Riyada karinta raashinka ama cuntada qofkii riyo ku arko asoo cunto karinayo

  Рет қаралды 655

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada karinta raashinka ama cuntada qofkii riyo ku arko asoo cunto karinayo
Mararka qaar qofka wuxuu arkaa asoo raashin karinayo haddii uu bislaado waxay ka dhigan tahay inuu gaarayo muraadkiisa iyo dantiisa kariska raashinka waa wax fiican guud ahaan. halkan ayaad ka daawan kartaa riyada oo faahfaahsan.
#riyada #fasirka #riyooyinka #karinta

Пікірлер: 15
@user-ir7zy6kh1s
@user-ir7zy6kh1s 2 ай бұрын
Asc shiq illhy haku barakeyo waxaan ku riyooday anigoo saxibteyda xalwo ka tuugaya iyaduna wxy isiisay gabal weyn oo xalwa ah iso fasir mhdsnd shiq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa inaad raadinayso wax aad ku faraxdo waxaadna ka raadinaysaa dadka kuu dhow www.daruur.com/tag/riyada-macaanka/
@NeyruuzNalka
@NeyruuzNalka 2 ай бұрын
Asc shiiq jizakallahu riyadan ilahey dartii igu fasir waxan ku riyoday aniga meldher kasoo bodayo dhibna igareyn waliba luga heyga ku istagayo farax sanahay carmal na wan ahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
WS Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka walwalayso arrimo noloshaada la xiriira laakin dhib kaama soo gaarayo cabsi kaliya ayay kugu hayaan
@zahrafarabadan7828
@zahrafarabadan7828 2 ай бұрын
Shekhow waxaa ifasirta waxaan ku riyodey gabar walashey ah rerna aan la heyn ayado la leyahy bari waa arooskeda maxey ka dhigantahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Waa isbadal xagga nolosheeda faahfaahin riyada arooska: www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-arooska/
@Umajamal
@Umajamal 2 ай бұрын
Asc wll waxan ku riyoday biriqta robka ama gugaca aniga iyo ninkeygi oo isla socono mesha usocono ma aqano lkn rob yar aya sodhadanayay mesha an mareno waa wado geedo calemo dhadher oo qurux badan ayey ahayen labada denac oo wadada gedo ayey ahayen weyna luxmayen gedaha gedaha cagar qurux badan ayey ahayen
@Umajamal
@Umajamal 2 ай бұрын
dhawel yar wey jertay gedka waxa luxeyay dawesha yar iyo robka soo socday waye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka ninkaaga inuu aad u fiicnaan doono inshaa Allaah
@Umajamal
@Umajamal 2 ай бұрын
Shukran wll
@shukurimahamad2263
@shukurimahamad2263 2 ай бұрын
Asc wll waxan ku riyoday ano wadada socdo aya dudun waxaa ka sobaxay dudunta laba nin markas wan ka cararay carar said ah waxeyna waten dhargududan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
xalaaddaada ka waran arday maa tahay hooyo maa tahay ?
@shukurimahamad2263
@shukurimahamad2263 2 ай бұрын
Markas hoyo ma ahen lkn hada hoyo Aya ahay
@shukurimahamad2263
@shukurimahamad2263 2 ай бұрын
Markas gabar Aya aha
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Waa wax aad ka baqi doonto si lama filaan ayaad ula kulmaysaaa cabsi ayaad ka qaadaysaa waxayna la xiriiraan rag
Fasirka riyada tuuga haddii  uu guriga soo galo ama uu wax ka xado
13:52
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 58 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
FASIRKA RIYADA  JAAMACADA
5:36
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 4,4 М.
How Magicians Cast Spells
15:30
Islamic Guidance
Рет қаралды 65 М.
RIYOOYIN 100% KUU BISHAREYNEYSA BARWAQO IYO KHEYR- - RIYADA CUNTADA ADIGOO QEYBINAYA Iyo CAJAA'IBTA
18:33
Asraarta Riyooyinka والرقية الشرعية
Рет қаралды 16 М.
CAALIN: MW 'MADAXTOOYADA HAKA SOO BOXO' | KIISKA BADDA | SL
27:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,6 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47