Mahadsanid wll. Ma oggeyn inuu heeskan qoray abwaan AHN Maxamed Cumar Huryo. Heeskan wuxuu ku mid yahay kuwa aan ugu jecelahay heesaha AHN Maxamed Saleebaan. Waa hees aan duugoobin dhab ahaan oo jiil kastaaba db u soo cusbooneysiiyo marka la fiirsho qaab dhaca laxankeeda oo aad u cuddoon.
@xasanmaxamad8355 Жыл бұрын
Alle Ha U Wadda Naxariisto Moh'ed Omar Hussain Huryo & Moh'ed Sulaiman Tubeec Aamiin Aamiin Aamiin
@AbdulAli-gy5eg6 ай бұрын
Bal laxanka mucjisada ah eega subaxanALLAH ,illahay ha u naxariisto tubeec ,huryo
@MrLooyaan Жыл бұрын
الذكريات مثل الطيور لاتستطيع ان تمسكها ولكن يمكنك الاستمتاع بها وهي تمر امامك ،،،، الايرحمهم ويغفرلهم جميعا
@zayidmeeaad8660 Жыл бұрын
😢😢😢
@abdijooofjoof Жыл бұрын
allaha unaxaristo tubeec, legend buu ahaa.
@abdikarimmohamed6977 Жыл бұрын
Legendku waxaaba ka helay siduu ugu raaxaysanaya raboow ku janee
@RadioQaraami Жыл бұрын
Waxaan la yaabay Ama La yaab Leh Ma Ledo Ladaneey Adigaa i Lumiyee Lumiyee Lumiyee Ladanaw labadeenu Aan Lamaane ahaano Ladaneey Labadeenu Aan Lamaane ahaano Waxa i Luraaya Ama i Laalay Ama i Laalay Waa hees qiimo badan Alle haw raxmado Ustaad Tubeec.