OKE MAXA LAMARINA TIMAHA ?

  Рет қаралды 48,487

Quluud Hair Affairs

Quluud Hair Affairs

Күн бұрын

Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed.
Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/qulu... oo dhan .
products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com
Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada +31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .

Пікірлер: 760
@HazaZaha
@HazaZaha 3 ай бұрын
يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلَابِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَنْ يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَحِيمًا 🥺
@ayanadiwahab887
@ayanadiwahab887 3 ай бұрын
😢😢😢
@DabeelBursato
@DabeelBursato 3 ай бұрын
😢
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 ай бұрын
Allahu akbar 😢
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 3 ай бұрын
Ilahow talada iyo toofiqd na waa fajij
@sidraAhmett-k9q
@sidraAhmett-k9q 2 ай бұрын
@@ruqiyoshariif2619 aamiin ya rab
@hamdimohamed7203
@hamdimohamed7203 3 ай бұрын
Masha'allah abayo ilahay hakubarakeyo waxathy qof aan xasid aheyn, dadka qaar si free ah cilmigoda inay lawadagan dad ma awoodan. Waxbadan ayaa nofaidesay
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw meel kasta aad joogto alle kabaq thanks asxabta
@CABDINAJIIB-v5c
@CABDINAJIIB-v5c 2 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@Foosrooble-lf4cv
@Foosrooble-lf4cv 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@maryanfeysal1361
@maryanfeysal1361 2 ай бұрын
Allahuma salli wasalim calaa nabiyinaa Muhammad ❤️
@nafisaozman5053
@nafisaozman5053 3 ай бұрын
Inta number 1 ah isoo raaca 🤚
@libinmalawi8748
@libinmalawi8748 2 ай бұрын
Ascw telka ga aa rabaa
@malhal9888
@malhal9888 2 ай бұрын
Asc wall telkaaga rabaa please❤
@anfamohamud
@anfamohamud Ай бұрын
Maxa u shegesa adi lagu soraco 😮
@najaxabdiahmed9274
@najaxabdiahmed9274 6 күн бұрын
Aniga 11111
@نعيمة-ق2ك
@نعيمة-ق2ك 3 ай бұрын
My hair care routine Weekly; Shampoo (2x) with a scalp massager Conditioner Mask After shower routine; Leave in conditioner And I 🪮 my hair and curl them up Oil
@Wllsha_weeen
@Wllsha_weeen 2 ай бұрын
Sabuurada wax looga majeedee, alaabta o cadi ah natus, jirkaga ina asturato adun iyo akhiro ade Dan kutahay
@KowtharBishar
@KowtharBishar Ай бұрын
Xabiibti adigo.asturan inaa no faaidayso maxaa ku diida macnto gabr Ale taqaana tahay abayo Ale ka cabso kheyr Ale ha ku siiya
@HaboonAbdilaahi
@HaboonAbdilaahi 3 ай бұрын
Walal shampoing. conditions .living conditions . curly cream. oil ugu fican no sheeg
@raqiyamohamed8801
@raqiyamohamed8801 3 ай бұрын
Creamads moistruzer curly cream leave conditioner natus baayo
@mychannel-ed5rm
@mychannel-ed5rm 2 ай бұрын
Walaley adiga ubahan talo ee timaha asturo illahay kaxisho subxanallah
@MiiraMiira
@MiiraMiira 6 күн бұрын
Asc 1.shampo ayan ku dhaqaa 2. Rotine keyga marsada “ cilan wye 3.markan iska sodhaqo cilanka kadibna condition kuso dhaqaa İntaaa uuun Tnks
@najmaali9524
@najmaali9524 3 ай бұрын
Abyo maskga gacanta sida loogu sameeyo nooso sheeg anaga xafada ku samaysanayna
@saynabsadaq914
@saynabsadaq914 2 ай бұрын
qasil marso abyo mxad oga baahn tahy shanbo dhan stop dhhe
@LeylaMuse7
@LeylaMuse7 2 ай бұрын
​@@saynabsadaq914mxa lagu dhaqana marka
@DahiroMaxamuud-g7h
@DahiroMaxamuud-g7h 3 ай бұрын
Aniga markaan soodhaqo tintayda waan qalajiyaa bacdi saliid qunbo ayaan mariyaa wax kale mamariyo
@fardowsocabdi8663
@fardowsocabdi8663 3 ай бұрын
allah ani xitaa😂
@PulPul-yk6cy
@PulPul-yk6cy 3 ай бұрын
Isku mid nehe
@DabeelBursato
@DabeelBursato 3 ай бұрын
Same😂
@qalimuhidin7919
@qalimuhidin7919 3 ай бұрын
Isku mid nahy😂
@Raaliyooooyyy
@Raaliyooooyyy 2 ай бұрын
😂😂waa xukumantihiin😂
@SuaDAhmeD-ie6sr
@SuaDAhmeD-ie6sr 2 ай бұрын
Refreshing = dib u habayn ama dib u hagaajin ❤
@miskiabdikarim2471
@miskiabdikarim2471 3 ай бұрын
Shampoo iyo creams ka u fincan timaha nosoo sheeg dadka timahoda yahiin curly 3a low
@DahaboKhaliif
@DahaboKhaliif 3 ай бұрын
Quruxey isku mid nahay
@أمسحرلة
@أمسحرلة 3 ай бұрын
Sidokalee isku ayaan nahay qaali
@asioaxmed875
@asioaxmed875 2 ай бұрын
Wad ku mahadsantahay xbbti sidaaa noogu dadaalaysid. Kalìya is astur quruxeeey❤
@amliishaapeaofficials4427
@amliishaapeaofficials4427 3 ай бұрын
1: Waxba ma mariyo coconut oil lee marsda weekna ma dhaqo wqtiga daharadda lee dhaqa😫😫
@KareenaKapoor-vr9ff
@KareenaKapoor-vr9ff 9 күн бұрын
Waxba waan dhaqaa waan iska dhaafaa wlhi😂hoogay ileen timahaygii waa waxay liifta u noqdeen inaalilaah 😂
@FatumoMuktar
@FatumoMuktar 3 ай бұрын
Asc abayo aniga tinteyda waa low porosity Wana salka ayee ka Soo siweneysa dibka kale I heysato waa gawadeyda 1 sano ayee jirtaa tintana uma Soo baxdo sida midee ku dalatey waa laga xirey maxaa ku sameyaa saledadana lacag uma heysto bayo isoo jawb plz ale haku darajeyo Amin amin 🤲
@luulaahmed4144
@luulaahmed4144 3 ай бұрын
Zuu product umari abaayo
@Ayan.M.AMohamed
@Ayan.M.AMohamed 3 ай бұрын
Fear Allah lady , Allaha ku asture is astur waxan aad sameneso aakhiro kuma badbaadinayane ❤❤
@UmuAalaanAlaan
@UmuAalaanAlaan Ай бұрын
Xaqiiq waaye allah hasoohadeeyo
@Maymuun330
@Maymuun330 3 ай бұрын
Maskigaaga dadka Xamar joogo maheli karaan
@dekasalah771
@dekasalah771 Ай бұрын
Xijaabo quruxey ilahy haku sharfe
@Hooyadedueg
@Hooyadedueg 3 ай бұрын
Aniga Horta low prostiy ba ahay numebrka timahyga waa 4c 😢 Weekgi Labo jeer ba wax Mariya Marka hore : butter ba ba mariya iyo Chebe powder 2hrs ba suga biyo cad ba uga dhaqa hadana waxa mariya flexseeds mask 1hr ba suga kadibna waka dhaqa shambo and condiner inteysan qalalin waxa mariya leave in condiner because timahayga aad bey uqalalanyihin Maalinta kale isla inti sameeya laakin butter waxa la marsada moringa amla iyo rosemary powder aan saliid ku qaso
@hafsoharif3096
@hafsoharif3096 Ай бұрын
Mansha allh wll dadaal Fcn baad samaysaa moringa muxuu ka cawiyaa wll
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 3 ай бұрын
Alaah haku hanuuniyo habaryar
@Ash-qb2ui
@Ash-qb2ui 3 ай бұрын
I have been following this routine for 3 years my hair doesn't grow more than neck collar bone. It works through genetics
@Aminojnh
@Aminojnh 3 ай бұрын
Then u need the herb hair growth she sells those ones are good products we all use them at the house surly
@nuraabdi4597
@nuraabdi4597 3 ай бұрын
No 1 use vitamins & minerals 2 use herbal oils 3 use amiina herbal oils
@naduushxalane8464
@naduushxalane8464 2 ай бұрын
Exactly 💯
@NastehoLove
@NastehoLove 3 ай бұрын
Ani dhibka I hesto wa ima dheraneyso maxa xal ah
@sacdiyoMaxamad-vu9k
@sacdiyoMaxamad-vu9k 3 ай бұрын
aniga markaan soodhoqo kadib waqalajiyaa kadib saliida marsadaa laakin timahayka weyqalalaan hatahata saliid mariyo hadhoow weqala lee weja jawee wed sisiim mii weekakawantahay mabaxdo waacelada iheesato balis ekasocawe 😢 walaasheey ❤
@SalmaMohamed-uy3md
@SalmaMohamed-uy3md 3 ай бұрын
Same nahay😢
@amiiramohamed7189
@amiiramohamed7189 3 ай бұрын
Ani jimce kasta waxa mariya Xinne +qasil +beed +saliid Intas may I anfacysa waliba timahygu waa kuwa low ga ah ❤
@munonuur-km7zi
@munonuur-km7zi 3 ай бұрын
Beedka ukun soma aha abyo kada bedka wayo timaha lowga burutiin ma lowga talagalin ukuntana waa burutiin timahaga marka is badal miya ka aragtay
@XaliimoXilkas-px9uw
@XaliimoXilkas-px9uw 3 ай бұрын
Tinteyda waa high porosity maalinkasta ookhamiisa intaana dhaqin waxaa isku karkariyaaa basal ×xulbad+rosemary +ubaxa qalalan +bariis kariba biyaha kamiirtaa biyahaas waxaan kuqasaa cilaan iyo quse iyo ukun iyo coconut oil waan mariyaaa kabacdi waxaan mariyaaa markaan kadhaqo flexed gell kadib waxaan kudhaqaaa conditioner bal war isii heee labo bilood wadaa howshaas waan daaley😂
@khadromaxamuud3126
@khadromaxamuud3126 3 ай бұрын
😂😂Dulqaad badan Masha'Allaah
@XaliimoXilkas-px9uw
@XaliimoXilkas-px9uw 3 ай бұрын
​@@khadromaxamuud3126dulqaad majireee tin gagaabni idhibtay sis 😂😂😂
@KaafiyocabdirixmaanNuur
@KaafiyocabdirixmaanNuur Ай бұрын
Markaan dhaqo waan qalajiyaa Salida Ayaan Mariya waana isku xiraa kadibna waan shaleyaa cabaret kadib
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 ай бұрын
Masha allah 😊 timaha uu ilaahay kusiiyay masha allaha Ilaahay haku barakeyo aaamiin Yaa rabbi anigana timaha ii hagaji adaa boqoree 😊
@mariamm.sheikhw1522
@mariamm.sheikhw1522 3 ай бұрын
Mahadsanid abyo anaga badanaa shambo iyo saliid leen marinaa timaha saas dhan uma sii daryeelno
@saara919
@saara919 3 ай бұрын
1 Mask cilan ah ayaa mariyaa 2 shambo ayaa kudhaqaa 3 condition ayaa mariyaa 4 saliid
@LaylaMohan6455
@LaylaMohan6455 3 ай бұрын
Abyo Waa maxay farqiqa u dhaxeya conditionerka shaambada ka danbeya oo 3 daqiqo cml lagu hayo io leaving conditioners ka
@xafsaahmed3546
@xafsaahmed3546 3 ай бұрын
Aniga timahaygu waa curly kana sii ah 3a wxn Mariya isbuuci dacar ukun moos
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 3 ай бұрын
Asc apaayo shaambo ku dhaqaa kdib nafaqo marka bananka uso poxo wa qalajiyaa saliid marsada isbuca dhan hada ina shanleyo ubaahdo saliid mariya
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 3 ай бұрын
Waxa mariyaa 1... shaanbaan kudhaqaaa.2 kadib nafaqaan kudhaqaa toon kasamaysan 3.... kadibna wa salidaysaa waxkle mamariyo
@Fatizara-l8r
@Fatizara-l8r 3 ай бұрын
Same 😅
@LeylaMooge
@LeylaMooge 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Wllo quluudey alaabaha timaha la marinaayo kuwa suuqa iskuma Haleyn karo oo dadku daacadmawada aha ee kuwa aad heyso adigu sida saliida, MAASKA, NOO SOO SHEEG SIDA AAN KU DALBAN KARNO IYO HALKA AANKA DALBAN KARNO😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Muniira-tx6dv
@Muniira-tx6dv 3 ай бұрын
Yeah👍👌👌
@malabosaid2434
@malabosaid2434 2 ай бұрын
sitimankii Hal mar ayaan dhaqaa kafinba waxaan mariyaa saliid qumbe alman oil iyo saliid seytuun aad isku daray
@safaliban699
@safaliban699 2 ай бұрын
Abayo dadka wavy ah curly creamka ma isticmali karan. Refreshing noso same abyo
@nagiibismacil7796
@nagiibismacil7796 3 ай бұрын
Wllo waxad iga caawisa sidee timaHa Looga saaRa toxobta adigoo raLiya please 😢
@Asalal99eir
@Asalal99eir 3 ай бұрын
Waa mahadsantay qaali waxbadan baa kafaiday walhi jasaki allh
@sidraAhmett-k9q
@sidraAhmett-k9q 3 ай бұрын
wll markan maydho dib ayan uxidhaa markana wan dabaaaaa bes ee lkn fariinta soo qadoo iga soo jawaab ha idhaa finee qali
@alcilmimedia7384
@alcilmimedia7384 3 ай бұрын
Haa quludeeydoo qado
@ayushhassan2688
@ayushhassan2688 3 ай бұрын
أنا مااعرف اكتب صومالي 🥲
@munaabdulkadir8981
@munaabdulkadir8981 2 ай бұрын
عادى أكتب انجليزي
@BushroBilemaxamed
@BushroBilemaxamed 3 ай бұрын
Waxaan marsadaa shanbo iyo nafaqo iyo saliid bes❤
@ArwaPretty
@ArwaPretty 2 ай бұрын
Abaayo qeybta 4 si fvn uma fahmin abaayo
@munamohamed1078
@munamohamed1078 3 ай бұрын
Abayo aniga timahayga shaampo ayan ku dhaqaa kadibna balsam ayaan ku dhaqaa isbuucina halmar ayaan dhaqaa salid qumbo ayaanan u isticmalaa wax kalana ma mariyo
@sacdiyo2059
@sacdiyo2059 2 ай бұрын
Ani qalel wa yabnahy tinta dhan jajab midkle silig cml weku qaley😭😭😭
@naciimocaday7748
@naciimocaday7748 3 ай бұрын
Number 1❤❤❤❤
@mumtazahmed9720
@mumtazahmed9720 2 ай бұрын
Timahayga waxan marin jiray jilciso laakin markan iskadaayay xoogbay usii adkaadeen aadna way u go een kadib timihii dhanaaba wan iska xiiray imika last 5 months waxa ii baxaya natural hair
@faizakadie5732
@faizakadie5732 2 ай бұрын
Xbbt muqalada part 1 part 2 part 3 Sidas cml nogu so qor ado mahadsan
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 2 ай бұрын
Abayo ilahy cabso timuhu Wacoro ogaw tas ilahy kacabso aduun waxamaahee ❤
@SomayaZahra
@SomayaZahra 3 ай бұрын
Asc waxan rabaa in aan tinteda badalo agool igu jira marka last Sunday waxad tiri yogurt tinta ufican hada tinteda waxe maree dhabarka malinta tinta aan furayo waxan marin raba Egg,Avocado,Yogurt marin rabaa .waxan jira 13 years old
@abdikadirelmi8138
@abdikadirelmi8138 3 ай бұрын
Ma cuneysaa mise wad marineysaa hala cuno in ay dhahday ayan moodayey
@SomayaZahra
@SomayaZahra 3 ай бұрын
@@abdikadirelmi8138 maya hadad rabtid waa cuni ama waa marsan madaxa
@ubaxgalanjo9490
@ubaxgalanjo9490 3 күн бұрын
Mahad snid sister tintayda zaid ayey u dadanayse habeno bdn ayan dhafray arimana wey igu furnayen zaidna wan u fakaray vitamin igu filan mahaysan sidas dardet wxan istimcalay brodhogti laga smeyay rosemary hurdadana waiska sxay o haben madhafro lkn wali gudar ficn o vitamin maqadan
@Faatma66
@Faatma66 3 ай бұрын
Abyo wa ku salamay Ani wxa sameya first mask an guriga ku samestaa mararka qaar sida qolofka basasha biyo lu kariyaa kdib miraha flexseedka ku daraa iyo salid seytun Marna yogurt iyo meyonnes iyo Salid seytun isku daraa isticmlaa kdib shaampada carurta ku dhaqaa kdib salid mariya
@NasteexoNalka-e8k
@NasteexoNalka-e8k 3 ай бұрын
Byo product yada somaliya wa tijaabisee kuwa ugu fiican nosoo gali plc plc😢😢
@JuweyriaAbdalla
@JuweyriaAbdalla 2 ай бұрын
Waba ma ariyo ani waa ma saajgareeyaa waaqalajiya siliidaa mariyaa❤
@Ajmal596
@Ajmal596 3 ай бұрын
Nosoo sameey routine week ah😢😢😢
@cadniccasiis1328
@cadniccasiis1328 2 ай бұрын
Asc xbty setahy horey usoco abyo wan kuu nasteexaynayaa xijaabo walaashey allh haku asturo
@SagalQasaali-mx6lx
@SagalQasaali-mx6lx 3 ай бұрын
Wiigi hal marban maydha En halmarna waxan isticmala on mariyaa saliid iyo rusmeri iyo dacar aan isku kariyay on miray kadibna wan maydha saliid madax mariyaa bes intas isticmala
@Sabnaaebrahim
@Sabnaaebrahim 2 ай бұрын
Inaad volog ka soo dhigtaa fcn
@MuslimoShiimay
@MuslimoShiimay 3 ай бұрын
shambo ayaan ku dhaqaa ka dib saliid ayn mariyaa
@Dhehaqaali
@Dhehaqaali 3 ай бұрын
Abayo timo adago bdana qaba nafaqo iyo shambo iyo salida mriya moisturiser Ka wamriya hda jilcisa bilabay waxna wa itari la dahay plz isii wado an timahyga kujeclado😢😭😭😭
@Deeqo-n6x
@Deeqo-n6x 2 ай бұрын
Abayo waxas inte laga hela isojabab curly creamka iyo leaving condition
@CanabUkun
@CanabUkun 2 ай бұрын
Masha alaah abaayo waadku maxad santahay cilmiga aadnagu deeg day balse abaayo is astur
@iidod.muhumed6187
@iidod.muhumed6187 2 ай бұрын
Timaha haday ku marsantha Keratin iyo protein maxa la marinkara sida salida iyo shampo
@FarxiyaCumar-rv3ub
@FarxiyaCumar-rv3ub 3 ай бұрын
Abyo plz iso jwb timahayga way bdn yihin dheedher jilac iga dhiman plz iga caawi😢😢
@najmociise1928
@najmociise1928 3 ай бұрын
Aniga wn dhaqaa un week mar dhaqaa saliid bn mariyaa wax kle ma mariyo abaayo lkn hada way iga go'ayaan
@MaryanCwahab
@MaryanCwahab 2 ай бұрын
Qeer allha ku siiyo macnto markaan dhaqo kadib saliid qunbo lee Mariya 😢dhaqitaankeyaga ma badno bishii 2 ama 3 lee dhaaqaa iga waràn plz Timo jileec waligeeyga wax ma màrinin makasaayi xbiibti❤❤
@Queenayma
@Queenayma 2 ай бұрын
Cilaan iyo ukun
@MaryanGaani-ft4om
@MaryanGaani-ft4om 2 ай бұрын
Abyo wad nofaideysay Wlly isxijaab oo isastur adunyo walagatagiye naftada xasuuso oo Allihi ku unte ogow inu ku arkayo Wllo isxijab oo isastur
@UmmSu958
@UmmSu958 2 ай бұрын
Walaalo, can you do you hair routine on camera for us? That would be nice!!
@NajmoCabdimaxamed-m7i
@NajmoCabdimaxamed-m7i 2 ай бұрын
Abyo inglishka wax yar nag a yarey ma fahmyi😊
@AsiyaMuxudiin
@AsiyaMuxudiin 3 ай бұрын
Subafa itoobiyanka mariya Shambo cosmo ayan kudgaqa kadib nafaqo kadib saliid herbal eg
@kiinahmedofficial8957
@kiinahmedofficial8957 2 ай бұрын
Abayo tinted waxey u dadanes si xugan waan Timah kerliga ah Ina iga cawiso ayaan rabay dhibatad tinta
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 ай бұрын
Wow salaam alaykuma first one xaadir 🎉🎉🎉🎉🎉😊
@FardowsoAden-iv3il
@FardowsoAden-iv3il 3 ай бұрын
Shambo iyo condition leyn kudaqaa than Salida Mariya intas ley
@mariahonest3007
@mariahonest3007 Ай бұрын
Lkn abyo somali joogna maba heleeno leave conditioner fcn io moisture ba 😢
@NiciimaCcasiis
@NiciimaCcasiis 3 ай бұрын
Abayo waxan madaxa la marinayo sawiradadoda noo soo dhig
@samiroxaashicadaan2787
@samiroxaashicadaan2787 3 ай бұрын
Timaheyga waxaan mariyaa bamiyobasal ukun isbuca ugu horeyo intaan ayaan mariyaa ibuca kale waxaan mariyaa falagsiidh wena iga gogoee
@munonuur-km7zi
@munonuur-km7zi 3 ай бұрын
Abyo timahaga nucoda mataqama he low miya mase timahaga kucoda ogow kadib marso waxa kugu habon markaas waxba kama go aayo
@Fatwa7992
@Fatwa7992 2 ай бұрын
Wadanka wad aragtey waxii no wacan noso geli shampoo conditioner mask leveing condition
@Enakafi
@Enakafi 3 ай бұрын
Living conditioner muxuu ka samysan yhy
@MashaBear-dm5tn
@MashaBear-dm5tn 3 ай бұрын
Anigaa kuu soo Haray 😂waala qubeysanaa taako dhab hada saliid laparotomy alx mudo sanado aa has aha Hada going aa qatay waxana bilabay recipes oo ka koban Cilaan Quse Saliid Ukun Sometime Waxa ku dara moos canno😮Bal adiga icawi oo I hag
@luulcabas3151
@luulcabas3151 3 ай бұрын
Markawhore nafaqaa mariyaa kadib shAanbo kudhaqaa kadib dobi shambo kudhaqaa kadib mar kuu qalalo saliidaan mariyaa
@sawdaahmed720
@sawdaahmed720 3 ай бұрын
Waxan ku maydha shampoo iyo conditioner kadib coconut oil mariyaa Markan schoolka tagayana gel ban mariyaa bas
@SafiyoMaxamed-xu9zp
@SafiyoMaxamed-xu9zp 3 ай бұрын
Shambo biskudhaqa lakinmar Ayan waxmariya😂
@xamdaxiis6580
@xamdaxiis6580 3 ай бұрын
Asc marka hore maska dabici ama subak ethoipan mariya shanbo baby an ku shaqa kadib nafaqo tun ku xijina wan qalajina marka kadib leave condiner an ku daynayo an marinaa marka sacado jogo salida lobagey ee walashey qulud ayan ku masajeyna kadib tretman mida ah aya ku xijinaa wan duudubaa kadib labo galen malin walbana wan shaleynaa waliba shanlada isbare biyo anku qoya intan shalen ka hor week halmar an dhaqaa Sam time biyo len ku shubaa quuluud mcnto thnks wax badan ayan ka bartey wan ku shegshegaa mar walbo❤❤❤❤quuluud mahad sanid qaali quluud
@xamdaxiis6580
@xamdaxiis6580 3 ай бұрын
1
@NadarMohamed-e2x
@NadarMohamed-e2x 3 ай бұрын
@@xamdaxiis6580abyo live condition waa maxay ma ii fahfahin karta
@AsmaaCabdulaahi-lq2mo
@AsmaaCabdulaahi-lq2mo 3 ай бұрын
Merie sadkeeda mariyaa wax kalana marmariyo tintayda waa normal lkn way iga siib siibantaa sankaan merie bil ayaan wayaa tintana banbanaan leedahy
@sagalmohamuud1584
@sagalmohamuud1584 3 ай бұрын
Plz lsoo dhaqso vlogana tnkle quluud tin tyda marky qoyanthy bes ee noqonee curly mx wyy shnlda bdn mn kakla yreeyaa iisheeg aydnna qleel bdnna wn leeyhy
@shukricabdi3347
@shukricabdi3347 3 ай бұрын
Ani waxba ma mariyo shampoo ku dhaqa kadibna coconut oil mariya bes
@samiracudoon
@samiracudoon 3 ай бұрын
Abyo haa iilobin dadka dhan curly maqaban dadka weavy qabo waxas dhan so sameyso ma curry cream an marsanaa plz iso jwap
@zeinabjamac4419
@zeinabjamac4419 2 ай бұрын
Aniga isbuci laba mar ayan dhaqaa isninta iyo Jimcaha Malinta jimcaha waxan sameya Maski Aan giriga ku samestay kadib Shampoo Ana Alcohol iyo Salt free ah ayan ku dhaqa kadib kareem ayan mariya Isninta waxan Sameya Shampoo ayan ku dhaqa kadib Maski Aan so gatay o timaha qoyaan fcn siinaya laba saac ila Afar sacadood ku haya kadib biyo bis ayan ku dhaqaa kadib kareem keyga marsada
@najiibarka7171
@najiibarka7171 2 ай бұрын
Apti madaxan Naga AstuR 😂 Alle ku Asturyee
@Arawaeelo
@Arawaeelo 3 ай бұрын
Shampoo ka dip nafaqo ayaa marsadaa ka dip markay qalasho saliid mariyaa waana shanleeyaa
@sowdamohamedhussein2627
@sowdamohamedhussein2627 3 ай бұрын
Abyoh aniga tinteyda kalara mariyay 2022 ila hada igama bixin tunta marka shaleynayo afka hore wey is galgale wana iga jajabe salka na wey kasoo sibe saliid kaliya mariya iyo coconut 🥥 oil an dhir ku daray wey wax kalle ma riyo maxa ii xal eh bls tinta dhan rifeif qaleyley said iga yihin salkana cuncun iyo cadcad iga jiro maxa tintey u fiiicn bls fariinta iga sojawab abyoh😢
@FadumoFatu
@FadumoFatu 3 ай бұрын
Hello qulood best conditioner for low hair porosity ii zheeg hpipti
@taliso1898
@taliso1898 3 ай бұрын
Noo wada sheeg low hair porosity shampoo conditioner mask leaven conditioner iyo saliid fiican
@ayaancusmaan8206
@ayaancusmaan8206 2 ай бұрын
Asc sxb Ani ahan hadan iska hadlo jimco kasta madaxa iska dhaqa waxa ku dhaqa shampada ultra doux shampoo kadib conditioner is ticmala kadib waxa jiro mask Ani an mar sado maskigas jimco walba marsada kdib conditioner le ku dhqa lkn marka hore shampoo pes ku dhaqa marku qalalo saliid Ani aan samayt o oo dhir leysku dardaray marsada inta isbuci u dhaxayna madaxa wa kus kusta safkiba sedex ama afar ka dhibta hada baxayana kor u xirta ❤❤❤ wa intas xppti
@AyaanElmi-r3r
@AyaanElmi-r3r 2 ай бұрын
Tinta shambo kuso dhaqa nafoqo aa ku xijiya marks fagsid aa mariya kadib biyo cadi ku dhaqa❤
@SabariinNuur-tr4wn
@SabariinNuur-tr4wn 2 ай бұрын
Wlhi aniga. Timaha markan.dhaqo saacado timaha qoyaan ii ahadan hor kama.anjagan kdib saliid qumbo. Iska mariya iska duwaa.
@asaldarwiish3432
@asaldarwiish3432 3 ай бұрын
Ani waxan mariya avocado eggs io Henna Friday lkn way iga sibsibaya ayntan 😢😢
Long natural hair secret from Chad in Africa : CHEBE POWDER
10:47
Miss Sahel
Рет қаралды 13 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 5 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2,1 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 2,9 МЛН
SIRTA TIMAHA LAGU DHEEREYO BIL GUDAHEED
14:08
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 38 М.
The Little-known Secret of Weight Loss
15:24
Hanna Kim
Рет қаралды 321 М.
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
KOKO BULLE
Рет қаралды 128 М.
Maxaa keena timaha soo daata? Maxaad kaga hortagi kartaa Bidaarta?
15:03
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 215 М.
TIMAA BAXEENIN (RAG&DUMAR)
12:09
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 25 М.
AX! WA IQIYANTAY ANO AABEHED ISIIYA NIN KALE AROSTAY AROSKEDA TAGAY
40:55
WAX KASTA ISKA MARI MAAHAN TIMAHA
6:58
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 36 М.
QOFKA UGU DAMBEEYO EE AAN SEEXAN ANAGAA ISLA YAABNAY WLHI
23:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 896 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 5 МЛН