RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 5

  Рет қаралды 537,048

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 638
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Fadlan Waxaan idinka Codsanayaa Hadii Aad Ka Hesheen Riwaayadan subscribers Dheh SUBSCRIBERS Riix . Waad Ku Mahadsantihiin Sidaad Noo Dhiiri Giliseen ...Mar Walbo Waxaan Diyaar u Nahay Inaan idin Qancino Howsha Ha Socoto Thanks All
@fowsiyakasim4487
@fowsiyakasim4487 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi
@ahlanadanlm3837
@ahlanadanlm3837 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi
@calicadde1236
@calicadde1236 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi
@fhgui3760
@fhgui3760 7 жыл бұрын
Cali Cadde xkkgdnkgfdf
@fhgui3760
@fhgui3760 7 жыл бұрын
Ahlan Adanlm bkgxmcfkcfkhjcgkg
@masthibella1271
@masthibella1271 7 жыл бұрын
Amino dhool iyo xuseen shire waan ucodeyay caadi maha wlhi
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 жыл бұрын
wooq faynuus number1 baad ka tahay filmka😍😍
@djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440
@djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440 7 жыл бұрын
hhhhhhh
@shrtamng2294
@shrtamng2294 7 жыл бұрын
Thank u abukar siin usugeenay waaba noognay
@meymuncabdullahi2874
@meymuncabdullahi2874 7 жыл бұрын
same wlh
@amirahilowle5343
@amirahilowle5343 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi best daaragter walaahi aad ayaan kuugu hanbalyeeynayaa musasal ka ruwayada somali eh masha Allah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
WAAD MAHADSAN TIHIIN DHAMAANTIIN SAXIBAYAAL.. HAMBALYADIINA IYO DHIIRI GILINTIINA AAD BAAN UGU FARXAY WALAAHI HOWSHANA NIYAD BAAN U YEELANAY XOOLO NALA SIIYO INTAA BAA NOOGA QIIMO BADAN NOOLAADA WALAALAYAAL
@suaadaligargaduud4241
@suaadaligargaduud4241 7 жыл бұрын
qoto qoto abwan ku noqotay +abukar mahdi
@mushtaqdagan3933
@mushtaqdagan3933 7 жыл бұрын
abwaan qaali ah tnx plz nooo sii wada riwaayadan waba sugi la ahay qeybta danbe
@bintuahmedosman7761
@bintuahmedosman7761 7 жыл бұрын
Wllo plz gaybta kale no so daaa Waaa u xiizo gabaye abwan
@queenanuu
@queenanuu 7 жыл бұрын
all reer qooto qooto kal iyo laab ad noga qosliseen thnks alot
@taygacj4073
@taygacj4073 7 жыл бұрын
tnx abwaane abukar mahdi
@hibocalixasan2618
@hibocalixasan2618 7 жыл бұрын
mashaallah wall aad ayaad umahadsantahey sida aad noogusoogudbiso muuqalada qiimaha badan jasaka llahu kheer wall abukar mahdi
@KabtanJeey
@KabtanJeey 7 жыл бұрын
Abuukar mahdi Waa mahadsanthy bro Somali Waxi ligand Majaajiliiste u haray Ayaa Isku keentay mashallaah
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
kkkkkkkk ala beerka xuseen shire iyo aamina dhool wan furey wallah
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 7 жыл бұрын
Si qooto qooto ah u lasocona .😄😄.. Thanks abukar mahdi.
@sameecadkaftan203
@sameecadkaftan203 7 жыл бұрын
Qooto Qooto cadi mahan abuukar mahdu wad mahadsantahay abwaane inta dhiman neh wan kasugenaa
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
😂😂😂😂 heesta ayaa ba ka helay si qooto qooto ah ayaa u xifdiyey, brilliant song well done guys.
@nafisomohamed3787
@nafisomohamed3787 7 жыл бұрын
Ku pp lmbb1🎸♌♨♨♨♨♨♨♨♨♨♨♨♨♨♨♨🚨🚧🚧 jh7dißed8wiiiioõõõ🎸🎸🎸🎸🎵🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎵🎤🎻📀🎵 high CBBC if hi infiltrate high FCI Chou plop🐏🐁🐓
@shuushaali7864
@shuushaali7864 7 жыл бұрын
saakey oo dhan ayaan sugaayey. thank you family qoto qoto...
@ilovesomaliya7229
@ilovesomaliya7229 7 жыл бұрын
qooto qoorto cadi ma ahan wad mahadsan abukar thanks
@mulkicartan113
@mulkicartan113 7 жыл бұрын
waqtiga inla dheereeyo ayaaa fiican waayoo isbuuci waaa mar kaliyah aad ayaaana u jeclahay ruwaayadaan thnks abukar mahdi
@abdifatahali9551
@abdifatahali9551 7 жыл бұрын
masha alah wllhy waan ka helay riwayadan siiba aamino dhool masha alah nice waaye dhmaan wad mahadsantihiin jilayaasha
@abdulahimahmudeibakar4702
@abdulahimahmudeibakar4702 7 жыл бұрын
cadaanta qooto qooto the best part
@falisfarah8693
@falisfarah8693 7 жыл бұрын
Qooto qooto waka helay wlh ruwayada mahadsanid abukar mahdi iyo inta kala qeyb qadatay we love u
@kaidosultan9882
@kaidosultan9882 7 жыл бұрын
Amina kuluc wajigeeda ilkaheeda wa diginta! Yakhi dadkan europe ayay joogan Dr ilkaha sifeeya may goyn kari waayeen
@munaali9092
@munaali9092 7 жыл бұрын
qooto qooto walahi ruwayad iga dheh waxa hada jira kahadlaysaa
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 7 жыл бұрын
waxaan kuhaystaa Qooto Qooto gaar ahaan Aamino dhool iyo xuseen shire noolada
@saidyaano5428
@saidyaano5428 7 жыл бұрын
thanks
@dekowarsame1239
@dekowarsame1239 7 жыл бұрын
tnx univesal tv qaaasatan abuukar mahdi wn sugaye asbuucan dhanbo
@sundusissa6387
@sundusissa6387 7 жыл бұрын
Sharta cuudu billah Amina dhool amazing
@abdirahmanmuhyadin2059
@abdirahmanmuhyadin2059 7 жыл бұрын
anoo wadada socdo aan fiirsanooyaa thanks abukar mahdi
@luulshuriye8094
@luulshuriye8094 5 жыл бұрын
2019😣
@engzakiahmed4789
@engzakiahmed4789 7 жыл бұрын
maamo Aamino muuse wehliye iyo Xussen shire Jaceel waa kaa jilaayaaan Wlh yaaqeeyee iiinooolaaada Qooto qoooto hanalasoo badiyo
@siraadmohamed2420
@siraadmohamed2420 7 жыл бұрын
ii hees hees i amaan kulaha caadi maaha amina dhool long life habo
@ikraanaxmed2097
@ikraanaxmed2097 7 жыл бұрын
Waa sugenay waa naga soo daahisay
@mustafkaraama5487
@mustafkaraama5487 7 жыл бұрын
aad baan uladhacay qaab ka riwayada waana i cajib galisay wax badan waan ka fahmay universal waad mahdsantihin sida aad bulshidiina ugu adeegaysaan
@fatumasharif5928
@fatumasharif5928 7 жыл бұрын
wow runtii waa riwayad ad qali u ah nolow abukar mahdi wll sare all asxbta qooto qooto cimri dher insha allah iyo camal suban
@rahmosheik2126
@rahmosheik2126 7 жыл бұрын
very nice I like it is a true history thank you guys good job
@foosmahamed1363
@foosmahamed1363 7 жыл бұрын
thanks abukar mahdi abukar waad kumahadsan tahay qancinta qancinesid bulshadaada masha allaah qooto qooto caadi maha waan kahelay
@Asmaasluub
@Asmaasluub 7 жыл бұрын
Nearly Half million views And counting.....qooto qooto is the best
@mmss6906
@mmss6906 7 жыл бұрын
abukar mahdi guuleeyso abowe adiga iyo dhamaan dadki soo diyaariyay riwayadaan qiimaha badan
@timiraabdi1667
@timiraabdi1667 7 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋 I love it Walahi cadi maahan
@sihamsomali5802
@sihamsomali5802 7 жыл бұрын
Kkkkk ruwayad iga dheh lixad sogasha plz
@ibrahimhussein6696
@ibrahimhussein6696 7 жыл бұрын
waw qooto qooto xuseen shire wuu ka baxsaday riwayadan
@sabrinsabrin5309
@sabrinsabrin5309 7 жыл бұрын
I waited alot
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk kkkkk aamina dhool qosolka iga dhameyso wallah
@buuh1407
@buuh1407 7 жыл бұрын
abukar mahdi ruwaayadii ugu shidneed abid ayaa keentay thank you walaalkey
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
Abukar thanks brother nice very nice
@ismahanosman615
@ismahanosman615 7 жыл бұрын
it's nice filim qooto qooto pls keep going need more part
@minalulu8006
@minalulu8006 7 жыл бұрын
Shiliton hotel kkkkkkkk. 😂😂😂😂😅😅funny
@oskayoska4515
@oskayoska4515 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk kkkkkkkkk the funniest ruwaayad ever 😂😂
@manmalow6948
@manmalow6948 7 жыл бұрын
tkx a lot huno Abukar qooto qooto riwayaad i'm in love with it hhhhhhhh
@exciyaalcambulo8617
@exciyaalcambulo8617 7 жыл бұрын
mahad oo dhan waxey usugnatey alaah kabacdina waa tvga universal 1000 jeer waad mahadsantahin bahda qotoqoto
@xabbtyruun8681
@xabbtyruun8681 7 жыл бұрын
hhh Amina Dhool 😂 cadi ma aha
@munaabuukar5497
@munaabuukar5497 7 жыл бұрын
ruwaayadan maasha allaah cadi mahan abukar mahadi dad badan isku keentey mahadsanid noolow walalkeena ❤👈
@ayanabdi7093
@ayanabdi7093 7 жыл бұрын
shaxshaxleey nag noooool wayeeeee waxnola kunoleyyo
@ismaelciiltire7724
@ismaelciiltire7724 7 жыл бұрын
mahadsanid abukar mahdi abwaan qooto qooto umada u nolaw
@cabdicasis6671
@cabdicasis6671 7 жыл бұрын
inaba caadi mahan qooto qooto thanks all jilayasha iyo qoraga shekada abukar mahdi
@nalkanuurkiisabaxayowaaina2024
@nalkanuurkiisabaxayowaaina2024 7 жыл бұрын
wanka helay kkkkķ qosol qooto qooto ah waye
@nateexonateexo3097
@nateexonateexo3097 7 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@ismail6745
@ismail6745 7 жыл бұрын
ruwaayadda caadi maahan wallaahi mahadaanid abukar Mahdi iyo universal tv.
@fartunmoalin9728
@fartunmoalin9728 7 жыл бұрын
wax bdn ayaaka sugeene qooto qooto thnks abukar mahdi
@ilhanahmad9258
@ilhanahmad9258 7 жыл бұрын
masha alah gabdheheena somliyeed oougu quruxda badan aad bnugu faraxsanahy ruwayad Qiimabadan guleysta qotoqoota
@dqrgmeyre6737
@dqrgmeyre6737 7 жыл бұрын
riwadda waan ka helay lkn waxaan ka sii jeclan lahaa in dumarkeyna u xijabto 👑
@gungaar3555
@gungaar3555 7 жыл бұрын
kkkkk
@fali2695
@fali2695 7 жыл бұрын
mash allah
@muhyadiinsamawade5546
@muhyadiinsamawade5546 7 жыл бұрын
obakar mahdi mnsh alh fikradaada cajiib halkaa kasii wad bro thngs
@shaameeymahamuud408
@shaameeymahamuud408 7 жыл бұрын
abukar mahdi mahadsanid walaal sidaad noogu so gudbisay filimkaan ad ayaan uga helaa
@maryanhaji6252
@maryanhaji6252 7 жыл бұрын
tnz abukar mahdi 4 ur idea
@mohamadnoor8181
@mohamadnoor8181 7 жыл бұрын
sheeekada waaaba qooto dhab ah thanks abukar mahdi
@malyunmahad8094
@malyunmahad8094 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk
@afifaabdirahman4195
@afifaabdirahman4195 7 жыл бұрын
musalsalka ugu shidan 2k16 Hindi iyo Turki aaba nawaalay qooto qooto waku heesta wlhi
@sudeysmahamed2286
@sudeysmahamed2286 7 жыл бұрын
walal abukar mahdi waad mahadsantahay waxaan ka sugeyna qeybaha kale thanks alot abowe
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
abukar Mahdi thx inbadan lakiin waa nagaso dahiseen
@hafsamussa284
@hafsamussa284 6 жыл бұрын
Plz iyducaya in ilahay waxbarashada iyfududayo
@abdifitahhusseinhirey2994
@abdifitahhusseinhirey2994 3 жыл бұрын
Ana ka dhan wll
@abdifitahhusseinhirey2994
@abdifitahhusseinhirey2994 3 жыл бұрын
Allaha noo fududeeyo
@qofnahaqursan2827
@qofnahaqursan2827 7 жыл бұрын
caadi maha yaaqeeyo ish calaa riwaayad 👌👌👌👌😍😍😍
@basmaariij4640
@basmaariij4640 7 жыл бұрын
woooooow wlhi waan ka helay Ruwayada qoota qoota
@mariamal-aqsa7110
@mariamal-aqsa7110 7 жыл бұрын
howshaan ha socoto wllh film aan caadi ahayn thank you my pruh abuukar mahdi
@amardiid305
@amardiid305 7 жыл бұрын
m.Allah AbuuKaR inpadan waad dadaaashey saaXib
@abdikafiismail3373
@abdikafiismail3373 7 жыл бұрын
Abukar mahdi eng wad mahadsan tahayo waayo tarikhadaa ayaa ku xusa doonta insh alaaa waayo waxaaa loo bahan bada sameyso sxb mans alaah riwaydan ad ban ugu helay walhy mansh alaaah eng abukar mahdi fikirkagaa ad bu uu wangsan yahaye adigaaa iyo tv universal wan idan salamay dhaman
@ayaansandhool368
@ayaansandhool368 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk kal iyo laaab ayaan uqoslay meel unbaanan fiirin maahee intakale waa dhag dhag kulahaaaa ........abukar mahdi wll mhdsnid
@aynimohamedahmed4998
@aynimohamedahmed4998 7 жыл бұрын
Thnks Wllkyga Abukar Mahdi
@liibaanalcadala8033
@liibaanalcadala8033 7 жыл бұрын
kkkkkk meel walba wanka eegay hal meel baanan ka fiirin ku teh
@kaafiaqueen6824
@kaafiaqueen6824 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk alla qosol badanaaaaa thnks team qoto qoto 😍😍😍😍😍
@miskihassan486
@miskihassan486 7 жыл бұрын
asbuuc dhan masugi karnee naga soo dadajiya reer universal
@Abdisharoobe
@Abdisharoobe 7 жыл бұрын
Heesta Qooto Qooto Markan Dawanaaay Wan Oga Wax Kale In Ay Daba Socdan
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
20 comment oo gabdho ah ayaan aqriyay filimada taxanaha ah ama musasalka maxaaay ku jeclaadeen hhh
@caaishacuud6447
@caaishacuud6447 7 жыл бұрын
hhhhhhh
@ayanabdi7093
@ayanabdi7093 7 жыл бұрын
amus adba wafirsaheysa
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhh @ayan Abdi
@nololiyojaceylchannel4799
@nololiyojaceylchannel4799 7 жыл бұрын
hhhhhh musalsalba in gbr le logu talo galay ma ogid
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
nuura hhh wax taxano ah waa ka danbeysiin lolz hh
@maryamcumar6674
@maryamcumar6674 7 жыл бұрын
msha allh aamina dhool xijaabkaa ku qurxoon thay wlh👌👌👌👌
@faadumohassan1888
@faadumohassan1888 7 жыл бұрын
cawayba ugu shidantahy qoto qoto
@nuuneabdi7676
@nuuneabdi7676 7 жыл бұрын
qooto qooto waan ku haystaa abaa
@ayanabdi7093
@ayanabdi7093 7 жыл бұрын
qooto qooto wansugiwaayay please hury up
@mohamedqani1145
@mohamedqani1145 7 жыл бұрын
thank u bro abukar mahdi sxb hosha adno heysid wan ku faraxsanahay meshas kasii wad
@farhiyomahamed7581
@farhiyomahamed7581 7 жыл бұрын
jole shire
@ashaadan1895
@ashaadan1895 7 жыл бұрын
Dr abukar mahdi long live Allah Ku xafido
@kamaalcarab1215
@kamaalcarab1215 7 жыл бұрын
maasha alh mr abuukar mhdi
@xuseenqanciyeofficial7505
@xuseenqanciyeofficial7505 4 жыл бұрын
Faadumina hadee ruwaayadaan kujirin macnamalahan ruwaayada dhan inta igu racsan like ha saarto
@taygacj4073
@taygacj4073 7 жыл бұрын
abukar mahdi tnx pro
@hudajama2032
@hudajama2032 7 жыл бұрын
abuukar aduunku maalmo weeye lkn ma ka fakartay dhaxalka aad aduun kaga tagayso foolxumada uu leeyahay ayaga dhana saas oo kale weeye rabigiin u soo noqda oo iska dhaafa macaasida iyo fidmada aad umada fidmaynaysaan salam alaikum hadii aan wax xun idin dhahay iska kay cafiya
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Abukar Mahdi
@cabdidhagaweyne2300
@cabdidhagaweyne2300 7 жыл бұрын
war waxaan subtitle usameeya !!
@hassanyusuf5970
@hassanyusuf5970 7 жыл бұрын
Mahadsanid Abukar Mahdi
@Kastan403
@Kastan403 7 жыл бұрын
Baba nuuraani he's amazing, Viva reer Rochester
@bilebashi5839
@bilebashi5839 7 жыл бұрын
waa yaab qooto qooto maxey aheet
@hamdaabdi6282
@hamdaabdi6282 7 жыл бұрын
subxanalh wa dad waaweyn o madhan o xishonaynin yaaab
@colaadofficial2917
@colaadofficial2917 7 жыл бұрын
meeqa saac ayey universal kaso gashaa malintysana soo gsha wa ruwayad mcn
@khadarneymar1893
@khadarneymar1893 7 жыл бұрын
i suport all qooto qooto iyo jilayaashaba
@mohamadnoor8181
@mohamadnoor8181 7 жыл бұрын
riwaayadan mid kawanaagsan waaa kaasugaynaa abukar mahadi
@zeyzey_muhiadin6548
@zeyzey_muhiadin6548 7 жыл бұрын
it's so funny wlhi siin usagayena😍😍
@queenmarianno3607
@queenmarianno3607 7 жыл бұрын
Amazing RIWAYAA QOOTO QOOTO
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 7 жыл бұрын
Wallhi funny weeye Mamadda faynuus lasocona magaceed. Qooto qooto haday billow tahy.
@tilaabshetilaabshe6716
@tilaabshetilaabshe6716 7 жыл бұрын
hye walal
@tilaabshetilaabshe6716
@tilaabshetilaabshe6716 7 жыл бұрын
hi
@abdirisaaqali4177
@abdirisaaqali4177 7 жыл бұрын
j
@abdirisaaqali4177
@abdirisaaqali4177 7 жыл бұрын
j
@abazhasami1468
@abazhasami1468 7 жыл бұрын
waa riwaayad bilaa qiimo ah sheeko caadiya weeye riwaayad maaha tani textaal malaha nurux male waa shaah bilaa songora
@nuurjeenyochannel1979
@nuurjeenyochannel1979 7 жыл бұрын
xuseen shire iyo aamino dhool iga badiyeen
@hauwaa5799
@hauwaa5799 7 жыл бұрын
Thanks
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 6 HD
57:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 442 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD OK
1:01:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 99 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,9 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 18 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
SHEEKOOYIN CUSUB GOOS GOOS AH QOOTO QOOTO HOLLYWOOD QOSOL
17:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 968 М.
SHEEKADA MALMASHA  LAKI IYO FADUMIINO SHEEKO QOSOL
12:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 134 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD
53:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 330 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL  HD
49:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 418 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 12 HD
58:48
Abukar Mahdi
Рет қаралды 717 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD PART 6 HD
49:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 330 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1
43:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 473 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 19 HD
1:22:49
Abukar Mahdi
Рет қаралды 237 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 21 HD
56:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 285 М.
MUSALSAL  BADBAADO PART 1 HD
32:12
Abukar Mahdi
Рет қаралды 201 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,4 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 962 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 36 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 629 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 614 М.