FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " SIDII AAN ISUGU NIIL" TOP CLASSIC SONG FROM ALBUM MARWO 2003

  Рет қаралды 182,305

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

3 жыл бұрын

FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " SIDII AAN ISUGU NIIL, KUMA AY GABIN NATFEYDUYE, WAA NABAD WARKAYGANI, IYO NOOLI KULANTEE...TOP CLASSIC SONG
HEESTAN WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA UGU MACAAN EE UU QAADEY FANAAN AXMED CALI CIGAAL, WAA HEES DAREEN BADAN XAMBAARSAN
ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY ABWAAN AXMED SALEEBAN MAXAMED " BIDDE"
LAXANKA HEESTAN WAXAA KU FARAYEESTAY ISLA FANAANKA AXMED CALI CIGAAL
Sidii aan isugu niil
ma ay gabin nafteeydiyo
waa nabad warkeeygani iyo
nooli kulantee
hadalna kii nasteexee
nafaqiyo wax siin
nafaqiyo wax siiniyo
kama dhaco nimco dumar
Nafar ruux markaad
tahay
qalbigaa nadiifee
Naruurada la dhowraa
kumana nicin kumana nicin
naxlina kuuma qaadin
so tee nabiga yiri
hadaa nolasha la wadaaga
nabad gala eha jira
Waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada
dhulka oo naqu baxaye
roobkana ku nuuxsadaye
Nimcadii aduunkaay
Bal nasiibka ila dhowr
Nal aduunyada weeyhaan
Nuur iyo xariiriyo
Nooliga wajiga raaca
Qalbiga nugulkiyo
nawada ibliiskiyo
nacasnimada ka ogoow
Nal aduunyada weeyhaan
Nuur iyo xariiriyo
Nooliga wajiga raaca
Qalbiga nugulkiyo
nawada ibliiskiyo
Qalbiga nugulkiyo
nawada ibliiskiyo
nacasnimada ka ogoow
Anigiyo nasiibka
naftada umaqanahay
nasa oo hurdada
gama
war war waa ku nugaa
nugulkaad sameeysaa
beerkeeyga nabariyo
nudub yuu ku noqon
Nabaad guurka
ka ogoow
Taadana ha naafeeyn
teydana ha waawirin
nuux nuuxsi kaa jara
ha u geeysan nuuraay
Daruurtii la naawiilo
sidaad niyada ka ogtahay
markaad eebe soo naaqo
maanka ku naaxo meesha
nadiifto
Xamdaa lagu nagadaa
Xamdaa lagu nagaada
Adigana nabaadeey
waligaa u nooloow
Nabi khadar sidiisii
Adigana nabaadeey
waligaa u nooloow
Nabi khadar sidiisii
Waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada
dhulka oo naqu baxaye
roobkana ku nuuxsadaye
waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada
waa laysku soo noqon
wixii nool aduunyada ee
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 50
@Samatar110
@Samatar110 3 ай бұрын
Nooliga wajiga raac❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 ай бұрын
Waaya waayo
@fawziaomar1982
@fawziaomar1982 11 ай бұрын
I was child in that time in Alain city my mom was watching this vedio at that time الله يرحم والداي آميين
@degentakhal8912
@degentakhal8912 2 жыл бұрын
Wlhi heestan ex kaygii ayaa ii qaadi jiray mana ilaawo wligay xasuus ayay igu leedahay
@drmohfar301
@drmohfar301 Жыл бұрын
Hoboladayadii heer qaran, intii dhimatay alle a ha unaxariisto.
@janokidschannel7720
@janokidschannel7720 Жыл бұрын
Ma iloobo 2010 iyo xasuustii heestan
@drkhadarano7952
@drkhadarano7952 2 жыл бұрын
Erayadii axmed saleban bide nal aduunyaduweeye hooliga wajigaraac
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
فسبح بحمد ربك قبل طلو ع الشمس وقبل الغرو ب
@shiromuse9951
@shiromuse9951 Жыл бұрын
Nice axmed cali
@axmedciise6016
@axmedciise6016 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal noolow heesa somaliaya aad baan kuu xiisaya from hargaysaa somaliland waxaan ku xasuusta heestan xbb nimco cali maxamed Toronto Canada
@hamsemuuse
@hamsemuuse 9 ай бұрын
Codka.laxanka.axmed.cali.cigaal.erayadii.abwaan.axmed.saleebaan.maxamed.bidde
@jooyalovelygayre3405
@jooyalovelygayre3405 3 жыл бұрын
Sidii aan isugu niil❤
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
اي لحظ مو جو د رحمة العز يز الغفؤ ر اي وقت رحمة ربي ان رحمة الله
@abdirsaqnasir7037
@abdirsaqnasir7037 2 жыл бұрын
Yasalaam
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
وسعت كل شئا شئي
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii iyo codkii a.c.cigaal
@abdirsaqnasir7037
@abdirsaqnasir7037 Жыл бұрын
Waah waah❤
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 2 жыл бұрын
Heestiimiyaa.laysmaagayaa
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ALLE KA SAKOOW BOQORKA CODKA VIVA
@jaajchannel
@jaajchannel Жыл бұрын
Legend
@abdirashidcaska6930
@abdirashidcaska6930 2 жыл бұрын
Waaw
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
فسا كتبها
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
من لدنه
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Wooow LEGEND waberi .allaa YAACIZAK sxb. Keep going 💯💢🙏🙏🎼🎵🎶🎙🎤🎧🎼🎵🎶📻🎧🎷🎸🎙🪕🎻🎺🎹🎹🥁📱📲
@maxacabdi973
@maxacabdi973 Жыл бұрын
I'm
@farxandoctor4079
@farxandoctor4079 2 жыл бұрын
05/11/2021
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
first minute music was classic ✋✋✋✋
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 2 жыл бұрын
Heestiihoru.usoc.geyaankaahga.waadheli
@hooyomcnto6493
@hooyomcnto6493 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
walay suso noqonay wixi nol adunyadaneey
@ismailabdi9959
@ismailabdi9959 2 жыл бұрын
Still listening 2022
@maxamedsheekh3408
@maxamedsheekh3408 Жыл бұрын
c 6
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Shares
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal hada xagee joogaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Abdlla Waxaan filayaa inuu USA ki noolyahay oo uu joogo. Illahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo Fanaanka Qaran
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Usa
@ojyow789
@ojyow789 3 жыл бұрын
Cali dirgax aaway?
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Erayada Heestan waxaa iska leh Abwaan Axmed Saleebaan Maxamed " bidde"
@Za07Editz
@Za07Editz 3 жыл бұрын
Erayada waxaaa Leh abwaan Ahmed saleebaan bidde wuxuu joogay xilligaa. Magalada Alcayn ee dalka Emiratka carabta
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE mahadsanid
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
@@Za07Editz Mahadsanid wll
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@@Za07Editz Waa xog sugan 1983 gii ayeey aheeyd filayaa heestan markii uu abwaanku u direy Fanaanka Axmed Cali Cigaal
@honeybadger4812
@honeybadger4812 3 жыл бұрын
how you call this music classic
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@honey b. How you ask me that question?
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Ай бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25elite (eagle-eyed) vstv
@abdirsaqnasir7037
@abdirsaqnasir7037 2 жыл бұрын
Waaw
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 81 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
Heestii Yusur By Axmed Cali Cigaal
5:27
Farah Barud
Рет қаралды 111 М.
Sida Neefta Waylaha Axmed Cali Cigaal  with Lyrics
6:42
Arag Channel
Рет қаралды 192 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 83 М.
AXMED CALI CIGAAL HEESTA WADNAHAAD LA BAYDHAA
10:25
Maal TV
Рет қаралды 406 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Amina Cabdillahi Xirsi 🔥Iyo Heesta "QALAMAANYO"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 568 М.
HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL
6:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 532 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 92 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 3,4 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 46 МЛН
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 902 М.