TUUGII UGU DAACADSANAA - WALIGAA SHEEKADAN OO KALE MA MAQASHAY?

  Рет қаралды 39,536

HBN Online TV

HBN Online TV

Ай бұрын

TUUGII UGU DAACADSANAA - WALIGAA SHEEKADAN OO KALE MA MAQASHAY?

Пікірлер: 227
@moha786
@moha786 Ай бұрын
Wa Tuugi ugu dacadsana wa inlacafiyo muhim maahin in laogado.
@user-vu6df1om9o
@user-vu6df1om9o Ай бұрын
Allah Ha Cafiyo Walaal Ninkaa Tuugo Dayni Khayr Maleh Dadbadan Ayaa Dayn Qaatay Kadibna Iska Bixinkari Waayay Ayaa Jira Ee Allah Haka Saacido
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz Ай бұрын
Waa tuug ugu daacatsanaa aduunka waa inlacafiyaa daruuf ayaa kuqasabty waa nin aad io aad uaqlibadan hanuunkane rabi ayaa hayaa rabi hanahanuunuyo aamiin yaarabi
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Waa ruux rabi ii man galiyay maa sha Allah keep going my brother
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
Asc Wll hidaayada Alleh☝️ Hahalmaamin Cida uu khayr ladoono Allaah👌 Waa sidan oo kale e maaha daacadnimo .j Mar walba ku xidhnoow Eebe weyne in shaa Allaah ☝️ Yaqiin dhaba Allaha 👌 Nasiiyo Aamiiiiiin Yaa Allaah ☝️
@khadarmohamed658
@khadarmohamed658 Ай бұрын
Waa tuug towbadda Allah waafejiyey oo ka qoomameeyey, xaqiiqdiina la noolaa in muddo ah siduu ku celin lahaa lacagtaa, xanuun aad ahna kuhaysey. Haa waa tuugii ugu daacadsanaa ee aan maqlo intaan jirey. Mahadsanid Mawliid.
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Ай бұрын
Thanks HBN, ninkaasi tuug ma aheyn, waayo tuugadu waa wax qofka qabatimaa uu laasimo ( inta badan ) in diini xakameyseyna waa suure .
@fadumaosman9786
@fadumaosman9786 Ай бұрын
Maansha Allaah ninkaan hada tuug laguma sheegi karo wuu ka toobad keenay Illaaheyna ka toobaf aqbalo Aamiin yaa Rabbi
@AdamAdams-qv8gw
@AdamAdams-qv8gw Ай бұрын
Tuug toobo keenay allaha caafiyo
@user-sv3ok4ro7q
@user-sv3ok4ro7q Ай бұрын
M❤
@user-gc6de8cb3z
@user-gc6de8cb3z Ай бұрын
Allaha hacafiyo wa nin daacad ah
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb Ай бұрын
Sificaan bu yeley wayo xaqaa ALLAH awod bu uleyahay inu ku cafiyo balse xaqaa binaadanka kagashe wa halis
@Baareey
@Baareey 29 күн бұрын
Tuugii ugu dacadsana madhahayo balse waxaa run ah waa nin daacad ah
@ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu
@ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu Ай бұрын
Ilhìy ayuka cabsada inshal
@user-ze3er4jw3d
@user-ze3er4jw3d Ай бұрын
Yes I do we very beautiful boy
@user-ze3er4jw3d
@user-ze3er4jw3d 29 күн бұрын
Thanks you brother welcome l like you
@XamseYazin-tr3ts
@XamseYazin-tr3ts Ай бұрын
Tuugi ugu daacsnaa
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Ай бұрын
Tuug ma'ahan ninkaa ee waqti ayaa sidaa awgeedna koley aniga waan cafiyay xetaa lacagta waan ucelinlahaa😂😂😂 fiiri xetaa wuxuu samayeeyay qeymihii lacagta ay maalinkaa joogtay kuma uusan keenin ee qiimaha ay maanta joogta oo intii hore aad oga tiro badan ayuu keenay taa ayaana kutuseyso ninkaa inuusan tuug'aheyne waqti ugeeyay balanta uu qaadayna ay aheyd makuu awooda inuu lacagta iska bixiyo hadii uu waqtiga kusimo wuuna keenay good job 👏 😅 Masha'Allah
@HousseinAboubaker-qb6pb
@HousseinAboubaker-qb6pb Ай бұрын
Aakhiradiisu u baqay maasha allaah
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 Ай бұрын
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pl6lz4qr9m
@user-pl6lz4qr9m Ай бұрын
Tuugi ugu daacadsanaa,
@ahmedabdulahi8078
@ahmedabdulahi8078 Ай бұрын
Waa toowba keeney allaha ka aqbalo toowbada
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Ай бұрын
waa iiman iyo nasiib alle siyay allahu akbar
@AbdirashidAhmed-dj9pe
@AbdirashidAhmed-dj9pe Ай бұрын
Allah Soo hanuniyey allaha akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalatSalatAbdi
@SalatSalatAbdi Ай бұрын
Midkasi waa anigo kale waxan qawa inlaga cafiyo
@umuyahya
@umuyahya Ай бұрын
Mashalaah waa sida qof kasta oo muslim ah oo gaf dhacay laga rabo
@nanogzan
@nanogzan Ай бұрын
waa qof qalad galay lakin wuxuu sameyaya waa aad u fican Allah SWT ha ugu badalo wax ka kharbadan👍👍
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 Ай бұрын
Ilaahay ayaa soohadeeyey
@mohamedabdirahman6724
@mohamedabdirahman6724 Ай бұрын
Waa nin dacad ah ilahayna ha cafiyo
@MaxamedSheekh-yk4ox
@MaxamedSheekh-yk4ox Ай бұрын
Nin.kan.ma.ahan.tug.ee.gaajo.ayaa.ogeese❤
@ckariimsheikh6002
@ckariimsheikh6002 Ай бұрын
Tobada ilahaybaa wafajiyay ilaahay danbigiisa ha dhafee
@user-sp2zm7zi2o
@user-sp2zm7zi2o Ай бұрын
Tuug iimaan leh ayuu ahaa waayo haduusan laheyn ma xasuusteen inuu dib u celiyo tuugna ma'aheyne dan baa kallifeysay mahadsanid
@user-bs5ls6on6c
@user-bs5ls6on6c Ай бұрын
Mansha allaah wallhi mawoliidawo wa qiso cajiib ah runtiina kudayasho mudan e adiguna aad ayaad umahadsantahay sxb
@calixasanxuseen5198
@calixasanxuseen5198 Ай бұрын
Tuuga waa tuubakeeney maasha allah
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 Ай бұрын
Tuugaas ilaaheey ayaahanuuniyay
@munoqali826
@munoqali826 Ай бұрын
Masha Allaah wa wax wanasan
@hassanabdimohamed1579
@hassanabdimohamed1579 Ай бұрын
Wuu tobadkenay.Allah hacafiyo
@JanqoKhooti-gu4gc
@JanqoKhooti-gu4gc 28 күн бұрын
WADAD
@whitestar-dg9my
@whitestar-dg9my Ай бұрын
Ha mawliid waa qof dambaabey , ka dibna u soo noqday ilaahay iyo cidii uu dambiga ka galay, waa qof daacad ah,ilaahay baa hanuuniyey.
@zakariyeabdulahi1080
@zakariyeabdulahi1080 Ай бұрын
Dambigiisa ALLHA dhaafo
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
May ee wa qof bahan oo waxu ubahna,heloqatay helo soceliyay wa tuug qeeyma badan allaha ha cafiyo
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 Ай бұрын
Asc mawlid Minkaasi waa tooba keenay Waana Nin Damir leh.
@kaltuunmohamed9226
@kaltuunmohamed9226 Ай бұрын
Allaah baa towbada waa fajiyay hala cafiyo
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Ай бұрын
Haa Haa waan u aqoosanahay
@user-mg5jh9nk5u
@user-mg5jh9nk5u Ай бұрын
Ninka gaajo darteed ayeey ugu baxday lacagta, cunno ahaan, dadkan ayuu shaqo u hayey, waa ra’yigeeyga Nin wanaagsan oo Allah ka baqaayo ayuu ahaa.
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 Ай бұрын
Waa Nin Rabay in uu qaladkisa saxo Oo Cafis Rabo asoo aan Wajigisa La fahmin
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Ай бұрын
Tuugii Ugu Daacadsanaa. Waa Ku Dayadho
@ahmedabdi782
@ahmedabdi782 Ай бұрын
Nin kan Allah hanuuniyay iimaan siiyay tan waxay kuu cadayn muslinimada dhabta ah. ISLAAMKA Xaqa AH.
@IBNIABDALLA
@IBNIABDALLA Ай бұрын
He has proofed after 30yrs. All this time he had plan ....Allah knows best
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 29 күн бұрын
gacanta haleyga gooyo inoo ku daro waayo maxaa yeelay waa xaqa ilaahey mana cafismaayo lakin asga waa kuu cafin karaa sxw inkastoo xaqa bilaadamka uu kadaran yahay
@moogemooge3836
@moogemooge3836 Ай бұрын
Waa tuug Rabbi soo hanuuniyey.
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 Ай бұрын
Asc ustaad mawliid waa tuug dacadah sharcada islaamka ayuu ku dhawmay oo fareeyso in xaqa ibni aadamka leeyska celiyo dad badan oo soomaali ah oo waxeey dhaceen iyo wax ay xadeen ayaga oo manta iska dhiibkaro aan Iska dhiibeen waan ku salaamay ustaad
@FeysalNice
@FeysalNice Ай бұрын
I need paleas waxan rawaa lacag aan xado 😢hadhow wan so cilinayaa waa balan 😢qof aan wax ka xado ayaan rawa pls
@MohamedAhmed-tr9xt
@MohamedAhmed-tr9xt 29 күн бұрын
ASC waxaan dihi laha tuug ayu ahan jiray lkn hade tuug Ma'aha sababta wuu katoobad kenay Allah ha ka aqbalo toowbada
@user-vt7cd9de6e
@user-vt7cd9de6e Ай бұрын
Tuugnimadii hore waa toobad keenay hada waa aamin
@abdihassanahmed8605
@abdihassanahmed8605 Ай бұрын
Masha allah iibaanka ayuu allah kusoo celiyay
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
Nunkaani Tuug wuu ahaa lkn hada waxaa ku cad dhaqankiisa inuu ka toobad keeney oo uu ka qoomameynayo falkii xumaa si uu naftiisa u daahiriyo, Illaeyna haka aqbalo niyada wngsan ee uu la yimid waa wax wnsgsan
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
RAYIGAYGA WAXAAN KA DHIHI KARAA MARKUU XADEYEY DARUUF BAA HAYSEY INKASTOO AYNAN FIICNAYN LAAKIIN HADUU GUDEY WAA NIN DAACAD AH OO RABA CAFIS ALLAAHU YACLAM
@dulxajcismaa9092
@dulxajcismaa9092 Ай бұрын
Tuug ma aha waa uu toobadkeenay alha ka avalon roobadiisa
@user-tl3ni1pf2r
@user-tl3ni1pf2r Ай бұрын
Waa tuug isago is arkay manshaala
@user-zh8kp7gn7i
@user-zh8kp7gn7i Ай бұрын
Waa alcadaala
@user-im1xn4lt7p
@user-im1xn4lt7p Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AxmedMaxamud-iy1hp
@AxmedMaxamud-iy1hp Ай бұрын
Ninkan tuuganimadii wuu ka tobadkeenay allh hacafiyo
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 Ай бұрын
Markasta wxaad ogaataa in xisaabtii illahy kaa danbayso, bini aadan wa gefaa .lkn ka illahy dartii u tobad keena ayaa khyr badan
@HBN308
@HBN308 Ай бұрын
Mawliid
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Ай бұрын
Waxa laga yaba inanu tuug ahayn lakiin wakhtiga ay haysay bahi una gaysay mantana uu baxi anay hayn lakiin ay ku haysay xanuunsan lacagtasi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰hadan a uu iska bixiyay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy Ай бұрын
Hanuunka alaah yaabixiyo marka ninkaas xaqa yaalwaafijiyay
@xasancadow2306
@xasancadow2306 Ай бұрын
Waa daacad
@adonallah
@adonallah Ай бұрын
Waa qof alle su hanuunshay
@Mohamedfarahayir
@Mohamedfarahayir Ай бұрын
Waa geesi aduunkana kuyar
@AliMohamed-hb1lb
@AliMohamed-hb1lb Ай бұрын
Xiligaas baahi ha u gayso ama tuuganimo ha u gayso lkn wxa cad inu hadda ahayn nin tuuga kana towba keenay xumantii horey oga dhacday❤
@Mr.Thank_You1
@Mr.Thank_You1 Ай бұрын
Wuu toobad keenay Mancha allah
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
Tuugi dacadsana hee haye kow iwad sheeekada ana an dhageste 😮
@user-ls3ep2wm4b
@user-ls3ep2wm4b Ай бұрын
Waa too ad keenay
@user-fn6td7up2j
@user-fn6td7up2j Ай бұрын
Aniga waxaan kutilmaami lahaa in uu tuugba ahayn e u ahaa qof baahan danta kukaliftay in uu xado lacagtas markii Alle wax siiyana iska keenay xoolahiiii,,,,,,,
@Faysal430
@Faysal430 Ай бұрын
Tuug iyo daacadi isma raaci karaane Waa tuug toobadkeenay
@josephnjoroge2886
@josephnjoroge2886 Ай бұрын
FC masaalah
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Ай бұрын
Inuu celi lacagta waqti fog tuug mahan Wuxuu aqoon laakinse waqtiga duruf xun waa layga wano
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WALAAL KULLAN LAMID AH
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl Ай бұрын
Aniga ahaan waa nin aad u Fiican rabbi ha cafiyo hadii uu u muslim yahay marka aan sas leeyahay Ciraq waxa ku nol dadyow kala duwan, lkn malaheyga wanaagsan Insha muslim in uu yahay baan rajeynayaah. Rabbina rerkas iyagana wanaagsan Quluubtooda ha u dumo.
@user-rg3tf4ui7x
@user-rg3tf4ui7x Ай бұрын
Illahay ha xafido waa nin ogaadey adunkan inan la joligen illahay ha xafido. Hadley Somali sisaa ninka as wada noqon lahaayeen soon wanaag ma noqon Lahaina 80kii nolosha loo celiyo Daris wanaagii
@farhanabdullahi591
@farhanabdullahi591 28 күн бұрын
Tuug ma ahayne nin baahi ku qaaday ayuu ahaa
@user-xu7qq1gj5t
@user-xu7qq1gj5t 29 күн бұрын
Tuugii ugu faraiidasan waye tuugta waayo so celin lcgtan wxad ka fahamaysa inay tuganimadiis aan ahayn ma dabeeci ah waayo dhaqan xumad ay samaysa dadka qaar lkn ninka bahi ayaa xagiisa jirtay xilkagaa
@user-jc8el2se7k
@user-jc8el2se7k 29 күн бұрын
Wa tug dacada ah e ha ismacneyo halacafiyo iya leyahay
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 Ай бұрын
madaxaweyne xasan shekh haloshego sheekadan
@zahrahaji622
@zahrahaji622 Ай бұрын
Wax fiican buu sameyay waa qof aqiradisa ubaqaya
@deegohassan5598
@deegohassan5598 Ай бұрын
Haa haa
@feysalcali9337
@feysalcali9337 Ай бұрын
Acww waa turkey soo hanuuney
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 Ай бұрын
ninkaan wuu baahnaa qalad buu galay laakin wuu ka towba keenay wuxuu sameeyey allaha cafiyo
@mulletamulleta
@mulletamulleta 28 күн бұрын
Tuug maaha .nin dhibaateesan.waayee
@CabdilahiobrahinBadin-bp2nw
@CabdilahiobrahinBadin-bp2nw Ай бұрын
Laa shukrn calal waajib
@UmmuCaaliyah
@UmmuCaaliyah Ай бұрын
ليش
@husseinaabdille8023
@husseinaabdille8023 Ай бұрын
Ninkani watobakeni Hala cafiya warayigeeya.
@user-fc7xt4ft2u
@user-fc7xt4ft2u Ай бұрын
Ha wa tuug wanagsan wana cafis
@asmafod1435
@asmafod1435 Ай бұрын
😂😂😂 Anna anooo yar baan nacnac ka qaadan jiray Oday schoolka agtiisa ahaaa Tolow hadaa xagee buu joogaa mise masaakiinta baan u siiyaaaa
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Ай бұрын
Laakin abihii lacagta lagaxadey meeday ma nolayahe mise waa dhimteya teed kale kuwaan caruurtisi miya guren degan inataasa Muwaliida no sheega
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Ай бұрын
Dadkuna iska adkaysi maaha aniga hooyaday aya sheekhad ahay raximahulah oo dintan ka dhisanay ilahayna cafiska wuu jecelyay lkn wuu laso ragay oo ninkii oo dhintay ayuu kernay isagunbana cafin laha oo xaqan laha inu hubsado oo usadaqeeyo ayaa malaha ugu dhawayd culimadana waydiiya
@farhiaabdirahman3877
@farhiaabdirahman3877 Ай бұрын
Haduu cafis dalbaday, lacagtiina soo celiyay waan nin toobad keenay in la ogaadana Rabin marka ninku tuug maaha hadda
@user-pm4eb9cb1o
@user-pm4eb9cb1o Ай бұрын
Asc dabcan waa tuugii ugu xiisaha badnaa laakiin tuug waa tuug uun ama lacagta ha soo celiyo ama siduu u qaatay ha u ahaato isagay u taalaa teeda kale hadii cidii lahayd ay dhimatay yaa ka cafinaayo sheeko barikey waaye waxaas
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh Ай бұрын
Way fiican tahay in la dhiiri galiyo daacadnimada oo qisooyinkan khayrka kudanbeeyey lala wadaago bulshada
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 Ай бұрын
Tuug maha ee bahii ba ku kalifty by ila thy
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 29 күн бұрын
Waa qofqaldamay hadana toobadkeenay maa shaallaah
@yuusufyare3617
@yuusufyare3617 Ай бұрын
أعدل سارق في العالم Ayaan ubixiyay anigu
@user-op7wg7ik1q
@user-op7wg7ik1q Ай бұрын
Mawliidow waa nin fican wuxuu xasuustay ilahay wuxuu isyidhi haladhiman xaqanaas adigu wuu tobakenay
DEG DEG ABUUKAATIHII LUUL CABDI CASIIS  OO LAGU WEERARAY GURIGISA HADA OO LA GARAACAY
10:11
The Noodle Stamp Secret 😱 #shorts
00:30
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
顔面水槽がブサイク過ぎるwwwww
00:58
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 103 МЛН
Glow Stick Secret 😱 #shorts
00:37
Mr DegrEE
Рет қаралды 126 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL - IRAN
37:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
War Deg Deg Mudahaaraadyo ka bilawday Borama
5:23
Borama Cable
Рет қаралды 1,9 М.
"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.
22:34
SLAP BRACELET SECRET 😱🔪🤯#shorts #viral #gukafamilyshow
0:31
Guka Family Show
Рет қаралды 15 МЛН
🫙He Had To Repeat After Her And Crumple The Bottle😲🤪🤠
0:18
BorisKateFamily
Рет қаралды 20 МЛН
ПИЛОНИДАЛЬНАЯ киста 😱 #Shorts
0:24
ФАКТОГРАФ
Рет қаралды 5 МЛН
Женщина-полицейский СПАСЛА пациентку от МЕДСЕСТРЫ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 6 МЛН
If animals glitched IRL
0:18
Jiemba Sands
Рет қаралды 19 МЛН