Riyada wasakhda qofkii arko wasakh ama uskag ama dhusuq jirka ama dharka

  Рет қаралды 382

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada wasakhda qofkii arko wasakh ama uskag ama dhusuq jirka ama dharka
Qofkii riyo ku arko wasakh ama uskag macnaha wuxuu noqonayaa dambi, dharka wasakhda waa murugo iyo dambi guud ahaan wasakhda waxaa lagu fasiraa dambi iyo dhibaato iyo rafaad, naag la qabo ama gabar doob ah ama naag garoob ah hadday aragto dhar wasakh ah waa dambi, sidoo kale ninkii ku riyoodo asoo cunaya wasakhda dhagaha dhukayga waa qof xun oo rag u tagayo.
#riyada #fasirka #riyooyinka #wasakhda

Пікірлер: 22
@user-eo7ow4gb9j
@user-eo7ow4gb9j 2 ай бұрын
Asc sheekh allaah haku barakeeye Waxa iifasirta waxan kuriyooday Dumaashigay walaashay ninkeeda oo biyo wasakh ah oo buumoyin aan kudhaqanay ani iyo walaalahay ayuu intuu gacanta kudarsaday ayu cabay markasay hoyaday qaylisay tiri warwaa wasakh kadibna dhulkuu fariistay Taa intaasa iigu dambaysay Waxa iigu xigtay anoo arkaya askar dhar cagaaran qabta oo xooga badan dhibna gaysanaynin dhibna loo gaysanaynin wan dhaxjoogay ani iyo hoyaday markasa dhahay alla waa askar intaasa iigu dambaysay Sheekh iisoofasir rabbi haku barakeeye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada hore waxay tilmaamaysaa qof aan ka baqin inuu xaaraan cuno riyada kalana waa qof waardiye ama qof garab ku siinayo
@user-eo7ow4gb9j
@user-eo7ow4gb9j 2 ай бұрын
Sheekh waxa kaloo 3mar kuriyooday wiilkayga oo 2jir ah oo iijooga hada الحمد لله Oo istaaga ka kaadinaayo markaan arkaba waa intaas riyada maxay tahay sheekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa dhib culeys ah kaa degayo oo aad ka nafisaysid inshaa Allaah waliba dhibkaas ilmaha ayuu la xiriiraa
@shamsohassan6245
@shamsohassan6245 2 ай бұрын
Aac shiq jasakulahu qeyr waxaan kuriyoday wllalkey oo aad quruxbadan weliliba weligey ma arag Bini aafam sida qurxoon Weji Iyo jirba siiba wejigiisa nuurka kabaxaya madaxa wakaxiira haltin iskumarebin hadan wakuqurxoona Waxan aad ujevalay inleyla Arko quruxdiisa riyad dhexdeda
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa war aad ku farxayso oo la xiriira familkiina
@shamsohassan6245
@shamsohassan6245 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta shugran wllkey qeyr ahakadhigo
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 2 ай бұрын
Waxa kaloo laba mar kuriyoday shaqaalo madaw ah oo ilmahayga albaabka kafuraayaan oo sanka wax iisaareyso oo miirka itagaayo marka labaadna waxbaa laygu dhufana oo lasuxaa labada marna markan sii dhacayo ilmaha ayan kafakaraa oo leeyahay kacarara lkn ima maqlaayaan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waa digniin iska ilaali dadka aad ka shaisan tahay oo laga yaabo inay xumaan u socdaan
@IqroMohamud-jc1ho
@IqroMohamud-jc1ho 2 ай бұрын
Asc yaa shiiq wa markii 6aad waxan kuriyoday ninkayga hore o bil kahor kala tagnay uurna uleyahay anago guri jogno ana an dhahayo sariirta iska hagaji o isku dhecyacsan tahay sarirta kadib wa hagajiye darada uso baxay waxana isla fadhiyen wiil iyo asaga waliba ina ani dhalay ahayd ilmahas iso fasir ado mahadsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilamaamaysaa ninkaaga ama nin kale inaad la noolaanayso oo cunuggaas uu ku korayo guri degan inshaa Allaah
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 2 ай бұрын
Riyo kale ayaa jirto ooo ilaa hada hadaan xasuusto aan kulalaboodo riyada ayaan kucunaa kurus budo budo ah markii aan hurdada kakacay caloosha dhan wey ibuuxday waana lalaboonaaye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
sidoo kale riyada waxay kaaga digaysaa dadka qaar cuntada ay ku siiyaan inaadan cunin oo aad iska ilaaliso khayr Ilaahay haka dhigo.
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 2 ай бұрын
Asc Sheikh waxan kuriyoday anagoo tuugo kacabsanwno oo baskolad wataan dhismaha dabaqa aan daganahay ayay dadka dhan dhacayan way dilayan qaar aniga anigoo aad ucabsanaayo ayaa albaabk kaxeranaa Markey damcaan iney biskolada kudhuftan uma dheceyso xabada kadibna wey cararayaan waxan ahay Hooyo xaas ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa dhibaato iyo rabshado oo Ilaahay kaa badbaadinayo
@Hamda11690
@Hamda11690 2 ай бұрын
Asc shiiqow waxan Ku riyooday aniga iyo wiilkeyga curadkaa oo meel luuq ah gurguuraneeno wiilkey markuu gaaray meesha udanbeeso luuqa beerkaa laga qabatay wuuna matagay aniga wan gurguura waayay waxan dareemay xanuun wan fariistay naag African ah oo meel iidhaw fadhiday ayaa itiri Soco gurguuro markas waxan aqristay xasbalada wan Ku celcelshay xasbunallaahu wanicmal wakiil waxaa qalbigeyga kusoo dhacday saliga nabiga salallaahu calayhi wasallam balse madhihin naagtana waxbey igu Soo firdhineesay illaa marki danbe ay Hoos fiirisay naag kale oo AG fadhiday ayaa midi sinta midig iga saartay waxad mooddaa koronto iney igu dhagtay xanuunka markas waan dhacay iisoo fasir Sida caadiga ah wiilkeyga beerka waalaga qabtaa koronto iney Ku dhagto camal ayuu noqdaa wuuna matagaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa arrimo lagaa rabay inaad qabato inbaad ka dibdhacayso oo aadan qaban doonin Ilaahay khayr haka dhigo
@Hamda11690
@Hamda11690 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta aamiin walal jazaakallaah
@user-eo7ow4gb9j
@user-eo7ow4gb9j 2 ай бұрын
Waxana ahay hooyo uur leh caruurna haysato
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada hore waxay tilmaamaysaa qof aan ka baqin inuu xaaraan cuno riyada kalana waa qof waardiye ama qof garab ku siinayo
@user-eo7ow4gb9j
@user-eo7ow4gb9j 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta shukran sheekh Mida hore mafahmin macnaha waa qos isku kalsoon oon xaaran cunin miyaa masa waa qof xaaranta iyo xalaasha inuu cuno kala jecleen cml
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
qof aan kala jeclayn xaaraanta iyo xalaasha inuu cuno
Red Cows and Israel in the End Of Times | Ustadh Wahaj Tarin
46:23
OnePath Network
Рет қаралды 1,6 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 74 МЛН
URGENT! DUA FOR HEALTH دعاء للصحة والعافية
15:55
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 9 МЛН
Ayat Shifa - The Healing Verses - ايات الشفاء
1:02:16
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 8 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН