Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 12 aad aragtida Alle sida loo rumeeyo

  Рет қаралды 144

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Ай бұрын

Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 12-aad u aragtida Alle sida loo rumeeyo
Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiriyaa kutubta ugu qiimaha badan oo sahlan qofka muslinka uu ka baran karo caqiidadiisa.
#kitaabka, #caqiidada #diinta

Пікірлер: 27
@hanimohamud725
@hanimohamud725 Ай бұрын
Maashaa allah
@hanimohamud725
@hanimohamud725 Ай бұрын
Sheekh jazaaka allah kheyr
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
Congratulations 10k🎉🤗🥳
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy Ай бұрын
Isoo jawaab fadlan kher allaha ku siiye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa qof familkiina cadow ku ah oo laga yaabo inuu dhib idin geysto
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
Asc sheikh Alle Janadisa hakugu arsaqe ii fasir Waxan dhaha aniga iyo family ga rer abahy wacala aabe ba isla socona safar ban nahay kadib waxan arkaya dhul beered cagaran iyo geedo cagaran oo qurxon kadib roob ba imanaya meesha weysi qurxonaani Kadib Magalo ban Imani oo aad u qabow masjid ban galeyna waxana arkaya Aabayay oo qof lahadlayo 🥺
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa isbadal xagga nolosha oo khayr wadato
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
@@barta-aqoonta shukran sheekh ado raali ah ma ishegi karta duco emtixanka Ifududen karto
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
halakan ka akhriso: daruur.com/talooyin-aad-ku-guuleysan-karto-imtixaanka-shahaadiga/
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
@@barta-aqoonta ilahey haku barakeyo wlla adne iso ducee
@Xudun
@Xudun Ай бұрын
Sheikh ilahy haku barakeeyo waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey nin xidhidh naga dhaxeyey oo aan kala hadhney oo ila soo hadaley isoo wax qofkle ku saabsan iweydiinaya kadib laabtiisa galay anoo ku faraxsan hadalkiisa iyo aragiisa gacantana waan haystey lkn isagu caadi iska ahaa kadib bariis cad oo aan caano ku daryey ayaan u geeyey isagoo meeshii shaqada jooga ifasir please
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Waa qof wali rajo kaa leh oo wax kaa doonayo riyada xiriir cusub ayaa laga yaabaa inay tilmaamayso
@nimcoAadan-bx2oo
@nimcoAadan-bx2oo Ай бұрын
Asc sheekh wxn ku riyoday Anigo meel lagu dabasho usocda wxn arkay meeshiyo rag iyo dumar macasiyo ku samaynayan ay raga dumarka qasbayan wan kaso caratay iso daba carareen adi wan kaso bad badbaday wxnan lehay Laa ilaaha ila anta subxanaka ini kuntun mina dalimin hooyo uurle la qabana wan ahay sheekh iso fasir Ale ha ku Barakeye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws riyada waa Alle u dhowaansho iyo cibaado suuban Ilaahay wuxuu kaa badbaadinayaa xumaan laga yaabo inay ku dhacaan dad aad garanayso
@nimcoAadan-bx2oo
@nimcoAadan-bx2oo Ай бұрын
Jisakalah sheekh Ale cilmiga ha ku siyadiyo
@queennaida6277
@queennaida6277 Ай бұрын
Sheekh iso jawab plsss😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa isbadal xagga nolosha oo khayr wadato
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy Ай бұрын
Asc sheikh waxa ku riyooday gurigena o libaax so galayo kadibna familyga qar kamida qaniinayo anigana I ag marayo isofasir adigo mahadsan jazakalah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa qof familkiina cadow ku ah oo laga yaabo inuu dhib idin geysto
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy Ай бұрын
@@barta-aqoonta qof sidee qof no dhaw mise ma ifah fahin karta adigo mahadsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Libaaxa wuxuu astaan u yahay qof rag ah oo dulmi badan marka wuxuu noqon qof dariska ah ama qaraabo ama qof kale guud ahaan waa cdaow halkan ka daawo riyada libaaxa oo faahfaahsan: kzbin.info/www/bejne/eIjJc32hftGpq7M
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy Ай бұрын
@@barta-aqoonta okay Wan so dawanaya mahadsanid jazakalah
@user-cd6iz2rr9d
@user-cd6iz2rr9d Ай бұрын
Asc sheekh kheyr allaha kusiiyo iifasir laba riyo mida kowaad waxan kuriyooday aniga iyo hoyo oo meel aan joogno baadiya ah waxa lajoogay dumar badan oo Walid iigu toosan meeshaa waxan arkay masasbadan oo midaba badan oo nooc noooc ah leh midka mida ayaa hoyaday gacanta midig ka qaniinay anigana sidookaleh gacanta midig iga qaniinayo way xanuunaysaa kamana baxasan karo Marka uu iqaniinayo daciif dareemayaa meesha gacnata uu iga qaniinay madaw baynoqtay sidiiban uka toosayriyadii anoo naxsan walina wan ilaawilaahay ifasir khyrbadan hel
@user-cd6iz2rr9d
@user-cd6iz2rr9d Ай бұрын
Riyada 2baad waxan kuriyooday isha bitix baa dirxi igasoobaxaya asagoo nool sidhibyaraana wax dhiba isha imagaysanayo lkin Marka gacanta bidix dulsaaray dirxigii gacanta ayuu aad iixanuujiyay Wana igu baaba ay siidaaban uga kacay riyadaa canuunbadan Baan dareemay Marka gacanta saaray dirxigii fadlan adooraliya ifasir waxaythay riyaad khrybadan allaha kusiiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa dad badan inay iraan oo cadow ah oo laga yaabo inay dhib idin sababaan marka cadowga waa dad qarsoon oo afka idin maceynaya riyada maska halkan ka daawo kzbin.info/www/bejne/mX2Qk2msg5hjl6s
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada labaad waxay tilmaamaysaa il iyo sixir ku dadaal quraanka inaad akhrisato
@user-cd6iz2rr9d
@user-cd6iz2rr9d Ай бұрын
@@barta-aqoontajasakalaah khyr sida igu soo jawaabtay aad baad umahadsanthy allaha iga qabto shartoda aamin yaaribii
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 32 МЛН
37 - فتح الوهاب - الصلاة - أوقاتها 1
1:13:15
مدرسة الشيخ محمد علي مشعل رحمه الله
Рет қаралды 115
Gabay: Sheekh Isxaaq Binu Axmed - Abwaan Idiris Abdi Jibriil
4:36
Abwaan Idiris Abdi Jibriil
Рет қаралды 488
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН