FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " SIDII AAN ISUGU NIIL, KUMA AY GABIN...TOP CLASSIC SONG LIVE

  Рет қаралды 47,721

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

3 жыл бұрын

FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " SIDII AAN ISUGU NIIL, KUMA AY GABIN NATFEYDUYE, WAA NABAD WARKAYGANI, IYO NOOLI KULANTEE...TOP CLASSIC SONG
HEESTAN WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA UGU MACAAN EE UU QAADEY FANAAN AXMED CALI CIGAAL, WAA HEES DAREEN BADAN XAMBAARSAN
ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY ABWAAN AXMED SALEEBAN MAXAMED " BIDDE"
LAXANKA HEESTAN WAXAA KU FARAYEESTAY ISLA FANAANKA AXMED CALI CIGAAL
Sidii aan isugu niil
kuma ay gabin nafteeydiyo
waa nabad warkeeygani iyo
nooli kulantee
hadalna kii nasteexee
nafaaqiyo wax siin
nafaaqiyo wax siiniyo
kama dhaco nimciyo subag
Nafar ruux markaad
tahay
qalbigaa nadiifee
Naruurada la dhowraa
kumana nicin kumana nicin
naxlina kuuma qaadin
sow tii nabigu yiri (csw)
hadaa nolasha qawadaan
nabad galaaye haajira
Waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada
dhulka oo naqu baxaye
roobkana ku nuuxsadaye
Nimcadii aduunkaay
Bal nasiibka ila dhowr
Nal aduunyada weeyhaan
Nuur iyo xariiriyo
Nooliga wajiga raaca
Qalbiga nugulkiyo
nawada ibliiskiyo
nacasnimada ka ogoow
Nal aduunyada weeyhaan
Nuur iyo xariiriyo
Nooliga wajiga raaca
Qalbiga nugulkiyo
nawada ibliiskiyo
Qalbiga nugulkiyo
nawada ibliiskiyo
nacasnimada ka ogoow
Anigiyo nasiibka
naftada umaqanahay
nasa oo hurdada
gama
wali wali waa ku nugaa
nugulkaad sameeysaa
beerkeeyga nabariyo
nudub yuu ku noqon
Nabaad guurka
ka ogoow
Taadana ha naafeeyn
teydana ha naawirin
nuux nuuxsi kaa jara
ha u geeysan nuuraay
Daruurtii la naawiilo
sidaad niyada ka ogtahay
markaad eebe soo naaqo
maanka ku naaxo meesha
nadiifto
Xamdaa lagu nagadaa
Xamdaa lagu nagaada
Adigana nabaadeey
waligaa u nooloow
Nabi khadar sidiisii
Adigana nabaadeey
waligaa u nooloow
Nabi khadar sidiisii
Waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada
dhulka oo naqu baxaye
roobkana ku nuuxsadaye
waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada
waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada ee
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 16
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Bal soo hel fanaan mulaxanimo muusig qorid iyo wiil cod meel kasta ka geli kara oon cigaal ahayn.gaalkacayo iyo wardheer ha noolaadaan.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 ай бұрын
Shacabka Sscoow Guulwacan Laascaanood Libdhimayso Maamulka Hargeysa
@abdirahmanshire4539
@abdirahmanshire4539 Жыл бұрын
Nimco iyo SUBAG weeye, ee ma aha Nico ilo DUMAR Walaal
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Legendry singer ahxmed cali cigaal
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
This was back in 1995 in toronto canada
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Zxp Adoo mahadsan Riwaayadii Cismaan Aadan Xuseen (Askari) Ee Wad Iyo wacad Marka Uu Cabdalle Nuuradiin Daadahaa Hadaad Haydo Inoosoo Gali
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Ok Sxb
@mukhtaarmukhtaar5491
@mukhtaarmukhtaar5491 3 жыл бұрын
Erayayadii abwan axmed seleebn bidde
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Miraha axmed s bidde laxanka iyo codka axmed c Cigal
@Cawaale131
@Cawaale131 3 жыл бұрын
Walaalayaal xumaanta Iyo heesaha lama faafiyo khayrka ayaa lafaafiyaa khayrka aynu iskutaageerno
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Still2022
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
Mahdsanid sxb, waxyar haddaan saxo ereyada Nimco iyo Dumar maaha ee waa Nimco iyo Subag. Haddaad nolosha wadaagtaan maaha ee waa "haddaad nolosha qawaddaan".
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Mahadsanid Sxb
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Waa been in the @@SOMALIMUSICCULTURE
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
I dare to say that somali music and culture can not know how to reply from comments.i am a fan to ahmed ali egal so you gave us egal and i a very inhuman response.please be careful about choosing vulgor language.thank ypu.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Khadra ismaaciil Soo dhawoow sistar waan ka xumaxey inaad jawaab la,aan aad dareento, waan soo jawaabaa mar walba iyo saacad walba walaal, ma ihi qof aamusnaan looga bartey, Subcribeka sxb aad isugu dhoow ayaan nahay waan iska war haynaa, adna walaal waan ku soo dhaweeynayaa mar labaad. Channelka cidi kaama xigto Fanaan Axmed Cali Cigaal heesihiisu weey ku dhameeys tiran yihiin intooda badan iyagoo maqal iyo muuqaala iyoi showyo Axmed Cali Cigaal u gaara. Thanks you
ኤፍሬም ታምሩ አልበም Album Ephrem Tamiru
39:03
PARROT MUSIC
Рет қаралды 253 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 4,7 МЛН
Abaalmarin Hees Ahmed Ali Cigaal Habeenkii  Somali Museum 2021
9:21
The Somali Museum
Рет қаралды 155 М.
XIDIGAHA SNTV WAREYSIGA AXMED CALI CIGAAL 02 11 2018
1:04:35
Somali National Television
Рет қаралды 59 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
7:27
ALOOL
Рет қаралды 58 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,4 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 440 М.