Sidee bay ku dhacaysaa in aad arrintaada kala tashato kii ku dhacay kuna dhaxlay oo aad ka sugto inuu kugula taliyo sida kuu roon. Taasi waa taladii dooli oo bisad la waydiiyey oo intay si xun u cadaabtay tiri waxaan saa u yeelayaa markaan cunayuu igu firiq firiqeeyaa markaasaan ja jaray saynta iyo adimada
@ahassan56 ай бұрын
Xabashta dhulkaas degen waa in laga tirtiraa 🇸🇴
@cadnaanmahad13102 жыл бұрын
first one m.a ustaad
@hasanturki96732 жыл бұрын
Keep going zxp TNKS
@dahirgabobe52132 жыл бұрын
ingiriis waa wadanka ugu halista badan caalamka xaga taatikada iyo dhagarta dajinta hagardaamooyinka wuxuu caan ku yahay ÷ and rule oo ah qeybi oo xukun.
@abdullahihassan12632 жыл бұрын
Qeyb 2 maadhiman mise intanbuu ku egyahay ii soojawaab plz
OGadenia iyo Hawd resever area maxayku laduwanyihin, mid walba wa inteebu kayahay marka deganka somaalida maanta lo ego.
@ibraahimaliegaal62182 жыл бұрын
Thanks
@NOURMOHAMED-lg8sc2 жыл бұрын
Yaasalam
@libaxatogdher9962 жыл бұрын
EITHOPIA ILAA IYO MANTA AYAY DOONAYAN INEY SOMALIYA QATAN SOMALILAND AYAY DONAYAN INEY GOYAN KA DIBNA MALINBA QEYB QATAN KA DIBNA KOFUR AYAA KU XIGTA IN LALA WAREEGO
@roodaismail72 жыл бұрын
Hala waydiiyo ingriisku waxa u siiyay dhulkii somaliya etopia?????
@sugulle Жыл бұрын
Is not right ; ururka siyasadda we Somalia ugu deynab waa SYL Somali Youth League.. SNL ayaamihi ugu dambeeyii ayaa Cigaal sameystay mana eheen wax siyaasad kuma ey kirin. SNL waa macdaar u lahaa.Cigaal.
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIVE
@januarySl20246 ай бұрын
Baadida nin baa kula deydeyi daal na ka badine dadkuna moodi duul wada dhashay oon wax u dahsoonayne aan doonahayn in aad hesho daa'in abidkaa'e Wadaninimo iska baadhi mayside, waxad maanta meel aan 50 sanadood ka badan la soo qaadin aad u soo qaaday, waa xaasidnimo aqoonsiga Somalilaand iyo iskudir Somalilaand iyo Ethiopia.
@Haleeleelin4 ай бұрын
هيهات ان تعارفو
@anas82372 жыл бұрын
Asc sethy to be
@malyuunmanka57322 жыл бұрын
dhulka lo dagalamayey ioeen wa dhul dhaxal toyo
@BaxnaanChannel2 жыл бұрын
Khiyaanadii Mr. Cumar Carte sameeyey 1991-kii ayaa ka xumayd ta ingiriiska. Ingiriiska iyo Cumar, arday iyo Macallinkii
@ahmedabdirasheed78712 жыл бұрын
Mxuu sameeyey?
@xamseofficiall75092 жыл бұрын
Wuu ku Saxna, Dadkiisii ayuuna u Hiiliyay la laynayay
@Haleeleelin4 ай бұрын
Been maadan sheegin iidoor iyo ingiriis waa laba hagar daamoolayaal
@hawaabdullahi86502 жыл бұрын
Haddii la khayaanay maxay u qaateen gobanimadda ayagoo dhulkii qaar ka maqan yahay oo raadkiisii sii muuqdo mase suldaanadaa hoos loo aamusiyey Wax la qariyey baa jiree maxay yihiin????????