Sayid Khaliifa| Muliya| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 48,437

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

3 жыл бұрын

Hees: Muliya
Ereyad: Maxamed I Warsame ( Hadraawi)
Luuqda: Sayid Khaliifa
***
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics
Photo credit: Xaaji Dahabi
Heeso qoran
Heeso macaan
Heeso xula
Heesihii hore
Heeso cusub

Пікірлер: 27
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 2 ай бұрын
Heestan juba kaga cod mcn 100% Daaudna uu utumayo caadi maaha wlhi♥️
@yasinosman1864
@yasinosman1864 3 жыл бұрын
Hees iyo xasuu qaali ah Ibrahim warsame hadraawi waa waayo arag feel sheer alaah cafimaad ha ku siyo amiinamiin
@Xog-Maal41
@Xog-Maal41 3 жыл бұрын
Inantaasi janno ka bood ayay ahayd, bal waxa wax loo soo bandhigay ee ay ka maagtay eeg. 💓💓💓💓❤ HADRAAWI ♥️♥️♥️♥️♥️
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Taariikhda Muliyo waa taariikh aad u facwayn oo ka waramaysa taariikh aad u facwayn.
@engabdi4040
@engabdi4040 3 жыл бұрын
Abwaan hadraawi abwaan aan noociisa soomaali soomarin midkaloo ka mid ah heesihiisa miisaanka culus
@burjibiixi2317
@burjibiixi2317 2 жыл бұрын
heestan laxan iyo codba sayid khaliifa kaga wacan juba .ustaad khaliifa looma gali karo
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Hees lama dhihi karo❤🔥
@siciidomer8046
@siciidomer8046 2 жыл бұрын
Wuu fcnyhy fanaan sayid khaliifa lakiin anuu hore waxaan ugu dhagaystay juba oo qaadaya oo uu dauud na utumayo ninkaasaa kaga fcn 100% ilahaybay tiisa thaye
@rashidhared1160
@rashidhared1160 3 жыл бұрын
Kabanki jiim 🥰
@wadanifitness8277
@wadanifitness8277 3 жыл бұрын
Kabankaas/cuudkaas wuxuu iila egyahay gacantii Allaha u naxariistee macalinkii waynaay mohamed mooge libaan
@raagedirir9171
@raagedirir9171 3 жыл бұрын
sxb maxamed mooge AHN dadkale kabanka uma garaaci jirin sidaan maqlay ee isaga uunbaa garaacan jiray
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 жыл бұрын
@@raagedirir9171 Heeso badan oo caan ah ayuu tmay soo ma ogid
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Жыл бұрын
Adeer Maxamed Mooge wuxuu ahaa fannaan heybbad leh, cod macaan, laxansaarista heesahana waa uu ku fiicnaa laakin garaacista kabanka waa looga fiicnaa. Heesahiisa waxaa inta badan u tumi jiray Xudeeydi, Xasan Great iyo Jiim sheekh Muumin. dhamaantoodba Allaha u naxariistee.
@user-gf8fl3ne3h
@user-gf8fl3ne3h 4 ай бұрын
Dhiigada isojitay ee kume
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 2 жыл бұрын
Heestan laxanka waa waalan yahay wxa garan kara dadka aragtida fog uleh laxamada sida loosameyo Ala yaa heestaa udhiiba Maxamed moge Ama Maxamed saleeban Ama Xasan aadan Inay noqn lahyd heesaha ugu cajibsan Wayse seegty nasib wng
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 3 жыл бұрын
Jubbana wuu qaadaa isagaana firstiga qaada
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Sax waan ku maqlay heestan jubba
@Somali_in_south_africa
@Somali_in_south_africa 3 жыл бұрын
Caadi mahan 100
@cabdinaaficcasayr5850
@cabdinaaficcasayr5850 8 ай бұрын
Hadal mooyi keliyaad mahuraan ka dhigatoo! Maya baad ku koobtoo Ilmuggeed wax joogiyo Midig baad ka talisee!
@abwaanjamabiixibiixi274
@abwaanjamabiixibiixi274 2 жыл бұрын
Cod iyo midho cajiiba is helay
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees qiimo badan
@iamhaleel
@iamhaleel 3 жыл бұрын
Talow yaa laxankeeda lahaa heesta?
@Baraadtech5235
@Baraadtech5235 2 жыл бұрын
Mnsha
@mohamadgureey2830
@mohamadgureey2830 Жыл бұрын
Talow laxankii digfeer raac raaca ani ahaan teyda sidaad ii kula egaday
@mohamudabdirahmanjama8248
@mohamudabdirahmanjama8248 3 жыл бұрын
Xaqiiq weeye iyo waxaan la in kiri karin in uu xadraawi yahay abwan afka somaliga ah hodan ku ah oo waxban oo eray bixin uu lee yahay
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Haaa saxiib alle janatul fowdosa haka waraabiyo inaagana haynoga daba nacaristo amiiiin
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
m.a
Heesta Sabi Sayid Khaliifa
10:20
PUNTLAND TV
Рет қаралды 41 М.
HONA MARRO (هنا مروا) | NASHEED
2:41
Lewis Hesi-ington
Рет қаралды 3,7 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
Sayid Khaliifa Barariyaaq With Lyrics Kaban
11:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 19 М.
Hees: Allaa Faxan| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
4:58
Balwo Lyrics
Рет қаралды 148 М.
Hees: Qaraam, Beerdillaacshe || Maxamed S. Tubeec || Balwo Lyrics
7:42
HEESTII DARYEEL IYO SAYID KHALIFA 2015
13:49
SomaliSwiss
Рет қаралды 44 М.
Hees: Hooto|| Digfeer|| Balwo Lyrics
6:13
Balwo Lyrics
Рет қаралды 79 М.
Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
7:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 729 М.
SAYID KHALIIFA QARAAMI MACAAN AH HEESTII BEERLULA
10:14
GorGor Media Production
Рет қаралды 11 М.
Sayid Khaliifa - iyo heestii BARARIYAAQ
12:01
Qaranimo QOL
Рет қаралды 77 М.
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 389 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 104 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.