RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 16 HD

  Рет қаралды 690,070

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 650
@ramzikhalif3842
@ramzikhalif3842 7 жыл бұрын
Those who come and dislike the videos .. why come here in the first place ....
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
Abukar mahdi walal hal family oo fican waa inaad ku soo darto hadii kale arintan waxuu ka tur jumeysa inan hal qof oo fiican somalia ku jirin wad mahad san tahay
@MrXeefyare
@MrXeefyare 7 жыл бұрын
sida aad wax u aragtay ayaan mar hore ku fikiray walhi waa runtaaa
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
Abdirhahman Ahmeed dad awal beyba niyad jabsanayeen marka hal family oo qurbaha ku dadalayo waa in lagu daro si kudayasho u noqoto
@khadraismail7632
@khadraismail7632 7 жыл бұрын
Qooto qooto 15
@maxamedxaashi9691
@maxamedxaashi9691 7 жыл бұрын
Asian Quito qooto
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Qeebahaan oo kalaa ugu jeclhy really meeleysan family xusein iyo faaduniima iyo family aamino musse ay ku jirin maba igu socoto maanta wan farxay mahadsanidiin reer qooto qooto 😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nasriinhaji3026
@nasriinhaji3026 7 жыл бұрын
Asma Abuukar qaali intana maku xirantahay allaha ku barakeyee 😀😀😀
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
sadia haji barow meelo badn aan macaamiil ka ahay quruxey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 reer qooto qooto tana maba ka maarmo Ameen Jazallh khair baby
@abdallahussein3851
@abdallahussein3851 7 жыл бұрын
kkkkk
@xfagadhe
@xfagadhe 7 жыл бұрын
Asma Abuukar
@ashomire8156
@ashomire8156 7 жыл бұрын
abdalla hussein
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
1st Commentator inaan ahay isku heystay lkn guuto dhan iga soo horeysay orad badanaa kuwani😂😂😂ruwaayadda aniga ka dhimane igu soo dara reer qooto qooto😁😁😁
@khadramohamud823
@khadramohamud823 7 жыл бұрын
Ayan Hashi hahahah
@amaanaanaa9848
@amaanaanaa9848 7 жыл бұрын
wlhi ani xata ina uso hormara rabe kids meshaan weyba dhex jiiftaan hhhhh
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 7 жыл бұрын
Ayan Hashi saana ugu jirtaa qotoqoto
@sumayoosman8883
@sumayoosman8883 7 жыл бұрын
Ayan Hashi
@mohamedmohamed3434
@mohamedmohamed3434 7 жыл бұрын
Sumayo Osman .
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 7 жыл бұрын
Best actress Aamina muuse weheliye Best comedy female faadumiina best comedy male faarax murtiile Best director abuukar mahdi best stylish ismahan xarago saasa ubixin lahaa awards ka somaliwood
@siriinsaid4899
@siriinsaid4899 7 жыл бұрын
full respect😍😙for Farax Murtile iyo Fadumiina😂😂
@sookarienough9290
@sookarienough9290 7 жыл бұрын
Qish ama sir baan helay Ragow walac wuu qeeb samaa is jira mid waxaa jiro hurdo la aan la isku rido dabcan jiif laguu diido. Ar naga Alow idin dhowr. Thanks Eng Abukar mahdi.
@drsdhayman8172
@drsdhayman8172 7 жыл бұрын
Abdiweli N.Q kkkkkk
@haniabdullahi1211
@haniabdullahi1211 7 жыл бұрын
Aamino dhool iyo faadimiini aan kuheystaa iyo dhaman wa ok
@cudooncali73
@cudooncali73 7 жыл бұрын
Walee laki qof jirta weeye quudhsiga ma jecela nolow halyeeyad laki xaji waceys 👍👍👍✊✊✊✊👌🏽👌🏽👌🏽
@faizanboy7959
@faizanboy7959 7 жыл бұрын
qeebtan aa ka mac tii hore queen tasha iyo Faadumiina hadey ku jiraan very top waaye qeeb walba haka qeeb qaatan....Amowna murug ley jileee Allow dhowr
@qaalinuura
@qaalinuura 7 жыл бұрын
shirkadda baaldi buuxiska yaaa iga shaqo galiyo 😂😂😂 best Somali drama i like Farax murdiile and Fadumiina and dhool so funny waye 😂😂😂😂😂 this is waji Somali 😂😂😂 viva Murdiile saantada soo qaad sadrikaga isoo saar saan leen rabaa aniga saan lee rabaa ani 😂😂😂😂 best song 👌👌👌
@ismaelhassan8071
@ismaelhassan8071 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Qooto Qooto ninka fikradeeda keeenay waaa halis waleee....Best Riwayad 2016 waaye...Team ka qooto qooto beeela thn 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@fathiomer2837
@fathiomer2837 7 жыл бұрын
aad iyo aad ayaad ufikitay abukar Mahdi waana ka helnay fikirkaaga ....nice Keep this way
@fatmaali4968
@fatmaali4968 7 жыл бұрын
Hello Hello qooto qooto caawo dhanaa ku haya tallow cawada xiiso ma leedahay qooto qooto xiiso leh waba waaye asbuucyada
@farhiyoadan2631
@farhiyoadan2631 7 жыл бұрын
hhhhhh wale waxba Ka dhacay Farax murtile nin qosla mahan
@liibanyare2111
@liibanyare2111 7 жыл бұрын
Faiza Qooto Qooto As
@zuberthabt7611
@zuberthabt7611 7 жыл бұрын
Liiban Yare jj
@zuberthabt7611
@zuberthabt7611 7 жыл бұрын
Liiban Yare yhn
@hodanali5163
@hodanali5163 7 жыл бұрын
Fadumina la aanted abaar wlhi I love her so much ❤️❤️👌 somaligeda kuhaystaa😂😂😂
@fatuidrs5363
@fatuidrs5363 7 жыл бұрын
owww its so cute qoto qoto salaan sareee eng #abakar mahdi am from djibouti 😍😍😘😘😘😘
@barbiahmed7598
@barbiahmed7598 7 жыл бұрын
😍😍😚💓💝 fadumiina best actor
@djalaska6253
@djalaska6253 7 жыл бұрын
sadax Bari iyo Bar cunto Ma Cunin Kulahaa funny Fadumo Mina mamo Faynuus BasTo Kaluun ayee Dilaysaa Qooto qooto Inaba Cadi ma ahan Amaan Iyo Bogaadin waxaa Mudan Fakir kenaha Abukar Mahdi and JilaYasha DhamaanTod Nolada qooto qooto Dugaan Kaga Ku Xayesiso xalimadadana KZbin iyo qooto qooto Ka Dhax arag Kabacdina qooto qooto kula hadal 👋👋👋👏👏👏👏👈👈👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤
@waaisagii2928
@waaisagii2928 7 жыл бұрын
Xalay wan daawadey comment Mà ka bixin ku baa iga yaabiyey kulaha Adeerkey habel Hada lagu soo dirin meshan Mà shidno kulaha
@filsanhassan4546
@filsanhassan4546 7 жыл бұрын
wlh faadumiino waa iga qolisay funny waaye
@waqtiiyowaayo3688
@waqtiiyowaayo3688 7 жыл бұрын
viva reer banaadiriga qasatan rer muqdisho
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
The 3 F, Feynus Fadamina Farax. too funny 😂😂😂😂😂
@sahra1274
@sahra1274 7 жыл бұрын
Qebtaan ayaa ugu fiicneed qooto qooto, abwaanka qoray heesta qooto qooto wuxuu mudan yahay abaal marin, somalida reer London wuu la helay
@sihamabdiwali9159
@sihamabdiwali9159 7 жыл бұрын
Laki la anteed nuur maleh talow caro mey ku maqantahay atarishada qoto qoto
@143ladan
@143ladan 7 жыл бұрын
abukar mahdi saan xaq moho hal famil oo aqlaaq wanagsan ku matalaayo lugu soo daro waaye ruwayada thanks mr. mahdi
@fatuidrs5363
@fatuidrs5363 7 жыл бұрын
koxda qotoqoto dhamaan salaan saree xaga kasi wada 😘😘😘😘 aboweyaal iyo abayooyaal
@anisokiinmohamed8970
@anisokiinmohamed8970 7 жыл бұрын
walee caawa wee shidnayd qooto qooto week gii hore cml ma aheen thanks abuukar mahdi hooyo kawi kawi kk
@ahmedqabojiye9939
@ahmedqabojiye9939 7 жыл бұрын
😂😂😂 fadumiina iyo farax murtile cawada qosolka iga dhamayseen good job
@qofnahaqursan2827
@qofnahaqursan2827 7 жыл бұрын
waaaw waaaw riwaayada waa shidantahay fadumiina fadumiina igadheh yaaqey thank you so much abukar mahdi all qooto qooto family fadumiina kuhestaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@alihussein-cn7ox
@alihussein-cn7ox 7 жыл бұрын
Umu Manaan qooto
@qofnahaqursan2827
@qofnahaqursan2827 7 жыл бұрын
ali hussein kkkkkkkkkk adi xataa qooto
@calideqmohamed4842
@calideqmohamed4842 6 жыл бұрын
Umu Manaan restartsplayandandand
@kowsrgaraad7418
@kowsrgaraad7418 7 жыл бұрын
qooto qooto wacnaheedu wax weeye wax dhacaa oo been lagu dhiso baa lagu soo ururiyeey thnks macno badan baa ku duugan .
@hiboahmed3560
@hiboahmed3560 7 жыл бұрын
Facebook ayey kashidantahay amino dhol
@mahamedali5451
@mahamedali5451 7 жыл бұрын
Hibo Ahmed
@ayanbathansocotwanaag7028
@ayanbathansocotwanaag7028 7 жыл бұрын
calanka shineeska gaduudka shimees kaguuri😂😂😂😂😃😃😃😃 this made ma nyts...tnx abukar
@sihamxsn4072
@sihamxsn4072 7 жыл бұрын
qooto qooto Faadumiina kabaxsatay
@abdihusein2682
@abdihusein2682 7 жыл бұрын
fadumiina xage katimid xafada qosola wabari cadeey kkkkk
@najuumohamed1193
@najuumohamed1193 7 жыл бұрын
siman H h
@ladennuur1097
@ladennuur1097 7 жыл бұрын
qoqoro
@deeqozonamaxmd3744
@deeqozonamaxmd3744 7 жыл бұрын
Queen taasha aduuuunka u nacay baaàaàaaaacada.. yaaaahuuuu
@hafsaomar1781
@hafsaomar1781 7 жыл бұрын
faadumiin la'aanteda maba jirto viva fadumiina
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Qof inan Facebook KU barTo fool ka fool kuma kulano social media sas ban ka Qabaa Bullshit I like Face to Face inan isu aragno qofka sidaa aan Miraha ku dhuuxno. Sido kale Riwayadda waa Top Caawa cidaan jeclaa aa jilooso. except kuwa madaxa fiiqan😂😂 Thnx Abukar Mahdi and team Qooto Qooto☺
@Keediye98
@Keediye98 7 жыл бұрын
xurriyo16 Waad dhaasheuy aniga igu badal kulahaa farax murtiile hhh
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
+Kiing Kkkkk qooto qooto inuu ugula warego rabaa tuug wayekas😂
@Keediye98
@Keediye98 7 жыл бұрын
xurriyo16 Kan kugu xiga igu badal saxibey Waxan kugu abal gudaa inan ku gorsado
@Keediye98
@Keediye98 7 жыл бұрын
Hhhhjjjj
@Keediye98
@Keediye98 7 жыл бұрын
Ihhh
@taabitali
@taabitali 7 жыл бұрын
kaable= Taksiile waaba Eray aan ka Fa'iiday Riwaayada Qoto Qoto thanks Abuukar Mahdi Bro
@arafaadsheikhnur322
@arafaadsheikhnur322 5 жыл бұрын
5
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 7 жыл бұрын
www caawo way shidantay Thankis Abukar mahdi
@shuutemohamednuur7957
@shuutemohamednuur7957 7 жыл бұрын
abuukar mahdi qeebta muqdisho aniga aya ka dhiman
@yaqshiidgirl7295
@yaqshiidgirl7295 7 жыл бұрын
kabax saana igu socote part 15 eberkede ahedbe👏👌🖒🖒
@hanaqurux548
@hanaqurux548 7 жыл бұрын
Mumtaz Thebosslady saas waye sisiy
@najmoxuseen994
@najmoxuseen994 7 жыл бұрын
Mumtaz Thebosslady 😂😂😂😂😂😂😂😂
@najmoxuseen994
@najmoxuseen994 7 жыл бұрын
Mumtaz Thebosslady 😃 dhadhane ledahay nawe👏👏👏👏
@yaqshiidgirl7295
@yaqshiidgirl7295 7 жыл бұрын
Najmo Xuseen 😂😂😂 Soowmaha😙😙😙
@muhuboashur9457
@muhuboashur9457 7 жыл бұрын
cabdi hani
@shaadiyaomar3820
@shaadiyaomar3820 7 жыл бұрын
Fadumiino caadi maaha hoyo kabi cuntada beerka kaxan shiri walac aa tahay hhhhh so funny Thank you so much family qooto qooto
@arafaadsheikhnur322
@arafaadsheikhnur322 5 жыл бұрын
5
@hamdimohamed262
@hamdimohamed262 7 жыл бұрын
Waa kabaxsateyn fadumina iyo farah murtile iyo amino dhol iyo hussein shire I love you illahey dartis
@qarandoonjararaawi1995
@qarandoonjararaawi1995 7 жыл бұрын
agaaa su wax u jiraa cawa wax like ahaa uma jeede
@qabyaaladdiidwiilsomali7108
@qabyaaladdiidwiilsomali7108 7 жыл бұрын
somali dhan Qooto Qooto Ah Wlh
@ayaanmuxdiin7927
@ayaanmuxdiin7927 7 жыл бұрын
walal sare abukar mahdi thankz bro waan ku heestaa qooto qooto
@dekmohamoud4009
@dekmohamoud4009 7 жыл бұрын
i like the group of qooto qooto congradulation i greating you all of the group specialy the producted ABOUBAKER MAHDI
@inamaxamud6119
@inamaxamud6119 7 жыл бұрын
😂😂😂😂jcliya fadumin iyo amiino dhol😍😍😍
@habibaali8992
@habibaali8992 7 жыл бұрын
kkkkkkkk wow wow wow hhhhhh that is funny😂😂👍👍👍👍✌
@user-sl7oq6iu2e
@user-sl7oq6iu2e 7 жыл бұрын
faaymiino😘😍❤ la aanta abaar 😀😀😀
@ruquyoruquyo3621
@ruquyoruquyo3621 7 жыл бұрын
سلوى علي
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 жыл бұрын
Ada habarte san ka dhigte kulahaa . qosol friendskeyga iney so kacen ina washtey u modene.
@hodanahmed8069
@hodanahmed8069 7 жыл бұрын
Wadani Yi Diid
@princessdheeman5857
@princessdheeman5857 7 жыл бұрын
I love qoooooto qoooooto jiro jooga
@salaahudiindayib6873
@salaahudiindayib6873 7 жыл бұрын
qooto qooto Waa fadumiinoo keliya, Best jilaa Iyaduun Baa igu socoto😂😂
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
wow caawa caadi maha Abukar sxb thank very much
@mumtazcute3322
@mumtazcute3322 7 жыл бұрын
kkkk
@salmanabdy
@salmanabdy 7 жыл бұрын
ruwayadi ugu shid neyd o an daawado thnks En.Abukar mahdi
@hibbomohamed9669
@hibbomohamed9669 7 жыл бұрын
reer qooto qooto runtii waxan idiin kulaa talin lahaa inaad dhaqankan xun wax ka badashaan.
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 жыл бұрын
amina muse iyo hussein caadi maha amina dhool ka wareeg husseinow
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 7 жыл бұрын
Maanta qofkii ugu horeeyey cml
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
war waariywaadii qoto her xamer oon ayaanmoogaa ointabaye. inaba
@uuhh2051
@uuhh2051 7 жыл бұрын
farax murtiile this is waji Somali kulahaa
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 7 жыл бұрын
koxda qooto qooto mahadsanidiin abukar mahdi mahad naaq
@legendmah8205
@legendmah8205 7 жыл бұрын
subscribe pls dheh channel abuukar mahdi kan DR QOOTO QOOTO riwaayada liga Daba dhacay mahadsanidiin😍👈
@nuurcali6203
@nuurcali6203 7 жыл бұрын
ninka leh ha la I shido dalka iyo dibada waa la iga yaqaan doooran na waan haystaaa
@farhiehassan5315
@farhiehassan5315 6 жыл бұрын
qebtaa mawa ka daayo wwwwwwwwww waa shidan tahay qebtaan
@kadijalove4769
@kadijalove4769 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh. So funny wlh Faadumiina iyo Faynuus calanka chine ha 20 ka hor aaska guuri dhulkaa wlh Maama faynuus walaceeeda Wiiiil waaaaye 😂😂🙈🙈🙈💯👌
@siyaddhanan3363
@siyaddhanan3363 7 жыл бұрын
Kadija Love shxbkv
@sulmanksa4734
@sulmanksa4734 6 жыл бұрын
bibisisoomali
@leinedlolbashir7519
@leinedlolbashir7519 7 жыл бұрын
Faadumiina la aanteed manuureeso waxa meesha nurinaayo waa fudumiina kkkkkkkk qosol aduunka 😂😂😂😂😂😂👍
@hoka3239
@hoka3239 7 жыл бұрын
Reer Aw Qootoqooto waxa ay sheegayaan waa xaqiiqda ka jirto London iyo dhamaan inta badan qurbaha,ciyaal iyo islaamo da'a ah oo wareeray (waashay).
@munajama5507
@munajama5507 7 жыл бұрын
abuukor mahdi wll hal talo ayaan kugu darsanaya horta intaan ruwayad dawanayaat mid ka fiican maan dawan waxa aad hada ma talaysana waa wax wada runa lakiin ku dara somaliya iyo qurbahaba inta fiican sida guur fiican digtor fican xildhiban fican qoys fiican bal insha allah kuli xumaan ha kawada dhigina ee in fiican ku dara insha allah aad baan idiin tageersanahay waliba awal waxaan xoog u tageeri jiray laba gabdhood fadimiina iyo laki xaaji wacys laakiin hada laki tageeradii waan kala noqday waayo somalidii bay kala socday hada waxaan ku haystaa fadimiina viva fadimiina
@abtiyare6264
@abtiyare6264 7 жыл бұрын
qooto qoota waan kahelaa asxbta soo badiya riwayada cadimahan
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 жыл бұрын
Dey hee gacantiis 😂 soco alabta dhaq cunege ha firfirininee 😂😂😜 viva fadumiina 👌🏻
@amranmaxamed2306
@amranmaxamed2306 7 жыл бұрын
Waa ku heestaa qooto qooto walac caan waa aqaan kulahaa wiil waye wiilka woo kulul yahay kulahaa
@143ladan
@143ladan 7 жыл бұрын
Mayan Abkow 😂😂😂😂😂😂
@najkaruha6555
@najkaruha6555 7 жыл бұрын
xanta freshka eh meshaad ka helesid😂😂😂😂😁
@abdifatahhassanomar342
@abdifatahhassanomar342 7 жыл бұрын
Najka ruha hhhhh
@ajfecjsf7561
@ajfecjsf7561 7 жыл бұрын
Abdifatah Hassan Omar Gingrich to j
@zamzammaxamad5359
@zamzammaxamad5359 7 жыл бұрын
fadumiina walaahi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyaaliabdi5169
@farhiyaaliabdi5169 7 жыл бұрын
farax murtiile iyo fadumiine ✌✌✌✌✌✌✌👍👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏💖💖💖💖💖💖
@sohaylamohamed9632
@sohaylamohamed9632 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@xaawoahmed1341
@xaawoahmed1341 7 жыл бұрын
Farhiya Ali Abdi
@xaawoahmed1341
@xaawoahmed1341 7 жыл бұрын
a
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 7 жыл бұрын
Imaanki baar dheere naga aaday
@faadumohassan1888
@faadumohassan1888 7 жыл бұрын
weeey weey thnks abukar mahdi
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 7 жыл бұрын
abuukar mahdi wll adoo raaliya hodan abdirahman. ruwAyada Ku soo dar
@halimaahmed2430
@halimaahmed2430 7 жыл бұрын
wan ku heystaa abuubakar mandi fakarkaga wacan mahadsanid walalkiis
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 жыл бұрын
rabi idinkana rajanayaa inuu idiin soo hadeeyo amiin umada islaamka rabi haydinka qabto dhaqan xumada aad wadaan dhamaan aduunkana waa ayaamo kooban ka fikir halkaad ku socotaan waana akhiro aduunku yuu ku sirin noloshu way gaabantey rabigii istiqfaar weydiiysta Allah akber
@Sara-ey3ip
@Sara-ey3ip 7 жыл бұрын
caawa qeebta waa shitnet saas niga rawa abaa
@mfar2798
@mfar2798 7 жыл бұрын
wooooow
@rafiifbiya5889
@rafiifbiya5889 7 жыл бұрын
fadumina msha allah ayada kuhesta
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 жыл бұрын
Hooyoyin aakhiru saman weeyan nagahani
@fatmahassan7902
@fatmahassan7902 7 жыл бұрын
faadumiina la'aanteed nah maleh qooto qooto wallahi kulahaa Michael Jackson dhirfay camal 😂😂😂😂😂😂😂
@asmoaadan2250
@asmoaadan2250 7 жыл бұрын
nagtaan Queen tasho layairaaah maxishooto miyaa wamaxy dhaqankani iyo waxay xirantahay ufooooo
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
qooto qooto fadumina uga jcelahay inkasto London ay qooto qooto igula jogta Abukar mahdi mahadsanid bro Mcn
@mohamedshaani6288
@mohamedshaani6288 7 жыл бұрын
qooto qooto fadumiina Iyo amino dool aye kashidntaha
@bashirdugal4290
@bashirdugal4290 7 жыл бұрын
hahaha ati Qoto Qoto ,cajab even am looking for qoto qoto from nw on.
@yaasminhassan5479
@yaasminhassan5479 7 жыл бұрын
thanks week gan aad ayey u shidneyd oo ay xiiso u laheed is buucii hore ayey naga jajabtey qaldaamintas hanagu soo celin
@kadijalove4769
@kadijalove4769 7 жыл бұрын
Yaasmin Hassan hhhhhhh haa wlh this week so funny
@faaraxladane5256
@faaraxladane5256 7 жыл бұрын
waa kuwii afka ku barey baad cayeysa ee hadalka ku sheegay inuu murti iyo maah maah yahay adigo kale lagama yaabo inaan kunfur ucaayo si aad comment u hesho ayad naasa leh
@yaasminhassan5479
@yaasminhassan5479 7 жыл бұрын
waddani waddani ha ila qabsan wax lagaa barto oo aan aheyn qabyaalad iyo itoobiya jaceyl ma arag qofkii hadla ama wax qora ceyrsada oo calaacala 25 sano oohin kuguma filna mareykan inuu idin diley camal waa somali kale inaad dagaal ku aarsato soo kaagama roona intaad ilaa aaqiro oohin ku jiri laheed ama kahar oo iska cafi hadaad wax tirsa neysid waa lagu daaley calaacal kiina get over it
@yasminhassan8350
@yasminhassan8350 7 жыл бұрын
Yaasmin Hassan
@salmaqodoowsalmaqodoow916
@salmaqodoowsalmaqodoow916 7 жыл бұрын
fadumina iyo farah aya ugu shidan filmkan wlhi
@hajjiyuusufmohamed789
@hajjiyuusufmohamed789 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi waa runtaaaa fadumiina calanka gaduudan Mar hore ayuu ka dhamaaday feynuus shekh dahir
@shukrimohamed1306
@shukrimohamed1306 7 жыл бұрын
yuusuf hazard kkkkkkk
@jaabircusmaan3566
@jaabircusmaan3566 7 жыл бұрын
I love you RQQA walahi
@ashaadan1895
@ashaadan1895 7 жыл бұрын
this is waji Somali dhulka wlhy
@qaalisimaanluuul5646
@qaalisimaanluuul5646 7 жыл бұрын
caadi. ma ahan. qoto. qoto.
@adityanurzemzem4443
@adityanurzemzem4443 7 жыл бұрын
islaan ayn hda qooto qooto ku haystaa alle amarkiise
@foosali7510
@foosali7510 7 жыл бұрын
waw beeelo qaybtaaan cml baan Ku haystaa mlintay kujirto amina muse iyo faadumiina xuseen shire and farax murtiile
@odawaahmed8766
@odawaahmed8766 7 жыл бұрын
waaaq mashaa alah fadumiina caadi ma ahan kawi kawi cml lkn edo faynus run run ayey u cuntay pasta da hhh
@siriinsaid4899
@siriinsaid4899 7 жыл бұрын
mohaa yare hhh qooto qooto mey ucuni laheed hee😂😂
@Happyugas2024
@Happyugas2024 7 жыл бұрын
sxb abukar mahdi full respect
@abyanbintuabyanabyanbintua8059
@abyanbintuabyanabyanbintua8059 7 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed Ali
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 жыл бұрын
comments Kaaba riwaayadda iiga qosol badan anaa ugu soo horeeyay baa ka isku haystaaa
@ruquyoruquyo3621
@ruquyoruquyo3621 7 жыл бұрын
Mataan Ciideed
@abdifatahhassanomar342
@abdifatahhassanomar342 7 жыл бұрын
riwayad a an fadumiina leheeen eowayad maahan
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
kawi kawi kkkkkk 80 jir walaca
@bahjamohamed8846
@bahjamohamed8846 7 жыл бұрын
kkkkkkkkfadumiiina iyo farax murtiLe wx kle wye wlh wnku heeeSta
@khalidjamal1927
@khalidjamal1927 7 жыл бұрын
dtcfx
@hooyomahan1691
@hooyomahan1691 7 жыл бұрын
fahmiita ina mohamed
@cadcedhassan7843
@cadcedhassan7843 7 жыл бұрын
siDeebAAgrAkALOgib
@mulkiamiin4603
@mulkiamiin4603 7 жыл бұрын
fahmiita ina mohamed kkkkkkkkkkk
@sagalahmedsagalsiman4240
@sagalahmedsagalsiman4240 7 жыл бұрын
fahmiita ina mohamed
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD
53:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 330 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 HD
56:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 468 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL  HD
49:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 418 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD FULL
1:01:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 359 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 532 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 19 HD
1:22:49
Abukar Mahdi
Рет қаралды 237 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 21 HD
56:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 285 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 25 HD
57:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 391 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 375 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 30 THE END DHAMAAD HD
1:08:51
Abukar Mahdi
Рет қаралды 326 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1
43:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 473 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 103 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 962 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 614 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,4 МЛН