Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "BALANBAALIS"

  Рет қаралды 249,683

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Cali Saleebaan Maxamed (Bide) AHN 1978
🌟Laxanka
U/ Xasan Adam Samatar
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 144
@haashimbare4936
@haashimbare4936 3 жыл бұрын
Heestaan xilligii iigu horaysay oon maqlo waxaa qaadayey walaalkay iga weynaa AUN 1988 ayey ahayd malcaamadda quraanka ayaan dhiganaayey markaasaan dhihi jiray nooqaad heestii balan baalis sidii faataxada ayaan u xiftiyey asbuucii danbe anaa u qaadijiray rabi godka haku janeeyo walaal keey cabdi yare
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Heestaan Waxeey Bixisaa Sawiro Kala Jaadjaad ah Oo Dhamaantood Wada ah Qurux & Barwaaqo, Waa Juquraafi & Arts Isku Jira..... Waana Legend Samater.. Dhageysi Wacan..
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 ай бұрын
Heestu dhulka ey tilmaamee Juqraafi ahaan waxeey u egtahay Beledweyne sababtooy tahay meel sidaas u eg Beledweyne ayaa ugu dhaw dhul ahaan. Beledweyne waa Magaalo qurux badan oo Buuro leh.Illaahoow wadankeena Soomaaliyeed nabad nooga dhig oo Soomaali qabyaalada gumeystuhu baray ka madoobee. Aamiin
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Legend Xasan baashi Waa hees macaan oo Fasiixa & Waayo waayihii wacnaa
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 8 ай бұрын
Masha Allah Legend Xasan Aadan Samatar Waayo Waayo Wagii Wayaha Wacna 80dii Iyo Codkiisa Dahabiga Ahaa Iyo Heesba Heesaha Kale Sii Daran "Balanbalis
@abdirahman9248
@abdirahman9248 18 күн бұрын
Xasan adan samatar lagend cod ninleh❤ like
@alihassanjimaale2998
@alihassanjimaale2998 3 жыл бұрын
Waxaad mooddaa inaan istaadiyoo muqdishu joogo 1980 aadkii, intii xasuusataa garan waxaa la saari kaambiyada ama nasashada kooxaha yeelkeede , halkaan ayaaba dayaamaysee iyadoo laga shiday ......bal malee garoonka oo lahaa 16 micrafoon oo ku xirnaa nalalka dhaadheer dusheeda siduu kula noqon lahaa jawiga uuf calayk maxayse kuugu taal haatan waan dibad galownee
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 жыл бұрын
Xusuus qaali ah weeyaa
@guledjama9007
@guledjama9007 3 жыл бұрын
Ereyadii cali saleebaan bide allah ha u raxmadee
@abdalaa.aligreen6251
@abdalaa.aligreen6251 4 жыл бұрын
Wa erayadii AHUN cali suleymaan bide, Laxankii xassan aadan samatar 1979 Hargeysa
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Axmed salebaan bide
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 3 жыл бұрын
@@Abdifitahabtidoon waa erayadii Abw.Abdulahi Suleiman mohamed "Bide" ABWAAN Ahmed Iyo Abwaan Cali ba waa walaalo
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@simanmohamed6353 maha wllo sadexduba waa walalo cabdilaahi s bidde axmed s bidde cali s bidde markaa heesta cali baa leh c laahi ma leh
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@Abdifitahabtidoon axmed ma leh cali s bidde aya leh saxib
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan mujaahid Cali Saleebaan Bidde (AHUN)
@mohamedomar1944
@mohamedomar1944 4 жыл бұрын
Soda meel barwaaqo Io buura dhaadheer barbakunadaruuruhu kaga beeganyihiinoo balabaalis qalama leh 2020 LIKETA PLEASE
@Dafaaye
@Dafaaye 4 ай бұрын
Al fanan cabdi salaan. Xasan xuseen xasuus gaara igu leedahy heestan
@saidbashiir174
@saidbashiir174 2 жыл бұрын
Waayo waayo wadankoo nabad ah dadkoo is jecel raadiyo mukhdisho oo ku celcelin jiray heestaan
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 2 жыл бұрын
Alhamdulillah hé my Adeer masha Allaha 🤲🏾❤️💕Allah ku xafido I Alweys listen
@guled252abdi5
@guled252abdi5 2 ай бұрын
2024 still im watching ❤️❤️❤️
@cabdiyusuf27
@cabdiyusuf27 3 жыл бұрын
Erayadii cali sulaymaan bide
@mounaismail-ali546
@mounaismail-ali546 2 жыл бұрын
Allow Cafimadkisa sii, cumrigisa udheere, amiiin😔
@allvicali
@allvicali 2 жыл бұрын
Legend Xassan Adan Samatar 💯🇸🇴
@cabdiyoowhassan3012
@cabdiyoowhassan3012 4 жыл бұрын
Bro heesaha xasan aadan noo badi please kuwii hore
@user-ll8gb8nx6r
@user-ll8gb8nx6r 5 ай бұрын
Heestan ilahay ha unaxariistee .Cali saleebaan bide ayaa xaaskiiisi cibaado xaashi usameyey
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Жыл бұрын
Ereyadii Aun Cali Saleebaan Bide
@user-jt5oz4pr5d
@user-jt5oz4pr5d 3 ай бұрын
I was young but Tomorrow never comes back❤
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
Heestani marbey wadanka qabsatey siiba dhalinyartii waagaas,guitare solo ga waa diifow waxa tumaya, xaylana wakaa baytariga karbaashaya waayowaayo, mahadsanid Chanel waayo waayihii
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 3 жыл бұрын
Waqtigaas anigana ma dhalan imisadii bay ahayd
@abdikariimadansiciid6414
@abdikariimadansiciid6414 Жыл бұрын
Durbaankuna waa goobe ha ka tegin
@mowgayare916
@mowgayare916 4 жыл бұрын
Heestan askartii military ee siyaad bare markay mushaarka soo qaataan ayay maqaaxiyaha shaaha ku odhan jireen heestii balanbaalis qalimo leh noo saar markaasaa la garan jiray inay mushaarkii soo qaateen
@ahmedk5064
@ahmedk5064 3 жыл бұрын
Askarta siyad bare mise askarta dowladii siyaad Bare. Askarta siyad bare iskama laha walaal
@farahsalad7378
@farahsalad7378 3 жыл бұрын
@@ahmedk5064 maanka Soomalidu waa kaa waxwalba hebel baa leh waa sababta dalku u burburay welina ka waantoobin😪
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@ahmedk5064 dowladda siyaad barre haddii aad ogoshahay, ciidanka siyaad barre maxaad ku diideysaa?
@MrSendrik
@MrSendrik Жыл бұрын
HAYAAY OO SXB GUUNSANIDAA,,WARYAA HEE ALLA MAXAA WAA KUU BARYEY KKKKKKKK,,,KAFTANKEEDAAY
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 жыл бұрын
Waa humaag qurux badan malaha abwaanku wuu arkay sidey heestu sheegeyso wey dhacdaa Waagoo soo baryayo buurah7na dhaadheer yihiin we IGU a baal marayo daruuruhuna barbarka ka hayaan
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waxaan joogay magaalada Cerigabo markay heestani soo baxday, nin musawic gacmeedka ku takhasusay baa guriga iigu yimid oo yidhi heestan aad dhegaysanayso ayaan sawiryaa, giddaarkii qolkii fadhiga ayuu ku sawiray, meel barwaaqo ah, oo doog leh oo dhir waaweyn iyo hoos baxayaal leh, daruurtii oo dul joogta iyo waagii oo beryaya oo caddeedii lasso baxday halqanka, Bardo weyn oo ku yaala , ubax arabadan, balanbaalis qurux badan oo duul duulaysa iyo webigii oo maraya 2 buurood dhexdooda, you cannot imagine what a strong piece of art, mahadsanid
@wacayswacays9835
@wacayswacays9835 3 жыл бұрын
Waxan waasusta 1978 anaagoo dawanayna national cinimo Hargeisa ayaa waxanu galay break markasa laloo shiiday Erayadii Cali saleebaan biite heestan
@ahmeddagane2588
@ahmeddagane2588 3 жыл бұрын
Best I have and I always play this song in the car with my children
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 2 жыл бұрын
I like to listen when Iam cleaning my house and cooking and when All my kids are out 🤲🏾❤️🇸🇴☪️ Alhamdulilah
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 8 ай бұрын
​😊😊😊😊😊😊 0:00
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 8 ай бұрын
​😊😊😊😊😊😊
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 8 ай бұрын
​😊😊😊😊😊😊 0:00
@abdiqeys1485
@abdiqeys1485 2 жыл бұрын
King of voice Hassan Aden samatar
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 10 ай бұрын
King Of Voice Waa Tubeec..SXB...thanks.
@maxamedcalibulaybulay4012
@maxamedcalibulaybulay4012 4 жыл бұрын
the best song of somali
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Heestaan dhagaysigeeda kama daalo balan baalis qalimaleh hadba laan ka booday
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Xasan lagend waxaan classki 8aad sanadii 1979 ayay ahayd heeskan miraha waxaa lahaa axmed saleeeban musica iyo cidkaba waa xasan baashe xasan
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
cali saleebaan bidde aya leh
@nuurhubane
@nuurhubane Ай бұрын
Wllkiis cali saleeban bide leh sxb
@DheemanDhaldarwiish
@DheemanDhaldarwiish 23 күн бұрын
Waxasa cod lagadhaha❤
@qadarcaki4725
@qadarcaki4725 2 жыл бұрын
Wax beerashada waa wax muuqda aragane ilmaha waa kulamid
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 Жыл бұрын
Allow kuunaxriiso bawaan Cali saleebaan bidde
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan cali saleeban bide
@munaali4080
@munaali4080 3 жыл бұрын
Xasanow adeer xasadka alana kaa qabto
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@abdalaa.aligreen6251
@abdalaa.aligreen6251 4 жыл бұрын
Taariikhda ay soo baxday wa bishii april 1979 Hargeysa
@geletoz
@geletoz 4 жыл бұрын
Bal nin saas haybad ugu leh luuqeeynta soo saara kaligiin...legend yada somali waa koonfur adeer king samatar and queen magool 500 sano soo socoto laga qaadimaayo. Kaftan
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Dufaan green naga aamus laxyay magool iyo xasan duuflena anagaa soo saarnay oo murtidayada u dhiibnee. Xasan duufle waxa role model u ahaa oo uu ku dayan jirey maxamed axmed kuluc sida uu isagu sheegay, adigoo cambuulo qado iyo quraac ka dhigta ayaad hadlaysaa.kkkkk
@geletoz
@geletoz 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 cambuulo maxaad mooday horta? Isaaq doofaarka ayaad cuntaad gaalo yahay markaasaad quasar cay ka dhigaysaa...reer baadinimada meeshaas baad ka joogtaan...cambuulo meel ay idiin ka baxdo ma joogtaan markaa waraabihii hilibka gaari waayay oo uf yiri uun baa tahay.. Dhul lacanad ku dhacday baa dagantihiin markaa inaad digir caay ka dhigtaan waa gartaa 😂😂 Qaaniirka iska cuna gaalo yahay yahuudka ah.. Adigana hooyada sinay kugu dhashay oo futada ayay kaa dhashay.. Isaaq ilka sida loo cadayso ma yaqaaniin waa baad koonfur ku caayi jirteen wuu ilka cadyahay 😂😂 Xaarka ma iska dhaqdaan iyo kaadida? Diifka maryahaad ku tirtirataan dhaqan kiinu waakaa.. Cabdi qadir juba, shimali axmed shimali, zulfa, hal legend ma lihidin oo la yaqaan faan aan meel haysan ma dhaaftaan ilaa jaahilkaa faan lagu yaqiin bax hooyadaa soo faree hanala shekeysane
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Dufaan green kolay haddaad xalaal tahay hooyo maad caydeen biyihii amisom baad ka dhalatay neefoow.kkkkkkk
@attosh123
@attosh123 3 жыл бұрын
Dadkaan iyaga ayaa iska kiin jeclaa waxay ahaayeen dad hooyo iyo aabo isku ah. In aad ku dayataan ii sidoodi oo kale farxd wadaagtaan hadaydaan awoodin billaacalayk iska aamusa meeshaan murti iyo fannaan aya isku helay waana isku soo baxeen HARGAYSA😍
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Siicid qalinle 1:49 ilaa 1:59 intaas musan keenin
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
siciid codka wuu soo dhaweeyay lkn muusiga ayaa xiligan laheleyn
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin Balse Anigu heestaan waxaan ku maqlay Shareeco
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Fananiintii hore markay riwaayd qabanayaan gobolada wey isnasinjireen lkn fananka radio muqdisho kaqabtaa kumagcabanana jiray heesta
@AliAli-wl6hd
@AliAli-wl6hd 3 жыл бұрын
Waxa wall Cali saleban bide oo ah Ahmed saleban bide walalki
@axmedismacil4449
@axmedismacil4449 2 жыл бұрын
Can
@sayidka6911
@sayidka6911 8 ай бұрын
Tani waa cali s bide, shareeco wuxuu leeyahay heesta haradigeed.
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 3 жыл бұрын
Waa hees cajuib ah
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 3 жыл бұрын
Alluu kuu naxariiso addun iyo akhiroba
@caliqeelshe2425
@caliqeelshe2425 10 ай бұрын
1992 ayaa iguu horeeysay waxan aha 16 jir dhagta dugsi dhexe waxana deganeeyn hodan hada waxan jogaa ameriko
@fadumosugule2304
@fadumosugule2304 2 жыл бұрын
Axsan axmed salebaan Bidde Good song
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii cali s.bide laxankii samatar codkii xasan aadan samatar
@maxamedcalibulaybulay4012
@maxamedcalibulaybulay4012 4 жыл бұрын
axaya qaarami
@hassansayit5136
@hassansayit5136 3 жыл бұрын
.samter legend
@calicabdullahi5355
@calicabdullahi5355 3 жыл бұрын
Waah waah cod halaasiya
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Yaasiin maxamed jaamac
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Sida meel bariis badan Oo baasto dhaadheer Bar barkanna baruururuhu kaga beegan yahiinoo saladhkuna dul yaalo
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
It's not funny my friend
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Calanka Soomaliyeed
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Hargeysa
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 2 жыл бұрын
Hawd iyo banaano
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Tilmaamo
@mustafemuhumed2426
@mustafemuhumed2426 4 жыл бұрын
Meel baadku hawroo maajeen baldhiidhiyo maadhiyo bardhoolu banka isku soohdeen
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Meel Baadku Howroo,Maajee baldhiidhiyo maaha ee waa Meel Baadku Hooroo Maajee Bambiilmiyo Maadh & Balooloo... Bambiilmo = Liinta Waaweyn ee Macaan .... Bambiilmo, Ugunji, Qarboosh, Midiriin, & liin dhanaan intuba waa liimooyin ka baxa soomaaliya
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Maxaa.laga.waramey🎊🎊isku🎊soohdeen🎊🏺🏺tanweeyi.🏺🏺🎊
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
📉📈📈 yaasiin Aburaas ✍️📉📉🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋????maxey.ka.shaqeysaaa
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Sidee?kdlgaceyl....beer is???
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Signal.ayey.bixiyaaan🦋🦋🦋🦋🦋=🚦🚥🚥🚥
@istahilsalan4361
@istahilsalan4361 2 жыл бұрын
Ok
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
High
@maxamedcali9698
@maxamedcali9698 4 жыл бұрын
heesti codsiga ahayd miyaa garan weydeen
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Waa heestee?? Sheeg??
@maxamedcali9698
@maxamedcali9698 4 жыл бұрын
xasan iyo khadra heesta magaceedu waa hadimo
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Axmed saleebaan bidde walaalkii weliba ilma saleebaan bidde ma sadex ayey ahayeen mise afar ba ilasaxa saxib yal
@aliosman8418
@aliosman8418 4 жыл бұрын
Cabdilaahi saleebaan bidde ayaa jirey kollay oo aan maqlay
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Dee sadex baa abwaaniina Axmed saleban bide cali saleebaan bide iyo cabdilaahi saleebaan bide
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 4 жыл бұрын
3 ayaan garaney Ali saleben Ahmed saleban Abdilaahi saleban bide
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
@@Newheesocusub mahadsanid saxib
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
@@moaarahmed9393 thanks saxb
@saidbashiir174
@saidbashiir174 2 жыл бұрын
Michael Jackson ka somaaliya lagend
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
الاميرحسن اذم سمترمتعك الله بالصحه والعافيه ...... ابداع لاحدود له
@khadra65
@khadra65 2 жыл бұрын
Sodoonkii sanoo ee nasoodhaafay waxeeyku tuseeysaa in waaxfiican jireen iyo maska fayoow oo aarkii kaarta barwaaqadaa. Maantaana maxaa jooga fikiirkoodu waasiidee .barisamaadkii iskadheeh
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Yaa salaam
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
🦋🦋🦋🦋💈💈bilitaadu💈📊waa.?📊📊📊📊📊📊📊📊
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Isusoooohdeeeen🖇🖇🛠📈⚽️📉
@istahilsalan4361
@istahilsalan4361 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh😎😎😎😎😎😎😎
@amoomar2842
@amoomar2842 3 жыл бұрын
Balanbaalis (QALIMO LEH). Ok balanbaalis way garanayaan ayaan fili ,laakiin QALIMO tolow REER XAMAR ku may garan. ??????
@wacayswacays9835
@wacayswacays9835 3 жыл бұрын
Waxan xasuusta 1978 wakhdigas oo Hargeisa ay haysatay heestan Cali Saaleebaan biite ayaa xasuus wakhdigas
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 3 жыл бұрын
Maxaa loo garan waayay
@abdimohamed8640
@abdimohamed8640 2 жыл бұрын
Balanbaalis? Ii sheeg bal. QALIMO LEH? IISHEG FADLAN
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
@@abdimohamed8640 Qalimmo Waa middabbo sida Qaansa Roobaadka
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 Жыл бұрын
Doqon baa tahay ee qalimo cid kasta taqana somaliga saxda ahna waa kan hawiye ku hadlo
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Igamaha//jaceyl/heeso.sarbeeb/ugaaadhso
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
🦋🦋🦋🦋sanqasho📶⏏️✔️bigwac✅☑️soo.jalees..tilmaant[☑️⭕🛐🛐🚰🚰🦋🦋🦋🦋🚴‍♂️🚴‍♀️🚴‍♀️
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Isqaaaabilsiiyeeee?////sports/soomaali/best/¿? ✓✓✓1world✓✓✓✓
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
sida meel #barwaaqo ah #BALANBAALIS hassan aadan samater
6:35
mohamed abdi
Рет қаралды 423 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 74 М.
Xasan Aden Samatar Heestii - Abaadirow ( Original Version)
6:49
XASAN ADEN SAMATAR
Рет қаралды 823 М.
HEESTII ISHII BAYDHABO. SAMATAR
6:07
Faysal Bakaal
Рет қаралды 419 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "SIRAAD"
7:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 165 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 180 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Heesta "HARADIGEED"
7:53
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 199 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Xasan Adan Samatar | Heesta Haradigeed
5:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 77 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 2,8 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 17 МЛН
Тигра в команде Вафельки! А ты? 🐯#симбочка #тигра #симба
0:42
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 1,9 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 1,9 МЛН