LAFOLE IYO FOSIYA RINDAI. DULQAAD OFFICIAL VIDEO 2020

  Рет қаралды 589,630

DE ROCK STONE

DE ROCK STONE

3 жыл бұрын

RAALI GALIN. WAXAN KA ILAWNAY MAGAC LAXAMISTAH IYO VOCAL RECORD OO AAN KA BIXINEYNA RALI GALIN. LAXANKI ABDI HEELO IYO VOCAL RECORD ASAD FAQADID
DIRECTOR-BY ROCKSTONE
ARTIST-LAFOLE FT FOSIYA RINDAI
TRACK NAME-DULQAAD
SONG WRITER-AHMED KHAN
MUSIC-BASHIR HANUNIYE
Copyright legally belongs to the artis
MY INSTA: / rockstone07 MY SNAPCHAT: alibrownie226 MY last previous https: // / watch V = dOAJY ... My Beautiful People. Fikir China wa Muhim waxi Fikir ah Hoos Inogu So Qora My GEAR: Camera GH5https: //www.amazon.com/PANASONIC-Digi ... Lens: www.amazon.com/Olympus-M-Zuik .. .MIC: www.amazon.com/Rode-Procaster ..

Пікірлер: 386
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 2 ай бұрын
Farta taag hadii may 2024 aad tiktok kasoo baadi doontay heestan ee KZbin usoo aaday☝️☝️
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 2 ай бұрын
Tiktok kuso arkay😢
@AxmedcabdullaahiYalaxow
@AxmedcabdullaahiYalaxow Ай бұрын
Haa
@ciisejustoomar5277
@ciisejustoomar5277 Ай бұрын
lkn sxb dad been badaa heestaa waa come soon lkn Mar hore ayey soo baxday
@xikmaawiofficial935
@xikmaawiofficial935 Ай бұрын
anaa kamid ah wlee
@user-np9lf3wg2n
@user-np9lf3wg2n Ай бұрын
Aniga😂
@AsadFaqdiid
@AsadFaqdiid 3 жыл бұрын
The one and Only Living Legend Lafoole Iyo our Sister Faiz Best Song 🙌🙌
@maslah200
@maslah200 3 жыл бұрын
The one and only leaving lafole and faiza
@ziyadal-alim3138
@ziyadal-alim3138 3 жыл бұрын
MashaAllah
@newage1393
@newage1393 3 жыл бұрын
Wara adiga kaalay youtube maa lagugu dhax dhalay, xaliimo gobaad anoo ku raaxeysaa aan kaa dhax arkay mahaan markaan imidna waad ii dul joogtaa😂😂😂👍
@abdiwalibisle
@abdiwalibisle 3 жыл бұрын
Is it leaving or it's living, please? 😎
@newage1393
@newage1393 3 жыл бұрын
@@abdiwalibisle macalinka englishka haye, crona maa ku saameyay video callkii markad so dhameysay mahaana kaso dhacday😂😂😂
@sowdonuur2419
@sowdonuur2419 2 ай бұрын
Danta iyo nasiibka Kala dugran mooye Dadaal iima laabne Waqtigaa is diidan😭 Wxaa mooda ine qalbigayga toos uga imaaden😢
@IqraAbdi-uy5bw
@IqraAbdi-uy5bw 2 ай бұрын
Aniga xata kula mida ahay qalbiga ka daremaya 😢
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics Ай бұрын
Waxaan salamaya qofkasta oo soo radiyay heestan midhaha macaanleh Waxan si khaasa u salamaya jilka heestan qaraami ahaan u dhagaysan doona🙋‍♂️🙋‍♂️ Fosia rindai Da’du way sii durkaysaa Dayrtii timaadee Gormaynu diganaayo Dadabkeenu noqon Lafoole Deeqaha ilaahba Ninku doona siiye Kuma dayn karaaye Dulqaad yeelo waligaa
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 2 ай бұрын
Danta iyo nasiibka ayaa Kala durigsan mooyeee Dadaal ima laabnee Waqtigaa is diidan😢 20/5/2024❤
@abdiqanimustafe3027
@abdiqanimustafe3027 2 ай бұрын
Inta tiktokta kasoo tixraacday like 👍 tu waa idinku waajib😂
@yaasminciise1624
@yaasminciise1624 2 ай бұрын
Wixii daaha dawaleh wlhi been maaha allow qof kasta hamigiisa u rumee 😢
@xaajilacag828
@xaajilacag828 3 жыл бұрын
Mashalah wan jecel ahey fanankan nin akhlaq iyo xishoodle Waxa ka muqda sujud wa ehlu salat
@innahargiesa6772
@innahargiesa6772 3 жыл бұрын
Erayada, laxanka, codka. ♥️♥️♥️♥️ Hargeisa and Mogadishu sweat voices
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 ай бұрын
Danta iyo nasiibkaa Kala durugsan mooyee Dadaal iima laabnee Waqtigaa is diidan Calayk🔥Ustaad legend lafoole mar la arag weeye🙏
@yusufosman1738
@yusufosman1738 4 ай бұрын
Qisada heestan ani ayey igu socotaa ruuntii ee alle waxan ka rajeyn inu iga saro sida ugu dhaqsiyaha badan lama wadagi karo jacelkeyga kowsar 2023/12/24/ allow qof walbo sida an ahey ka sare qalbiga ayan ka daremaa heestan fowsiyo codkeda wuu mcn yahaye salan sare my dear
@ahmedjabiibo6264
@ahmedjabiibo6264 3 жыл бұрын
Wakaa soomaaligii an naqaanay alaylahe erayo meesha lagu curiyay 🤎🤎🤎
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 3 жыл бұрын
Thanks eebow
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 3 жыл бұрын
Sax ☝️☝️☝️👏👏👏👏👏👏
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Danta iyo nasiibkaa Kala durugsan moye Dadaal iima laabnee Waqtigaa isdiidan✍ ..Cajiib⁉️ Abwanka heesta sameyay Tolow ma marxalada aan ku sugnahay ayuu ku jiray markaas, Big legend Lafoole🙏 28-5-2024🙇‍♂️
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 Ай бұрын
Hestan dareen gooni ah qofba ku ledahay
@zakigk398
@zakigk398 Ай бұрын
dibmlhan sxb walaga bixe I.a
@abdihakeembeerlibaax8061
@abdihakeembeerlibaax8061 3 жыл бұрын
Gabadhu waa ay cod macaan tahey wlhi Masha Allah 😘😘😘👏👏
@jbr724
@jbr724 3 жыл бұрын
Lafoole cfmaad io cimri dheer 🙋🏾‍♂️🇸🇴💕✌🏾
@brown__eyes
@brown__eyes Ай бұрын
Dadaal iima laabnee Waqtigaa is diidan😭💔 xanuunka qalbiga ka dareemayo aniga iyo ilahaya baa og🥹🥹
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Ай бұрын
Alle qalbiga haku qaboojiyo ilhyna talo saaro aduunka dhibka laguma waare waa laga baxaa insha allh farxad ban Ku rajaynaya wll 😢
@Mo.BirJeeX
@Mo.BirJeeX 3 жыл бұрын
Lafoole aad ayuu u cod macan yahay wlhi 🇸🇴🇺🇸🇮🇷🇸🇱
@ubahahmetthassan7448
@ubahahmetthassan7448 3 жыл бұрын
Dookha iyo naftaydaa isku daalay gacalow woo i liked it
@bikeyrassey7590
@bikeyrassey7590 3 жыл бұрын
Danta iyo nasiib ka la duranksan ee dadaal ima labna legender lafolee inta iga dambeyso dawan donto like ha iga la baqelina
@Omar-z2d
@Omar-z2d 2 жыл бұрын
1year kadib cida daawanaysa sidayda like iisaar
@ashqanhabib7745
@ashqanhabib7745 3 жыл бұрын
Markaad tahay Abwaan iyo Fanaan gaamuray wax wangsan mooyaane Wax xumaana Oo dhib Qahar leh Lama timaadid Masraxa Cafimad iyo Guul mudane Lafoole iyo marwo Fosiya
@Askalyrics
@Askalyrics 2 ай бұрын
Dib aan usoo raadshay heestan after 3 years deeqaha ilaahbaa ninkuu doona siyee kuma dayn karayeee dulqaad yeelo waligaa axsan erayo
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 11 күн бұрын
Waa cajib
@Starkman30
@Starkman30 3 жыл бұрын
Yaa diidan lafole inu legend yahay the living somali hero
@abdiali1062
@abdiali1062 3 жыл бұрын
Walahi heestan ereyadeeda waa jawi aan hada ku suganahay si kadis ahna waan ula kulmay heestan cajiib
@fatumobashir775
@fatumobashir775 3 жыл бұрын
Sidokale wlh sikadisa ula kulmay dar Alle hafudaan baan kudagay
@abdiali1062
@abdiali1062 3 жыл бұрын
@@fatumobashir775 waad wanaagsan tahay hadaad intaa ku degtay Aniga la iga yeeli waa intaas aad gartay. dhul kala fogna waanu ku kala noolahay iyo waayo aduun oo aan dadaal la Hagran markaa wakhtigu samo ayuu dhali samirkana sadkiisa waa la hanan inshaa Allah
@sahrahasan8034
@sahrahasan8034 3 жыл бұрын
Abdi Ali walal waxii lo samro wala gara in kasto naftu ay dicif tahay Marnaba lama rajo dhigo
@fatumobashir775
@fatumobashir775 3 жыл бұрын
@@abdiali1062 samraa sadkiisa mawaayo waxwalbo wey hagaagayan kaliya samir iyo dadaal baa kufilan
@MubarikYusuf-ls1zx
@MubarikYusuf-ls1zx Ай бұрын
Sido kle wllhi inedr
@abdifitahhaji1017
@abdifitahhaji1017 3 жыл бұрын
Hees waa dhaaftay legend is always legend meesheedii baa la dhigay erayada iyo laxankuba waqti baa galay
@abdirahinmahamedilmi5435
@abdirahinmahamedilmi5435 Жыл бұрын
Waa heestan iska dhex arkay een kun goor dhagaystay runtii. Lxn,cod, iyo erayaba . Waaba wax kale heestan lagama xiisa goyn karo runtii.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
Waxan ka codsanaya dhalinyarada soomaaliyed ama bulshada somaaliyed. Hala xushmeeyo fanaaniintena Please thank you
@MaxamedAamin-vr5gp
@MaxamedAamin-vr5gp Жыл бұрын
Ascwlloqali
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 3 жыл бұрын
Maashaallah waa hees iyo bar erayadii Abwaan AHMED KHAN .LAXANKI al ustaad ABDI HEELO CODADKII LAFOOLE VS FOSIYA RINDAI MUSIGII BASHIIR HANUNIYE Duubisti cod qabashada ASAD YARE waa laysugu tagay direktor and camero man The only one DE ROCKY STONE WELL DONE MY BRA
@mushwaaqxashi6810
@mushwaaqxashi6810 3 жыл бұрын
Maasha allaah waxaas ayaa kaa murti ah waa abwaan qiima leh abwaan Ahmed Khan iyo fanaanka fanaaniinta ugu codka macaan Lafoole iyo gabadhii sanadka ugu shidneyd fosiya rindai iyo waliba musigii yarka looga haray bashiir hanuuniye waa heestii sanadka laguma kala harin we love u
@abdidaud9183
@abdidaud9183 3 жыл бұрын
Maxamed xasan husein lafoole Big legend Reer Sweden fanaankoda 👏👏👏👏👏
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 3 жыл бұрын
Heestaan eray ahaan iyo dareen ahaan intaba way iqusaysaa lkn maanta qofkaan jeclhay lama wadaagi karo lkn waxaan rajaynaa inay maalin uun aragto Idanka alle
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 3 жыл бұрын
Ilaahey ha ku fududeeyo sxb
@naimaabdullahi1580
@naimaabdullahi1580 3 жыл бұрын
Walahi sidookale lkin aniga mafududaan wili waan sugayaa inshaAllah waan helaa
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 11 күн бұрын
Ma heshay wll sadax sano kadib
@lifeistestchannel8254
@lifeistestchannel8254 3 жыл бұрын
Deeqaha ilaahbaa ninkuu dono siiyee Kuma dayn karayee dulqad yelo waliga 🙏🙏🙏❤️
@amalabdiali5918
@amalabdiali5918 3 жыл бұрын
Lafole hestii iigu horeysay een barto ogow runey 8 jir aha🤦‍♀️🤦‍♀️🥀🙏🏽
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 3 жыл бұрын
Ana 8 ba jiray walahay waayo waayo aroos lagaga ciyaraya daaqad ka dawan ayay inta lay diiday😂
@thegalabs
@thegalabs 3 жыл бұрын
It was 1996. Nimco dareen ayaa collabaration la sameysay barigaa... i was 9 yrs old... it makes me so old when i reflect on it... other hit albums was jaamac yare,.. the father of the current singer kiin jaamac. The name of the album was (rafiiq)...mahamed saleebaan had a hit album on that year aswell...... the musician of most of all these albums was the unforgettable legend cabdisalan jimmy.... awww memoriessssss.
@faizaahmedabdi1591
@faizaahmedabdi1591 2 ай бұрын
Danta iyo nasiibka Kala durugsan mooyee Dadaal iima laabnee Waqtigaa is diidan Cashaquu wayla daris Wixii daaha dawo lee Dar alle hafudu daan😢😢
@zermohamedmahamoud5932
@zermohamedmahamoud5932 3 жыл бұрын
Lafoole fananka aan kow tagero legend is back wllhi hesihiisii hore ayanaba ka daalin
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar abaal ayaan kaaga hayaa 🙏.
@CumarAhmed42
@CumarAhmed42 3 жыл бұрын
jidhkiyo lafahuu diirtoo caashaqu wayla daris wixii daahaa dawo lee dar alle ha fadudaan hellooo may maqli😇
@umuraage2984
@umuraage2984 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂aaaaaheey
@CumarAhmed42
@CumarAhmed42 3 жыл бұрын
@@umuraage2984 halkana ma joogta
@safiyaqueen-bi2dm
@safiyaqueen-bi2dm 2 ай бұрын
Jidhkiyo lafahuu diirtoo caashaqu wayla daris wixii daahaa dawo lee❤dar alle ha fadudaan 🌹
@mohamedbtw9785
@mohamedbtw9785 3 жыл бұрын
Wow 🤩 god job Abwaan Ahmed Khan 👍🏾
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 2 ай бұрын
2024 ayaam tiktok kasoo raacay Waa cajiib runtii Waayaha aduuun waa cibaaro
@AbdirahmanMohamudmohamed-ww7rf
@AbdirahmanMohamudmohamed-ww7rf 2 ай бұрын
Aniga xita kula mida haya from tiktok 🥺❤
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 11 күн бұрын
S.kle😢😊
@muqdisho205
@muqdisho205 2 жыл бұрын
Deeqaha ilaahbaa ninkuu doono siiyee Kuma deyn karaayee dulqaad yeelo waligaa😭
@Xilkasmedia
@Xilkasmedia 3 жыл бұрын
*The 0ne and The 0nly Legand Rock stone pin*
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar abaal ayaan kaaga hayaa 🙏.
@bathriwellson5249
@bathriwellson5249 Ай бұрын
markaad soo booqato haday sadaradan si gaara kuu taabteen i cimaamad danta iyo nasiibka kala durugsan mooye dedaal iima laabnee waqtiga is diidan 🥹💝
@colaadmacow1482
@colaadmacow1482 3 жыл бұрын
Wayahaan dambe sheka heslanoga joray hes tanaaaladhahaaa ✅✅🙌
@sharmahassan2466
@sharmahassan2466 2 ай бұрын
Lafole xasus 2010 isaga iyo xaaskisa Nairobi islii maqayad isku aragnay wali meshan dhax fadhiyaa..iyo heestan😢❤❤😂😢😢😢calaf
@WariyeAxmedfaahiyezaki
@WariyeAxmedfaahiyezaki 8 күн бұрын
Legend lafoole wakhtigaa idiidan waanku wataa
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Mahamed xasan xuseen lafooLe Legendry weye walhida...
@latteshine3427
@latteshine3427 3 жыл бұрын
Fosiya sister Queen! ❤❤❤😍😍😍 Beautiful singers!
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Macalinkeyga Lafoole Aduunyada sammo ku waar aakhirana halkii roon❤💯
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 3 жыл бұрын
LEGEND lafoole Respect, bal fiiri Codkiisa Yaasalaaam, wakhtign lagujiro Qofkastaa fanaan sheegtee lkn La iskamanoqdee waa loodhashaa
@MejjaFarhan10
@MejjaFarhan10 3 жыл бұрын
Rock Stone wan kuwata brother... keep going King💯✊
@mohacaddeofficial
@mohacaddeofficial 3 жыл бұрын
Legend al ways legendry keep going lafoole
@mohamedqalinle2770
@mohamedqalinle2770 3 жыл бұрын
lafole dar alle hafududan dar alle hafududan Macalinka weyn 💪🏻💪🏻
@juweriajalaqsan3645
@juweriajalaqsan3645 3 жыл бұрын
Gabadhu dhuubanaa oo cod-culusaaa!!!
@hirsiahmet6593
@hirsiahmet6593 3 жыл бұрын
😂
@aziiz94
@aziiz94 3 жыл бұрын
Gabadha ma dhuubano jirkeda wa dumar mesha laga rabay e idinka aya balbalaarka u dbn 😜
@iam_apdalla.jlyrics5706
@iam_apdalla.jlyrics5706 3 жыл бұрын
Wlhi runtaa waaye ma is laha codkeeda qof weyn oo wayel
@samirahusen509
@samirahusen509 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@hassanosman8354
@hassanosman8354 3 жыл бұрын
FANANIINTA SKANDANEVIA UGU SHIDAN IYO ABWANKA UGU CULUS UGUNA MURTIDA WANAGSAN ABWAN AHMED KHAAN OO MUQAALKA IYO LAXANKABA AAD UGU HAGAR BAXAY MASHA ALLAH ❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👌👌
@intisar7197
@intisar7197 3 жыл бұрын
Excellent job abwaan keena Ahmed khan
@ahmedkamil3814
@ahmedkamil3814 3 жыл бұрын
Dadaal iima laabnee waqtigaa idiidan
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 3 жыл бұрын
Gabdhihi somaliyed ee la yaqinay cod iyo muqba wa taa gabadhan quruxdedu waa dabiici maa sha Allah
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 3 жыл бұрын
😍😍😍👍👍🙏🙏🙏
@abdifatahhassan4374
@abdifatahhassan4374 3 жыл бұрын
Waaaw waxaasa kaa murti ah erayo macaan laxan macaan cod isku dheeli tiran iyo clip video Hollywood ah mashaalah legend lafoole iyo fosiya iyo abwaan khan waa naga farxiseen
@AbdifatahMohamud-zk4ov
@AbdifatahMohamud-zk4ov Ай бұрын
Ax ya hees cimriga iyo caafimad kaba allaah haku barakeyo lafoole 6/16/2024 sacadu waa 10:45 habenimo ayan dhagaysana
@muktarnadifyousuf3807
@muktarnadifyousuf3807 3 жыл бұрын
My Legends Lafole & Fosiya 🇸🇴📼👏
@maslahaden8624
@maslahaden8624 3 жыл бұрын
My second fanan anjeclaho Nimcaan Hassan Abdirahman igushegaa inuu legend Lafole hes soqadhe
@zainabmilaano2011
@zainabmilaano2011 3 жыл бұрын
Best Editor aan ku daydo Rock the World 🌍❤️❤️❤️🇸🇴
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Wow wow wow Wxii daaha dawa leh dar alle hafududaan😒 Legend lafoole🥰
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 3 жыл бұрын
Lafoole sida aad Legendka ugu sheegten ilahy Ugu Danbi dhaafwaydiiya
@indhodeero6797
@indhodeero6797 3 жыл бұрын
Waaaaaaw iga gadan heestu inaba caadi maaha the legend alweys lafole 👈👌👌👌super
@subeyrsuldaanmohamed5162
@subeyrsuldaanmohamed5162 3 жыл бұрын
Lafoole iyo fanaanada fowsia waakumahadsantahiin heesta wadaag igadheh mcnkeeda waankuqanacnay sifiican
@hamdshamds6430
@hamdshamds6430 Жыл бұрын
danta iyo nasiibka Kala durugsan moye❤ dadal ima labne❤ Wakhtiga is didan❤ 15/5/2023❤✌️✊
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 10 ай бұрын
mararka qaarkood waxad odhaneysaa abuwan ku heestaa adiga miyuu kaasameyey really qisadan heestu ka hadlyso anigah ayey sidhabaa itabaneysaa
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 2 ай бұрын
Heestan tiktok kaso arkay youtupeka kaso raadiyay waaaba hees aniga qaas ahan iga hadleysa 31 may 2024 😭
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 11 күн бұрын
Jcyl maku hayo😮
@innahargiesa6772
@innahargiesa6772 3 жыл бұрын
My favorite studio De rock ♥️♥️♥️♥️
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Al-Fanaan Lafoole Ragii Fanka Islahaa Welcome Back 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Randa Cod Weynaa Awoowe😁😁
@abdimoh
@abdimoh Ай бұрын
Danta iyo nasiibkaa Kala durugsan mooyee Dadaal iima laabnee Waqtigaa is diidan😢
@suleekhahussein1731
@suleekhahussein1731 3 жыл бұрын
Lafoole the one and only keep going pro
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar abaal ayaan kaaga hayaa 🙏.
@mohamowlitt5269
@mohamowlitt5269 3 жыл бұрын
Legend is back fav songer
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 3 жыл бұрын
doqonti nasiibley durmo eray ma daysee, been ma aha😁👌💃👍
@abarre5554
@abarre5554 3 жыл бұрын
Lafaloole habeenkii uu heeso isku meel ayaan joognay 1988 xaafada xamar jadiid muqdisho xafal meher ayay ahid muxuu heesta ka baqayay xiligaa cabsi iyo xishood legen Lafoole
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 2 ай бұрын
Wwww xafadeyda aan kudhashtay illaa hada aan daganahay
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 2 ай бұрын
Xafadeyda can kudhashtay illaa hada aan daganahay beer samar jadiid asal hello❤
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Oh the one and only lafoole is the best 🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 3 жыл бұрын
Laba legend full respect ❤🙏💥👌
@logannnnnn930
@logannnnnn930 3 жыл бұрын
Musica bashir hanuuniya kuqoran hadana farihii sheegow bisharan ka dhadhan sanaya siday wax ujuran
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 3 жыл бұрын
Waa macalin bashiir hanuuniya
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 3 жыл бұрын
Waa sidaa aad sheegtay bashiir gacanti sheegow ayuu tumaaya
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 3 жыл бұрын
Hhhhh
@fardowsoaadan4029
@fardowsoaadan4029 3 жыл бұрын
Legend is back ❤
@MejjaFarhan10
@MejjaFarhan10 3 жыл бұрын
Legend Lafoole🔥🥰❣💯✊
@omargojah3809
@omargojah3809 3 жыл бұрын
Legend lafoole welcome back 🙏
@jabra4205
@jabra4205 3 жыл бұрын
Lafole fanan an tagero solabsasho wacan
@goldenboy8627
@goldenboy8627 3 жыл бұрын
Best video shoter rock stone legends 💘🇸🇴🙏
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 3 жыл бұрын
Wxii daahaa dawole dar alle ha fududaay Heesta inuu keligii soo qaado bay ahyd Masha allh allaw codkaa dagan ugu danbi dhaaf😘❤
@solostgen3862
@solostgen3862 3 жыл бұрын
Gabadhu cod macana masha allah. Lafoole adeer wa ku slmy 🤗💘🌹
@shinecade1145
@shinecade1145 3 жыл бұрын
Wwwww Legend of legend lafoole🙏
@sabinashablin1238
@sabinashablin1238 3 жыл бұрын
Another beautiful song from our stunning sister Fosiya and Brother Lafoole mashallah 🤲🏽🤲🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@handaabdi6314
@handaabdi6314 3 жыл бұрын
Her voice ❤️
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 3 жыл бұрын
Hadii eey jirto hes aan moday in eey aniga igu socoto wa tanaa waxa eey ka hadleysa xalada an hada ku suganahy🥱😥
@kingnajmita8634
@kingnajmita8634 3 жыл бұрын
Lafoole the legend 🤴❤️🥰🍀
@amiirasiciid9359
@amiirasiciid9359 7 күн бұрын
Ilahow calaf isugu kaayo dar wan uu samrayeeee💔😭🤲
@hamzaomer9112
@hamzaomer9112 3 жыл бұрын
Waa kaa murtidii aan naqaanay walahi Nice 👍 song long lafoole
@yayaGGMU6770
@yayaGGMU6770 3 жыл бұрын
The legend lafoole and sister fosia soo labasho wacn legened 🙏✊
@hamdiabdikarem8940
@hamdiabdikarem8940 3 жыл бұрын
Legend Lafoole😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴
@mohammedabdihussen4181
@mohammedabdihussen4181 3 жыл бұрын
Waa boqorka fanka maxamed xasan xuseen lafoole midka ugu cod macaan ee heesa
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 3 жыл бұрын
Waa kugu raacay
@ahmetfarah9778
@ahmetfarah9778 3 жыл бұрын
Legend lafoole is back
@cumaryare4738
@cumaryare4738 3 жыл бұрын
Rug cadaagii soo rogaalceliyey best fanaan Lafoole hees iyo muuqaal shidan waye waa laguu xiisay legend lafoole
@keynanfan7012
@keynanfan7012 3 жыл бұрын
My legend 🔥🔥🔥
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 3 жыл бұрын
Aduun weeye lama yaabin lafoole waxa uu noqday oday much waayo sojagay2021/8/4
@user-tb9ow5hl2y
@user-tb9ow5hl2y 2 ай бұрын
Deeeqaha illahba qufku doono siiyeh dulqaad yeelo waligah ❤
@mounakireh
@mounakireh 3 жыл бұрын
Caleek yartu cod deep voice ayaa kudhacay mashaalaah
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 402 М.
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 82 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 44 МЛН
CODKA UBAX: Foosiya Rindai
23:05
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 22 М.
Lafoole | Nimanyahow Dad Lama Beero | Official Audio
9:05
Ma Ogtahay ?
Рет қаралды 176 М.
heesti eed male naftaydani xabiiba xasan tooxow iyo lafoole
6:14
dudub qaraam music
Рет қаралды 115 М.
Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)
7:38
King Production
Рет қаралды 1 МЛН
MURSAL MUUSE | KALGACEYLKANI BUUQ UMA BAAHNA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:14
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,6 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 118 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 552 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 79 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 730 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 331 М.