KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL Hees cusub

  Рет қаралды 306,088

Warqabad cusub

Warqabad cusub

12 жыл бұрын

Heestan waxaa sora galiyay Abuukar mahadi iyo xaskisa siraad: Waxa soo saray Axmed abubakar

Пікірлер: 114
@queenayah7769
@queenayah7769 8 жыл бұрын
haters down kunciil viva, my favorite Somali male singer.
@saidowahmedali2840
@saidowahmedali2840 6 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi : Daarodnimo miyane
@saidowahmedali2840
@saidowahmedali2840 6 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi libaaxad bananka jiiftaa thy yaa kuu iman karo
@fardowsoomar7067
@fardowsoomar7067 2 жыл бұрын
@Yasiin Omar ğ
@xusencali7228
@xusencali7228 8 жыл бұрын
waaaw kunciil fanaan qali ah boqorka codka nice song noloow bro
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Fanaan qaaliya oo cod ilaahay ku maneystey hore u soco dhal fanaan. Viva kunciil Ahmed Ali Cigaal curadkii mamo Maryann Mursal Ciise Bootaan.
@myjabuuti
@myjabuuti 11 жыл бұрын
Heeea mcn oo igan cisa sanadkaa waa tan ruuneey rigdhe ragoow rac dheh xaax mcn song kunciil thnks dear bro
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 5 ай бұрын
😂Ha iska boodbodee walee Sidii Aabihii Axmed cigaal buu Legend yahey
@Hamda6
@Hamda6 7 ай бұрын
😂😂 inderkay kunciil halkedi baad dhigatay hore usoco
@nasroahmed9591
@nasroahmed9591 10 жыл бұрын
Walaalayaalow Soomaalidu in ay wax cayso meehee wax kale mayaqaanaan miyaa war Balo why your looking he's image why don't you see he's talented Bro you'r sound very good good keep up the good work don't listen those who's Trashs my man I love your mom and dad thanks👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@paxsadofficial5313
@paxsadofficial5313 2 жыл бұрын
2021 Hdii aad dawaneysid Like dhac😂
@genyohussein5862
@genyohussein5862 6 жыл бұрын
I love You so much kunciil kal iyo laba ay kujclhy warsan iyo farxd warto Amiin Amiin Amiin Ya Rabi dhamantenb Inshllh walky
@bandargori1045
@bandargori1045 8 жыл бұрын
Like father like son. Great voice
@mohammedapdirahim9922
@mohammedapdirahim9922 2 жыл бұрын
intii TikTok masoo raadisayay like ku qabo
@shiineindhayare3026
@shiineindhayare3026 11 жыл бұрын
best voice best fanan for ever kunciiil heestan cadi mahan waka baxsatay
@saeedmahyob
@saeedmahyob 11 жыл бұрын
U r one of the best kunciil . Dugsiga yaasiin cismaan
@nasraali3029
@nasraali3029 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله يحفظكم الله يا ولدي حبيب صوتك جميل جدا
@adeed7
@adeed7 11 жыл бұрын
You have the voices of your mother and father-The best singers of Somalia. You have unique voice.
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Mj laandherimo saasan ujaasnaa adeer somaliyay wax naga barta😅😅
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
Abti Caanaha iska yareee .Viva Kulciil
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh
@dheemangudcur7695
@dheemangudcur7695 7 жыл бұрын
kunciil Alla yacizak codkaaga Wuu icajabiyey Kuma waayo
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 6 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 Kalama sharaf badana please 🙏 Maryan Mursal aa dhashay Ahmed Cali cigaal ayay u dhashay waaa Kan naag kasta ninkey ka hesho ha guursato Qabiil iska dhib meeel thanks 🙏
@aminaadam7053
@aminaadam7053 8 жыл бұрын
Wow Maryan Mursal son Wow wonderful voice and dance I like it
@88Shaqlan
@88Shaqlan 11 жыл бұрын
Heesta wee Macaan tahay Hadii La xaqireenin somaliyeey
@hassansh9315
@hassansh9315 10 жыл бұрын
Viva kunciil axmad cali cigaal waa fanaan ka qarniga .dadka caytamaya joojiya cayda hadaa wax isku haysaan masraxa soo istaaga ,kkkkkkk
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 6 жыл бұрын
He is very talented runti masha allah 😍😍😍😍😍
@fatimamohamedyusufyusuf342
@fatimamohamedyusufyusuf342 4 жыл бұрын
MASHA'ALLAH" MASHA'ALLAH" MASHA'ALLAH" MY SON MURSAL ISSE MURSAL, AUNTY HER NAME IS MARYAN MURSAL THIS MAN IS HER SON HIS NAME IS KUNIL VERY IMPORTANT MAN EXCELLENT VOICE AND MUSIC THIS MY FAMILY MAN HIS A LEGEND VERY IMPORTANT IN SOMALIA MASHA'ALLAH"
@Mkingiron
@Mkingiron 11 жыл бұрын
Caadi ma aha dhabadii aabe ayaad heysaa masha Allah ina adeer
@user-pk5jh9xt2r
@user-pk5jh9xt2r 7 жыл бұрын
kuciillow rig dheh👏👏👏
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 Жыл бұрын
Ina adeer noolow
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 5 жыл бұрын
beeeeeeeeeeeeeeeeeeeest voice!!!!!!!!!!!!
@TheBashka1972
@TheBashka1972 11 жыл бұрын
Fanaanka qarniga woow ha u joojin kuwa maseersan keep going
@saladismail7295
@saladismail7295 8 жыл бұрын
viiiiiiiiiiiiiiiva ina axmed cali cigaal
@ustaadgeelle5545
@ustaadgeelle5545 6 жыл бұрын
heestaan waxaan dhagaysan jirnay 1998 mar aan joogay dalka Italy adoo khamri iyo Turub isku helay wax kale baad Noqonaysaa kkk
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh cimri kuma yare mesha Allah ilahow ku siyadi
@ahmedlucy331
@ahmedlucy331 3 жыл бұрын
Waqtigas ma dhalanin hadana wa anigan ninka wen ah hhhhhhhhh
@aminaaw-elmi1813
@aminaaw-elmi1813 5 жыл бұрын
Mustafa25 Doctmbey 2018 day aroos fataxiya
@aminaadam7053
@aminaadam7053 8 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk he made me laugh because of his dance kkkkkkk
@dhabaasare585
@dhabaasare585 11 жыл бұрын
alooooooooooooooow daaaaaa indr kay axsan fanaan ka naxoow nafta waa
@abdisomali6681
@abdisomali6681 6 жыл бұрын
Kkk Kunciilow kuma dawadeene fanaan aan tageera ku dhalay
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh saxix wlh intaswa wax lo dhigo lahen ahmed ali cigal aa dhaly wilka iyo maryan mursal jacelka iyo Tariqda lagu dhaly ku tix gali
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 9 жыл бұрын
varry nice singer
@shortayosharmake9045
@shortayosharmake9045 6 жыл бұрын
Maanshalaah waa codkii legend macalin ahmd Ali cigaal iyo maamo maryan mursal ciise willkoodii kunciil ahaa halkaa kawad hore usoco lakin gymkana ha ilaawin boowe kkk
@saadawaaw7368
@saadawaaw7368 8 жыл бұрын
waaaaaaaaw kkkkkkkkk rajoow rig dheeh rooneey racdheeh adunyada waa riyee anwada raxeesanee heesaha rabka ku tuur waxbaa kadhacy hhhhh
@sucadhussein4291
@sucadhussein4291 8 жыл бұрын
waaaaw nice song
@faaraxgulluusofficial950
@faaraxgulluusofficial950 9 жыл бұрын
sxb ninkan cadi ma ahan odeyka xita hasa ka wato
@hello18594
@hello18594 11 жыл бұрын
woow ciisow rax dheh
@jamalyusuf6931
@jamalyusuf6931 3 жыл бұрын
احمد. بن. عغال
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Owlad jacel odkonkad ka gardaa ahmed ali cigal iyo maryan mursal lamanaha qarniga jiray ayey ahyen xaqiqdi
@ilhamfowsi8490
@ilhamfowsi8490 6 жыл бұрын
I love you haboguuliyogobonimo
@mfarah4612
@mfarah4612 9 жыл бұрын
Rag baa fooxa u shitoo oo habayn oo idil fekera, ee markaan faalada u kaco Falaar/dh meel lagu gemmay/Riday, qaxwaha/shaaha aan fuuqsado iyo Hal faataxo iiga fudud buu yidhi abwaan cadhays ciise.. waxaan uga jeedaa ninkani uma baahna soojeed iyo tababarka ciyaalka faciisa la'hadhay si ay cod u yeeshaaan ayasan helayn.. Ninkani waa natural real fanaan.. good smile.. great entertainer.. I really like him.. I think only sick xaasidis will comment negative commnets.. but who gives a shit.
@samrahareed3660
@samrahareed3660 6 жыл бұрын
Ninkan asiga iyo hoyadis aa dubai ku arkey habaryartey tukan keeda ayuu ku yiri igu Dar yar tan
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 6 жыл бұрын
nuney nalka ninkaan kuma rabyo beenta dhaaf ninkaan wacow.laheestaa gabdho Canadian ah yaa rabo Somali maryooley Esh
@camalsame6831
@camalsame6831 6 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub michael uf yaarabo canadiyaan kaadida iska dhaqin ha ugafin gabadha nacas yahiw
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub ilyasiin, Si xun baad ugu qabatey bariiga gabadha, hayska camiratee dhaaf boowe. Kkkkkkk
@LaakoTv
@LaakoTv 5 жыл бұрын
ma adaaba heli kara wa nin mj ah e
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 5 жыл бұрын
Ani xitaa waxaan ku arkay. Denmark Copenhagen
@mohamedsharif4936
@mohamedsharif4936 8 жыл бұрын
waaaaaaw
@amiirsaab8557
@amiirsaab8557 8 жыл бұрын
Like Father like son cigaal
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 6 жыл бұрын
Heesti indhayare
@malyuunfarah5861
@malyuunfarah5861 11 жыл бұрын
Caadim
@abdirahmanmohamed6279
@abdirahmanmohamed6279 11 жыл бұрын
did ppl know maahmahda " maahmaahda ayax tag eelna reeb" is given by kunciils grand dad cigaal caymo. Alaha janadii ka waraabiyo
@hanihassan5189
@hanihassan5189 6 жыл бұрын
I like his dance hhhhh
@cabdirisaaqdiiriye6298
@cabdirisaaqdiiriye6298 4 жыл бұрын
sxb tani waa tii hooyada ma aha tii aabehaa
@samiramohamed2176
@samiramohamed2176 10 жыл бұрын
waaw nooloow walaal dhalfanaan inaadtahay waalagaa garan sidaas kuwad viiva waraada kuwa xaasidiinta ah maaragtaan miyaa waxa meelaha kaqalaadaaya mawkaad wiilka caynaysaa xaasidiin aatihiin waji muufayaalyahow wada gafuurada jalamadaleh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@qaxaayecade4204
@qaxaayecade4204 10 жыл бұрын
Waadaashay naso hes tawarta ma ahan isgada walhi ade tada ku heysata
@Iamsahal143
@Iamsahal143 11 жыл бұрын
nin waalan baan u arkaa anigu
@ayanartan5380
@ayanartan5380 7 жыл бұрын
cunada ina laga ilaliyo 3 bilod aya ficnanin lahed lkn sida kale wa fanan
@senoritahamda1417
@senoritahamda1417 11 жыл бұрын
Caadi Ma Ahan Funny Song
@abdullahinayruus9989
@abdullahinayruus9989 11 жыл бұрын
Shati weyne waaa rageedi asagooo cirka ah ayay dhehen duub hes Lakin axsan cod
@mrjamac
@mrjamac 11 жыл бұрын
war fananka sidaas ha u caayin sxb ilaah ka baq dhaaf fananka oo baxaya sxb ilaah ka baq umada sidaas loma caayo yeynan meel dheer kula tegin cadifada
@garmaqate24
@garmaqate24 8 жыл бұрын
like both parents like son,,lol
@mussemasaay
@mussemasaay 11 жыл бұрын
seexo kkk
@Himila55
@Himila55 11 жыл бұрын
isii
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 2 жыл бұрын
M0HaNi YasiiN XuSEen CaLi Mahamed nuur 😂
@hassaneti
@hassaneti 11 жыл бұрын
Asoo cirka lagu jiro ayaa hoyadii la dhaway alcoholy bee dhashay hahahaha shatiga ma qamiis baa kkkmmm
@flashboydc9787
@flashboydc9787 10 жыл бұрын
war kan fanka ka qabta caloosha baaldiga leh
@user-bs4rw4zv5e
@user-bs4rw4zv5e 7 жыл бұрын
FLASHBOY DC Fanaan soomaaliya oo cadkiisa gaara majiro .boornaanta baaa dhibeeysa 👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🤗
@LetaKibandha
@LetaKibandha 11 жыл бұрын
Heesta caadi maahan lakiin Dance maxaa waaye robot dance kakakakakaakak
@whoknows5130
@whoknows5130 9 жыл бұрын
:o What did i just watch?
@blessedby786
@blessedby786 11 жыл бұрын
shuluq
@amiraali1198
@amiraali1198 7 жыл бұрын
hhhhh huunoow rac dheh raagoow rig dheh kkk intas anka jeclaade
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
Amira Ali Hhhh ruuney rac dheh waaye huunow ma ahan hhh
@midnimo4685
@midnimo4685 8 жыл бұрын
Kan ani kama helin
@ikraamahmed9211
@ikraamahmed9211 11 жыл бұрын
ninka saa haugalinina
@maankayare1879
@maankayare1879 11 жыл бұрын
caadi ma ahan xariifkaan dheel aya kabaxeeso lkn waudadalaya
@baranyaaahmed9167
@baranyaaahmed9167 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaba caadi mhan
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 6 жыл бұрын
he is too bouncy for me
@somalilandhanoolaatocadawg8244
@somalilandhanoolaatocadawg8244 7 жыл бұрын
he look like his mum and his dad subxaanallaah
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
nice one nolaaw wiilka maryan mursal🌹🍀🌸🌺🌸🌺🌸💙🌸🌸🌸💜🌸🌻🌸🌻🌸🌼🌼🌸🌸🌸🌺🌸💙🌸💚🌸💜🌸💜🌸
@gaduudo
@gaduudo 11 жыл бұрын
Kkkkkkkkk manooli qosol mynigga kulaha kangaroo u egyahay balo wa iga qosliyay waraada fanaanka iska dhaafa waa cigal mesha tagan
@mohamedsharif4936
@mohamedsharif4936 8 жыл бұрын
wakabaxsatay
@cabdiboore1717
@cabdiboore1717 4 жыл бұрын
Subscribe ii saara wiil kenya ah ayaa la tar tamooyaaa
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh sas miya wax lagu radiya nacas kenya maxad kala tartmi
@habibintuimraanomar7943
@habibintuimraanomar7943 8 жыл бұрын
kkkkkkk
@indhadeeqsofia3575
@indhadeeqsofia3575 11 жыл бұрын
balaayo kula uus dambil lahatay war caloisha iska yareey aabaha ina ka weentahay baalagu mooda codkaga waa beele
@farhiaelmi777
@farhiaelmi777 6 жыл бұрын
Ugh
@kadardeek8246
@kadardeek8246 9 жыл бұрын
Adiga hees kuma wanaagsanit ee oradoo restaurant ga rashiinka u xayaysii saan ayaa ku noqoneesiin cml cuna dheh sida kaah restaurant nairobi kenya
@dahaboaden1065
@dahaboaden1065 8 жыл бұрын
I think he's crazy
@themusalafaa
@themusalafaa 9 жыл бұрын
This guy scares me in a good way tho, waa 50/50 hoyadis iyo aabihiis oo inta taagan ilahey aburistisa 😳😳
@abdirahmanmohamed6279
@abdirahmanmohamed6279 11 жыл бұрын
ma kaadi yio xaar baan dhagaysana meesha gabay kuma haynee war waxu miyeysan xishooneyn. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan gabyayaa kadi yio xaare
@abdisalanaliali6761
@abdisalanaliali6761 10 жыл бұрын
waligaa ma buuxin kartid kaalintii ahmed ali cigaal hadan talo ku siiyo adigoon iga xumaan marka ugu horaysa codkaaga ku hees teeda labaad ha is oran u ciyaar sidii aabahaa runtii waxad ka soo jeedaa reer fanka qayb libaax ka soo qaatay fanka somalida waxan u malaynayaa in aad heli karto heeso iyo cod kuu gaara sxb anigu waligay kugu dhagaysanmaayo ahmed iyo maryan dance kaaguna waa nasty
@binyaminahmed689
@binyaminahmed689 7 жыл бұрын
meel Iska fadhiiso butacyahoow
@muzamil9735
@muzamil9735 8 жыл бұрын
Candho weeyne wuu cod macaanyahay.
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
xamsa ali 😅😆😀😁😂😃😃😃😁
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 7 жыл бұрын
codka macaan isaga raaxayso intii qurux bilaa luuq ah dhegaha ku qarxin lahaayeen cayilkiisa ha u bixin hana ku mashquulin, haddii aanad rabin inaad aragto MP3 ku duubo oo iska dhegeyso kkkkkkkk
@amamia4222
@amamia4222 6 жыл бұрын
Uuuuf maxakutusaay ooooc
@maryanali2606
@maryanali2606 5 жыл бұрын
@@amamia4222 Candhada maxaad u taqaan horta??
@siciidosman5951
@siciidosman5951 6 жыл бұрын
tolow haduu fanaan idali lahaa mafanaan baan noqon lahaa. balaayo
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL WAA I HALEELAY CASHAQA 2018
5:56
Faiza Amir
Рет қаралды 807 М.
Heesaha Axmed Cali Cigaal | Qaybta 1aad | Audio Only
1:10:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 10 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 29 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,9 МЛН
Dhalad - Ahmed Ali Cigaal
5:46
Madaale Productions
Рет қаралды 66 М.
DIIRIYE NADIIF" HEESTA MASRAXA ADUUNYADU WAA RIYE | OFFICIAL VIDEO
2:51
Somali New Entertainment
Рет қаралды 174 М.
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale
Рет қаралды 1,7 МЛН
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 601 М.
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,2 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Caynkii Arawelo | Audio Only
8:10
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 47 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 629 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 46 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 572 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 13 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 113 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 36 МЛН