Khaliif sh. Maxamuud Siciid gabaygii Tolla'ay

  Рет қаралды 78,807

Gorayga Magacley

Gorayga Magacley

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. 4 жыл бұрын
mahadsanid wad isku howshay shaqo adag ayaad qabatay wll . alle haku sharfo wll.
@qaasimcige8034
@qaasimcige8034 4 жыл бұрын
Gabayada abwaan khaliif waa gabayo aad u iqiimo badan ALLAH HAW NAXARIISTEE Adna wll waad ku mahasan thy sidaad noogusoo hagaajisey
@hanankhali4843
@hanankhali4843 4 жыл бұрын
Ma sha Allah wll waad ku mahadsntahay sidaad nogu sogudbinaysid gabayada quruxda badan jazakalllah
@boqorkamudug2060
@boqorkamudug2060 2 жыл бұрын
Generaal Sanweyne dahir seed awoowe alle haku naxariisto
@jacfarwadani2200
@jacfarwadani2200 7 ай бұрын
Aduun dhulbahante 2024 baan dib ugu gurmanay iyakoo taas nooka hiilin waayay !😊
@zakibootaan2187
@zakibootaan2187 Жыл бұрын
Naxariis waarta allah ha siiyo mujaahid Khaliif sh maxamuud wuxuu ahaa halgamaa Naftiisa ku waayay La dagaalankii dawladdii kaligeed taliska ahayd ee umadda naaraha ka waraabisay ee uu madaxwaynaha u ahaa Allah ha u naxariistee maxamed siyaad Barre.
@ifraaxgaraad8384
@ifraaxgaraad8384 4 жыл бұрын
masha allaa wll alle garashada hakuu siyaadiyo ee wll gabaygii maruuryo iyo gabaygii idoor soodhig aniga ayaa rabee ayagoo san oo kale qoraan u ah hadey fariin teydu kusoo gaadho mahadsanid 💖💖💖💖
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Ifraax thanks
@ibraahimhuruuse5975
@ibraahimhuruuse5975 3 жыл бұрын
wllHi Gabayadii khaliif markaan Dahagaysto waxaan ka Niyad jabaa Qaran soomaaliyed Nin walba Goboladiisa ha Haysto Bay iga Qabataa. Dhibta Reerkayga loo Gaystay Isaaqa maalin walba Cabaada looma Gaysan
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 Жыл бұрын
Dhulbahante maanta ayada haystaa lkiinse sidi ay noogu dawadeen igu daawan mayno
@mohamedmohamoud4234
@mohamedmohamoud4234 Жыл бұрын
Nabsigan kiisa kale aynu iska ilaalino
@MaymuunDaauud
@MaymuunDaauud 8 ай бұрын
Wlky wan qiirodey tolkey malintaa mxy saa uyeleen mj wa Gob naguma egan manta iygu
@abdirasakmohamed1746
@abdirasakmohamed1746 4 жыл бұрын
Saaxiib waad mahadsantahay cabdulaahi meeriskaas mar haddaan dhalaalo aad tarteen dhiishayada gaarin gaarin Weeye meesha aad farteen tiri
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
Waayahay masuul. Mahadsanid.
@maxamednuur7175
@maxamednuur7175 4 жыл бұрын
Dhalaalo; caanaha amaba xoorta ugu dammeysa ee ku harta dhiisha amaba haruubka caanaha laga dhamey amaba laga gaddiyay
@cqaadirmaxamuud1486
@cqaadirmaxamuud1486 Жыл бұрын
@@maxamednuur7175 zxp waxaynu naqaanay dhalaalo sida aad sheegtay inay tahay Lkn maxay tahay Sababta abwaan khaliif Allaha Unaxariistee uu ugaliyay meeriska inagoo og inuu abwaanku markaa kahadlayay waxtar uu Leeyahay anagu ma aragno Reer marqaan waxtar ay noogaleen ama noosoo Wadaan
@abdirishiidhassanegag3239
@abdirishiidhassanegag3239 Жыл бұрын
Mar haddii dhaqaala aad tarteen dhiishayada gaarin weeye ee maaha DHalaalo aad tarteen
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso khaliif
@mohamedhersi
@mohamedhersi 4 жыл бұрын
jag gråter när jag hör den poe för mina blev döda
@TEAM27-d6b
@TEAM27-d6b 3 жыл бұрын
ader Alle ha unaxariisto waaa abayashii dir qolas
@galeefyare6710
@galeefyare6710 4 жыл бұрын
Mahad zanid zxb gcliye halkaa nooga siiwad sheekooyinka xirsi magan iyo gabayada abwan khaliif alle ha u arxame
@FaaizaMohamed-p7k
@FaaizaMohamed-p7k 5 ай бұрын
Chief horreeye saddex dhubood😊😊
@shirshooreaadan7368
@shirshooreaadan7368 4 жыл бұрын
Waaa Ku mahadsnthin aqbalkiina fcn oo noofuliseen
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaale gacaliye.
@gaacshedoctor4833
@gaacshedoctor4833 4 жыл бұрын
Dhalaan kiyo haweenkay ilmadu dhabanka yaaceyso dhafoorrada madobaaday iyo dhogor xumaan tooda dhidi goodka wada ooyayaa wey dhur sugayaan
@fardowsasaid1033
@fardowsasaid1033 Жыл бұрын
Alla haku naxriisto
@mahdicarab7653
@mahdicarab7653 3 жыл бұрын
Hadaydaan dhawaaq iyo hayaay igula dheeraysan magaciini dheeraa dibbaa loo dhaqdhaqaya 40 kahor ayey aheed maanta waasee reerkuu gabayga utirinaayo
@hamsamo8374
@hamsamo8374 4 жыл бұрын
Gorayga mudug nin culus ayaad tahay runti walaal ! Halkaas kasi wad chief !
@abshirmohamed7694
@abshirmohamed7694 2 жыл бұрын
Ku dhamaade aakhiro ragii dheemanta ahaaye ....Ader ismaaciil salad Timayare Ayaa ka mid ah illow idiin naxariiso dhamantiin
@adenseed9388
@adenseed9388 4 жыл бұрын
War ina adeeroow rabi ha ku gar-gaaree gob baa tahay Ha liicin idam eebe sxb
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaale gacaliye.
@adenseed9388
@adenseed9388 4 жыл бұрын
@@goraygamagacley5975 Misbaax baad shidaysaa ninlihi mogaanaan jiraye. Karaamada illaahay ku mudo, mahado waawayn.
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
@@adenseed9388 Alle haku sharfo ina adeer. Murtida iyo tixaha soomaaliyeed waa waajib in la badbaadsho.
@adenseed9388
@adenseed9388 4 жыл бұрын
@@goraygamagacley5975 aad iyo aad qaryaan shaqaad naga furatay runtii jaalle
@Mdirrp
@Mdirrp Жыл бұрын
​@@goraygamagacley5975 sxb gabaygii iidoor ee khaliif sh. Maxamud sogali qoral
@faationline4843
@faationline4843 Жыл бұрын
Sareeye hosay manta dhulbahantaa lo gurmanayaa
@heersare3662
@heersare3662 3 жыл бұрын
gabayaga wax kale oo aan lala arkin buu arkaa. hadda iyo xiligas waa labbo dhararod😥 dhulbahante😥
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 2 жыл бұрын
Hartiyow abaal dhigo adduun dhaymo sii malehe!!!!!!
@cqaadirmaxamuud1486
@cqaadirmaxamuud1486 Жыл бұрын
Zxp Mahadsanid lkn hal meeris aan kula saxo Dadku kuma Dhacaayaan Waxaad Dhihi Kartaaniine Haddaydaan Dhawaaq Iyo Hayaay Igula Dheeraysan Magaciinii Dheeraa Dib Baa Loo Dhaqdhaqayaaye Ma ahan magaceenii Waa Magaciinii Mahadsanid zxp Halkaa Kawad Waxaad Noolaysay Taariikh Aynu Aasnay Aanse Ahayn In Aynu Aasno Waxay Ahayd Taariikh Mudan In Aynu Kadhigno Sooyaal Qoran Jiilba Jiil Kadhaxlo Oo Ay Ahayd Taariikh Mudnayd In Aynu Ubadkeena Uga Sheekayno
@abdiazizhirsi3117
@abdiazizhirsi3117 4 жыл бұрын
Mahadzanid abwaan
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
Adaa mudan walaale gacaliye.
@ayuub999
@ayuub999 Жыл бұрын
Waxaa Dhaxal wadag loogu dhigay hays dhaqaaleeyeen.e hadana suurada quraanka ugu dheer waxa loo soo dejiyay Nin khiyaanay nimuusan dhaxalkiisa lahaa Isagoo dilay la dib waxaa la ogaaday Inuu dilay isagu waana la qisaasay dhaxalkiisana waa laga qadiyay
@Abdiqanimoha7_
@Abdiqanimoha7_ Жыл бұрын
Jawabtiiisii meeday
@ayaanlesaid6461
@ayaanlesaid6461 7 ай бұрын
Jawaabta waatii lascanood lagu xorayey 37 sano kadib
@thelionofafrica2713
@thelionofafrica2713 4 жыл бұрын
Mise waa cali salebaan kolba waa reer baiye
@mariaabdi7606
@mariaabdi7606 4 жыл бұрын
Cali salebn
@mariaabdi7606
@mariaabdi7606 4 жыл бұрын
Cali slebn
@dhakalaf
@dhakalaf 4 жыл бұрын
Abwaan Ina Labo Go’le ayaa u jawaabay oo kabaha la dulmaray madhoodhada Mr Madhuudhyooday
@Abdirahmanhusenfar-god
@Abdirahmanhusenfar-god 5 ай бұрын
Aamu gabaygaan iyo kii hurgumo jawaab ma lehe
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 4 ай бұрын
Ninka wuxuu ahaa nin waqtigiisa kagabyaya cidi gabay kumay muquunin karin dharbaxo jaan iyo ragii kle ee siyaad laaluishay isku maqaamba kahay gabyay Rag isku heer ahna ma ahayn nin caqaar looqaaday baadka hadlaysaa
@thelionofafrica2713
@thelionofafrica2713 4 жыл бұрын
M.a abwaanku waa qabiilkee mj inuu yahay garanay ma cismaan maxmuud baa
@thelionofafrica2713
@thelionofafrica2713 4 жыл бұрын
Mise waa cali salebaan kolba waa reer bariye
@mofarah8275
@mofarah8275 4 жыл бұрын
Cali saleeban ayuu ahaa lkn cusman ayaa dhalay
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 жыл бұрын
Aun cali saleebaan buu ahaa
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 4 жыл бұрын
Omar Ali Ali saleban buu ka ahaa
@fatimasaid23
@fatimasaid23 3 жыл бұрын
ciilwaynaa makuwasaa dugsile
@CawilCabdi-pl5wq
@CawilCabdi-pl5wq 2 жыл бұрын
6
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
NIMANKAN dhuloos malaha gabaygaan baa guhaan ku noqday,cali dhuux ilaahaw kuu naxariiso waxuu ka qiima badnaa dhamaan mj iyo dhulooska maanta nool.
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 3 жыл бұрын
Haa habaarkaasi waa kacay
@ahmedfarah7536
@ahmedfarah7536 3 жыл бұрын
Kan iyo guba meriska kujira nabsi daalay baan kula sugiye duunka bal aan dhowrno
@Geel-Doon
@Geel-Doon 3 жыл бұрын
Ninkas guhaankisu wa kacay Teda meeris uu gabay kale ku leyahay ba jira Allahayow waxan maaganahay ya maslixi doona. Xabadi somalia wagas ka bilabtay ila hada wa socotaa
@bashemohammud7573
@bashemohammud7573 3 жыл бұрын
Isku dhidid maahan waa isku dhiig
@aftahmusa8209
@aftahmusa8209 4 жыл бұрын
Kkkk Khaliif taa been buu kasheegay Markuu leeyahay Dhamastii shisheeyaha waxaan Kaaga dhicinaayey Waligeed lama sheegin Meel majeerteen dhulbahante Ugu hiiliyey Markii daraawiishta la ahaa Talyaani bay u soo raaceen Hadana iyo horaytana Warkoodu wuu cad yahay
@MohamedOmar-fg3pj
@MohamedOmar-fg3pj 4 жыл бұрын
kuuma so raacin ee sayidka majerteen dagaalka ku bilaabay
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
ABSHIR dhoore oo aha abaan duulihii DARAAWIISH saw mj ma ahayn, sayidkaa harti iyo daarood kala geeyay ee waa tuulahaa anaa dilayoo,dalkii ka eryee waryaa Daarood ismaaciilee
@xasandaney9454
@xasandaney9454 3 жыл бұрын
@@jomar1509 nio inader Gabaygas Muxu Aha Magacisi Ama Taarikhdi Gabaygas???
@yahyayusuf8517
@yahyayusuf8517 3 жыл бұрын
Dagaalki Haye Bari sow wiil MJ ah oo Ciise Maxamud ah ba Higaaminayn.. Liis inta dagaal ee MJ kusoo hiiliyay halkan ban kugu soo qori karaa
@dhudubgalaadi6547
@dhudubgalaadi6547 3 жыл бұрын
@@yahyayusuf8517 haye Bari yuu u dhaxeeyay zxb yaasa
@omaribrahim541
@omaribrahim541 4 жыл бұрын
Gorayga magacley aad baan kuu taageeraynaa waa kaalin bannaanayd please hanaga dayicin hadday caqabado idinku yimaadaan diyaar baanu nahay inaan gacan ka gaysano.
@habiboislan3998
@habiboislan3998 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso khaliif
Khaliif Sh. Maxamuud Siciid iyo Gargaar
11:46
Gorayga Magacley
Рет қаралды 75 М.
Khaliif shiikh maxamuud siciid,magaca gabaygan: ka cabiraad qaata
18:47
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 41 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 33 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
Подсадим людей на ставки | ЖБ | 3 серия | Сериал 2024
20:00
ПАЦАНСКИЕ ИСТОРИИ
Рет қаралды 572 М.
KHALIIF SH. MAXAMAUUD SICIID
26:22
Gorayga Magacley
Рет қаралды 138 М.
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 176 М.
ABWAAN SICIID GACAMEY IYO GABAYGII SIDA CAYR UBAABA'AY
12:02
Somali Live Media
Рет қаралды 96 М.
Aw-muse ismaciil samatar Gabay darbadaaley
14:17
Caweys media
Рет қаралды 752
Gabay khaliif sh maxamuud tolla'ay dhulbahante
11:43
Dhamays Media
Рет қаралды 159 М.
QABYO IYO  QABASHO, CALI-AFAYRE
10:54
Gorayga Magacley
Рет қаралды 48 М.
Khaliif Sheekh Maxamuud
26:57
Goodir
Рет қаралды 97 М.
Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"
14:45
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 69 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 41 МЛН