Muqaalkan oo xanuun badan ayaa noogu bilowday ooyin kuna dhamaaday...

  Рет қаралды 71,073

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#ILINTIR #PART_169 #ABDIAZIZREALY

Пікірлер: 584
@nasteexomuxudiin1021
@nasteexomuxudiin1021 2 жыл бұрын
Farist
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@amaldiriye7606
@amaldiriye7606 2 жыл бұрын
Ilaahow u sahal Hooyo wiilkeeda xaaaaaax
@safiyowarsame6650
@safiyowarsame6650 2 жыл бұрын
WAAXAWOLA WALAAQOWATA ILLAABILAAHILCAYELCADIIN
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
@@illintir c/casiis maanta anaa usoo horeeyay 📌 waad ilaa dhaaftay
@wasacshafi5425
@wasacshafi5425 2 жыл бұрын
Allaha u sahalo
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Fadlan share u dhaha inta naxariista leh Mahadsanidiin💕💯🙏
@munoali6345
@munoali6345 2 жыл бұрын
Allaah ha ku abalgudo mahadsanid
@marwasheeno9133
@marwasheeno9133 2 жыл бұрын
Maanta Hal qoflee iga hormary nasibkey kkk
@laarr6362
@laarr6362 2 жыл бұрын
Abdi casiis aduunkana nicmo iyo barwaaqo akhirana janatu fardawsa, degaankaaga allah ha ka yeelo amiin
@alixamari1031
@alixamari1031 2 жыл бұрын
Wcs walaal rabi ha ka farxiyo hooyo mcn eebe idankii
@amiirahaji5574
@amiirahaji5574 2 жыл бұрын
Allaah ha u sahlo cabdicaziizow adna ducada dadkaas kurbaysan allah hakuu aqbalo. Aaaaamiiiiiiin
@hamdijama7680
@hamdijama7680 2 жыл бұрын
Waa qofkii oogu qurxanaayoo la baafinaayo masha Allah Alloow soo dhawee amiin
@luulhassanawaaleluullubi9648
@luulhassanawaaleluullubi9648 2 жыл бұрын
Kkkkk adigaa umadeena matihid
@cabdiraxincumar7588
@cabdiraxincumar7588 2 жыл бұрын
@@luulhassanawaaleluullubi9648 wax kle wya qofta hhhhh
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 жыл бұрын
@@luulhassanawaaleluullubi9648 hhhhhhhhhh
@zenaadali6543
@zenaadali6543 2 жыл бұрын
Wuu dhintay allaha unaxaristo
@qaliqurux2612
@qaliqurux2612 2 жыл бұрын
hooyadisu ka kenay quruxda ayadaba waa naag quruxbadan murugta kalarebtay allow usosahal yaarabi
@anisahaji1859
@anisahaji1859 2 жыл бұрын
Axxx waa maalin jimco ah aan u ducayno maamadaan in ilaahay u soo birbiriyo.😭😭😭😭😭
@umaamina1885
@umaamina1885 2 жыл бұрын
Yaa allaah adigaan adoomadada nahay gacmahan ku taaganay hooyadaas murugada farxad ugu badal qalbigaa ila xanunay hooyo wiilkagii isago nabad qaba ayu kuso waci doona ilaahey ayan ka baryeynaa alaahuma aamiin cabdicaziiz waa ku daremeyna inaad maalin walbo murugo kala kulanto barnaamijkan anago shaashada kala socona ayan qalbiga ka oyneynaa lakin waxad noqotay rajada ay waaridiin badan qalbiga ku dhistaan iyago is leh baafintas ayaa qeyr idinkaga so yeeri doona ilaahey haku barakeeyo wllkey halkaa ka sii wad sabarka kaasho anaguna waxan nahay walalaha mar walba ku garab taagan guuleyso wllkey ❤❤❤💯❤❤❤
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 2 жыл бұрын
Illaahoow hooyooy macaan kuu Soo dhaweey yaa allaah aamiin yaa Rabbi aamiin waa maalin jimco ah EE ducada aan ku caawino hooyooy macaan badan 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 жыл бұрын
Asc allha sahalo Mammo haddii uu nool yahay waa helesa inshaa allha waxan allha kabaraya in uu sii dhaqaso loo helo isagoo Caafimad tam hesato amiin Ohiintata fsraxad baa ku xigeeso inshaa allha qeer ka baa soo daaho
@maryamcali3614
@maryamcali3614 2 жыл бұрын
Allaah ha u sahlo wiilkeeda hooyadaan waa xanuun😭 cabdi casiis allaha ku barakeeyo❤
@Maryama_22
@Maryama_22 2 жыл бұрын
اللّهم ربّ ابراهيم وميكائيل ربّ محمد نبيّ هذه الأمة اسالك ربنا بأسمائك الحسنی وصفائك رد الی امه ردا جميلاً ياربّ اسالك أن يرجعه لأهله سالم غانم معافيا ويبرد قلب امه .ربّ موسی ويونس
@saharosheikh9573
@saharosheikh9573 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲❤️
@ayanhassanmohamed2906
@ayanhassanmohamed2906 2 жыл бұрын
ilahayow u soo sahal mamadan wilkeda
@najibhassan83
@najibhassan83 2 жыл бұрын
اللهم امين. اللهم امين، اللهم امين.
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi.
@kahagure3075
@kahagure3075 2 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@dekajama8188
@dekajama8188 2 жыл бұрын
Illaahay ugargaar hooyadaan iyo Soomalia inta dhiban oo dhan abdicaziz Illaahay haku xafido aaqiro iyo aduunba waxa kudhibana allah tuso aduunkaw filnimco aaqiro Gil jano aamiin aamiin yaarabi
@rukiashire2368
@rukiashire2368 2 жыл бұрын
Illaahay subxaana watacalaa ha u soo Sahlo Wiilkeeda hooyo Mcn Hooyo Insha Allaah Waad heli niyada kheyr u sheeg 😭😭😭
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs abaayo Macaan ilaahay subxaana watacaal ha kuu soo sahlo wiilkaaga ilaahay idamkii yaa rabi raxmaan Cabdicasiisna ilaahay subxaana watacaal jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba iyo caruurtiisaba
@adoontiale8944
@adoontiale8944 2 жыл бұрын
Ilahayow usoo sahal wiilkeeda asagoo nabad qaba amiin yaarabi 😭😭🤲 adne waan kusalaamy huuno qaali
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
Inshallah wiilku waa nool yhy, Allaha soo dhaweeyo. Waxa suuro gal ah in giriiga noloshiisu adag tahay oo uu kusugan yhy kaamamka qoxootiga. Dad badan oo mardambe kasoo baxay baa jira
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 жыл бұрын
Walalayal maamada alxamdulilah wiilkeda aqbar wey ka heshay lakiin lil asaf waa geeriyoday 😭😭💔 ilahay ha unaxariisto usoo duceya ilahay qalbigeda ha u qawojiyo aamiin yaarabi asigane ilahay ha unaxariisto
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Subxaan Allaah Alloow sosahal amuraha hooyada hadaad maqalaysid sowac💔💔💔😭😭
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 2 жыл бұрын
Yaa allaah ilaahey hoooyo yankees unaxariiso ma istaahilaan ineey ooyaaan ilaahey hasoo sahalo wiilkeeda yaa xayu yaa qayuum ilaahey hooyo janada ku geey hsdan weynano xataa sidaan ayey noogu ooyneeysa ,aa rabi
@habibakadiye447
@habibakadiye447 2 жыл бұрын
Allah waxan ka baryayaa inuu u sahlo ayada iyo inta uu ehelkooda ka maqanyihiin Allahayow naga aqbal ducadeena Amiin yaa Allah
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 2 жыл бұрын
اللهم إني أسألك بسر ذاتك العلية بسر أسمائك وصفاتك بسر كلماتك بسر محبيك بسر خلقك أن تسهل ابن هذه المرأة الصالحة يارب يا مجيب الدعوات
@laarachocolate822
@laarachocolate822 2 жыл бұрын
Ax ilaahay waxan ka baryaaya waan wayso qabaaye salaadban tukan rabaye ilaahayow hooyadan murugada hayso farxad ugu badal ilaahow waxad tiri ibarya aan idinka ajiibee waana ku baryaynaa gacmahaana kuu hoorsaday maamadan qalbiga uqabooji aamin yaa rabbi 🙏
@deeqa6799
@deeqa6799 2 жыл бұрын
Ilaahay SWT hooyadaas qalbiga ha u qaboojo wiilkeedana haw soo dhoweeyo adigana khayr badan Alah ha ku siiyo Abdiaziz.
@umunuuraynqurux4405
@umunuuraynqurux4405 2 жыл бұрын
Alle ha uso sakhiro hooyo wiilkeda rabi sifudud ha ugu soo celiyo hadu nolyhy hadu dhintana rabi akhbar haka soo siiyo
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 жыл бұрын
Hah ax waa xanuun arintaan ilaahey wiilkeeda oo bad qaba allaha u sahlo sida ugu dhaqsiyaha badan ilaahow usahal
@queenqaali935
@queenqaali935 2 жыл бұрын
Abdiaziiz alle haku xiftiyo inta ad cawinayso walalahaga Somaliyeed alle haka abaal mariyo hore uusoco wallo
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 2 жыл бұрын
Ilaahay hooyadaa wiilkeeda how soo dhaweeyo wllkay adna ilahay ajir iyo xasanaad hakaa siiyo
@amiishofficial626
@amiishofficial626 2 жыл бұрын
Bismillh illahow adigaa gargaara ah
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 2 жыл бұрын
Ilaaheyow abdi casiis u debi dhaaf oo ajar iyo xasanad sii hooyo .macan Allaaha ku sahlo wiilakaga adigana
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 жыл бұрын
Illaahoow isu sahal inta kala maqan wiil iyo waalidba aamiin
@halimaali431
@halimaali431 2 жыл бұрын
Asc Alle ha ku so sahlo Wiilkagi Walashey insha allahi waxey noqon donta qeyr hadu alle yirahdo🤲
@muscabdesaid8558
@muscabdesaid8558 2 жыл бұрын
Ilaahow usahal abdiasiis wax fcn baad umada somaliyeed uhaysaa ilahey khyr hku siiyo
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 2 жыл бұрын
Asc Walaalkey Alaha Ku Xafido 🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💚💚 Ajar Iyo Xasanaad Alaha Kasiiyo Wll Iska Samir Dadka Alle Kafurtey Warkooda Iska Daa Qeyr Alaha Ku Siiyo 🤲🤲🤲🤲💯💯💯💚💚💚🌹🌹🌹
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 2 жыл бұрын
Ilaahayoow meel soke usoo dhig Aameen Yaa Allah Axx
@nasraismail4230
@nasraismail4230 2 жыл бұрын
Illahayoow usooo dhawee adigaan waxba kaa qarsoonayn yaaa rabbiii
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Illaahay asagoo. Nabad qabo. Ha keeno. Gariiga. Waa xun yahay. Rabii ha keeno. Aamiin
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 жыл бұрын
Yarabi ilaahow hoyadaan ilin teeda farxad ugu badan ilaahow wiilkeeda u Soo sahal 😭wa murugo wlhi 😭 Jazaakallahu qeery walalkey Abdiaziz really ❤️
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 2 жыл бұрын
Yaa allah yaa raxmaan adoomahaaga kala maqan ayagoo nabad ah isu keen hooyo mcn ha ooynin allah ayaa kuu sahlaa wiilkaaga xasan
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 жыл бұрын
Yaarabi usoo dhawee oo sisahlan hooyo ugu soo sahal wiilkeeda Aamiin Yaarabi
@boqoraddareersheekh6857
@boqoraddareersheekh6857 2 жыл бұрын
😭😭😭😭hooyo insh aalh wa helee
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 2 жыл бұрын
C/aziiz shaqo fiican ayaad heysaa sxb sare ee ilaahey hakaa abaal mariyo Maamadana ilaahey ha, u sahlo .
@saidaabdi166
@saidaabdi166 2 жыл бұрын
Yaa allaah maamadaan wiilkeeda aqbaartiisa oo farxad leh usoo sahal
@haweyaaw-hassan5378
@haweyaaw-hassan5378 2 жыл бұрын
Rabiyow usoo dhawee Adana abaal haka siiyo Ha iilan ha iilan ayaankaa badnaa Cabdi casiis
@queenqaali935
@queenqaali935 2 жыл бұрын
Asc walalaha alle hooyada dhibataysan alle haw soo celiyo hana ka farxiyo hooyada alle dhibka haka qaado iyada iyo inta ay wax ka maqanyahay ba Allahuma atiihi bihii kama uu tiitahi carshi balqiisa li sulaymaan Allahuma aamiin
@suleikhaaaqil215
@suleikhaaaqil215 2 жыл бұрын
Ilaahaw u soo dha wee ilaahaw ka farxi maamadaan. Yaa alaah yaa kariim Cabdi cziiz جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@cibaadoismail4897
@cibaadoismail4897 2 жыл бұрын
C casiis khayr badan ilaahy haku siiyo hooyadan ooyaysana ilaahay ha usoo dhoweeyo wiilkeeda
@aishamahmoud78
@aishamahmoud78 2 жыл бұрын
Alle ha usosahlo barnamijka inlintir Somali waxweyn bu uhaayo guul iyo horumar baan urajeynayaa
@umubahja1508
@umubahja1508 2 жыл бұрын
Allah ha kuu sahlo hooyo macaan wiilkaga wan dareemi karaa becouse waxan ahay hooyo wiilal dhashey samir inshallah aduunka waa imtixaan
@faatumohassan6728
@faatumohassan6728 2 жыл бұрын
Illaahow hoyadan caawi Adiga awoodleh
@ruqiyodaahir6596
@ruqiyodaahir6596 2 жыл бұрын
Ilaahay ha kuusahlo wiilkaada qalbiga alaha kuuqaboojiyo aamiin yaarabi
@user-gh5nx1rf8e
@user-gh5nx1rf8e 2 жыл бұрын
يارب يسعدك في الدنيا والآخرة عبدالعزيز الله يطول عمرك طويل يارب العالمين أخي الحبيب الغالي شكرا لك على جهودك تقدم دايما وابدا
@asliimuur5024
@asliimuur5024 2 жыл бұрын
Allah ha kuu sahlo asagoo nabada iyo adigoo nabada walwalka allah ha kaa tirtiro macaanto
@shukritoxow6516
@shukritoxow6516 2 жыл бұрын
Alle ha u sahlo alle ha u sahlo
@hawosheik3670
@hawosheik3670 2 жыл бұрын
C/CASIISOW adiga qeyr Allaha ku siiyo
@adamosman4185
@adamosman4185 2 жыл бұрын
Bismillaah ilaahow noo yasir amuuraha
@hodmanhassan5935
@hodmanhassan5935 2 жыл бұрын
Abdicadiiz hooyo yinkaan ooynaaya farxadoda hakadamin barnamijkan waa in aad usiiwadaa inta ku af lagadeyneysa inta kutagersan ayaa kabadan yaarabi ilintaa ceshan waayay wlh hooyada ilinta farxad ugubadal waa jimco fadligagada iyo fadliga yomul jumca insha alaah mama farxadadan sugeynaa 😥😥😥😥
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 2 жыл бұрын
zaxiix abyo
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
ILAAHAY qalbiga ha uu qaboojiyo Amiin
@anisaduela9784
@anisaduela9784 2 жыл бұрын
Ilaahey ha soo fududeeyo inshaalaah hooyo mcn Allah ha kuu soo dhoweeyo wiilkaaga war farxad leh baad heli inshaalaah
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
iLaahey ha u sahlo Hooyadaan wilkeeda kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
@sahruja5777
@sahruja5777 2 жыл бұрын
Hooyo macaan illaahow kaafarxi.
@hawosheik3670
@hawosheik3670 2 жыл бұрын
l hooyadaan qalbiga xanuunaayo wiilkeeda ka maqan Ilaahow u sahalnaa aqirnaa uugu keen oo qalbiga u qanooji inshaa Allaah Aamiin Yaa Rabii
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 2 жыл бұрын
Ilaahayow hooyadan qalbigay na xanuujisee wiilkeeda u sahal
@laarr6362
@laarr6362 2 жыл бұрын
Asc hooyo mcn allah (swt) sidhibyar ha iskugu kiin keeno Amiin
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 2 жыл бұрын
Allaha raxmaana maamadaas wiilkeeda haw soo fududeeyo aaaamiin aamiin aaamiin yaa allaah
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 жыл бұрын
Illaahow kusahal oo ooyintaadana farxad & qosol kugu badal inshaa Allaah
@qaaliahmed4142
@qaaliahmed4142 2 жыл бұрын
Ilaahey haaa u sahlo wlh xanun waaye hooyadas ilaahey qalbiga haa u qaboojiyo
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 2 жыл бұрын
yaaaa rabi
@zahranur7111
@zahranur7111 2 жыл бұрын
ILAAHAYOW u GARGAAR walaasheen ADDUUN IYO AAKHIRABA ALLAHUMMAA AMIN
@hassanmustaf4856
@hassanmustaf4856 2 жыл бұрын
Ilaaheyoow usoosakhir Walaaal abdi aziz ilaahey ha kubarakeeyo
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 2 жыл бұрын
Yaa Allah yaa raxmaan yaa raxiim uso dhawee
@umull5778
@umull5778 2 жыл бұрын
Xa xa xa hooyo macan ilaahy haku so dhaweeyo mamo samir inasha allaah waad gulesnesay
@hafsaibrahim3651
@hafsaibrahim3651 2 жыл бұрын
Illaah khyr badan ha ku siiyo walaalkay cabdi caziiz wax kasto oo aad jeceshahay oo khyr aduun kuugu jiro iyo aakhira ha ku siiyo 🤲🤲🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@aminoadan4190
@aminoadan4190 2 жыл бұрын
Ilahay qalbiga ha u qabojiyo hooyo macadam😭😭😭😭😭😭😭😭
@xaliimosacdiyo5250
@xaliimosacdiyo5250 2 жыл бұрын
Inshaa alhaa hooyo waa heleysaa anagan duco ayaan kuu haaynaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ayeeyosworld1223
@ayeeyosworld1223 2 жыл бұрын
Ilaahayow usahal wiilkeeda aamiin
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 2 жыл бұрын
Ilaahay hooyaada murugta ha ka qaado oo ayadoo faraxasan rabbi ha na tuso
@samiirosagal1078
@samiirosagal1078 2 жыл бұрын
Hooyo ilahay ha ku soo dhawayay wilka😰😰😰😰😰😰😰😰😰 Wn kula dareema xanuunka hooyo
@adontiallah6637
@adontiallah6637 2 жыл бұрын
wallahi aduunkan waa iska dhibato illahay haku xafido hooyo mcn illahay haku sahlo insha allah guul yaarabi hooyo mcn wad farxi dontaa
@roodacismaan952
@roodacismaan952 2 жыл бұрын
Allahayow usoo fududee si degdega 24 gudahood aqbaar degdega ayaaa u iman insha allaa
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Ilaahow usahal hooyadaan wiilkeeda walaahi waa xanuun maalin walba hooyaa ooyneyso
@habibawarsame660
@habibawarsame660 2 жыл бұрын
Illahey ha soo Sahlo amiin yaa rabbi
@shukrinurre4447
@shukrinurre4447 2 жыл бұрын
Alaaha soo sahlo waajimco allah ayaan baryayna sisahlan ugu soo sahal yarabii wallahi wa xanuun allow qalbiga u qabooji
@halimafarah9820
@halimafarah9820 2 жыл бұрын
Ilahow u soo sahlo Aamiiin Aamiiin Yaarabi
@amiirahaji5574
@amiirahaji5574 2 жыл бұрын
Allaaho u sahal oo war farxad leh u soo yeersii. Aaaaaaamiiiiin
@ashawooo
@ashawooo 2 жыл бұрын
illahaya ha ku sahalo Hooyo macan Wiilkaga asiga nabada qabo inshallaha rabi wuu ku sahalaya sii fuda rabi ha kugu sahalo Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
@ifrahadan6296
@ifrahadan6296 2 жыл бұрын
Ilaahay ha usoo sahalo wiilkeeda adiga ajar Allaah ha kaa siiyo
@fahmoabdi284
@fahmoabdi284 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u soo sohlo hoyada ohinteda allaha qaadirka ah farxad ha ugu badalo Aamiin yaa rabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@owi2056
@owi2056 2 жыл бұрын
Allaah ha soosahlo wiilka aamiin.
@qajo9403
@qajo9403 2 жыл бұрын
😭😭😭😭Allaha hooyo macaane ku so sahalo wiilkaga inshaallah allhuma amiiin
@hodanj8306
@hodanj8306 2 жыл бұрын
Hooyo Illahay ha ku sahlo wiilkada, caloosha na hurtay runti. Abdicaziizow adna wad mahadsan tahay walalkay aduun iyo aakhiro wad liibanaysaa
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 2 жыл бұрын
Abdicaziz khayr ha ku siiyo
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 2 жыл бұрын
Àlow kuu sahal wiilkaaga Allaha kuu ifiyo Hooyoy alle iska bari Rabi ayaa buuxee
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 жыл бұрын
Inaalilaahi waad heli qalbiga allaha kuu qaboojiyo Aamiin yaarabi
@jamiilomursal4537
@jamiilomursal4537 2 жыл бұрын
Walaal Abdi aziiz xafihaa Allah
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Ilaah ha u sahlo wiilkeeda adigana ducadeeda allaha kuu aqbalo. Aamiin
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 2 жыл бұрын
Ax ax ax Ilahay ha u soo sahlo wiilkeeda 😭😭😭😭😭
@zaynabosman5919
@zaynabosman5919 2 жыл бұрын
Yaa Rabi usahal wiilkeda maamadan aamiin
@gabarbanadir69
@gabarbanadir69 2 жыл бұрын
Ilaahow u soo dhawee si degdeg ah u soo fududee adna Abdiazizow ilaahow ajar Iyo xasanaad ha kaa siiyo alahana noo kaa xifdiyo aad baan ula Ooyay hooyadaan somaliyeed 😭😭😭😭😭😭
@yusramohammed4635
@yusramohammed4635 2 жыл бұрын
Ilaahay hawso sahlo wiilkeda isago nabada 🤲🤲🤲🤲🤲
@ifraaxxasan1502
@ifraaxxasan1502 2 жыл бұрын
Allaha ku la jiro wll
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 2 жыл бұрын
This is very painful,I really felt sympathy for this Mum,may Allah help her and return her son.
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Why in English??
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
U right it is painful but Inshallah soon he will return to his mother
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 жыл бұрын
Allaha u sakhiro maamadaan wiilkeeda asagoo nabad qaba.
@umurufayda5234
@umurufayda5234 2 жыл бұрын
Allah ha usahlo hooyo wiilkeeda AAMIIN YAA ALLAH
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 2 жыл бұрын
Walaahi ilmaa iga socoto yaa rabbi allow usoo iftiimi aamiin
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 171 МЛН
Waar Dag Dag Ah
13:35
somali news 23
Рет қаралды 432
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 6 М.
Sidee isku Guursaden Gabar & Abtiged ayaga ka shekaynaya😭
13:07
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН