Ninka Booli Cunay || Marwo Cabdi Axmed || 1983 || HD +Lyrics

  Рет қаралды 66,180

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: BEER JACAYL AMA NINKA BOOLI CUNAY
EREYADA: ABWAAN XASAN X. CABDILLAAHI (X. GANEY)
LAXANKA: AXMED GACAYTE YUUSUF
LUUQDA: MARWO CABDI AXMED
(1983)
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• like
• subscribe
• comment
• and share
Wixii warbixin, talo, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay annagoo ah bahda channelka waxaa naga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Also Year recorded.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested.
Thanks.

Пікірлер: 46
@user-nz6lc8ou1m
@user-nz6lc8ou1m 3 жыл бұрын
✌️✌️✌️Nimco dareen , ku arki jirey ayadow qaadeyso ileen ayada malahan🤟👈
@akrammaanaf8748
@akrammaanaf8748 3 жыл бұрын
Wow heestan o lyrics ah waaba rabay waaba Fahmi weysanaa Thanks brother
@jimcaalemedia7337
@jimcaalemedia7337 3 жыл бұрын
Abwaan xasan ganey hal abuur an la holin karin legend hobolada waberi
@cabdiqanimusic
@cabdiqanimusic 3 жыл бұрын
Qaram chanal wuxuu ku ficnyay laxanka iyo erada wuu u faa idayaa dadka keep goin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Thanks sxb.
@Sharmakehassanbashir
@Sharmakehassanbashir 8 күн бұрын
9/7/2024😢😢
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 3 жыл бұрын
Heestan hesaha danba baan moodi jiray kwrn wa mahadsantihin Aun axmed gacayte iyo marwo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin. Adigaa mudnaanta leh sxb. Soo dhowoow. Haa, wey jirtaa fannaanad ka mid ah kuwa dambe oo dib usoo qaaday heestan oo dadku badi ku barteen.
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Ereyadaan miyay samey karaan?
@abdirashidkhalif1707
@abdirashidkhalif1707 Ай бұрын
Hestani Wa Hes Cajib Ah Olagucaynayay Nin Madhax Ahaa Xiligas ALLAH Haunaxaristee 😢😢😢 Marka An kasocono
@abdirashidkhalif1707
@abdirashidkhalif1707 Ай бұрын
BOOLI Wa Like Xaram Okale
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 Жыл бұрын
Alle how naxariisto marwo cabdi axmed
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 жыл бұрын
Marwo Cabdi Axmed Aun
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 2 жыл бұрын
Nimco Dareen ayaan ku bartay Heestan Xili isbaaro Nootaalay Bada Hobyo Godan 2011.2012
@issaali8297
@issaali8297 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 yaahuu
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khatraaaaaayqarancadayyyyy qofta.
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 3 жыл бұрын
Ninka booli cuney ee been kitaab Baabacada midig baalaha kujarey Ereyga (baabacada )waa erey rer waqooyigu isticmaalaan oo laga wado calaacasha ama gacanta qeybteda cad Hada kahor ano ano imtixan jamacad camoud borama kujira ayu macalinki na ilalinayey igu yiri itus babacada wa fahmi wayey waraqda ayan hadba dhan ugadiyaa ilen gacantu kawadaa
@profinneupane6883
@profinneupane6883 2 жыл бұрын
🤣🤣
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 Жыл бұрын
Aniga xitaa waa is weydiinayey baabacad waxa Laga wado màhadsanid bro
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 7 ай бұрын
@@hodanmahamed2299baabacada, sacabka, calaacasha, waa isku macno sacabka la tumaa u fiirso sacab ayuu ka yimid sacabka tun (sacabada marka laysku dhufto maxaa kuu soo baxaya)
@MuhammadAli-yq7sd
@MuhammadAli-yq7sd 15 күн бұрын
Here in Mogadishu and mid shabele, is the other way around oo babaco laba sheyba waa u adeegsanaa: 1. Lugta inta dhulka qabato. 2. Tilaabta(babaco kaa bariiqatoo, bohol ku geysay waa badneed) Halka gacanta qeybteed gudaha aan dhahno: calaacal.
@xiisemedia6971
@xiisemedia6971 2 жыл бұрын
Nimco Dareen Heesta Way Koobi Garaysay
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 жыл бұрын
saaxib maanta Sababta heesta loo tiriyay maad qorine. I always look forward to reading the reasons behind why certain songs were written. By the way much love for what you are doing
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@farxaanabdi3522 erayga babaco reer waqoyigu way isticmalane ma qoralkad khaladay wllo
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 Iyaga isticmaala Melaha kle lagama isticmalo
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@farxaanabdi3522 wa run wllo
@issaali8297
@issaali8297 2 жыл бұрын
Nafta baahantaye waaye
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 3 жыл бұрын
Sxb lkn iyadoo muuqaal ah ayaa jirtay taa noosoogeli 👍👍
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Halkan hoose ka daawo iyada oo muuqaal ah oo uu Ustaad Jiim Shiikh Muumin kabanka tumayo. @Ik Hajji ba soo geliyay channelkiisa. kzbin.info/www/bejne/g4CtnqeljbWVp68 Anigu wll channelkan suugaanta oo qaab qoraal (lyrics) ah baan ugu talogalay, taasaana ku ekaanayaa kollay hadda. Mahadsanid.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Sacabbadan generations
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Booli waa kalmada afka carabiga la dhaho حرام . Waa xaaraam iyo waa booli waa isku mid .
@abdulaahiaxmed8691
@abdulaahiaxmed8691 10 ай бұрын
Maahan
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 10 ай бұрын
@@abdulaahiaxmed8691 ma hubtaa
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 8 ай бұрын
@@abdulaahiaxmed8691waa runtiis booli waa xaaraan
@hassanahmed8542
@hassanahmed8542 3 жыл бұрын
Illeen heesta hore loo qaaday
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Minyaro bahbahbahbahyarey doqoney
@cabdiqanixuseen5762
@cabdiqanixuseen5762 11 ай бұрын
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 5 ай бұрын
Dad baa heesta nimco dareen uu ku og
@cubeydmacalinfardax5526
@cubeydmacalinfardax5526 3 жыл бұрын
Like saar haddii aad heestaan markii kuugu horeysay ka maqashay nimco dareen
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
gabadha xalaal miirad.hhhhhh
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
gabadhakhatraaaaaay yarta loobigey kaa qaaday jago aqoon aadaab lagaa jeclaaday fariidadatan.
@MaryaanMaryaan-qb2nj
@MaryaanMaryaan-qb2nj 11 ай бұрын
1:19
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman huu haa Heestani waxay ka hadlaysaa madaxda somaliland. Kuwaasi oo intay kitaab gacanta saaraan haddana waxay doonaan sameeya. Hantida amaba cashuurtana sidey doonaan u maamusha, qaybiye amaba qaadey ama qad. Haddaba iyagu waxayn noqdaan kuwa qaata 80%.waxay dadka uga tegaan 15%.
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Жыл бұрын
Madaxda soomalida oo dhan ayaa ka siman dhaqankaas tuugonimada ah
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 7 ай бұрын
Wakhtigii afwaynihii kitaabka ilaahay beeniyay ayay ahayd laxeey 1983 madaxdee joogtay caqlilaawe
Heestii:- DEEQ (lyrics)
7:44
Hal Abuur channel
Рет қаралды 8 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
NIMCO DAREEN HEESTII NINKA BOOLI CUNAY SHOWGII OHIO COLUMBUS 2019
4:27
samatar said salah
Рет қаралды 1,7 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1 МЛН
MARWO CABDI AXMED  (HEESTA DEEQ)
8:12
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 151 М.
Heesta Booli iyo fanaanada Marwo Cabdi Live SNTV
7:59
Mohamed Boosh
Рет қаралды 555
Heeskii Deeq aragtidaadii | Marwo Cabdi Axmed
8:12
Xaguuga TV
Рет қаралды 302 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН