jacayl lama moosi karo | nimco jaamac iyo cabdinuur | jacayl lama moosi karo lyrics | nimco jaamac

  Рет қаралды 82,228

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

2 жыл бұрын

Heesta: Muraad
Luuqda: C/nuur & Nimca Jaamac
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
Jacayl Lama Moosi Karo Oo
Sidii Mayaayguu Da'aa
Miirood Buu Kugu Dilaa
Midiyo Daabloow Sitaa
Halbowlaha Kaa Marshaa
Micida Waa Loo Dhintaa
Masiibadu Way Jirtaa
Midhaha Geed Sare Ku Yaal
Mar baad U Mililicdaa
Dadkana Waad Uga Mid Tahee
Waxaan Ku Mataalayaa
Nin Maqan Oo Meel Fog Jira
Asaan Meher Kaaga Tegin
Miyaa Malab Loo tufaa ?
Ee Macaan Loo Saydhiyaa ?
Muraadkaa Lagu xidhaa
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Adigu Waad i Maabisee
i mayracayoo i Miray
Mowjado Hoosaan Ku Dhacay
Dhaxdooda Ku Maaxayaa
Ilaa Madaxaa I Qarsoon
Magaabshe Muggii Jacayl
Intaan Miliqsaday Ku mumay
Dabadeed Muudsaday Margaday
Mareegtiisaa Igu Xidhan
Ku Maydhay Anoo Is moog
Sidayda Hadduu Ku Mudo
Dushaaday Ka Muuqan Lahayd
Murtida Waxaan Uga Socdaa
Ma Moogid Midkaan Jeclee
Xagee Baan Adi Ku Marin?
Qalbigu Waa Meel Qudhee
#DHUGMAAL_LYRICS #nimco_jaamac #cabdinuur_alaale #jabuuti #nimcojaamac

Пікірлер: 10
@user-ln4ok8ej1i
@user-ln4ok8ej1i 2 ай бұрын
waxana sameyay AHU ibraahim gadhle
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
WAAH WAAH axsan caleeg Lkn codkani waa kii Nimco Yaasiin Sxb.
@faysalcabdilahi-cp2lo
@faysalcabdilahi-cp2lo 3 ай бұрын
@SiciidYare-vf6oq
@SiciidYare-vf6oq 7 ай бұрын
😊
@hawaabdillahi456
@hawaabdillahi456 10 ай бұрын
Neima djama miguil iyo abdi nour allaleh Djibouti ❤
@user-ln4ok8ej1i
@user-ln4ok8ej1i 2 ай бұрын
markan waa nimco yaasiin
@muusiga
@muusiga Жыл бұрын
Codkani nimco jaamac maaha ee waa nimco yaasiin halkaa innaga hubi
@missjano8249
@missjano8249 Жыл бұрын
Heeska nicmo Miguel ba leh
@user-ln4ok8ej1i
@user-ln4ok8ej1i 2 ай бұрын
lkn orginalka waxay wada qaday nimco migil iyo nur alale asc
@user-ye9yk8if7j
@user-ye9yk8if7j 8 ай бұрын
Waxman kanasyo
SIDA GEED BARDA AH {NIMCO JAAMAC MIGIL&CUMAR AADAN  DUGSIIYE
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 215 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 32 МЛН
AbdiNuur & Nimco Jaamac
8:25
Jabuuti TV
Рет қаралды 141 М.
CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics
6:59
SHOKANA FILMS
Рет қаралды 74 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 489 М.
Nimco Yassin Iyo Abdinuur Alaale Jaceel Lama Mosi karo
9:51
ISHA CAAlAMKA
Рет қаралды 383 М.
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 607 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 593 М.
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 3,7 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 187 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54