Taariikh faneedka Khadra Daahir By Cumar Seerbiya

  Рет қаралды 86,891

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Taariikh faneedka Khadra Daahir By Cumar Seerbiya
Hargeysa 2016

Пікірлер: 102
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Weriyahaa SERBIYA waxaan ku jecelahay waraysigiisa iyo sida uu qofka uga soo saaro oo uga tuujiyo waxa qalbigiisa ka guuxaya, aad baan kuu salaamayaa SERBIYA waa hibo ilaahay bixiyo aftahannimada, deeqsinnamada, geesinnimada, maasha Allah Weriye SEERBIYA.
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Khadra daahir cige waa fanaanad qaali ah khadra dhool ilaahay khaatumada hakuu wanaajiyo aamiin khadra sharaf
@samiirahersi4082
@samiirahersi4082 2 жыл бұрын
khadra dahir caway kugeriyotay hargeisa alle haunaxariisto
@tarsanckofficial9480
@tarsanckofficial9480 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Maanta ayaa la asay
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso maama khadra daahir cige aamiin aamiin
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 4 жыл бұрын
Anigoo ku nool magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud, soomaaliya aad baan u jeclahay heesaha walaasheen Qadra waana salaamayaa
@somalitoday4962
@somalitoday4962 4 жыл бұрын
Reer guriceel waa wada qaraami sxb wn kula joga
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 жыл бұрын
Guraceel jannaad Waa halkaan ku dhashay!!! Sxb waan ku salamayaa
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Guriceel waa asalka meeshaan u dhashey laakiin kuma dhalan. Waa idin salaamay reer Guriceel
@buildyourdream7845
@buildyourdream7845 2 жыл бұрын
Allah yaa raxma Allow udambi dhaf legend khadra D.C
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Mama khadra waa hooyadi jacaylka qof intay jacayl u heestay u. Heesay majiro runtii waliba jacayl dhaba alle haku xafido
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Shukran Cumar Seerbiya Fanaanada wakhtiyo badan baan u rajeyn
@addiwaye9234
@addiwaye9234 2 жыл бұрын
Beautiful soul. We can’t pay her back. We love her. Allah ha xafido.
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Maasha Allah gabadhaa Khadra aftahamsanaa. Khadra daahir waxaa lagu sheegaa jacaylkii qarniga in ay meteshey oo heeso ku qaaday.
@hassanmahamuud3251
@hassanmahamuud3251 4 жыл бұрын
khadra waaa fanaanad caan ah heeso mcn dadkuna wey jcel yihiiin
@mkmmk1080
@mkmmk1080 4 жыл бұрын
Kadra dahir wa fananad qaali ha nolol yo afimad😍🤲🤲🙏🏻
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v 12 күн бұрын
ALLE ha u naxariisto maamo qadra , qabriga ALLE ha u nuuriyo
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
Waa qof quruxbadan sharaf leh Illaahay cimri dheer wanaag baan kuurajaynayaa. Beershiya waa wariye Sida qof loowareysta yaqaan.
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 жыл бұрын
Khadra Daahir waa gabdh Somaliyeed oo qaali ah. Umada Somaliyeed oo dhan ayaa Jecel.
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
Rabiyoow u naxariiso Khadra Daahir Rabiyoow qabriga waasac uga dhig
@munasarrah4116
@munasarrah4116 2 жыл бұрын
Aamiin
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Ilaahayi haw naxariisto
@tijaabotijaabo4014
@tijaabotijaabo4014 4 жыл бұрын
Maasha allaa maama qof qiima ku leh bulshada umada
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
Alle haunaxaristo khadro Dahir
@1972543
@1972543 4 жыл бұрын
This great legend lady entertained us for so many years ...lovely sweet songs ...
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto qof qaliya ahayd
@SalahAliAbdi
@SalahAliAbdi 4 жыл бұрын
M.A Well done Wariye Serbiya Barnaamijkan waa mid aad iso jiitay, bulshadda kale aan filaayo in ay igala simanyihiin, waxaan codsanaayaa in aadan haki illaa aad Fanaantiitii hore mid mid udul istaagtid. Mahadsanid.
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 11 ай бұрын
Dayixii madoobaa wali nuur masoodiray baan ugu jeclaa AUN.
@zakyflaq
@zakyflaq 4 жыл бұрын
Waan kaxumahay khadra sidaan ujeclahay war iima hayso qadroo yar yaa heli karaa boqorada jaceylka
@ladiyehbilehahmed4588
@ladiyehbilehahmed4588 4 жыл бұрын
hore soco walaal waan kugu hambalyeeynaya wax qabad kaaga, fannaanadana waan salaamaya.
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Maamo khado dahir cige waa fananad qaali ah cod iyo laxan fcn ku heesta nolow maamo khadro
@abwaantaajir190
@abwaantaajir190 4 жыл бұрын
March -2-2020 Hbeen saqdhexe 3;30 hbeenimo xasuus iyo xanuun jacayl ban daremaa allaw sahal umuraha
@rowdamohamed730
@rowdamohamed730 4 жыл бұрын
Waa kugu kaligaa alle wax kheer leh ha ku siiyo alle isku xir jacaalku waa iska maalmo
@rowdamohamed730
@rowdamohamed730 4 жыл бұрын
Qofaad jeceshay ka dheeroow waad caaafimaadi doontaa
@deeqoibraahim3181
@deeqoibraahim3181 4 жыл бұрын
Sorry
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Allah yahdiik mama khadra
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Digley Ma Khadra Daahir Habaryarteed Bay Aheed Alla Maxaan Ciyaar Heesteeda Lagu Ciyaarayo Ka Booday Waayo Waayo Ayay Ahayd Naagtaasi Waxay Ahayd Naag Jirta Wlhi Meerisyada Heesaha Ay Ka Tag Tay Ilaa Maanta Ayaa Laga Yaqaana Jiidaha U Dhaxeeya Hargeisa Iyo Berbera Dhexdooda
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 4 жыл бұрын
Waxaa xaqiiqa ah in khadra Daahir tahay kuwii ugu saameynta badnaa fannaan gabar ah oo soomaaliyeed
@omaregal164
@omaregal164 4 жыл бұрын
Khadro Dahir shaqsi Somalidu qaali ku ah hooyo somaliyeed wiilasheeda sxb nahay
@gaadibooble371
@gaadibooble371 4 жыл бұрын
dumaa shiday waa qofku qaaliya gayiga soomaaliyeed waxayna mudantahay ixtiraam khadro daahir cigaal by gaandi boonbale buntland. gaalkacyo
@gaadibooble371
@gaadibooble371 4 жыл бұрын
khadro daahir cige viva
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Sxb Omar egal wn ku salamaya marka hore waxan ku layahay ciid mubarak adiga iyo qoyskaga wxn ni rajaynayaa cimri dharar iyo cafimad qab wanagsan Sxb waxan ku weydinaya ciyalka khadra dahir waa imisa mida kale Ma Axmed Cali cigal bay u dhashay wiilasha sxb tihiin Waad mahad san tahay bro
@nuradinahmed4157
@nuradinahmed4157 2 жыл бұрын
Wllo carurtuna miyay kula socdaan
@feisal4866
@feisal4866 4 жыл бұрын
Serbia u deserve more subs. Bro
@bacaluulbacaluul1841
@bacaluulbacaluul1841 2 жыл бұрын
raxmatulaahi calayka
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 2 жыл бұрын
Thanks cumar seerbiya
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Anigo muqdisho ku nool waxa tageersanahy khadra dahir
@abuukarshuutale6923
@abuukarshuutale6923 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya❤️
@jimcaaleabshirjimcaaleabsh5113
@jimcaaleabshirjimcaaleabsh5113 3 жыл бұрын
Masha allah
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ mahadsanid walaal
@adkeysilegend9114
@adkeysilegend9114 6 жыл бұрын
Cumar wa wariye fanka jecel
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 5 жыл бұрын
Cumaroow Alaha ku daayo wll qaali
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Khadra waa caan caandhalay Boqoradii jacaylka
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Khadra daahir rabiH janadiiH haka wRaabiyo
@moogedheere2084
@moogedheere2084 4 жыл бұрын
Abwaan tuunyo inaad wareysi 1saac socaa ka qaada jeclaay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 жыл бұрын
Islan yaroo oday yarooo ingriisa guursado hhh boqorada wan salamay
@khadarhargogolle3488
@khadarhargogolle3488 4 жыл бұрын
Ilaahay miisaan ka xasaandka ha ugu daro
@abdiqays7136
@abdiqays7136 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Ma qabo in laheli karo waaberi oo kale iyo kooxihiikale
@kylehorn9933
@kylehorn9933 4 жыл бұрын
Marxuumka ka Laan dheereree
@khaliiffaarax6908
@khaliiffaarax6908 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤Ma favorite fanana khadra dahir cige ❤❤❤❤❤
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Codku waa iska hibo Khadra dhool
@kubaaayo4625
@kubaaayo4625 4 жыл бұрын
khadra dhol fananadii fananinta waxan xog u tageraa hadii daro fiqliyo tukamad laidhigo kumadawobo ashaqu
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 4 жыл бұрын
Siyaad Barre Hoyo Khadra ayaa ka caansan.
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 4 жыл бұрын
Khadra Dooley Wales waa fananad
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
Qadra dahir heesaheda kama xiiso dhaco runti way Igu baxda welba si qas Faahfaahin maaye fahanow ujeedada faraskagih Laga badi
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Khadra daahir cige khadra sharaf
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hassenmohamed1841
@hassenmohamed1841 4 жыл бұрын
Ahmed Ali egal ba waxa lawaydiiyay war midgantii kwrn suyiri labay ahayen, wa teen lolz
@salmanahmed7616
@salmanahmed7616 4 жыл бұрын
Kkkkkkk sheekadaa walaahi wan hayaa laandhere
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Khadra miya midgana wixii lagu dhisey tolo miyu garan gabadhan waa gabadh ciidagale imikana waxaa qaba nin hawiye
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
qadra dahir fanaanad aad utagero runti heesaheeda wan ubogy runti wayna Igu baxdaa qaasadan hesti faahfahin maaye fahanow ujedada faraskagih Laga badi heezta labte ku dhigante
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Foosiya walaal waan ku salaamay
@zekiadam9535
@zekiadam9535 3 жыл бұрын
Weligey ma arag weriye ku bilaabay waraysiga guriga madiga leh.imisad ladhalatay .ma caan baatahay I am sorry for him
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Khadra hhhh caadi mhn
@najibayeyo2533
@najibayeyo2533 4 жыл бұрын
Vedio gi away
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 жыл бұрын
Sahra axmed maandeeq iyo magool wey ka yared fankana wey kaga danbeysay .khadra daahir kamey weyneyn sahri lkn fankey kaga horey 4 sano hadana dadka wxy moodan iney sahri baxsan.maandeeq iyo magool la da'aheyd
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Abdifatah Aadan wallo Khadra Iyo Sahra Waxa Wayn Sahra Illhy Haw Naxariisto Waanay Kaga Dambaysay Fanka
@abdifatahfeysal3516
@abdifatahfeysal3516 4 жыл бұрын
Sahra axmed ale ha unaxariisto lkn wey kaweyneed khadra daahir magool iyo maandeeqna wey kayareed markaa wey udhexeysay labadaa jiil
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 жыл бұрын
@@abdifatahfeysal3516 haa sidaa man modeyn zxp thanks anigu sahra AHUN iyo khadra ayaan ugu jeclahayba
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Cumaroow maamada waxadwaydiisay. Sadex qof oo sifiican ugu tumi jiray lkn waxay ku jawabtay salaax qaasim iyo Siciid harawo iyo Ahmed Ali cigaal.. Markaa waa suaale cigaal ma kaban buu tumi jiray mise midho ayuu samayn jiray waxan umalayn inuu misunderstanding dhex diina ka dhacay. maxamed ali huuryo Oo heesaha ugu badan u sameeyay sida igu maqala xatta sadexda u horeeya kumay xusin
@geel-qaadabdi4538
@geel-qaadabdi4538 4 жыл бұрын
Amoore, khadra waxaa la weydiiyey dadka sida fiican kugu tumay musikad yacni kamanka oyo weliba laxamada,waa runteed oo saalax, cigaal, siciid xarawo baa laxamada ugu badan u sameeyey weliba cigaal oi xaaskiisa ahayd, cigaalna waxaa la ogyahay in ragga codadka sameeya safka hore uu ku jiro sida fannaan badan sheegeen oo xasan aden samanter oo wareysigi jabuuti ah. 3 hees ee ugu horeeysey ee khadro waxaa laxamada u sameeyey 1 saalax qaasin 2 siciid xarawo 3 cigaal.
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 жыл бұрын
Suaasha cigaal iyo qadro iswaydiin maleh waataariikh faneed jacayl you qoys aankhasaarin oo miradhala ahayd in buug lagu qorana mudan labaduba waydul maraan mark a suaalaha la waydiinayo ee muusig iyo laxan is wayn arintaasi sagu wuxuu kusoogaabshay waa qiso jacayl Mar xarawo qodqoday 2019 first London yaduna waxay ku soo koobtay jacaylkaygii ilmahaygaan kadaawadaa? Kolka halkaa kudhaaf ama qora
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Musica ayee ka hadleysaa ahmed ali igaal waxa uu ahaa kabaneyste sare ana hargeysa la fhadhiyi jiray
@geel-qaadabdi4538
@geel-qaadabdi4538 4 жыл бұрын
Said Abdulle. Axmed cali cigaal waxaa la yaabay markii uu laxameeyey heeso caan ah oo xildhibaan dheeg riwaayad uu sameeyey uu yiri 4 saac cigaal baa laxanka saaray oo ay ka mid tahay beri hore waxaa jirey Maxamed J. joof vs Maryan mural.
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
@@geel-qaadabdi4538 yes wa dadkii laxanka caanka ku ahaa asaga iyo axmed gaceyte salax qasin iyo cabdi kariin jiir iyo ahmed nuur jangow
@ak.0-010
@ak.0-010 3 жыл бұрын
shekadi gugac habar fadhida jilbaha ulaab jilaal madhawo nin baa buush duldulelo kujiray markas roob baa yimid kadib wuuferitat roobki buushkii waa soo disiqsiqleyn markasuu dhahay waakheey haduu feriyo geed waab maferiyo geed sare waabna waa jiraa
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
khadra waa fanaanad cod macaan lkn qarankii soo koriyay qabiilbaykadooratay reeryar isaaqa iyadoo soomaalinimidu utahay qiimo
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@sharifduale3923
@sharifduale3923 4 жыл бұрын
Codku aad buu u xunyahay
Qaar kamida meelaha ugu quruxda badan muqdisho
3:18
Xasilooni
Рет қаралды 3,2 М.
WARAYSI XASAN ADAN IYO SAHARA AHMED IYO KHADRA DAAHIR 2014 HD
26:50
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 152 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
TAARIIKHDA ABWAAN AADAN TARABI   QAYBTA 1 AAD
32:37
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 139 М.
Wareysi Cusub Fanaanada Khadra Daahir Cige Qaybta 1aad
31:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 116 М.
Taariikh Faneedka Abwaan Axmed  Bidde’Qaybta 1AAD
50:13
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 47 М.
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.