@shahaabcabdilaahi8397 4 жыл бұрын
Saxa Maha warasigu anaga yuuu walaakay ku jiray warsigu waabeen cad
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@shahaabcabdilaahi8397 adigu maxaad war ka haysaa arintaa
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 жыл бұрын
Osman Fadal Adeer Ninka Badbaaday waa Omar muuse maaha Ali ..kkk Dadka waxa Laayay Aden Cadde Iyo Kaabir oo Abtigod Aden Magac dhegonaas lagu Dilay Masaajidka. kkkk Dadka aan wax Ogayn iyo Su,aalaha aan Qiimaha lahayn waa Sheeko Haween iska jira,.
@muqtarahmed7457
@muqtarahmed7457 2 жыл бұрын
Aadan cade waligiis qof ma Dilin ee wuxu ahaa kaabir waana dhintay kaabir ee horay halo socdo
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 жыл бұрын
kkkk wax lala yaabo Maxay Markhaati ka yhiin ilaa Dadka waa la wada raafay Laakiin ayagu Maaha rag wax Og manay ahayn in wax la waydiiyo Noocan ..Khasaare .kkkk. 500 Ruux aya laa raafay..... Waxuun bay sheegeen inay Qarin Jireen inay Liiska Dhimashada Laakiin ay Nool yhiin.kkkk waxaay Dhaawacaysaa Doodii Dhibaneyaasha...
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
ICM FORUM - PAU - October 11, 2024
3:06:44
EU Energy
Рет қаралды 615
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Nin Laba Jeer Ka Badbaaday Xasuuq Dad Badan Lagu Laayey
50:18
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 53 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 109 М.
DOCUMENTERY XASUUQII XEEBTA JASIIRA 1989  | © SLNTV |
58:33
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН