Waaw waxaan aad ugu raaxeysanayaa oo aad moodaa inaan u boholyoobay muyuusiga heestan oo aad dareemeysid, maqleysidna qaybaha kala duwan ee qalabka tumidda muyuusiga hadey noqon lahayd gitaarka, bayska, oorganka, kuwaasoo aadan ku maqleyn heesahan cusub. Aad baan ugu raaxeysatay tumidaa saafiga loo maqlayo, heestana mudo dheer ayaa iigu danbeysay. Aun to intii dhimatsy. Aamiin.Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
@areysbiriir90284 жыл бұрын
Waa xusuus aad iyo aad u dheer, xitaa tii kacaanka kaliya kama hadlayso ee tan maanta xitaa way ka hadlaysaa qaybo ka mid ah miraha heesta, balse kuwa leh waa ina adeernimo hada ma noola siyaad bare ee sidaa ku deg
@Global_just4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, heestan aad baan uga helaa, waxaan marwalba islahaa sideed ku heli kartaa
Masha allah walaahi wa xusustaa waxaan filayaa in heysaan keyd
@mohamoudsaid99574 жыл бұрын
thanks brother waxa tahay qof aan ilaabin sugaantisa hambaalyo hambaalyo
@AlibacherAli-cg4hl6 ай бұрын
24/7 khamri ayuu cabsanaan jirey Heesahana wuu gadan jiray ama khasab ku qaadan jiray. Inna nuur shareeco waan xasuustaa KALIGII WADDANI UYUU AHAA.WAANA LA EEDAY.HHHHH
@hasanyusuf57944 жыл бұрын
Maxaa iga galay Abwaan kii heesta sameeyay iyo fanaaniita ku luuqeeyay Micnaha iyo fahanku ayaa wax tar idiin ah
@mahaddirirgeesood95562 жыл бұрын
Sax sxb dad xanuunsan weye
@abdielmi3554 жыл бұрын
Heestan waxaa laga qaaday xafaladii Oktobbar ee habeenka 21ka Oktoobar lagu qaban jirey Masraxa Qaranka (National Theatre). Miyuusigga waxaa saaray Axmed Cali Cigaal. Qiyaastii waa bilwogii 80maadkii (82kii). Xilligaas Shareeco (AUN) waxa uu madax u ahaa hobolad qaranka ee Waaberi oo markii dambe uu uga wareegay Kooxda Horseed. Dumarka dhextaalka u ah waa Qamar Xarawo, Saado Cali Warsame (AUN), Farxiya Cali Faarax iyo Xareedo Ismaaciil "Duniya". waa taariikh xusuus mudan. Waa taariikh in la xafido u baahan. Waxa aan ku qanacsanahay keyd badan oo qiime leh in aad heysaan!
@roblemaer48344 жыл бұрын
Sida aad taariikhda heesta u soo koobtay baan la dhacay. 1989kii baa heestan iigu dambaysay dhegesysigeeda - Raadiyo Muqdisho. Heesta waxaa la qaaday 1979.
@abdlexaaji63923 жыл бұрын
Kkk
@abdullahihersi11882 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Heestaan Laxankeeda waxa ay u badan tahay inuu leeyahay Ahmed Ali aCigaal Laxankeeda ee waa in la saxaa. Dhowr hees oo Qolooyinka adminka qaldeen baan arkay sida heesta ay wada qaadaan 4ta gabdhood ee “ Haldhaa baa lay dhahaa” oo ay qaldeen oo ay ku sheegeen Daauud Maxaf. Heestaasna Cigaal baa lahaa iyana.
@mahadshire10194 жыл бұрын
Thanks brother, lama ilaawaan hees qiimo wayn
@abdikarinadan70634 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tihiin. Twitterka ayaan galiyaa heesahiina. 17000
@maogtahay49994 жыл бұрын
Ninkan heeso badan oo wadaniya ayu curiyey kooxda horseed isaga leh heesaha wadaniga ay qaadan intooda badan kacaankana aadbey usu fahansannaayeen xita marki kooxda waaberi loso wareejiyey 20 cisho may gaadheen sidu kaariye iisheegey beri, waa nin kacaanku wateybu aha markiisi hore mulaxin fiican ayu ahaa markii dambe ayu curin isku dayey dad badan ay leeyihiin power ayu adeegsan jirey alla u naxariiso inta in ka badan ma odhan karne
@mahaddirirgeesood95562 жыл бұрын
Shareeco kacaankii ka hor buu sarkaal sare ahaa sxb muxuu kacaanku taray marna wuxuu ahaa abwaanka ugu heesaha badan abwaaniinta mardambe ladhaafay
@guulwade9896 ай бұрын
Nuur shareeco aqoon uma lihid heeso kali mahan sugaantisa sido kale wa gabya silsiladii diinlay ayuu ku jira heestii u qasim hilowle qadii jirey ee oran jirtay walo dhintay calanka kacaanka bariga ma jirin
@hassanmahamed21274 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa heesha aad noo soo xushid marwalba waxaad I soo xasuusisey berisamaadkii
@@mahaddirirgeesood9556 SXb weligaa been ha isku maaweelin. Xaqiiqdana weligaa lagama tago. Kacaankii waa kan burburka Somalia horseeday, ama Adiga qabiil iyo qurun ku taageer.
@mahaddirirgeesood95562 жыл бұрын
@@abdullahihersi1188 kuma fahmin sxb xagee ku xanuuntay??
Heesaha uu Ahmed Cigaal laxameeyo oo uu hobolada Waaberi u saaro, waxaad ka maqlaysaa Codkiisa backgroudka Ragga sida hadda aad ka dhadhansaneyso qaybta Ragga backgroudka. Qolooyinka Adminka ha saxaan qaladkaas oo ha Waxaan qofka heesta laxanka u sameeyey inuu yahay Ahmed Cigaal. 🙏
@fartunmohamed80793 жыл бұрын
Livetime'S
@abdikarinadan70634 жыл бұрын
Qaboow aan wax dilin baa, dusha naga maraayo,
@fartunmohamed80793 жыл бұрын
Love
@areysbiriir90284 жыл бұрын
Brother heesahan wadaniga ah ama kacaankii ee aan laheli karin noo soo badi please
@abdikarinadan70634 жыл бұрын
Cirku waa daruuroo Roob baa ka da'ayaa Ciida Dalkeena waakaa Doogu soo baxay.
@cabdixaaji74904 жыл бұрын
Ok
@abdikarinadan70634 жыл бұрын
Waxaad ii so raadisaan idinkoo aad u mahadsan. Heestii maxaa dhiil midaalaa mugii dhaafi doonaa. Waaberi Singub ayaa alifay
@abdielmi3554 жыл бұрын
Maxaa madag dalooleed madin lagu maqiiqaa? Maxaa talo markhaati leh gumeystuhu murginayaa? Maalmuhu is daba joog maxay noo maraayaan? Minguurshuhu muxuu madoobaad qoraayaa? Middi cudurka qaadaa maxay midig heleysaa? Maxaa hodolka maandeeq laysugu mirfaayaa? Hodol dheerta muruqa leh maxay maalin leedahay? Yaa salaam...Erayadii Singub (AUN)
@axmed_deeq4 жыл бұрын
Mansha Alaah, Cajiib baa tihiin sidaad u heysaan mirahaa adag qiimaha weynse leh. Heestaa macageed si aan u raadiyo? Waad mahadsantihiin.
@fartunmohamed80793 жыл бұрын
Live
@fartunmohamed80793 жыл бұрын
Facebook'S
@fartunmohamed80793 жыл бұрын
Share
@cabdiraxman67314 жыл бұрын
miimii
@maxamudfaraax90914 жыл бұрын
Malmo xusuustod
@udu4eva4 жыл бұрын
20 june heesta la soo galiyey. marna dabadhilif sheegaysa marna saxansaxo ku baaqaysa. maxaa ka qaldan . reer koonfur waa laga habaaray sugaanta iyo xiliga ay ku haboonyahay
@mahadshire10194 жыл бұрын
Hadaba reer waqooyi oo daba dhilif ingiriis ahaa miyaa murti leh, cambaha, mooska iyo babayga koonfur ee macaanka badnaa sow idinka usoo ooyi jiray oo "elijiiyada" xamuulka qaada dabada danbe kasoo qabsan jiray si aad mar koonfur ciideeda barwaaqo iyo bilicdeeda qurxoon ee rabbi ku maneeystay usoo gaartaan, "Jaahil waa jazaar" horaa reer koonfur u yiraahdeen, afka huurada badan ka ilaali KOONFUR 😁😁
@xasanmagafe57804 жыл бұрын
Kan abwaan saxa muu ahayn mareexaanimo ayuu heesaha ku qaadan jiray wuuna iibdan jiray. Heesaha kaydka ayuu qaar magaciisa ku badali jiray
@roblemaer48344 жыл бұрын
Walaal, maad eedda xoogaa debsicid oo xitaa tiraahdid “nidaamkii baa fankiisa baritaaray” haddaad iimo u yeelaysid marxuumka iyo heesahiisa? Haddaan dooddaada qaato waa inaan aamino in aun Yuusuf Maradoon iyo Cabdi Aadan Badey “reernimo” heesaha ku qaadan jireen!
@mahadshire10194 жыл бұрын
AUN Abwaan Mohammed Nuur Shareco abwaan ka murti iyo fikrad wanaagsanaa ma uusan jirin, duliyahow uurka ka jiran get a bleach and clean in and out of your dirty mind 😂😥
@maxameddeeq76474 жыл бұрын
In abwaanada la qabyaladeeyo maahan wayoo kuwa badan oo wadaniyad ku shaqayn jiray way jiraan kuwo mushaarkooda iyo darajadooda aya jiray oo aan qabyaalad ku shaqayn jiray meecaad miigane iyo cabdi bashiir indha buur ma qabyaalad ayey ku shaqayn jireen
@@mahadshire1019 WAXA KU SALAMEYSA MAMA RUQIYA CALI GUTALE RECIPECT ❤️🇸🇴❤️👋
@udu4eva4 жыл бұрын
ileeen ileen daacad ma ahiidee . dadwaynaha aan jaecelnahaayoow. Bal idinku reer koonfureedoow macneeya. maxaa khaldan. Bal i fahamsiiya oo ii macneeya. waa wax aan aaad isu qaban