Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "DARDAARAN"

  Рет қаралды 134,888

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@OmarAhmed-jf5yz
@OmarAhmed-jf5yz 3 жыл бұрын
Dantu wada jir weeye. Waa macna qota dheer oo dhan kasta nolosha ah u baahan in la is garabsado. Inta jaceyl dhab ah is jecel allaha isu barakeeyo. Mahadsanid walaal. Ana waxaan kuleeyahay. Qaraamiga daadihi waligaa ha sii deyn.
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Cismaan Askari,laxankii Ismaaciil Yare,riwaayadii wadhaf iyo shimbiro war isumahayaan 1978.
@s-hayna6421
@s-hayna6421 3 жыл бұрын
dawadii nafdoow ba aan kula dardaarmee nice song thanks bro
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
wwwww yasalaam waku waas heesihii xikmada lahaa ugaas sare aad iyo aad baad umahadsathy
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 4 ай бұрын
Dad qaali ah ayay ahaayeen oo kusoo raaxaystay wadankeena 🇸🇴 oo nabad ah qurux badan allow unaxariiso 🤲 sahra axmed 🤲🤲🤲
@piitechpiitech2791
@piitechpiitech2791 4 ай бұрын
Rabi ha unaxariisto sahro ahmed
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Waxa is helay dad waa weeyn Lkn sahra axmed jamac ayaan wali keey jeclaa in aan arko lkn waa ii soorta gali weyday Allh ayaa oofsahay 2018 Allh yarxam❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴💜🤎🖤💪💪🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
Illahay haw naxariisto sahra axmed anigu waan aqaaney gurigeeda ayaan dhawr jeer ku bookhdey qof cajiiba oo karti badan ayey aheyd
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@abdifatahaadan5972 ma isku reerbaad aheydeen horta Sxb Sahra amba Jigjiga yar ayaan ku arkay xaafad ladhaho 2013kii
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Waraf iyo shimbiro wa cisman aden
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 3 жыл бұрын
Fanaaniinti caan baxday xasan Adan Samatar iyo Zahra Ahmed Jamac Alle ha u naxariisto heestani Waxay Ku jirtay Riwaayadi wadhaf iyo shimbro waar iskuma hayaan
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
1. Xasan aadan iyo sahra dawo heestii "dawo" 2. Qalinle "qalam jalam" 3. Tubeec iyo maryan "Taladaan la ruugin" 4. Axmed cali cigaal "deeqa" 5. Maryan mursal "allah yaa ila qabta" 6. Xasan iyo aamina abdulahi "googaa" 7. Abdinasir macalin saed "bariido" 8. Shankaroon ahmed sagal "wegerey waa la yaab"
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Heestan waxn kuxususta waakhti isoo maray oo qaaliya markan misiga maqlaba waan qiroda
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 Жыл бұрын
Riwayadii waraf iyo Shinbiroh War isumahayan abwaan cismaan askari jilayasha xasan adan iyo sahro axmad laf dhabartii koxda wabari
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Codsi plz (WAAYO WAAYIHII WACNAA) Hees ey wada qadayaan Xasan Aadan samatar iyo Seynab xaaji Cali baxsan Ee aheeyd Kala Hari meynee I hano Sxb inoo Soo gali adigoo aad u mahad san 🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Waxa fiicnayd in magaca somali uu raaco ragii sharafta lahaa ee dalkooda iyo dadkooda
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Waan kaaga mahadcelinayaa sxb maadaama oo aad nalasoo wadaagtay heesahaanu doonaynay inaad noosoo gudbiso Thanks sxb
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Cismaan iyo goobe AHN Amiin
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Ereyadii:Cusman Aadan Xuseen ( Askari) Laxankii: Aweys Abukar Goober TR Qabasho: 1979 Cajiib waa hees aad u qiimo badan Aad iyo aad baad umahad 🙏😍🙏😍 (WAAYO WAAYIHII WACNAA)
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 жыл бұрын
Goobe
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 3 жыл бұрын
Xasuus wah waaay
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
curiye miraha heestan cusmaan aadan xuseen wuxuu ku dhashay waqooyi, ciidaankii xooga dalka somali adeegay, saas aa loogu waca cusmaan askari
@mahamoudhoufaneh2202
@mahamoudhoufaneh2202 3 жыл бұрын
I love. It thanks love. U
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Laxankii goobe allah unaxariisto
@alisalax5279
@alisalax5279 3 жыл бұрын
Sxbiyaal ku da.daala heesaha aad noo soo bandhigaysan in musigoodu nadiif yahay sida heestanoo kale iyo heeso badan oo ad horay noogu soo bandhigteen mahadsanidiin 👍👍👍
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 11 ай бұрын
Masha Allah Dardaaran
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 2 жыл бұрын
Cisman Askari laxanki goobee ruwayadi waraf iyo shimbiro war is kuma hayan ? 1978 AYEY SOO BAXDAY
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Riwaayaddii Waraf iyo Shimbiro War Isuma Hayaan.
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Tubeec heesta Amaanada ilaahey ama aamiin alahayow Originalkeeda oo Faseex ah hadaad heysid soo gali bro
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
🎻🎻
@midnimoyare8079
@midnimoyare8079 3 жыл бұрын
Haddii aadan sidaan u heesi karin sida Samatar iyo Sahra fadlan ha lagaa hurdo, oo qaylada iyo buuqa ka daa Deriska.🤔🤔
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@CabdiJama-ms3kc
@CabdiJama-ms3kc Жыл бұрын
Axyaaa sawt AHUN DAYMADAA U RONEY BAL AAN KULA DARDAARMEE KUWA LOOGU DAWGALAY LABADII IS JECEL EEY
@honeybadger4812
@honeybadger4812 3 жыл бұрын
beska cajiib
@abdik9002
@abdik9002 4 ай бұрын
Waa maxay “Darmaan”?
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh?
@cabdixasan8133
@cabdixasan8133 3 жыл бұрын
heestan waxa lahaa ciise warsame samatar
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
Cismaan Askari ayaa lahaa bro
@BoreholeMonitoring-fv8yc
@BoreholeMonitoring-fv8yc Жыл бұрын
@@cabdixasan8133 iska hubso wlo waxanad hubin dadka looma sheegee
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Waliba heesaha kale ee aanu doorbidayno inaad noosoo gudbiso sxb waanu kuusoo sheegi doonaa Qaar hore oo aanu kaa dalbanay oo aad noosoo gudbisayna way jireenoo waad ku mahadsan tahaye sxb qaar kalena waanu kaa dalban
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Live
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Livetime'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook'S
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
viking*(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 227 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "SAXANSAXO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 112 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,5 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 919 М.
Samatar - Saciido
17:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 253 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 184 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН