ASC Burundi baa diiday baa la yiri, Okey ha inaga baxado,wiilasha Somalida ayaa siinaya halka askeri oo Burunyaana waxaa qadanaya 3askeri oo somali ah,fiicna in ay inaga baxaan Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@AminaIbarahim-r7r6 сағат бұрын
Benale Benale jubaland waahodan
@AadanIsaaq-x4m15 сағат бұрын
Itobiya waxey wad waa eyar naga qabta wlll yal
@MukhtarOsman-b9s15 сағат бұрын
Dadkan waa dad waalan kolba meel u cararaya 😢 Alle ha idin ka qabto umada waxba uma haysaane
@AbdikadirRashid-t8w13 сағат бұрын
Ismsciil cumar geelle wuxuu u dhsqeeyaa Francisca. Francisca iyo ismaciil cumar geelle midkoodna marabaan ,in somalia dowlad xoogleh ka dhalato
@GaadhixambaarGaadhiqaadhe12 сағат бұрын
Cidkasta oo somaliland isubahaysata cidaymatalaysay kalamaan uun noqotay bal ila eega waayaab
@EidXaaji13 сағат бұрын
Dalkiisii Iyo dalkiisii wa isku dhamaaden isna Diyaarad ayunbu Saaran yahay doqonkan Damiirlawahan yaa Somali Ka Qabbta
@RukioDahiromar5 сағат бұрын
😤😤😤😤
@guledgled869515 сағат бұрын
Shakhsiga noocaas ah ayaa la taliye amni loo magacaabayaa. Wali ethiopia ayey ka dhursugayaan qaladi idin ku dhacday