Hassan Sheikh oo doonaya in la boobo Beesha Farmaajo!!

  Рет қаралды 24,637

Hussein Jama

Hussein Jama

22 күн бұрын

#Hassan #Sheikh oo bilaabay inuu boobo hantida dadka #Farmaajo ku reerka ah. Booska la doonayo in laga boobo rer adan Ugaas waa boos ay dowlada jabuuti horey u lahayd, balse ay iska iibisay oo dadka oo dhan ay yaqaanan.
Social Media Accounts:
Follow On Facebook ; / husseinjama2017
Follow On Twitter : x.com/husseinjama2021/status/...
Fallow On Tiktok : www.tiktok.com/@hussein_jama?...
Follow On Snapchat: / tvv1051l
Fallow On Tellegram: t.me/Husseinjama2024

Пікірлер: 143
@HusseinJama
@HusseinJama 20 күн бұрын
Fallow On Tellegram: t.me/Husseinjama2024
@asturmaxamedcabdi
@asturmaxamedcabdi 19 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l 21 күн бұрын
WIIL DHALAD AH ALLAH SWT HA KU XAFIDO . AAMIIN YAA RABBI
@wonderman8085
@wonderman8085 21 күн бұрын
Xasan Shiikh iyo mafia diisa ummada Allaha ka qabto
@FardussYussuf
@FardussYussuf 19 күн бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@mashallahmuslim8458
@mashallahmuslim8458 20 күн бұрын
Somalia waa usii dhamaaneysaa walahi, allaha badbaadiyo
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 21 күн бұрын
Shaafici waa in uu ka soo tagaa,Muuqdisho Magaalada Tuugada iyo Mooryaantu isku haystaan,dhulkiisa haa tago.halkaa ayaa looga baahan yahay,qalabka uu u baahan yahay annaka ayaa ka masuul noqon doonna insha Allaah.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 21 күн бұрын
Xamar kaguura oo dhulkiina dhista .
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan 21 күн бұрын
Dhulka allha Kula gooyo ma xamar baa kaxigtaa umaddà Ina mooryaan
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 21 күн бұрын
​@@Fadumohalganhadi ay hawiye tahay waka.xigta.xamar.wa.dhul.moryan.hawiye
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan 20 күн бұрын
@@deqawarsame-nd9yd may waxaas waligaa Haka ogolaan magac Mooryaan Cid u ogol Malaha Muqdisho waaba dukaafade
@jasminej6281
@jasminej6281 20 күн бұрын
Xamar san lee wax ucuneysiis oo iskucuneeysiin damarakeey you can’t manager anything
@halimahasan1091
@halimahasan1091 21 күн бұрын
Asc Allah hakuxifdiyo
@huseinhusein3561
@huseinhusein3561 21 күн бұрын
Asc Mr Husein 👍👍👍
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 21 күн бұрын
Xassan duufle gurgurte munafaqa tuudas gaajo ayuu Ku so korey WA l qof an dhargin
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u 20 күн бұрын
Mooryan Xassan iyo xulafadiisa Allah halaag haku rido.
@Nuurah951
@Nuurah951 21 күн бұрын
Qofka muqdisho maalgashanaya waa qof doqon ah.
@fahm3d88
@fahm3d88 21 күн бұрын
Mudisho waa caasimadii soomaaliya dad badan baa dhulkoodii kuyaal lagama maarmo ee cadaalad allahakeeno yaarabi dalka noodaji
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 20 күн бұрын
Mugdishu maxaa kaa yaala adiga iyo ninkaan sanbuzka ku Duba columbus ohio oo aan wax aqoon dowladeed ah laheyn kaliya qabyaalad madax martay,
@AminaHassan-gg2fl
@AminaHassan-gg2fl 20 күн бұрын
Allaha ka badbaadiyo sharkooda ha isga cararo hadii wax maqlo
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l 21 күн бұрын
ماشاءالله الله اكبر ولله الحمد
@faadumocali5574
@faadumocali5574 20 күн бұрын
Waa wax lala yaabo Mooryan nimada moqdisho Taalo xasbiyalaah Wanicmal wakiil
@ifrahmohamed8722
@ifrahmohamed8722 20 күн бұрын
Allah daalimiinta sharkooda ha,kuceliyo shafici iyo dadka lamidka ahna ha,uhiiliyo aamiin yaa allah
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 21 күн бұрын
😂😂😂😂xasaan xabaasha imisaa guuri baa xabshuqadidoontahaa
@abdulahibare1668
@abdulahibare1668 21 күн бұрын
kkkk xaliya xasan waa dhimanahe yaalala duugaayaahee
@asiliborle6342
@asiliborle6342 21 күн бұрын
Xamar ka samar
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 21 күн бұрын
Subxana Allah
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 21 күн бұрын
Asc mudane ❤❤❤
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 20 күн бұрын
Mahadsanid
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 21 күн бұрын
Waa in dib la idiinka soo celiyo hantidii qaranka
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 21 күн бұрын
Dadka ilaa maanta xamar rajada kasugaaya ayaaban layaabanay oo wali dhulka kusii dhagan xamaroo dhanbaa ladhacay caasimadii dhameed ee dadku dhisteen saw tuuganimo kulamay wareegin xoolaha mayagaa iskalahaa yaan laydin kudiline isaga soo guura oo meelaha nabadu kajirto dhista xoolo danbena hayska galinina
@user-zu4yr3nq7x
@user-zu4yr3nq7x 21 күн бұрын
Ugaska xaqisa allah u sahlo Ugas Shafici wa la dulmiyay
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u 20 күн бұрын
Nio ninka waa Adeerkey lkn Marexan hadaa nahay, Dowladnimo aa imaneynin ayan Aduun useegnay.
@aminali7491
@aminali7491 20 күн бұрын
Kuwa Farmaajo ku reerka ah soo maahan kuwii xasan sheekh daba ordayey maaha
@mashallahmuslim8458
@mashallahmuslim8458 20 күн бұрын
Xasan waa ku ciyaarey wadanka Walahi
@zainabismail4005
@zainabismail4005 20 күн бұрын
Xamar waa xero dulmi waa xero dhiig waa xero boob xamar waa xero reer ee dadka aan udhalan ee xolohoodii lagu dhacayow isku tashada oo midooba oo dhlkiina dhista towfiiqda alle haydin waafajiyo Aamin allaahuma Aamin Aamin allaahuma
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 21 күн бұрын
Ilka yar no more booli qaran
@ahmedadanmahamed5105
@ahmedadanmahamed5105 21 күн бұрын
Kadaroo dibidhal wuxuu iibasaday 2guri safaradi somaliya at kulahed waddanaka Tanzania maka wars hayasaa
@fartunismail5546
@fartunismail5546 20 күн бұрын
Xasan boob ayuu ku jiraa, dadkana wuu cunaa is ka ilaaliya sharkiisa allaah ha na dhaafiyo
@nadifoali7658
@nadifoali7658 21 күн бұрын
Cajiib 😢
@aaa1211
@aaa1211 21 күн бұрын
😂 subxaan allaah 🇸🇴 Ilaahey umada soomaaliyed Xassan shiikh waa madherge Ilaahey umada hakaqbto
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 21 күн бұрын
Maxey umaal gashadeen dhul moryaan leeyihiin?? Waa qalad inuu qof Darood ah dhul ka gatan Mugdisho..
@user-le3ki9dp5f
@user-le3ki9dp5f 21 күн бұрын
Xamar waa la kufsaday dadkii axada soo galay ayaa sharafta Ka qaaday . Somaliwayn talo ayaa u Taal meeshii caasimad laga dhigilaa . Xamar meel banaan Málaha neefta ayaa lagu celiyey . Waa in aan dhisano caasimad cusub wax walba u dhanyihiin.
@mrhoryaal
@mrhoryaal 20 күн бұрын
*MUNAAFAQADA UUNBAY TAQAAN SOMALILAND WAXAASAD LA DHEX WAREYGAYSAAN **#SOMALI** DULIYOHOW 2024 **#OROMKA** NOQDAY INTII NOQOTAY BAD TAHAY SOOMAHA*
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 21 күн бұрын
Xaaraamtu Waa Halaag
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 21 күн бұрын
Aqli Hawiye iga dheeh yaab yaabkiisa mooryan isbaaro.
@hiraabdi1952
@hiraabdi1952 21 күн бұрын
Asc Hussein
@alihajiayanahmed9352
@alihajiayanahmed9352 20 күн бұрын
Somalia daeaneysa doqonkas yuuga ah aw shacbki somaliyeed xassan dhiiqo iyo daqomadisa Aya dalka iyo dadka somaliyeed lagu fiirsana ?????😢😢😢😢😢😢
@husseinmohamud5194
@husseinmohamud5194 20 күн бұрын
Subxaan allah ilahy haka soo qabto Xassan tuug iyo caydha ku hareeraysan
@saidaabdulle5819
@saidaabdulle5819 21 күн бұрын
Illahey hakaqabto tuugas muada somaliyed.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 21 күн бұрын
Xasan shiekh bahane. Marku dhaco & kuwa la siiyay. Ageey u qadan karan.. Dhulkanma qadan karan. Maxay yeelayan
@user-vq7ir2vu2v
@user-vq7ir2vu2v 21 күн бұрын
Layaab waxa meesha lagawado😱😱. War wixi umadaka dhexeyey miyahadaloso dhigtay . War mesha halaga badbadiyo nolosha dadkas ladulmay 🤔🤔
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 21 күн бұрын
Allaah Umadan Iimaankii laga qaaday haka qabto dadka Waar wuxu waa Mooryaan siday Xaaraan u cunayeen Caqligii ka guuraye meesha halooga tago sidoodii ha is cuneene Waxaa xaqiiqo ah in Cadaaladi iman doonto hadaan la ina roginba kuwan Mooryaanta ah ee Boobka ku noolna laga qaadi doono waxay boobeen ayna khasaari doonaan Insha Allaah
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 20 күн бұрын
Wcs wcs wcs wcs Scw ❤❤❤❤
@user-el5pb8nd7r
@user-el5pb8nd7r 21 күн бұрын
Shafici. Waaba xayawaan muxuu doonay, xiligii farmaajo
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 20 күн бұрын
Subxanallah☝️
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 20 күн бұрын
Cajiib
@Nuurah951
@Nuurah951 21 күн бұрын
Xasan ma xishoode balo lugo qaloocan
@mrhoryaal
@mrhoryaal 20 күн бұрын
Kkkkkkk WAAR XASAN WAX LA ARKAY MAAHA HADANA MISKIIN LA ISKA DHIGAA WAABA NAAR NAAR
@abdifitahxusen1617
@abdifitahxusen1617 21 күн бұрын
Asc husen sxb
@fatimasagal1584
@fatimasagal1584 20 күн бұрын
Dowlada somalia ha laga badalo xamar Sidan si maha
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 21 күн бұрын
Musiiba
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 21 күн бұрын
Ninka booska iska leh iyo Fartaag waa ilma adeero,labadaba anigaa aqaan wallaah.fartaag meeshuu iga jiro,Dameer duqoobay oo caadaqaate ah ayaa iga jira,Fartaag hoiyadii waa Oromo intaa ogaada,anigaa garanayo Baardheere kuma aan dhalan,laakiin waa ku soo koray.
@bulohus8548
@bulohus8548 21 күн бұрын
Xasan wajigiisa ‘Ayaa laga baqaa ! Xaqa ‘Allaha tuso !!
@yasminali5763
@yasminali5763 21 күн бұрын
Illahow umadada ugargaar yarabi 😮
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 21 күн бұрын
Idinka dawlad xun Allah ka baryay. Waa la idin siiyey ee ka xaaxaabiya!!!
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 20 күн бұрын
Ceebta kadaa madaxwaynaha
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 21 күн бұрын
Sxb ninwalba dhulkisa hamalgashda somali waykalatagtay
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 20 күн бұрын
Muqdisho waa goob maafiya ahi ay isku urursatay! Caasimad Soomaaliyeed maaha waa magaalo reer gaar ah leeiyhikn.
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 20 күн бұрын
bismillah asc waxan dhihikaraa odaygaan inkaar minallahiyaa heeyso subxanallah xasan dhiiqo wllhi inaa lagaayeelin inaa boosaska daarood gaar ahaan mariixaan in aad bartilmaa meeysato war umada somaliyed kaleexo oo siidaa waadku dhagan tahaye masiibo marka anigu sidaas leyahay ha umaleyn iney qabyaalad iga tahay ama aan anigu ahay daarood waxan ahay hawiye lkn maahi qabyaaliiste oo waxan necbahay dulmiga tuugada vilada fadhida umada somaliyed allaha kaqabto insha allah illahow wadanka noobad baadi aamiin yarabi
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 20 күн бұрын
Subxaanallah waa ariin xanuun badan ilaahayow cadaalad uhiili muqdisho weligeed nabad noqoon mayso waayo waa meel dadka lagu dulmiyo 😂😂😂😂😂😂
@gigachad9879
@gigachad9879 20 күн бұрын
Ceeb qof u dhintay ciddii maqashay fadlan noo sheega
@SiraadNuure
@SiraadNuure 20 күн бұрын
Heestii Geela Toomihiibay tour caleenliyo Tigard ku ogayd ooy tiigso leedahay Vasant xaad Tamara qofka aan hiraab ahayn ee jooga waa in uu laba mid noqdaa: 1.lahayste 2.looma ooyaan Wasiir iyo xildhibaanba hanoqdee.
@OmarGuure-ep1xl
@OmarGuure-ep1xl 21 күн бұрын
Hadii uu waxa garanayo ninka booska Leh waxaan Kula talinayaa waa kuu caqli xumo inaad boosxamarku yaala oo aan dhisneyn inaad tiraahdo ha iinabadgalo adiga oo aan udhalan Gado waliba siiso wixii Laga siiyo kana tag meesha
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 20 күн бұрын
Dad badan aya labobay Mesha cadaladi kama jirto Somaliyey tashada
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 20 күн бұрын
Cajiib!!! Dadku maysan Aaqiradood u baqayn qofkii taako dhul ah qaata 70,000 baa lagu laa laabin isagoo naara war dadood Alle ka baqa
@user-hq6mm3ev6x
@user-hq6mm3ev6x 21 күн бұрын
war hacararo ninkaa
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 21 күн бұрын
asc wllo kudhimo xasan xaarami xasantuug madharge
@nafisamohamed4337
@nafisamohamed4337 20 күн бұрын
Masha alaah kofyo iyo cimaamo ayaa garabka la so soortay tan miiyu rabaa in uu socotaiyo ileen waa laga amin baxay😂😂😂😂
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 21 күн бұрын
Qaan Qabiil aan aqaanno,waa qaaxo kugu maqan,wallaahi in aysan ka faaidi doonin,no matter how long,how difficult.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 20 күн бұрын
Dadbadan o mareexan ah baa wali hantida dhul kuleh xamar o wali aminsan inuu hawiye ka dhaceen dhulkaa waana dadka kaliya o darood dhukooda lagu dhaco xamar wana ineey hawiye ismoodaan
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 21 күн бұрын
Xasan xaabsade dalka iyo dadka Allaha ka qabto
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 21 күн бұрын
Ilahey baa mahad leh goor muu dhargi ninkaan
@saidmussa6461
@saidmussa6461 21 күн бұрын
Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo somalia waxba kama galin waad iibsatey Badda waana nin tuug ah oo Dameeroley ahaa oo moxog iyo maankaal ka dhargey oo dhuuso ka wareegey
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 20 күн бұрын
Fartaag booskii ina adeerkii haddii uu soo dhicin waaya maxay taraysaa wasiirnimadisa
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 21 күн бұрын
mareexaan maxaa xamar idinka yaalo?
@SeyidcaliMahamed-si1sx
@SeyidcaliMahamed-si1sx 21 күн бұрын
Dowlada xasan safraayi ayada.oodhan aa.boob kudhisan shacabka xoolahooda in laboobo md.musaafir
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 20 күн бұрын
Yaab iyo amakaag!!!!@!!!???????
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 20 күн бұрын
Ninkaan yaan document giisa yaan laga qaadan cadaaladi majirtee iskaga tag gurigooda Allaha bi’iyee yeydaas aaqiro warbaa uyaalee
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o 20 күн бұрын
Sababta xamar udegi ladahay muwaadiniin badan ayaa guryahooda xoog loogu heeystaa qaar lagala wareegay
@bashiiraadanmuuse3115
@bashiiraadanmuuse3115 20 күн бұрын
Taas caadi waaye xasan dhiiqo aboobo mareexaana meelay kaqaadaan way yaqaanan
@museosman8296
@museosman8296 20 күн бұрын
Daaroorood demane dhulkiinii baa buuxa dhulkaaga aad ilawshiinya dhowidinaa reer damane xamar xMar waxaan jeclaan lahaa in tii 90kii laydiin ku dhigo maxaa YAALxamar
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 20 күн бұрын
Wadan caalamiya sida maraykanka ama ingiris Ka waa inuu dacwad kaga fura xildhibanada iyo masuuliyinta qaybta Ka ah boobka waa in jaaliyadu waa inay lacagta Ka bixisa
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 20 күн бұрын
Ayagu gurigoida in lagu qabsado marabaan🤠🤠🤠⁉️⁉️🤨😱🙄⁉️🇸🇴 dhulka hadaad qof kaqaado wallahi Allah swt wuxuu yiri 7 dobabada dhul ayaa qoorta laguu galin kadib waad jiidi forever ilaa qiyaame ummmmmmm
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 21 күн бұрын
Muxuu isaga gadiwaayey hada ka hor waxaasa kasii daran kuwa badan oo hada guryo kadhistay hadii ay dhulkooda kadhisan lahaayeen sow maanta magaalayo waa weyn uma noqdeen dadku waa in uu xisaabtamaa oo taariikhda wax kabartaa
@user-ur1fe7cw6p
@user-ur1fe7cw6p 20 күн бұрын
Dhulkaan wuxuu ahaa dhul waagii nabada lakala gatay ee maha dhul cusub ummada dhanbaana wadaagta xamar hadii reer keliyal leeyahay dee halooga guuro
@abobasement346
@abobasement346 21 күн бұрын
Nacaladih Ha ku dhacdoh tugan kuwih dortay tugah xasan moryan
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 20 күн бұрын
Inuu mar hore gata fiicnayd
@glatglat6252
@glatglat6252 20 күн бұрын
Xdo dol darod osodoado xabad kotiriya asoe lganaya dira❤❤❤ wa isi
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 20 күн бұрын
Xassan xaraash dalkii hog buu ku riday,wxba gacan kuma jiraan ciidan mmuladi dowladi dhmeeyd,yacni waa shaqsi dowladnimda u heesta in lag shaqeeysto isaga iyo qoyskiisii ku koobay meel walba
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 18 күн бұрын
Fartaag shaqo nooma hayo,kabaha gurguurte ayuu ilkihiisa ku qaadaa,wa dameer cidna ma uu matalo.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 21 күн бұрын
Fartaag hadii uu wax tari karo xassan wax xil ooma dhiibeen
@saedking
@saedking 21 күн бұрын
🥺🥺🥺😢
@mohamedabubakr-gq6qh
@mohamedabubakr-gq6qh 19 күн бұрын
Allahu akbar ba ldul migaas arka Xasan baqti usajuude cudur aan la aqoor allaha ku rido Wlhi hoyo aaya iga shegeysay oo cidan la dulmiye taqano😢
@TripleA0825
@TripleA0825 21 күн бұрын
Oo Xassan sheekh saw maahan ninkii Trucks 🛻 iyo gawaadhidii xamuulka ahyad ee1991 laga qaxay Daarodkuna lahaa ku ganacsan jirray ee dhihi jiray dadkii lahaa baan u haya isagoo bili liqo ahaan u haysta 😂
@adonallah
@adonallah 20 күн бұрын
Ninkaan waa ka hoos baxday mana yaqaan sida rer bosaska looga kacsho waxaa larabay maalinTii loo saxixay inuu ka iibsho nin hawiye oo ganacsade ah SI fudud ayuu malayin dolar ku heli lahaa
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 күн бұрын
iskadaa dhulka hawiye ee abgaal ee dhulka daarood kuyaal baaynu uqaadnaaynaa xamarna aan ka guurno oo ninkii boos kulahoow hada iibso
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 20 күн бұрын
Tuugii siyaad bare dhulka uu siinayo dadkale yaasiiyay siyaat bare haduu siiyay uudhisanweyday jabuuti dadkiidhulk lahaa oo lagaxogayay nasiibkoda waxooda weey heleen tikretar booliqaran imaaw ee sodeg adigaaarkayo kaalaya dhulkasta siyaad bare uu xoogay walasocelinaya intuu dowlada siiyay mooyee gedo dhiso taas ayaat xaq uleedaha xoog ayey kuqadanjireen mariixan malasocotaa wixii oodhan walasoo celinayaa ogaada
@siciidcawil
@siciidcawil 20 күн бұрын
taas waa lasu gayey xuseenow
@user-el5pb8nd7r
@user-el5pb8nd7r 21 күн бұрын
Waan aqaana reer aadan ugaas reer hiilwayne ilahay , carafaag , adeerow isa Soo tag xmxar garbaahaarey toban boos ka samayso, dakanadada waad heli ciyaalnimadaii baa aqaanay meeshaas
@safihasan9987
@safihasan9987 20 күн бұрын
war mareexanow maxa idinka qalden, sodun sanadood iyo dheraad maydaan walley fahmin siyasada iyo qabyaalada somalia kajirta ,ee qof walba dhul ama guri kullaha xamar ama meel aan dhulka oo qabiilkiso kaso jidin ha iibiyo ,khasatan muqdisho, xasbuna allah wanicimal Wakiil fi qofki xaq dad kale cuna
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 20 күн бұрын
Siyaat bare makuu sinayey jabuuti aabihii miyuu kadhaxlay xoogii uu kuqatay ayaanu ugu qaadanay dhul uu kuqatay danguud uu siiyay warsame indhool wakase haulage siyaad bare dadka mariixan uu xooga kusiiyay waloobahan yahay hada digtetar waxuu kusiiyay wacelis I qoorta lagaguro ŵeeye oo aañ laweydiinin
Kaftanka Siyaasadda oo aad u xiiso badan
33:15
Xogmaal Media
Рет қаралды 44 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 118 #shorts
00:30
Normal vs Smokers !! 😱😱😱
00:12
Tibo InShape
Рет қаралды 92 МЛН
YouTube's Biggest Mistake..
00:34
Stokes Twins
Рет қаралды 73 МЛН
ОДИН ДОМА #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
21 May 2024
16:27
SHANTA TV
Рет қаралды 903
Colaadda Habargidir iyo Abgaal yaa maalgeliyay ? By Dahir Alasow
30:29
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 118 #shorts
00:30